Daawo: DF Somalia oo soo dhowaysay go’aanadii kasoo Baxay Shirkii Laascaanood, kana hadashay dagaalka
Laascaanood ( Kalshaale ) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga hadashay xiisadda dagaal ee ka taagan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, taas oo sababtay khasaare xoogan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
War-saxaafadeedkan oo uu warbaahinta u aqriyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Axmed Macallin Fiqi ayaa lagu shaaciyay mowqifka dowladda ee arrinta Laascaanood.
Ugu horreyn dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay dagaallada ka socdo halkaasi, kuwaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.
“Dowladda federaalka waxa ay ka xun tahay dagaallada halkaasi ka dilaacay ee geysanayaa khasaaraha nafeed, barakaca Ummadeed iyo burburka” ayuu lagu yidhi qoraalka Fiqi.
Wasiirka oo sii wada aqrinta bayaanka ayaa sheegay in xaaladda ka taagan Laascaanood ay salka ku heyso arrin siyaasadeed, wuxuuna ka digay in lasii wado dhibaateynta shacabka.
Sidoo kale dowladda Soomaaliya war-saxaafadeedkan ku shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda haatan ka taagan magaalada Laascaanood, waxayna sheegtay in uu xil ka saaran yahay ilaalinta midnimada iyo tan badeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Dowladda dhexe ayaa sidoo kale xustay inay so dhaweyneyso go’aanka kasoo baxay Isimada SSC iyo sidoo kale rabitaanka reer Laascaanood oo shalay ku dhawaaqay inay hoostagayaan dowladda federaalka, isla-markaana aysan kasii mid ahaaneyn Somaliland.
“Dowladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod” ayaa markale lagu yiri war-saxaafadeedka dowladda.
Waxaa sidoo kale dowladda Soomaaliya ay ku baaqday in la dajiyo xiisadda haatan ka aloolsan magaaladaasi, wax welibana lagu dhammeeyo wada-hadal iyo degnaan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63788
Waa Si Wanaagsan In adawladu Ka Hadasho
Warse Ganleey iyo Mesego Noqon Maayo
Daarood Sow Umeey Bukin in Dawlada Hawiye
Mar Uun La Hadasho Waka Waa Leeydinla
Hadley kkkkkkk. Qawda Maqashi Waxna
Hoow Qaban
Jamhuuriyada Somaali Land Shaqadeeda
Ha Wadato Dhulka iyada Aya Xukunta
Dadkaana iyada Aya Dawlad U Ah e Kuwa
Kuso Dhex Dhuuntey e Dadka Waalaya
Shaqa Haka Qabato Xuduudehedana Ha
Ilaashato
Walaan Hawiye idiin Arxameeyn e Dawladina
Harkeeda Ha Iska Saarina e Aayar iska
Harsada Calanka Tawxiidku Ku Yaalo
e Jamhuuriyada Barakeeysan e Reer Sheekh
Isxaaq. Kkkkkkk VIVA IRIR SAMALE
Kkkkkkkkkkk
Wiil hiraab salaan sare iga gudoon marka hore
Salaan kadib sxbow
Haku ciyaarin warka
Wasiir ka Dadkan meesha
isku leynaya xita muuse biixi waxa ka masuula oo
Wasiir u ah axmed FiQi
Wana ku saxan yahay inu
Ka hadlo dadkan iyo dalkan
Awalba Hiraab baa masuula
Ka ahaa ilaa aduunka la
aas aasay wan sharci inu
Ka hadlo soona dhaweyo
Go aan kii odayasha reer
Laascanod
Mida kale ma ilowdey
Dadkan wixii soo dhawacma in xamr la keenayo sowm ogid iney
Magalada muqdisho culeys
Ku tahay oo bajadki dowladu u qoondeysay
Oo wiilki baadicade wasiir beena beene u qoray sii
Badanayo oo ey tahay
Culeys soo kordhay adeer
Waa ku see aaway
Imaam DABSHID muu
Kahadlo arinkan isaguna
Wiil xeraale
Haddii hiraab dalka masuul ka yahay maanta ma xuma laakiin shala yaa masuul ka ahaa dalka?
Shalaa dhalataye waa la shubi jiray
Dawlada Soomaaliya waxay hada ku jirtaa Dagaal wayn oo la rabo in Koofurta Somalia looga sifeeyo Khawaarijta marka ma awoodo Dawlada in meel kale loo Jeediyo oo lagu suubiyo “ Distraction “!
Sidaa calaa adligeed waxaa ay dirtay Baaq Nabadeed si loo dajiyo xaalada intaas Uun bay awoodaa Dawlada !
wiil xeraale
Madaxweyne Mulkiile
Xassan Shiikh
Iyo
Wasiir Mulkiile Fiqi
Waxay muujiyeen hadal diplomatic
ah
1.
ilaalinta Dastuurkii 60kii oo ahaa
Midnimada
2.
Soo dhaweyntii go’aamadii Isimada
oo ahaa, waxaan rabnaa Mogadishu
3.
iyo wada hadal in arimaha lagu
dhameeyo oo xabadda la joojiyo
Allow kala qabooji shaqaaqada
Degmada Laascaanood
iyo degmada Garowe
Axmed najad
Horta wan ku salamaya
Marka hore
Salaan kadib inan aragti
is dhaafsano wan soo dhaweynaya lakin waxa
Iigu kaa danbeysey adigo
Laba qoraal kadib caaytama ee saakay caadi ma u sheekeysan
Karna mase weli caaytam baad hadala
U qataan oo halakan
La timid intas waa iga
Su aal ??????????
Hadii aan usoo laabto
Jawaab tadii
Wuxu yidhi meyd keeba
Udan beeyey markas
Buu yidhi kaa lasii sido
Baa ugu danbeyey
Tusaale waxa masuul
Ka ahaa ninki gabadhi
ROODO su aasha weydiisey ee yidhi
Habaryar kama Jawaabi
Karo oo in muuse imaqlo
Ayan kabaqaya waa ina
Farmaaje car igu beeni
Intaas ???
Bal daawo hada qudbada socata ee madaxweyne xasan sheikh uga hadlayo
Laascaanod iyo hadalki
Saakadi hore kasoo baxay wasiir Fiqi
Waa labo nin oo hiraaba
Kii kaso jeeden Habaryar tana loo ahaa
Waad ogeyd Wuxu yidhi
Marka lagu yidhi kawaran sool
Bal soo daawo
Madaxweyne xasan sheikh siduu u caananayo SNM oo runta ugu sheegayo
Kkkkk
Mr fiqi caada maha kuye beelaha lacanod ku dagalamaya xabada ha joojiyan waa Qodobka ugu muhiimsan
Dee reero somaliyed ayaa isdilayee hala kala gaaro
Aderayal mar walba waxaa fuulaysanaya rabitanka shacabka laascaano waxan ka
Helay siyasada ay cayaren garadada ssc waxay dheheen anagu ma nihin mamul
Gaar ah waxan nahay umad somaliyed
Axmed Najad
Hello 👋 👋 👋
Cid walba oo shaki uga jirey
In dalkan iyo dadkan
Hiraab masuul ka yahay
Maanta ayey u cadaatay
Koley anigu wan ogaa
Lakin yaa ogeyn siinaya
Ilma yar oo qixii iyo wax
Baas looga sheekeyey
Ama oday maskaxdu uga
Fariisatay berigi geela lakala
Dhici jirey
Wiil Xeraale
Ugaas Waan Kaa Gudoomey Salaanta
Sharafta Badan
Bacda Salaan Shaley Maahine Doraato
Ayeey Laas Caanood Ka Lahaayen Anagu
Ma Naqaan Xasan Dhiiqo o Waxa Madaxweeyne
No Ah Farmaajo e Farmaajow Naso Gaar
Wataan Abti Ku Aheeyne O Hadana Wada
Daarood Aheeyne Kkkkkkkk Waagi Ina Farmaajo
Filla Wardhiigleey Of USC Inan La Yaalka
Ku Joogey Waxa Ay Mulkilayaasha Ugu
Yeeri Jireen
1 Xasan Dhiiqo
2 Rooble Baahane
3 Mahad Kawaanle
4 Tuugada Hawiye
5 Dawlad Diidka Hawiye
Sida Daraadeed Maantey Ragu Waa Kuwi
Ay Saa Dhihi Jireen e Rag Kale Maahin
Cid Uga Naxeeysa Ama Ka Damiinaneeysa
Dhalfa isaaq Ma Jirto e Aayar Ha Ula
Macaamilano o Yeeysan isku Jebinin
Tuug Hadeey Jirto 10 Wajilayaal Ah Waa
Iyaga Waana Fahamsaneeyn
Nin walba ilaahey meel buu
Ku beerey SNM iyadoo
Daalan habar iyo Hiil u jabtay
Citarafki ey sheegi jireen
inta ceel ku ridey uga Soo
Tegey bey ku laaban
Ceybana iga qora taas
Waa goo in dhulbahante
Sidiisii qaad ama jaad loo
Keeno ama xooga lacaga
Loogu Soo dhiibi indhaindho
Oo iyagu dib u iibsadan
Qadiyadoda lakin lama muqunin karo waxan leeyahay labada reer ee halka isku dilaya qolo waa
Duulan gardaro qolona waa
Xaqu dirir diidan gardarada
Qaawan iyo kibirka iyo likaacada adeer guuleysat
Isaaq wixii aad ka caban jirten dadka kala taga
Isaaq wixii aad 30 year
Ka caban jirten dadka
Kala taga shaqeyn meyse
Maxaa Leeyga So Heli Beriba Waan Lumiye
Mar Aan Sida Usi Fogeeyn Waxaad Arki
Doontan Garaadada o Awlal Geel Afka La
Taagaya o Hargeeysa Dhax Meereysanaya
Hadana iyaga Ayaa Maatidi Dabka Ku
Shubaya o Xaabo Ka Dhiganaya
Sagaaro ima Barato Miyaa
Wiil xeraale
Horta ani ma caytamo waligayna cid ma caayin waa qodob.
Tan masuuliyadda haddaan u soo laabto masuulku waa khaldami karaa waana saxnaan karaa.
Waa kugu raacsanahay in farmaajo ka gaabshay masuuliyaddii ka saarnayd midnima doonka SSC, asagoo is leh cod ka hel xildhinaabada iidoor waana ku khasaaray.
Qadiyadda laascaano markii la eego xasan baa ku dhaama farmaajo yuusanba wax tarin laakiin hadal fiican ku dhaha ssc.
Salaam sare
imaam DABSHID
Wiil hiraab waan
Karkayey oo beenta
Maahan iiney sidaa
Lahaayen kaga sii
Darane waxey dhehen farmaajo
Dowlad ka danbeysa
Ma arkin qabyaaladi
baa ku laba qaraxday
Hade farmaajo waa
Kii inta kabadhu weydiiso su aasha
Yidhi muusa biixi
Inu imaqlo ayaan ka baqaya ee Habaryar
Igadaa xasana sidaas buu uga doodaya oo muuse
Uga celinaya
Yaa ka masuula marka adigan ku weydiiyeye mida
Kale ciyaal marki galas
Caaba boora loogu qasayo
Dhadhaab loogu sheekeyey
Xeradan Hiraab baa noo ooday oo intaas kusoo indha furay ma wax kale ayaad ka sugeysa
Wiil hiraab
Mid ogoow shacabku qofkay doonaan ayeey taageeri karaan. Farmaajo maxay u taageeraan war maaha.
Tan kale xasan asagaa hadda dalka madaxwayne ka ah, hadduu kaa amuso midnima-doonka ssc asagay ceeb ku tahay.
Dhulbahante marna uma baahna taageerada xasan shiikh ee xasan shiikh asagaa laga rabaa masuuliyada saaran ilaalinteeda iyo ilaalinta calankii uu ku dhaartay.
Axmed Najad
Waa sidaa aad sheektay
Hadalku Marbu xabada
Ka daran yahay kana wanaagsan yahay
Hadii aad daawatay
Eray bixintii Wasiir FIQi
Ee aheyd beelaha ku dagaalamaya sool
Xabad uga daran SNM
Reer SSC Gurmad ugu
Fiican bey u tahay
iyaga tooda ayeeyna ku danbeyn oo noqaneysa hadii
Eysan dhicin wixii dhici jirey xaga shilinka
ISAAQ na isago daalan
Oo habar iyo Hiil ujabay
Oo citiraafki ceel dheer
Kusii ridey bey ku
Laaban buro iga qor
Axmed Najad
Dhulbahante
Xasan sheikh wey u baahan
Yihiin oo hiil iyo hoo labadaba wey uga baanhan
Yihiin Xasana Dhulbahante
Wuu u baahan yahay
Marki dhabta laga hadlo
Tusaale Dhulbahante
Xasan wey u baahan yihin
Oo isaga ka masuula
Waxey uga baahan yihin
Taagero go aan koodi ah
Waxey uga baahan yihin
Bajad lagu maal geliyo
Rabitanka Shacabka oo
Xasan sheikh u ansixiyo
Waxey uga baahan yihin
Aqoonsi Go aanadoda
Waxey uga baahan yihin
Taagero siyaasaded iyo mid
Dhaqale iyo mid uu beesha caalamka ka iibiyo rabitan
Kooda ileyn isaga ka iibin kara kama masuula
Sxb AXMED aan sidii rag
Waaweyn u sheekeysano
Heyga raali noqato
Hadii ey jirto cid dhibsatay
Qoraaladeyda kaliya
Waxan ka qoray wixii ey iila
Mooqatey ama ila tahay
Beelaha dirirtu ka dhaxeysana waxan leeyahay ilaahey ha kala
Qabojiyo
Xaalada garoowe
Iyadana ilaahey ha qabojiyo
Xabadi xal maahane
Somali oo dhana dhib bey
Ku tahay in saakay garoowe xabadi ka dhacde
Ahmed Najaad
Haddaan Xasan Sheik aniga ahaan lahaa, ma iraadeen warka ina Cabdishakuur iyo ina macalin fiqi..
Waa muhiim in Xasan Sheik qayb ka qaadan wax shacabka Isaaq 30 sano been lagu shubayey; Hawiye iyo Daarood waxay rabaan in ciribtiraan shacabka Isaaq.
Shalay calanka Bluele ayaa Ceel Afweyn laga suray.
Hadiyad ka fiican ma heleen Muuse Bixi haddii Xasan Sheik maanta Dhulbahante taageero si cad..
Isaaq oo mid ah ayuu Muuse Biixi helilahaa markaas oo Somalia rajo ka qabin….Irirism armay danta guud iyo midnimada ee ummadda Somaliyeed ku jirtaa.
Caawa haddii Xasan Sheik yiraado Dhulbahante ayaa gardaran ee dagaalka ha joojiyeen xitaa waan u garaabi lahaa.
Xasuusta Farmasjo oo ogahay in dhaleen qadiyadoona cid ka jeclayn, yiri sorry ka hadli maayo SSC.
War siyaadadda fahma shacabka Isaaq oo 30 sano been lagu dhuray in Somali neceb tahay oo didsan in la sii didiyo ayaa dadka aqliga leh oo madax ah iska ilaalinayaan..
Xitaa hadal xanaf leh..Xamze, Xasan Sheik Farmasjo, Deni kulli waa u jawaabi karaan Muuse Biixi iyo colaada uu hurinayo ee waxaa la dhowrayaan Shacabka Isaaq iyo in Somali jeceshahay oo cadow u ahayn..
Xasan Sheik dilema ayaa haysata, Reer Laascanood oo u dhimanaya midnimada Somalia iyo Shacabka Isaaq beentii lagu shubay ha sii kordhin..
Vivo Xasan Sheik…Waa labo qabiil ee mid hala safan..you are all Somali leader.
Dhulbahante isku filan haddii hub iyo rag u baahdaana waa u diyaar oo arinka qaraaraado.
🇸🇴🤲
Allow cabsidaadaan cidla u fadhiyaaye Somalia caymi.
imaam dabshid
wiil hiraab
digriyoow
hobyo godan
salaan qaaliya gudooma
ilaahaw u naxariiso intii dhimatay inta dhaawaca ahna caafimaadsii
his excellency hasan sheeh dawladiisu luuqad fiican bay ku hadashay si dadka jibaysan loo dejiyo.
whether you like it or not somalia was 5
in 1960 somaliland waxay owood ulahayd inay kaligeed istaagto laakiin jacayl ay uqabto in 5ta somali laysu keeno ayey la midawday south somalia .
anoo soo koobaya sunta somalida ku dhex jirtay ee kala dishay ilaa wakhtigaa waa daarood kasoo biloow siyaad bare oo aabaha u ah cancer ka somali ku dhacay
hawiye waxay ku qaadatay 17 years inay sifeeyaan wixii ka dhashay burburkii oo ahaa war lordskii
hawiye kadib waxay sameeyeen dawladii maxaakiintii oo waxay hanteen kalsoonidii shacabka xamarna waxay ka dhigeen magaalada caalamka ugu nabdoon
wuxuu ahaa abdilaahi yusuf ninkii amxaarka usoo kaxaysat eee burburiyey wuxuu ahaa daarood
aarmaajo waad ogtihiin in khasab looga furfuray xukunkii
finally umadi meel ma gaadhi karto hadaanay fahansanayn waxa ciladoodu tahay
cilada somalidu ee cancer ka ahi waa daarood.
when obstacles arise .
you change your directions to reach your goal ,you do not change your decision to get there therefore somaliland master plan has a whole chapter dedicated to such event
may allah bless the many different nations of irrir samaale
Kaaha Badhi weeyneey
Guskii Gunterbaad u xiistay.
SIDII QARA JABAY
QOYAAN BADANAEEY
QASWEEYN KAAHO (KAHIN) WELI
WAA QAR WAYSAA
HADDAY IYADOO QURMUUN BADAN
QUFACDOO ISKA DHUUSTO
QUXQUXLEEYSO OO QUFACDO
QAS WEEYN WELI
WAA QQAR WAYSAAAAAAAAA
Kaahin
Waan ku salaamay Ugaas !
Saaxiib wixii dhib ahaa ee Hawiye ku dhacay waanu u adkaysanay anagoo Xeerinayna wax yaabo fara Badan oo ay ugu waynayd in Ummada Soomaalida ah Aan isku hayno oo aan ka shaqayno midnimadooda iyo wada jirkooda laakiin taa Badalkeed waxaa na loogu abaal guday in Caddaw Xabashi naloo soo wato.
Maantay Hawiye waxaa u cadaatay in Caddawga Soomaalida ku dhex jiraa yihiin Reerkan Daarood qaasatan kuwa Puntland Degan marka maantay waanu soo Jeednaa Qofkii dambe oo Calan Baluug ah noola yimaada asaga iyo Calanka uu Wataba waanu gubaynaa..!
Ina fiqi maanta laga bilaabo nama matalo.
Nin somaliland oo jamhuuriyad ah beel ugu wacay waa nin waalan ninkaas.
War muxuu sida madaxda kale ugu hadli waayay?, war muxuu sida farmaajo arrintaan si xaladeysan uga korr boodi waayay?, yaaaaab!!!!!!!!!!!!!!!!.
Aderkeey fiqi kalsoonidii waaan kala noqday, waa in la badalo oo nin kale oo sacad ah oo dhulmahantsyaal badan soo dilay waa in lagu badalo.
Fiqi wiuu ku daayay.
Sacad wey deyriyeen.
Dhulmahante Down.
@Suldaan Kaahin.
Waan kaa gudoomay salaanta qaaliga ah,
Ee
Adna Salaan sarre oo qaali ah iga gudoon, Asc.
Wallaahi arrinka dadkaan (daarood-ka) waa sida aad sheegtay.
Waa daanyeero cadow ah oo soomaalinimada neceb.
Hard iyo Habeen waxay awoodooda isugu geeyaan sidii ay irirka isugu dirri lahaayeen.
Waad ogeyd afweyne siyaad waa ninkii isaaq dhibaateeyay, u jeedadiisu waxay aheyd kala dilka iyo isku dirida beelaha walaalaha ah ee irirka la isku yiraahdo.
Maanta daaraood arrintaasi way ku qasaareen, sababtol ah isaaq waxay noqdeen jamhuuriyad.
Maanta awoodooda dhan waxay isugu geeyeen sidii ay jamhuuriyadiina u bur-burin lahaayeen.
U maleyn maayo ineey midaasi ku guuleysan dkonaan.
ALLE MA GUULEEYO KUWAAS (daaraoodka Alle ma guuleeyo ayaga iyo xaasidnimadoodaba).
Guusha somaliland baa iska leh insha’allah.
Guul iyo Gobonimo Somaliland baa iska leh.
Viva jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee soomaaliland.
Irir-mida.
Madaxweeyne Hassan Shiiq waa in uu isha iyo diiradda ku hayaa fagaalkanlagulla jirro khawaarijta argagixissada alshabaab. Waxa ka dhacaya Laascaanood rumeeysta amabba ha rumeeysannina waa qorsha argagixissada alshabaab culleeyska looga qaadayo oo lagu mashquulinaya dowladda dhexe. Marka waa in madaxweeyne Hassan Shiiq uusan dhex gallin arrimahaas oo aan ka ahewyn in uu dheego in midnimadda Somamiya muqafas tahay.
Laakiin, in cuidan dowladda dhexe loo dirro, amabba hub iyo ciidan loo kallla dirra Isaaq iyo Dhulbahante oo ah labba beel oo is guursadda marna is dulla waa caqli daanyeernimo.
Ka joog jaale madaxweeyne Hassan Shiiq. Hadii dad u hiilinayaan Dhulbahante, waxeey waajub ku tahay Majeerteen in uu u hiiliyo saa iyaga ayeey Harti harti isla sheegtaanee, oo walliba sannado baddan dhahayay isku maamul ayaan nahahay. Big facts.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴