|

Dagaal Qadhaadh oo maalintii labaad ka socda Laascaanood Iyo wararkii ugu danbeeyay

Laascaanood  ( Kalshaale ) Dagaal qadhaadh ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool.

Dagaalka oo u dhexeeya ciidamada Bulshada deegaanada SSC iyo Maleeshiyaadka maamulka Somaliland  ee duulaanka shalay kusoo qaaday magaalada maalintii shalay intii aanu soo xidhmin shirkii madaxda dhaqanku.

Dagaalkii shalay waxaa ka dhashay khasaare xoogan oo gaadhay  dhinanca Somaliland,  iyo dadka deegaanka ee iska difaacayey.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaalkan maanta,  Maleeshiyaadka Somaliland oo wada dagaal isir sifayn ah ayaa lagu soo waramayaa inay dileen nin ganacsade ahaa oo lagu magacaabo Xaskul, sidoo kale waxay duqayn la beegsadeen goobaha dad waynaha sida cisbitaalka.

Dadka deegaanka ayaa dhankooda xusay in dagaalka saaka maleeshiyaadka Somaliland laga saaray fadhiisimo ay ku lahaayeen duleedka magaalada.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa oo saaka hadlay ayaa sheegay inay dagaalka kusoo qaadeen ciidanka khatumo, Kuwa Puntland iyo weliba Argagixiso, taasi oo ah mid lagu qoslo, Kaadhka Argagixisada Geeska Afrika oo la isku calaamadiyo , TPLF baa adeegsan jirtay iyana waayahaa u run sheegay.

Madaxda dhaqanka iyo Waxgaradka deegaanka ayaa sheegay inay ciidamada Somaliland isaga baxaan deegaanada SSC,   Balse waxaa muuqata in Somaliland ay doonayso inay dagaal ku qabsato Laascaanood shacabkana ku xasuuqdo, taasi oo keentay in ciidanka deeganku ay iska difaacaan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63784

Posted by on Feb 7 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

11 Comments for “Dagaal Qadhaadh oo maalintii labaad ka socda Laascaanood Iyo wararkii ugu danbeeyay”

  1. Dawladda federalka ayaa aqbashay baaqii garaadada sool.
    Waxay sheegtay in ay soo dhawaynayso go’aamada iyo talada dad deegaanka ay gaareen.
    Waxay kaloo dawladdu sheegtay in ay ilaalinayso midnimada dhuleed ee dalka.
    Guuuuuuuullllllll.

  2. Go’aanadii laga taxadarey ee isimada ku dhawaaqeen, aqbalaada ay muujisay dawlada fadhiidka ah iyo sifaynta ciidamada ssc/khaatumo ka wadaan laascaano waxay soo afjaray damacii waalida ku salaysnaa ee Masayrland.

    Halkaa waxa lagaga faraxashay beentii qarniga iyo Masayrland waa dawlad..

  3. Hadii ay tahay Dawlada fadhiid markaas maxaad ugu yeeranaysay baryahan oo idil Aad u lahayd Dawladu may ka hadasho Laascaano ?

    Maad u yeeratid Farmaajo asagaa Madaxweyne wali kuu ahee ! War wuxu aqli Xumaa.

    Maxaa anaga iyo Kuwaan Cawaanta ah isku Dawlad naga dhigay ?

    Ina kala saara isma qaadi karnee…… Since we have nothing in common !!

  4. Cawaantii oo caqli isbiday

    Yaa barya federal!! Dadkani waa dadkii yagleelay FEDERALKA iyo siday u shaqayso, cid kasta oo shaqaale ka noqotaa waa inay fuliso rabitaanka dadka.

    Low IQ culusow waa shaqaale federal NOTHING else..

    Mana joojin karo arintan, hawshana waa lagu qasbay, geele irirna waa ku fashilmay is-hortaagii. Mana jirto cid abaal loogu hayo..

  5. Adiga maxaa kaa galay Arimaha Somalia dhexdeeda ah ? Saw taad Xabashida Futada u luli jirtay Amxaar yahoow !

    Inaga dhex bax Naag yahoow Amxaarada u adeega.

    Marna Ooy oo qayli marna Buur isisi saar sidii Naag Masayrsan Maryaha tuuro….. Xassanoow Nagasoo gaar ku waalo … Yaa Axmaq bilaa edeb.

  6. Waa wax lagu farxo go aan ka
    Dowladu qaadatay Waana ku
    Saxan tahay iney soo dhaweyso
    Oo tixgeliso Go aan kii Kasoo baxay odayasha reer sool
    Wasiir axmed FiQi waad ku
    Mahadsan tahay fekerka sailing
    Kaa dadka halka isku dilaya
    Adiga u ah Wasiir labada dhanba waa ku saxan tahay
    Inaad la qaadato Go aan kii
    Odayasha reer sool adeer diida
    In wiil isaaqa u dowladeyo
    Wiil isago kala 30 sano bey
    Waxey doonan ku samey nayeen
    Dad iyaga la mida

  7. Dhaqankii hore islaamaha edeb iyo akhlaaq bay lahaan jireen.

    Hadda waa ku wanaa!! amay kuu roon tahay inaad gurigaaga iyo hadaad ubad leedahay ku ekaato.

    Haa habar hobyooy booska geeska AFRICA waa hogaamiyaha wayn afewerki, ku xigeenkana waa Lij iyasu.

    Low IQ culusow waxuu hoos kasii xigaa geele dictator. La soco arimaha..

    Maamulka ssc/khaatumo Ethiopiyaa ku mahadsan bal ka waran..

  8. Somali Amxaar aka Amhara Lover ❤️

    Kkkkkkkkkkk

    Waxaad tahay Qof mudo badan gumaysi uu raran jiray waliba gumaystaha kan ugu Liita Amxaarka aan shalay Badnay in uu cuno Hilbaha Ceeriinka ah marka wali Waxaad jeceshahay in Amxaarada ku rarato taas oo aad halkaan ku cadaysay adoo Leh oo u Mahad celinaya Ethiopia ! Inaa lillaahi wa inaa illaahay raajacuun bal fiiri Sida aad u dhaqan rogantay ?

    Qof Soomaali sheeganaya oo sidaa Xabashida Amxaarada Gaalada Ethiopia sidaa u jecel waligay maan arag ! Yaahuu ….. Anigu hadaan sidaada oo kale ahaan lahaa Maba noolaadeen waa horaan isdili lahaa maxaa yeelay nolosha qaarkeed sida Taada oo kale geeri dhimasho ayaa dhaanta.

    Ma garan karo waxa kugu sababay Gaalo Amxaaro ah in sidaa aad hayin ugu Ahaato mise Taloow waxaad tahay Gaal qaatay Diinta Masiixiga ?

    Kolay wax baa kaa Qaldan………..

  9. Deg deg
    Ciidamadda Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo ku jira iska difaacidda weerarada kaga imanaya kooxaha Argagixisadu waxa ay gacanta ku dhigeen maxaabiis dagaal oo iskugu jira argagixiso, ciidanka PSF ee Maamul Goboleedka Puntland iyo dad deegaanka ah oo la soo qalday.

    Xukuumadda Jamhuuriyada Somaliland waxa ay siidaysay maxaabiistii u dhalatay deegaanka kuna dhawaacmay dagaalka ka socda Laascaanood oo eheladoodii lagu wareejiyay maanta…”

    Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta ahna Af-hayeenka Xukuumadda SJL

    Mudane Sulayman Yusuf Koore…
    Qori qaado iyo daba jilicsanaan baa is xigta kkkk

  10. Waa laga sifeeyey maleyshiyaadkii iidoor magaalada laascaanood.cashar lama ilaawan ah waa loo dhigay. Ishii bugtaay ku bikaacso. Soo joog ninkii laga waayo soo jiifaa laga helaa. Midda kale meel walba gurmadkii daraawiishta baa ka soo bilawday.jeneral asad diyaano oo soo diray ciidamo 600 psf wata 50 gaari oo tikniko ah degmada taleex waxaa ka soo baxay ciidamo gurnad ah wata 26 tikniko ah,booame sidii kale hayaay war idooraw dooligae.kkkkkkkkk. Idoor xaalkiisu waa jihadii baa iga halawday kkkkkk eedo kaaho bariweyn hoo baaruuda.kkkkk hhhhhhmmmmmmmmmm

  11. Madaxweeyne Hassan Shiiq waa in uu isha iyo diiradda ku hayaa f
    Dagaalkanlagulla jirro khawaarijta argagixissada alshabaab. Waxa ka dhacaya Laascaanood rumeeysta amabba ha rumeeysannina waa qorsha argagixissada alshabaab culleeyska looga qaadayo oo lagu mashquulinaya dowladda dhexe. Marka waa in madaxweeyne Hassan Shiiq uusan dhex gallin arrimahaas oo aan ka ahewyn in uu dheego in midnimadda Somamiya muqafas tahay.

    Laakiin, in cuidan dowladda dhexe loo dirro, amabba hub iyo ciidan loo kallla dirra Isaaq iyo Dhulbahante oo ah labba beel oo is guursadda marna is dulla waa caqli daanyeernimo.

    Ka joog jaale madaxweeyne Hassan Shiiq. Hadii dad u hiilinayaan Dhulbahante, waxeey waajub ku tahay Majeerteen in uu u hiiliyo saa iyaga ayeey Harti harti isla sheegtaanee, oo walliba sannado baddan dhahayay isku maamul ayaan nahahay. Big facts.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

Leave a Reply to Somali galbeed

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented