|

Daawo: Madaxwayne Xasan sheikh oo ka hadlay Xaalada Laascaanood

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa si kulul uga hadlay xaaladda adag ee magaalada Laascaanood iyo xiisadda kasoo cusbnoonaatay maamulka Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dagaallada haatan ka socdo magaalada Laascaanood, isaga oo shaaca ka qaaday inuu ka xun tahay xiisaddaasi.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu tilmaamay in xalka uu ku jiro midnimada iyo in rabitaankooda loo daayo shacabka ku dhaqan gobollada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya.

“Mushkiladda ka taagan Sool iyo Sanaag xalkeedu waa xal siyaasadeed in si siyaasad ah loo xaliyo. Siyaasadda guud ee Soomaaliya iyo midnimadeeda lagu raadinayo ayaana xalka Sool & Sanaag uu ku dhex jiraa” ayuu yiri madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya.

 “Rabitaanka dadka hala ixtiraamo qorayga hala dhigo, xabadda hala joojiyo miiska hala’isku yimaado oo hala wada-hadlo,” ayuu markale yidhi madaxweynuhu.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63804

Posted by on Feb 7 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

29 Comments for “Daawo: Madaxwayne Xasan sheikh oo ka hadlay Xaalada Laascaanood”

  1. Xasan Shiikh wax ka baxsan baaq nabadeed oo odaytinimo ah ma sheegin.
    Somaliland arimeheeda gudaha looma tilmaamo.

  2. Maasha Allah

    Madaxweyne Xassan Shiekh waa Oday Nabadoon ah oo jecel in Soomaalida Nabad ku wada noolaato meel kasta oo ay Joogaanba. Nabad wax ka fiican la Waa.

    Guul iyo Gobanimo !!!

  3. Madaxweyne xasan sheikh
    isaga ka masula dadkan iyo dalkan
    Si wanaagsan buuna
    Uga hadlay beelaha dirirtu u dhaxeyso ee
    Ku dagalamaya gobolka sool waxan leeyahay
    Waa dad somaliyed
    Oo is dilaya Allah garan siiyo wanaga lakin
    Beesha isaaq uma
    Shaqey neyso wixii aan
    Anigu ka cabanayey
    Oo aan citiraafka ku raadinayey ee aan lahaa
    Koofur baa nagu soo
    Duushey ayaan dad kale ku qasbaya
    Adeero wixii aad adiguba diidey 30 sano
    Kahor ee aad ka cabaneysey cid kale
    Haku qasbin oo cabashadadi haka dhigin ilinta yaxaaska
    Oo hadii aad ka bacaneysey in lagu xasuuqay hada jooji
    Adigu

  4. Ma madaxweynaa mise oday beeleed
    Mise labada calan ayuu kala garanwaayey
    ma arki waayey curfiga iyo nacaybka SNM
    Iyo maamulka Muuse ka wado Gobolka sool
    Khaasatan Laascaanood…Dilmiga Wuu dumayaa

  5. Xasan Sheekh Waajibkaagi Waad Gudatey
    Halkaana Ha U Dhaafin Adigu Waxaad
    Masuul Ka Tahey Dhilki Italia Ka Xoroibey
    Reer ingiriisna Arimahoda Ha Xalistaano
    Marki Horaba Iyaga O Waalan Ayeey
    Calankodi Noola So Ordeen Marki Dambana
    Wateey Lasi Ordeen e Halaga Haro

  6. Meelaha Fog Fog Maxa Laga Raba
    Tuulada Garawe o Ka Sokeeysa Ayaaba
    Laga Laha Xasan La Shaqeeyn Meeyno
    Hada Maxa Loogu So Cabaadaya
    Xasan Waa Caqli Badanyahey Nin La
    Gaadi Karana Maahin
    Ciladhaantoda iyo Uuuuu Uuuuuu Waa Been
    Waa Markeey Dan Leeyihin Marka Kalana
    Waa Hawiye Futa Madoobe kkkkkk
    War isaaqow Shaqadina Qabsada

  7. Ninkaan waa karaahiyo umadaan loo soo diray
    War sool iyo sanaag iyo cayn
    Waligaa maxukumaysid
    Dameerkii guri dariskeena biyo kadhaamin jiray
    War hawiye shurufle culusoow waa walaahi
    Aan kaftano laakiin waa karaahiyo
    War ninkaan dagaal daarood yuu kujiraa laakiin waqtiga haxisaabsado of kuma rabno culusoow
    Iyo afarta guryo islaameed haysta
    Walaasheey daarood waxbay soo wadaan
    Qosol iyo flimkaas ciilbaa kujira
    Anigu waxaan rabaa inaan kadhexbaxno

  8. Wiil hiraab
    Aad baad udhaqan xuntahay khaniiska lugaha qaloocan ee cali gaaf ee yaxarkaa fitada gasho nacaladii kudhashay was
    Mar danbe kahadal gobolka sool
    Dameerkii kudhalay
    Af xumaa nacalatilaah
    War aniga hawiye adeerkay iskalahaa
    Waa dhibsaday dadkaan xaaraanta kusoo dhoofay

  9. Xasan culusoow taraaviko
    Yaahuu
    Dameerv madaxweyne
    iska gowrac mooyee
    Hawiye guul kufaan male

  10. Gedoland
    Ninkan hiraab ama digriyaw hadal haiskaga khasaarin

  11. Kkkkkkkkkkk
    Waar ileyn tanoo kale
    Waar heedhe
    GEDO LAND Sxb
    Waaba kaa kashakiyey ma wax baad cabta mar mar mase adigo qarwaya ayaad wax soo qorta mar mar mase ciwaanka
    Ayaad dhowr qof
    Ku isticmashan
    Oo kala aragti iyo af duwan
    Mar mar waxad aad soo qoreyso waan is is idhaa
    Waa oday somaliyed oo
    Weliba dad yaqana oo wanaaga jecel oo runta iyo siyaasasaba u bisil
    Mar marna adigo sidan u hadlaya oo xita mowduuca
    Laga hadlayo ka baxsan
    Baad imaaneysa
    Awoowe bahasha barqadi
    Lama cabo ee hadii aadeyn
    Iska deyn neyn Habeen kii
    Ka dbig bal hada maxad
    Ka hadashay yaab badana

  12. Gedo land Ilkayar Maxaad Hooyadeey
    Ku Caaydey Anigu Waxan Dhiibtey Fikirkeeyga
    Hada Ka waran Hadaan ilka Yarti Midgaha
    Aheeyd e Quunlaha Duban Jirtey Dhamaantod
    Ku Durduriyo o Caayramo

  13. Dagaal sokeeye ma sahlana
    Boqolaal qoys ayaa qaxayso
    sida saaka ka dhacdey Laascaanood
    Boqolaal qoys ayuu haleelikaraa
    Madfac indhoole ah
    Sida saakay ka dhacdey Laascaanood
    ( Hooyadii iyo caruurteedii
    ku dhibtay WAA SHAHIID Shacab)

    Waxaa imaandoono
    Biyo la’aan iyo koronto la’aan
    Waxaa imaan doono
    Petrol la’aan iyo rasaas la’aan

    Waxaa dhiman doono curadyo
    Soomaaliyeed, wiil iyo abtigiis

    Kadib ayuu miirka Soomaaligu
    Soo noqdaa markuu darbiga
    soo hertiyo

    Car carta asbuuca hore waaye
    labada dhinacba

    Kuwa isku caraadinhayo
    ee meelaha kale ayaa daalidoono

  14. Gaafow
    Qofka qoraal kan soo qoray maahan GEDO LAND kii aan na qaaney ee meel Teflon ka uga tegey
    Ama dad kale baa
    La isticmala ama
    Ama Barqadi buu
    Fuudka cabaa wax badan baa qaldan
    U fiirsada qoraalada
    Danbe ilaa berito
    GEDO LAND
    Sxb jooji bahasha
    Barqadi waa fashile

  15. Habeen Xaley Tegey in isaaq iyo Dhulmahante
    La Kala Dhex Galo Dhulmahante Waxa
    Laga Xukuma Hargeeysa Runtu Waata
    e Sida Kaniini U Liqa
    Walaan Muqdisho u Hiilineeyn Laascaanod
    Waxaba Laga Yaaba in Muqdisho Hargeeysa
    U Hiiliso Waloow Aysan Hargeeysa Hiil
    U Baahneeyn o Ay isaga Filinthey
    Laascanood iyo Garawe
    Marka Laso Fasaxo BM iyo Karayasha
    Hargeeysa Waati isaga Filneeyd Dawladi
    Afweeyne

  16. Waa soo dhawaynayaa hadalka Xasan Sheekh iyo aqbalaada go’aankii waxgaradka deegaanada SSC,
    Nin gardaran waligii ma guuleysto

  17. K,kkkkkkkkkkkk, madaxweyne xasan si fiican buu u hadlay.
    1. Wuxuu sheegay in midnimada umadaan la raadiyo, taas waxay ka dhigan tahay in hada somaliland ay dal yihiin.
    2. Madaxweyne xasan soomaaliland beel ama qabiil kuma uusan tilmaamin.
    3. Xabada hala joojiyo oo dowlada somaliland iyo argigixisada dhulmahante xabada ha joojiyaan buu yirri.
    4. Tan ugu daran waa in madaxweynaha uu cayn wax la yiraa afkiisa ka ilaaliyay, wuxuu keliya yirri: sool iyo sanaag.
    5. Madaxweyne xasan wuxuu dakaasi ugu baaqay wada hadal, taasoo cadeeneysa in madaxweynaha uu aaminsan yahay somaliland, maasha’allaah.

    Wallee madaxweyne xasa si fiican oo oday-nimo leh buu u hadlay, wuxuu ka caqli badan yahay nimanka tolkeeyga ah ee ina fiqi iyo ina wadsame oo si xun u hadlay.
    Viva madaxweyne xasan sheekh maxamuud.

  18. @Gaafaw aka Goofow 🥸🥸🤓🤓. .

    War ileen Goof (Doqon🤓) caadi ah baad aheyd

    Yaa kugu yirri @Digriyoow baa @Wiil Hiraab ah kkkkkkkkkkkkkllk.

    War aniga ma’ihi ninka wata magaca @Wiil Hiraab, ee waxaan ahay kan watta magaca @Digriyoow, horana waxaan u wadan jirray magaca @Hiraab oo ah kan aan hada qoraalkan kuugu soo dhigay.

    Aniga waxaan ahay @Digriyoow iyo @Hiraab oo aan horay u wadan jirray, @Wiil Hiraab waa nin kale oo gooni ah oo waceysle Abgaal (Abgeel) iyo gobb-ta hawiye ah.

    Ok Goofow 🤓 inaad i fahantay baan rajeyn.

    Hana isku keen qaldin.

    @Digriyoow iyo @Hiraab, waa aniga, waxaana ahay nin cabdalle sacad siciid ah.
    @Wiil Hiraab asna waa nin kale oo waceysle Xaaji cali (waceysle Xaaji Abgaal) ah.

  19. Madaxweeyne Hassan Shiiq waa in uu isha iyo diiradda ku hayaa fagaalkanlagulla jirro khawaarijta argagixissada alshabaab. Waxa ka dhacaya Laascaanood rumeeysta amabba ha rumeeysannina waa qorsha argagixissada alshabaab culleeyska looga qaadayo oo lagu mashquulinaya dowladda dhexe. Marka waa in madaxweeyne Hassan Shiiq uusan dhex gallin arrimahaas oo aan ka ahewyn in uu dheego in midnimadda Somamiya muqafas tahay.

    Laakiin, in cuidan dowladda dhexe loo dirro, amabba hub iyo ciidan loo kallla dirra Isaaq iyo Dhulbahante oo ah labba beel oo is guursadda marna is dulla waa caqli daanyeernimo.

    Ka joog jaale madaxweeyne Hassan Shiiq. Hadii dad u hiilinayaan Dhulbahante, waxeey waajub ku tahay Majeerteen in uu u hiiliyo saa iyaga ayeey Harti harti isla sheegtaanee, oo walliba sannado baddan dhahayay isku maamul ayaan nahahay. Big facts.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  20. Digriyoow @ Hiraab
    Dadka Aad Rabtid in Aad Wax Fahamsisid
    Waa Dad Maskaxdoodu Goof Tahey Ama
    War Biya Ka Gureen
    O Hadana Qabyaaladi Madax Martey
    Reer Oyaaye Isaaq Ayaa Xaar Ka Daadinaya
    Hawiyana Qabyaaladi Waa Bartey O U
    Jaxan Jixi Mayaan

  21. @wiil Hiraab
    Saaxiib waa sidaas.

    Daanyeerada daarood cid wax fahansiin kartaahi ma jirto.
    Hada aniga iyo adiga beey mar na isku keen qaldayaan, marna waa isaaq bey na leeyihiin kkkkkkkkk.
    Wallaahi waa daanyeero dadka u eg.
    Ugaas arrinta somaliland daarood-ka u wadno xanuun.
    Muddo bil ah beey yaa daarood ahaay ku hayeen, ma leh wax daarood ah oo la arkay.

    Maanta dhulmahante waa loo wada jeedaa waxa heysta ee yaa daarood ah u gurmanaya, nin kasta oo daarood ah wuxuu maanta taagan yahay: Alloow ma isaaq baan hor istaagi karaaa kkkkkkkkkkk , war maxaa dhulmahante iga galay ma libaaxa isaaq ee cunaya baan nafteeda la aadaa, daarood sidaas beey maanta leeyjhiin.

    Allaah baa kuwaas u maqan oo dhamaanteen iyo uunkoo idil noo maqan.
    Salaan sarre saaxiib.

  22. Maxeey isaaqa dhihi jirreen, “iddinma kala garraneeynaa wadda guuleeysta” intii oo kale waa in aan dhahnaa, no more, no less.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  23. @@@@@Hobyo Godan.

    Saaxiib waan ku salaamay.

    Miyaad aragtay waxay majerteenka shalay sameeyeen.
    Waxay facebook-ga kasoo qaateen sawiro laga qaaday gawaarida dagaalka ee beesha sacad, kuwaasoo yaala degmada Hobyo ee gobolka mudug, waxay baabuurtaas ku sheegeen kuwo ay ciidanka somaliland laascaanood uga soo furteen kkkkkkkkkkkkkkk.

    Baabuurta ay sawiradooda facebook-ga ka heleen oo isla facebook-ga ay kusii faafiyeen, oo ay leeyihiin somaliland baan ka qabsanay waxaa iska leh beesha sacad, cid qabsatayna ma jirto ee waa baabuur Hobyo yaala oo ciidanka sacad ay sawiradooda soo bandhigeen, halkaasna ay ayaga sawirada ka heleen.

    @Hobyo miyaad aragtay arrintaas qosolka ah ee shalay lala wada gariiray kkkkkkkkkkkkkkkk.

    War ileen beeshayada waa dowlad.
    Governo sacad siciid.

    Dhabayaco iyo cadowga sacad oo dhan baa yaabay oo cabsaday oo isku xaaray 😳😳😳😳😲😯😮😯😯😯😲😲😲😲😲😲😲😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😲😲😲😲😲😲😲😲😲😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😩😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫.

  24. Digriyoow

    Maya Saaxiib ma aanan arag Sawiradaa Photoshop ka ay naga xadeen laakiin hada Kahor baan arkay Meelo Fara Badan oo lagu soo Bandhigay Sawirada Hubka Sacad qaasatan Suugageena Faraha Badan ayagoo sheeganaya !

    Ceebtood maaha waa caadadood Dhabayaco in ay wax kasta sheegtaan.

  25. Digriyoow
    Mid baan laguu sheegin: Sacad maaha rag Dhabayaco kaa mashquulin kara, haddaad halkaas naf ka raadi islahayd..kkkkkkkkkkkkk
    Anaga ayaaba wiilasheenii u dirnay si uga xoreeyaan Alshabaab Galmudug oo ku adoonsanayey 15 sano..Run
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Funny history..ii wada sheekada caruurta meesha joogta oo aad warkaan u sheegaysaan…
    😜

  26. Hiraab
    kkkkkkkkkkkkkk
    Ma Digriyoow ayaad ahayd..kkkkkkkkkkkk
    Oo maxaa idin waalay maad ciddiina sheegataan, sow adinka Iidoorkii ka dhigay rag hooskooda ka dida..War haddaad dhimanayso dhareerka waa la isku duwaa!!
    Fulayoow guuli kuu dhawaydaa! 10 magac iyo cid aadan ahayn! Yaab
    Mise Digriyoow waa qoloda daawada ku socota!! kkkkkkkk

  27. @Land Of Pint

    Kula yaabi mahayo aniga, sababtoo ah waan ogahay inaad naac-naacle sarqaan ah tahay.

    Faanka waa caadada reerkaada dabada kuus kuusan marka waan kuu ogolahay ee ii faan faan been ah.
    Sacad wallee maalinteey xagiina usoo ruqaansadaan ogoow dhabayacyohoow waa dhamaakiiina iyo dhamaadka dhamaan waxa harti xaarood loogu waco.
    Pint ii wado beentaada iyo faankaada, oo sidoo kalena sawirada zuugaga sacad si fiican inta facebook-ha ugu faafiso dheh somaliland baan ka qabsanay kkkkkkkkkk.

    Taas cadeyn cad baan u hayaa wallaahi.
    Aan suaal ku weeydiiyo ee hadaad ragg tahay sideey tahay uga jawaab.

    Waxaad ii sheegtaa hal degmo ama hal tuulo oo dhul sacad ah, oo waligood ay
    halmar shabaab qabsadeen.

    suaashaas kasoo jawaab.

    Daanyeer cabsan oo dulli ah baad tahay.

  28. @Land Of Pint

    Mida kale ee ah wiilal baan idiin soo dirnay kkkkkkkkkkk, taasi waa wax lagu wada qoslo oo qaraaxo miiran ah.

    Wiilasha aad sheegeeyso ee futooyinka buur-buuran ee psf la yiraa anaga ma dalban noomana aysan imaan ee mareykan iyo daanyeer xoor-xoor oo dano gaar ah ka lahaa baa meesha keensaday.

    Hal Xabad ma aysan ridin oo shaqadooda waxay aheyd ineey ciidamada sacad kabaha iyo maacuunta u qaadaan oo daba ordaan, car taa beeni.

    Pint dhoocilahaas psf sabata meeshaas loo keenay hadaadan garaneyn daanyeer baabad tahay oo caqli iyo garaad midna ma lihid.

    Si fiican usoo baar sababta dhoocilahaas meesha loo keenay iyo cida keensatay.

    Markaas baad wax walba ogaan.
    Hadaan isla aniga kuu sheego,
    Psf waxay meesha u joogeen been been iyo in dad gaar ah oo neceb lagu xumeeyo, waxna ma aysan qaban oo shaqadooda waan kuu sheegay waxay aheyd, xitaa hub xoog leh ma aysan wadan oo keliya waxaybwateen 6 lix tikniko kkkkkkkk, ma waxaas baa hub ah, ma niman lix tikniko saaran oo futooyin waaweyn oo fulayo ah baad na leedahay ciidan ahaan baan libaaxyada mudug dega ugu soo dirnay kkkkkkkkkkkkkkkkkk, war maad xishootid kkkkkkklkkkkk.

    Ha is ceebeyn oo reerkaadana Ha ceebeyn, waa iga talo.

    Psf waa dhoocilo ee ciidan hanoga dhigin.

    Cida meesha keensatay iyo sababta ay u keensadeenba waad taqaanaa ee nimankaas (psf xoor-xoor iyo mareykanka)ha ceebeeyn.

  29. Caac oo muxuu sheegay, Xasan xoolo

Leave a Reply to Digriyoow

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented