Daawo: Dagaalka Laascaanood Iyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlay Wararkii ugu danbeeyay
Nairobi ( Kalshaale ) Garaadka guud ee Beelaha SSC Garaad Jamaac Garaad Ali ayaa ka hadlay xaalada magaalada Laascaanood iyo duulaankii ay kusoo qaadeen ciidamada Maamulka Somaliland.
Garaad Jaamac oo Waraysi uu la yeeshay Wariye Cabdirisaaq Catoosh ayaa xusay in ciidanka Somaliland oo kasoo horjeeday go’aanadii shirka ay weerarka soo qaadeen, sidoo kalana ay iska difaaceen dadka deegaanku, wuxuuna tilmaamay in maanta ay soo baxday wejiga dhabta ah ee maleeshiyaadka Hargeisa kuwaasi oo Madaafiic ku garaacay guryaha dadka shacabka ah.
HALKAN DAAWO VIDEO
Wuxuu garaadku xusay inuu Xaq yahay dagaalka ay dadka SSC Naftooda, maalkooda iyo Guryahooda ku difaacayaan, “Dadkiina difaacda, dalkiina difaacda oo dadnimadiina difaacda oo cadowga iska kiciya, dagaalka Laascanood wuxuu la mid yahay Jihaad oo Janno ayaanu ku doonaynaa.” Ayuu yidhi Garaad Jaamac Garaad Cali.
Garaadka ayaa sidoo kale Waraysiga uga hadlay arimo kala duwan, Xaalada deegaanka Iyo Go’aannadii kasoo baxay Shirkii Waxgaradka SSC.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63776
Waqtigii SYL waxaa Guddoomiye u ahaa
SYL SHIIKH MUKHTAAR
Cabdullaahi Ciise wuxuu ahaa Xoghaye
Aaqirkii Waa tuu Cabdullaahi Ciise soo
Saxoixay 10 Toban sano
oo ismaamul hoosaad ah ama daaqiliyo
– WAA MEESHA AAN HADALKA UGA SOCDEE-
Shiikh Muqtaar wuxuu dhahey
ANIGOO SHALEY AHAA GUDDOOMIYE
URUR ” SYL” DAGAAL inaan hadda
NOQDO GUDDOOMIYE NABADEED oo
Daaqili ah WAA IGU CEEB ee Guddoomiye
Cusub haloo doorto URURKA SYL
Sidaas ayaa Guddoomiye loogu doortey
Aadan Cadde oo aaqirkii
” Hadda Garaadka Guud hadduu
Noqdo Garaad DAGAAL sideebuu barito
Ku noqon GARAAD HESHIIS AMA WADAHADAL
Waxay ahey inuu dhanka Dagaalka u wakiisho
Garaado kale
Dabshid
Anigaa kuu odhanaya waxaad jeclaatay inaad noqoto,”Dabshid waa nin Hawiye ah, laakiin ku dhashay Hargeysa ee yaan loo Malayn inuu yahay Huunadii Faqashta ee tuutaha wadatay ee saaka soo weerartay shirkii Laascaanood!” Adkaanta qof laga adkaado waxa ugu weyn mar hadaadan sheegan karin qolada aad tahay! Anaa Darwiish, cid aan kuugu soo dhuumanayana ma jirto! Adigoo Isaaqa ayaa laguu ogol yahay inaad waxka sheegto Daarood iyo Hawiyeba, maxaadba isu yasaysaa?
Dabshid
Waa jin baan u malahayn; SYL buu ka hadlayaa mana qayaan..Taariikh been ah ayuu malmaluuqayaa.kkkkkkkkkkkkkkkkk
SYL 13 in ahaayeen Somali oo dhan ayaa og ee waa qabiilkjee!
dee hoos ka daawo taariiq..Youtube.com..SyL 13 young man ;(Somali Youth league)
Dagaalka Sool ayaan ka hadlaynaa ee marin habaabin sheekada waa Munaafqanimo.
Taariiqda SYL dib u dhiganaynaa ee ka sheekee in SOOL aad Iidoor xoog ku joogi kartaan daanyeeryahow.
You will never see Somaliland flag over Laascaanood… believe me on that.
I always said; Isaaq can stay SSC as long as Dhulbahante want them.
They don’t want you now.
Dabshid
Waa kuwaan 13 dhalinyaro ee SYL..Ma jaahil adoo kale ah ayaa taariiq qoran oo Somaliyeed inkiri kara..
Halgankii SYL iyo Qabiiladooda 13 kii S.Y.L
Somali youth league
Wax ka baro Qabiiladoodii Ay kasoo Jeedeen.
1. Yaasiin Xaaji Cismaan _Majeerteen..
2. Cabdulqaadir Saqaawediin__Tunni…
3_ cali xasan Maslax Balduur __Majeerteen ..
4_. Maxamad Cismaan Baarbe _Tunni.
5_.Cismaan Geedi Raage__Abgaal..
6_. Maxamad Faarax Hilowle __Abgaal ..
7_. Dheere Xaaji Dheere __Bandhawoow..
8_. Sayidiin Xirsi Nuur__Majeerteen.
9. Maxamad Cabdilahi Xayeesi__Isaaq ..
10_. Maxamad nuur xirsi__majeerteen
11_ huudoow Macalin cabdulle ( Ajuuraan )..
12_. Daahir Xaaji Cismaan __Majeerteen..
13__. Xaaji Maxamad Xuseen __Digil Dabarre ..
Fadlan share gareey adigoo mahadsan
Dabshid
Ha iloobin in guddoomiya SYL iyo 5 kale Majeerteen ahaayeen, Xitaa 2da nin Tunida iyo raxanweyne ayaga u tabareen in Talyanigfa kula dagaalaan, Shabeelaha hoose.. Waxay degenayeen guriha Yasin Xaaji Cismaan aabaha SYL..
Taariiq aadan lahayn intee kaaga keena! kkkkkkkkkk
Reer Hobyood ayey ahaayeen raggii dagaalka Talyaniga majaraha u hayey, waa caruurtii Suldaan Cali Yusuf, macal Macal Cabdulahi ciise..
war baro taariiqdaa xitaa haddaad Iidoor waalan tahay. kkkkkkkk😜
Kii dhulbahante ka dhintaa waa shahiid difaacaya naftiisa, ehelkiisa iyo maalkiisa. Kii SNM ka dhintaa waa dhurwaa bakhtiyey oo ku dhintay dhul uusan lahayn.
Darwiish waa guulaysatay 12 saac ayeey la dagaalamayeen dir waqooyi oo dhan ayagoo dhulbahante oo aan xitaa harti la socon.
Magaaladiina fooda waa waa la soo galin waayey.
Jab iyo naaso beel baa helay huunadii
War yaab badanaa !!!!!!!!!!!!!!!.
Maanta dhan kuwaan (daarooodka) waxay ku haayaan oo ku waasheen: garaad baa hadlay, garaad baa saas yirri, garaad hebel baa garaad hebel dharbaaxay, garaadyo baa hilib geel isugu yimid, garaad baa dhuusay oo lagu wada qoslay, garaad baa ciic iyo cuuc yjrri, garaad baa _______ ___________ ____________ kkkkkkkkkkkkkkkk!!!!!!.!!!!!!!.. war maanta dhan waxaas un beey ku hayaan, ee aaway wixii ay sheegayeen, yaaaaaaaaaab!.
War aan idinla taliyee nimankaan odayaasha ee raabuqay (duqoobay) ee garaadnimada sheeganaya yeeysan hilbaha geela iyo ariga iyo caanaha laaska idin leeysan (idinka dhameeysan), war nimanka wax kale iyo qadiyad reer midna meesha uma imaan oo uma joogaan, ee hilib iyo caanaha laaska beey u yimaadeen oo u joogaanee war dhulmahantoow yaan hilibmahante nili bixin, war yeeysan odayaashan hilibka idinka dhameeysanin labo jeeraba hargeysa bey u socdaanee kkkkkkkkkk, yacni hada ayey hargeysa ku noqonayaan ayagoo madaxweyne biixi cafis weeydiisanaya kkkkkkkkkkkk.
War waa iga talo hilibmahante yaan la idiin bixin, ka dib markeey ni mankaan hilibka idinka leeystaan.
Daawo wajigooda..these great guys
https://www.google.com/search?q=syl+qabiiladooda&sxsrf=AJOqlzWo5mQkDgI3GU6BwzkvqW03kcY4yw%3A1675703217160&source=hp&ei=sTPhY-CVBqO9xc8P66CwyAk&iflsig=AK50M_UAAAAAY-FBwdVNNNtavS264KUMNIfMesguYg9s&oq=syl&gs_lcp=Cgdnd3Mtd2l6EAEYATIECCMQJzIECCMQJzIECAAQQzIECC4QQzIFCC4QgAQyBQguEIAEMgUIABCABDIFCAAQgAQyBQguEIAEMgUIABCABDoHCC4Q1AIQQzoLCC4QgAQQxwEQ0QNQAFjtBGDaJ2gAcAB4AIABWIgB_AGSAQEzmAEAoAEB&sclient=gws-wiz
Ahmed Najaad
Shihiid iyo murtad in la isugu yeero
Maahan arimo sahlan
Yuusan Xanaaqu kaa tanbadin
oo dambi kaa raacin
Dabshid
Ninkii gurigaaga kuugu yimaada inaad iska dhiciso diintaa qabta. Dagaalkii diintu ogoshahay waa jihaad.
Hal guri oo isaaq ma ku laascaanood?
Waa maya.
Maxay ku dhimanayaan.
Land of Punt
Mid ha iga sugin inaan
Taariikh kaala murmo
Soo maahid ninkii
Lahaa CABDULLAAHI CIISE
oo 16 jir uga baxay School
Taliyaniga, 18 jirna SYL
ku noqdey ASKAR ayuu ahaan
Jiray
‘ Waan hubaa inay Xaange
IYO @ Jabhad kugu qosleen
–
Tankale
Yaad ku badashey
ADEERKAY
MAX’ED CALI NUUR
ileen QALBI CARUUR
CEEB KAMA XISHOODO
Doodiisa dhan WAA DHOOCIL
GARAB DHIGASHO AH
Dabshid
Warkaan aad kor ku qortay aniga ma dhihin, dee soo meel ku qaray…CABDULLAAHI CIISE
oo 16 jir uga baxay School
Taliyaniga, 18 jirna SYL
ku noqdey ASKAR ayuu ahaan
Jiray…
What the fuck–where you get this…
True, Cabdulahi was suldaan Cali Yusuf loyal soldier and like a son.
Qabiilka ku waalay wagaas ma jirin.
Ahmed Najaad
Waa sax inaad
Gurigaada, Caa’iladaada,
Diintaad iyo maalkaada ku shahiido
Lkn
Dhulbahantahii u dhashey
Laascaanood oo dhanka kale ahaa
XAGGEED KU TIRIN
Maryoolay aad u xoojiya qabiilka iyo jacaylkiisa.
Saa faaiido wayn ayaad ku qabtaan.
Dadka ayaad ku dulmidaan
Waxbaad ku dhacdaan
Caddaalada ayaad kaga dhuumataan
Waxbaad ku dishaan
Waxbaad ku caydaan
Waana qabka kaliya ee leedihiin.Reer hebel ayaan ahay.
Aad u xoojiya oo kordhiya ku dhaqankiisa.
Hadaad wanaag diideen xumaanta guul ka gaadha,laakiin baryada aduunka iska daaya.
Marka uu ku deeqi waayo magaca Reerku,hebelland sheego lol.Calan yarna meel ka taago.Aka Sofinumber.
Muddo ku ceesh,kii kale oo aad waxba ka siin wayday wixii soo dawarsatay isna hebelland ha samaysto, iyo mayee ii fadhi,saa dadka aan aduunka ku shaxaado ayaad ku jirtaa,waad ii qorantahay.Dee hayga tagin.Hadaad iga tagto lacag aan kugu qaadan jiray ayaan waayayaa.
Intaa ayaa meesha taala e wax kale oo qadiyad ahi ma taalo.
Hawiye waaba xanaaqsan yihiin.Ma rabaan wax soo kordha oo ku cidhiidhya kursiga Villa Somalo oo dhaqaale badan lagu helo.Marti soo socota u arkayn Ssc.
Dalmida
Mr BaHal
Kkkkk
I like your comments
When your blood pressure
is lower.
Marti waxaa noogu filan
Mareexan iyo Majeerten
Absame waaba soo socdaan
oo marhore ayay ayay Soo qaadeen
SADAX DHAANTO
Dabshid
kkkkkkkkkkkkkk
Hadana ma waxaad igu eedaynaysaa inaan magacyo been ah S:Y:L: oo aniga soo qortay soo dhigay meeshaan……..kkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Taas beri baan ka ahay! run
SYL maaha magacyo secret ah, waxay magacooda ku dhaqan yihiin taalada SYL ee Xamar.
Waa 13 kaas nin..!
Maaha taariiq aniga iyo qori karno…qalbiga dadka, tariiqda iyo dhagaxa bay ku qoran tahay.. Waxna ma aadan baran, waxna ma aqrisid…At least xoogaa soo aqri taariiqda Somalida si markaas qabyaald ahaan u doodo.
Hadda waxaad tahay daanyeer iska durdurinaya sida Aranjaan..😫
Mr BaHal
Waa Message from Absame
* HUUNO darajaan yeelanoo
Huuno Dadkuu wada anfacey
* Xassan Shiikhbaa xurmiyo
naga mudan xaqdhoowr
* Mudnantaadii haddii markii hore gabey
Maanta waan kuu qirnee
Mudanoow raali noqo
* Mar nin talinjiroow kaama maaranee
Markaan kuu wacnee
Majaraha guddoon
Land of Punt
Haye Brother
Ku soco
Good lucky
Mr BaHal
Sxb markaan kaftanka ka saaro
Waa run oo Hawiye 2012
Heerka ay u joogtey Khaatumo
uma joogto Maanta
Taasna waxaa ka digey
AUN GOVERNOR CALI GALEYR
Waqtigii la doortey Farmaajo
Maahmaahdiisii waxay aheyd
“WALAASHAA ISKUMA HUBTIDEE
Seedigaa ha xumeyn”
Today
Arintooda waxaa sii WALAAQEY
dadkale oo aan ehel u aheyn
Dabshid
Waaa jiraan Somalida taariiw ku leh shaqsi dadkiisa qarab qabtay ahaa.
Sida Cumar Samatar; Magaalada Gaalkacyo meesha tagto Cumar Samar arkir.
Schhoolka Cumar Mamatar, Jidka Cumar samatar, Suuqa Cumar Samatar eetc.
Waxaan in reer Galkacyo mudiga ka saaray oo waxbaray..qabiilna wuxuu ahaa Samaroon.
Xaaji Juuni iyo Xaaji qurunle waxay ku caan baxeen in maqaayadooda cunt ka siiyaan schoolna ka biyaanciyaalka darbi jiifka ahaa.
Kacaankii 1969 oo rag aniga ku jiro daanyeer u akaan; Waxaa la cadeeyey in waxbadan qabteen Somalia sida in Somalia ahayd powerful country oo sharaf leh, isku filan xag nolol oo la ixtiraamo.
USC iyo HAG intee Tariiqda Somalida mustaqbalka kasoo gelin? ka feker xogaa!
Dabshid
Horta Xamse ma sida Zeyliciga Hargisa ayuu maqas sitaa oo meelaha xafladaha ayuu furaa kkkk
Waar Xamse iyo Zeylici waaba dad wax badan wadaaga.
Meelbaad ku xidheen lol
Dalmida
Mr BaHal
Continues
the Messages from Absame
* Ruux muwaadina kuma maagayee
Maslaxadii dalkoow marlabaad
soo dhawoow
* Muddo KORORSIGII markaad
maya dhahdaa
Magrigiyo masiibadii laga Badbaad
* Way macaatoo bulshadu
Way macluulsantee
Macdantana ubixi
Mirahana ubeer
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk, waxa laaska caanaha ka socda iyo sababta ay dhulmahante isku waal-waalayaan hada ayaan fahmay.
Dhulmahanrte sababta ay calanka buluuga ah🇸🇴 u sitaan waa in ay iska bareejeeyaan kablalaxa kale siiba anbsame.
Absame iyagoo kikuuyo iyo amxaaro ah soo xil raisul wasaare xamar lagama siin, anagana hadaan soomaaliya u go’no xilkaas waynu heli karnaa beey iska dhaadhiciyeen kkkkkkkkkkkk.
Oo hada daaroodkii ma villo xamar (villo hawiye) darteed bay tuulooyinkoodii u gubayaan.
Oo dhulmahante hada sababtaas darteed buu dalkiisa ku diidan yahay.
Cakku hawiye, waxaan oo dhan anaga hawiye ah baa ka dambeyna oo nimankaas iimaanka kasoo riday oo ka maseyrsiiyay maadaama absame aan raisul wasare ka dhignay.
War waa in calankaan🇸🇴 nalagu shaxaado aan iska badalno.
@@@@War reer soomaalilaanoow dhulmahante jago sare oo ay ku xasilaan siiya, walaalayaaloow waxa ay la waasheen waa xilka cagdheer xamar laga siiyay ee nimankaas xil kan xamar u dhigma siiya.
Digriyoow
Dhuloos MAANTA siilkii Hooyadaa bay Ku gurayaane maad ka Gujin garac Iiddoor Gunter boy.
Af qudhmuune
Itaal darane
Eraya Naagoodle
Iiddoor Iiddor xaarey
Inan Gumede de a
Aabihiina wase
Ma ilmaad laaska
Adigo ooyaya
Ku ataagi
Adiga, Xaarshid iyo Siil Hiraab
Iyo Arabsiyo
Isqarin weeyde
Bal an eegno waxaad
Ka ururusataan
Ilma Daraawiishe
Ilaa maalintii la asaasay haydii kadeedka ummada loo samaystay ee NSS, dadkii hormuudka Ka ahaa dhibkii Ka dhacay gobolada dhexe, Waqooyi ama Koonfur weeye dadkan maanta qaxayaa. Ama calan blue ah sii huwo ama mid cad soo huwo, haddii dulmigaa aad soo fashay lagaa goyn waayo Ogow adigaa iska goynayee. Yaaba weli is gaadhay.
Ha wareegto giraantu
Mr BaHal
Sida dhabtaa waqtigaan ku kacnay
Madaxweyne Farmaajo
Waan kala naqaaney dadka iyo heerka
ay kulahaayeen madaxweynaha
agtiisa
Haddan u soo laabto suaashada
Rasalwasaare Xamza iyo Xassan Shiikh
Waxay ardeynimo, shaqo ahaan
oyo saaxiibtinino ahaayeen muddo
Dhan 20 sano,
Waa Tiir aad u xoogan
Wuxuu ku jabikaraa inuusan
Xamza laheyn HAMMI DHEER OO AH
HOGAAMIN ABSAME iyo Daarood guud ahaan
Second
Xassan Shiikhii hore iyo
Xassan Shiikha maanta waa kala labo
Kii hore waxaa hogaaminjiray
Damal-Jadiid
Xassanka hadda waxaa hogaamiyo
Saaxiibo kala duwan iyo
Baska ( Hiraab ) Hawiye kale
Maahan sidii Farmaajo oo kale
Lkn Hawiye hogaanka siyaasadda
iskuma heysto
– Aadan Madoobe
-Cabdi Xaashi
– Sacdiyo Salaad
Waa shareholders
Absame waa Tiir xoogan
Xassan maahan Xassankii hore,
Cirro iyo Xersi Gaab
Somalilanders haddey
Soo baxaana kaba sii WACAN
War ileen @Gedo-Land been ma sheegin markuu maalin dhoweyd lahaa: cagdheer 🦶 waxay kusoo qul-qulayaan muqdisho.
Anaa indhahayga ku arkay midaas.
Shalay iyo maanta anaa arkay oo wareystay ragg badan oo cagdheer 🦶 ah oo magaalada ku cusub, kuwaasoo yimid ka dib magacaabidii raisul wasaare xamze daacad.
War waa yaab arrintani, nimankani badankooda waxay ka yimaadeen kilinka kikuuyada, waxaana jirra kuwo kale oo kilinka amxaarada ka yimid, laakiin waxaa badan kuwa kilinka kikuuyada ka yimid.
Arrinta waxay sii darsatay ka dib magacaabida taliyaha booliska soomaaliyeed, hada cagdheer magaalada wey soo buuxiyeen, yaaaaab, cariiri iyo carro (xanaaq) ahaa, hawiye baa yaabay oo xanaaqay kkkkkkkkk.
Bal ka warama dadoow hadii xilka raisul wasaaraha loo dhiibi lahaa saciid deni ama nin kale oo dhabayaco ah oo taliye-ha booliska-na isla ayaga laga dhigi lahaa,, ragg badan oo dabbo 🍑 buur-buuran oo gafuuro waaweyn sida deni baa xamar soo buuxin lahaa kkkkkkkkkkkkkkkkk.
Cagdheer 🦶 baa kuwaas noo dhaanta.
waar waan idin salamaya aqyaarta
salan kadib
waxan tacsi halkan
uga diraya dadka
somaliyed ee ku
dhintay magalada
laascaanod Allah yaa raxma
dhamaan wixi halka labadaba
dhinac isaga dhintay
inta kadib waxan jeclan lahaa inaan ku qoro mareegtan
kalshaale.com aragtideyda
ku aadan arinta laascaanod
1 isaaq waxan leeyahay
adeerayal reer reer kale uma
dowladdeyn karo kumana qasbi karo rabitan kiisa reer nimo
nin walbana ilaahey meel buu ku beeray ee ilaahey ha idin garansiyo mida wiilka reer laascaanod waa inu xor u ahaada feker kiisa sida kan joga
burco iyo hargeysa wax taa
ka sokeeye shaqeyn mayan ee
ogaada !)
dhulbahante waxan leeyahay
adinka halka is dhigay ee
hadii aad maanta garaten aayihina yaan hadana la idinka
leexin rabitan kiina waxad
xaq u leedihin inaad raacdan
cidaad rabatan ama dhisatan
maamul ka yimid feker kiina
kuna qotoma aayihiina
lakin waxan arkayey in halgan
kiini durba loo bedeley yaaa
Daarood ahey wana fashil kina
adinkuna horay ayaa ka dafteen
baaskas lakin ka fiirsada
ugu danbeyn wiilka reer laascaanod
waa inuu xor u noqda maamul kiisa iyo ciduu raacayo
sida kan joga hargeysa koley
marki aad guuleysan rabtan
baa shilimad la iidin keeni doona
oo aad hee ? lakin
Dabshid
Waxaad ka heshaan Xasan Sheek, ee aad Mr Formaajo ka waydeen,waa wax xaaraan ah..
Waxba hayga siinina.Aniga meeshaasi waan ka samray..
Intii aan wax ka noqonlahaa waad iga lumiseen.
Dalmida
Maleeshiyadka Cumar Max’uud
Oo taageeray Maleeshiyada Ciise Max’uud
Sidaad ogtahiin jufo maleeshooyaadka
Puntland waligood lama mideyn
Waligood mayeelan Taliye Guud ama
Halmeel lagama maamulin
Taas ayaa keentay inuu Governor Deni
Boosaaso kula dagaalamey
Maleeshiyaadka Cismaan Max’uud
Inuu hadda Garowe uga horyimaadeen
Jufada Garowe – Ciise Max’uud
Haddana maleeshiyadka CumarMax’uud
Dhankooda ka diideen inaan santuuq la keenikarin
Xaafadda SUUSACLEY
Sidoo kale Taliyaha maleeshiyada Leylakase
ayaa shaley sheegay inuu ku biiray
Jufada Garowe ee Ciise Max’uud
– Puntland waxaa isku hayo
QAMADIGA QARAMADA MADOW
ee iskuma hayo maamul midaysan
Warkayga waxaan ku xirin:
Haddii uu Biciid jabo, ma haweysto boorre (Sooma-jeestaha, Kadabshiir, Tukulush iyo Xoor etc) Haan boos ah yaan lagaa tolin” waa talo
Allow nabad!
Mr BaHal
Sidaan wada ogeyn
Waatan wada taageernay
Mr Farmaajo
Lkn nin Hawiye ah mid haka sugin
Nin diiday Doorasho
Doorasho waa DNA HAWIYE
Dictatornimo iyo kursi isku dhajin
Waxaa naga dhaxeeyo Dagaal
1. Cabdullaahi Ciise
Wuxuu ahaa 40 jir markuu qabtey
Doorasho ku meelgaar ah
asagoo horey u ahaa
Rasalwasaare daaqiliya
Muddo 10 sano ah
Waa looga guuleystay waliba
Asagoo keenay guusha iyo
Xornimada
2. Aadan Cadde wuxuu ahaa
Ninkii bilaabay Democratic aan
Horey Africa u soo marin
7 sano kadib Hal cod ayaa looga
Guuleystay
Wuu Qulquley
3. Cali Mahdi oo muddo ku jiray
Dagaal sokeeye
Markuu Cabdiqaasim dhahey
Aniga iiga tanaasul wuu qulquley
4. Cabdi Qaasim asagoo Xamar
Joogo oo dhihikaro
Ma imaanhayo DOOFAAREY KUUKUUYO
ayuu Kursigii geeyay Kenya
asagoo waliba ogaa inay
Ethiopia iyo Kenya wadaan
Nin ay XABSI KA SOO DEYSTEEN
Oo Leash ugu xiran
5. Shiikh Shariif
Oo maxaakiim ah oo dagaal kula
Jiro Alshabaab oo dhihikaro
Dagaal ayaa lagu jiraa
Doorashada dib noogu dhiga
Ayuu QABTEY DOORASHO
markii looga guuleystayna
Wuu iska qulqulay
6. Xassan Shiikh oo dalka
Ka saarey KUMEELGAARKII
Waad ogeyd inuu qulquley
Mr BaHal
Waala cunikaraa canshuurteena
Iyo caasimadeena lkn
Kursi boob iyo kursi isku dhajin
Waa waxaan dhaceyn
Taas ayaa keentay inuu
Rasalwasaare Kheyre dhaho
NOT IN MY NAME.
Dabshid
Afka hanasoo gelin, adiga yaa tahay, qabiilkee..irir baad joogtaa, markaas ayaad Ciise Maxamamud iyo Cumar Maxamud ka hadlaysaa oo Mudug iyo gobolka Nugaal kala hogaamiya….Lamayaqaan caawa dhan qabiil lahayn ee qabiilo ku mashquulsan. kkkkkkkkkkkkkkk
Xishood la’aan, allow gun hanaga dhigin..kkkkkk
Haddaad rag tahay Cumar Maxamud iyo Ciise Maxamud kama hadasheen adiga oo Hawiye ama Isaaq inta dhaafay Irir sheegta…..
Jufo Ilma Saleeban ah ayaa ka tayo badan..cidaada aad qarsato..
Car Somali cid ka sheego? Cumar iyo Ciise Maxamud ayaad ka hadlaysaa oo jifo Majeerteen ah,War sariigo!
Dhulka markii la qaybinayey waad maqnayd waan ogahay laakiin markii qabiilka la qaybsanayeyna intee jirtay…. Nn Somali qabiil lahayn oo qabiil ka hadkaya maanta dhan adiga ayaa iigu horeeyey.
😃
Don’t worry Cumar iyo Ciise Puntland waa gaarhayaheeda!!! believe me!
Yaab !!!!!!!!! iyo Qosol kkkkkkkkkkkkkkkkk.
Maamulka pint-land iyo dhulmahante oo sameeyay arrin lagu wada qoslay oo ay ku ceeboobeen.
Maamulka pint-land ayaa waxay soo qaateen sawiro laga qaaday gawaari ay sacadka leeyihiin oo wisil iyo hobyo inta u dhaxeysa yaala, kuwaasoo ay ku sheegeen gawaari ay somaliland laascaanood uga soo furteen kkkkkkkkkkkkkkk.
Baabuurta ay majeerteenka iyo dhulbahantaha sawiradooda facebook-ga kusoo bandhigeen, ayaa ah baabuurta cul-culus ee dagaalKa, kuwaasoo ah kuwa ciidanka daabula iyo kuwa uu qoriga culus ee zuuga la yiraa (zu-23) uu ku rakiban yahay.
Baabuurtaas waxaa iska leh beesha sacad siciid, waxayna yaalaan deegmada hobyo ee gobolka mudug, waxaana lala yaaban yahay sababta ay dhabayaco beenta intaas la eg u sheegeen iyo sababta baabuur ay sacad leeyihiin somaliland ugu nisbeeyeen.
Ma jirro hal gaari oo ay dhabayaco somaliland ka furatay, mana dhici ksrto midaas ee waa riyo jooga (istaaga) lagu arkay (qof isagoo taagan riyooday) kkkkkkkkk.
Viva zuugaga sacad sicid oo ah kuwo difaaca dalkaan u taagan, dhabayaco-na ay ka baqaaan.
Cumar iyo Ciise marka wax isku qabtaan dhexdooda ha murmeen laakiin cidkale marka arkaan xabadooda isku meel u jeedaa, taas aniga ayaa kuu balanqaaday.
Hadday Dameeruhu dhergaan
Way Sibirka dhuusaan
Waa waxa futa madoobe dhiico
Dhabarka luidshaaye
Oo markuu Daarood Ku guri
Dhalfa Wayne
Iyaga iyo dhidigga Iiddoor
Waa la dhabayaaye
Dhulbahante xabadduu waa u khudaar
Liin Ku dhadhamiyaaye
AMA dameer dhuusa weeyn ahoow
AMA dhalyac Iiddoor
Guskii Daarood waa dhigan yahay
Isaga oo dheere
Daaroodka kale weli
Sooma dheeline
Bal car iska dhiciya urusamaaloow
Dhulbahante gadoodey
Isaaqa waa in cimaadda tuuraan oo yiraadaan: Ma haysano dhul aan la goosano oo keligeen leenahay ee sidii Somali wax ula wadaagi lahayn aan ka fekerno.
Waxna uga xumaan mayaan hadii sida Puntland meeshii Somali wax ku qaybsanayso joogaan oo gobolkooda maamushaan dalkana lawada dhisto.
Weliba waa u xilqabtaa Somalida oo sad bursi loo ogol yahay…run
Kacaankii ayaa deken weyn iyo airports weyn u dhisay aan laga gobolada Daaroodka loo dhisin hadana u malayn maayo hadday ayaga dalka hogaamiyaan ama Hawiye/Darood hogaamiyo in ku qadayaan ama lagu soo duulin. Waayo Somali xoog ku kala adkaan mayso oo qolo addoonsi ogolaan mayso..run
Somalia qofka aqli leh waa ogyahay in: Qasab lagu midayn karin Somalia inta Hareysa xoog lagu galo, qasabna lagu kala goyn karin inta Sool xoog dadka qasbaan ama Boorama….!
Caadi iska dhiga Iidoorow …✔
Lop
Halgamaa Cumar Samatar Samaroon ma ahayn ee MJ Siwaaqroon Caluula ku dhashay buu ahaa,Naaibkii Cali Yuusuf
Xaange
Thanks inaad i saxday..Samaroon iyo Suwaqroon ayaa isku qalday malaha..
Suwaqroon waaba niman Majeerteen, Maxamed Noolays ah, Majeerteen badan iga xigaan..
LOP beelaha waa laga badiyaa..
Macalin culus ahaa Cumar Samatar..Aloow janaha ku hay.
Lop
Adaa mudan ina’ader.
Waa caadi, Waxaan moodey samaroon iyo siwaaqroon writing error inuu kaa noqday maadaaba isku qoraal dhowyihiin.
Cumar Samater maxaa Ethiopia u xusi jirtay. Xilligii Xayle Salaase waxa jirtay Cumar Samater Day taariikhdiisa laga sheekeeyo
Dawladda federalka ayaa aqbashay baaqii garaadada sool.
Waxay sheegtay in ay soo dhawaynayso go’aamada iyo talada dad deegaanka ay gaareen.
Waxay kaloo dawladdu sheegtay in ay ilaalinayso midnimada dhuleed ee dalka.
Guuuuuuuullllllll.