RW. Khayre oo si kulul uga hadlay Dagaalka Laascaanood, Fariina u diray DF Somalia
Laascaanood ( Kalshaale ) Ra’iisalwasaarihii hore ee Dalka Hassan Ali Khayre ayaa sheegay in Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay masuul ka tahay ilaalinta midnimada dalka waxaanu Somaliland ugu baaqay in joojiyaan dagaalka Laascanood:
Bismilaah, Waxaan aad uga xumahay colaadda iyo dagaalka maanta dib uga soo cusboonaaday magaalada Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad shacab ah. Waxaan u tacsiyeynayaa dhammaan ehelada iyo qaraabada dadka shacabka ah ee geeriyooday, waxaanna Allah uga baryayaa in uu Jannaddii ka waraabiyo inta dhaawaca ahna uu u boogo-dhayo.
Waxaan ugu baaqayaa Maamulka Somaliland, madaxda, Isimadda iyo duubabka dhaqanka, aqoon’yahanka iyo siyaasiyiinta reer laasacaanood in dagaalka si deg-deg ah loo joojiyo, lana ilaaliyo rabitaanka iyo xuquuqda shacabka kunool Gobolka Sool.
Hey’adaha gargaarka waxaan ugu baaqayaa in ay u guntadaan sidii daaweyn, gurmad iyo samatabixin deg-deg ah loogu samayn lahaa dadka shacabka ah ee waxyeeladu kasoo gaareen dagaalka.
Dowladda Federaalka ah waxaa masuuliyad dastuuri ahi ka saaran tahay ilaalinta midnimada Dalka iyo badqabka shacabka Soomaaliyeed.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63773
KANI MANOOLAA
Ana waykan weeye sheekadiisu oo tolow yuu ismaqashiinayaa.
Ustaad XASAN sheekh ayaanu kala xaajoonaynaa iyo odayga IRRIR SAMAALE Allah hadaaye ismaciil Omer Geele
iidoor waa ku daayay!!
Iidoor maantaa la tusay waxay yihiin !! ina gumeed afka ka nool !!
daraawiish maanta taariikhdii bay dib u soo celiyeen !
yaa irir aheey bay ku waalatay! xataa dhulbahantaan dagaalka wada gelin!
iidoor bakhtigoodaa daadsan laascaanood!!
Ciyaartu waa billow!! dagaalkuna wuu socon ilaa hargeysa!!
Mar hadduu yiri dowladda somaliland warkiisu
Waa caabuq waana wax hooseeya…yaa somaliland dowlad ka dhigaya waa qabiil iskibrinayee!
Don’t forget dowlad dagaanka somalida ithiopia ayey la mid yihiin waa dowlad dagaan somaliland iyaga magaca jecel haloogu yeero lakiin waa inay si degdeg ah u joojiyan dagaalka bal maxay ku dagalamayan dhul ayna laheen oo dadkii lahaa ka soo horjeestay,siyaad bare maxay kula dagalameen sow ma aheen dhulkayga igu talin maysid,waxa la yiri what goes around comes around ka xaaxabiya dowlad somaliyeed waa diideen dee idina waa la idin diiday,ilmada cesho baan ku idhi,imikaba hadad qaxii u xiisteen dagalka wada hadii kale ✋ stop 🛑 dhulkiinana iimaansada idoor baan la hadlaya
Yuusuf
Puntlandba soo matiraahdo dawlada puntland maxaa somaliland oo kaweyn ugu haysataa
Ninkaan khayre iyo kuwa lamidkaa sida ina gaas
Waa kuwa dabka kushidaya arinta sool yaab badanaa
Soomaali dhiig bay usoo jeesatay
@@@@Ugaas kaahin.
Anigoo ku hadlaya magaca beesha Hawiye iyo magaca dowlada Hawiye ee soomaaliya, waxaan raali gelin idinka siinayaa hadalka daanyeerkan daaroodka adoonka u ah iyo hadalka kii ka horeeyay ee cabdi rixmaan c/shakuur, raali ka ahaada saaxiib, kuwani waa daanyeero aan beesha hawiye iyo dowlada soomaaliya-ba matalin.
Hawiye iyo Isaaq waa walaalo, hadaan Hawiye nahayna cadowgina xaarood ee naac-naacda beenta ah wada idiin soo raaci meyno.
Viva jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee soomaalilaan.
Salaama, EEBE SAREEYE SWT Haku Nabad Geliyo.
Daanyeerki Ma Maanta Ayuu Madaxa
So Taagey Sow Ki La Qaxey N-N Daanyeer
Madax Sabuula Leh
@ Digriyoow Ayaa Warkiba Dhameeyey
Walaalaheen Reer Somaaliland Waan
Ka Raali Gelineeyna Warka Deel Qaafka
Ah e Kaso ayeerey Kuwa Liita
Ugaas digriyow
Wiil hiraab
Imaam keena guud
Dhamaantiina salaan qaaliya gudooma
Midna aan idiinku daro nacas iska hadla reer ma matalo.xaalkaana waan idinka gudoonay
Our ultimate goal is to remove this daarood cancer once for all.
IRRIR SAMAALE are peace loving people.
Xasan duufle waa dameer aan damiir lahayn! waa ninka isagoo madaxweyne ah
awoodi la’ inuu ka hadlo dulmiga iidoor ka wado carro dhulbahante!!
waxaa la gaadhay wakhtigii iidoor daba cayuun meel la saari lahaa !! yaa is gaadhayba !! waa maxay cabaadku !!
Kaahin aka iidoor boy
Dhulbahantaan dagaalka wada gelin! xaarka cesho!!
bakhtiga iidoor laaskuu daadsan yahay!! dhaawaca iidoor waa tiro beel!!
hadal muxuu tari ! iidoor waxaan leeyahay tirsada maarta! ismaaciil calool jawaan u qayshada bal inuu wax idiin taro!…..kkk. waa laangaab dhaqankiis!!
war yaa irir aheey…kkkk…
iidoor inuusan macno lahayn horaan u ogeyn! inta nabaddu joogto wax ka qaylo badan ! markay xabaddu afka ka baxdana .. waa baroor iyo waa nala xasuuqay!! doqonka jaahilka ah ee muuse shaani caawa wuu dullaysan yahay!
meel uu u ciirsaduu la’yahay!!
Duf ku bax, doqon indho la’
Irirsamale ma aqaan laakiin waxaa ogahay dhulbahante iyo Muuse handaraab waa is baran dagaal ninkii guriyaga noola yimaada insha allah cashar lama ilaawaana wuu naga heli faan iyo cayna Ma aha
Dhulbahante 1906 ayey Engris ka diideen kaalaya daabba ii qaada ma 2023 ayey Isaaq ka yeelin dhulkii Engriis majoogee kaalaya annaga Isaaqa daabbada noo qaada..kkkkkkkk
I don’t think so.
Puntland ka diideen kaalaya aan Puntland isla wadaagno iyo federal Puntland states…KKKKKKk
Dagaalka dadbaa dhiman laakiin maxaa ku xiga! I tell you inta gabar ka nooshashay dowlad Somaliland la yiraado oo Somalia ka tirsanayn ka mid noqon mayaan Dhuloss…I believe so 100%
Dhuloos; they are hard nutshell to cracked.
Isaaq dhibaa haysta!
Its time, Isaaq declare Independent Isaaq land or rejoin Somali federal states.
Dad aan ku rabin isku badi waqtigeedii waa gabagabo, the result will bloodshid.
This is my humble opinion.
Kheyre kheyr alle ha siiyee waa nin fahansan Soomaalinimada iyo dalkaba.
Hawiye shurufle oo isaaq iyo dhulbahante kudhexwaashay
War yaaba ku yaqaan shaqaale daarood baad tahay
Walaahi hawiye waa qabiilka layaso