|

Dagaalka ka socda duleedka Laascaanood iyo Wuxuu ka dhigan yahay

Laascaanood ( Kalshaale ) Muuqaalada laga soo tabinayo duleedka Laascaanood waxay muujinayaa maydad tiro badan oo malayshiyada” Somaliland” ka tirsan, dagaalka ayaa si xawliya uga socda goobo badan, waxaana gebi ahaanba fashilmay weerarkii ay Saaka soo qaadeen malayshiyada “Somaliland”.

Dagaalka saaka qarxay Laascaanood ayaa ah mid xoog badan oo ka duwan kuwii hore, dagaalkan oo u muuqda kii ay ku kala bixi lahaayeen Dhulbahante iyo Maamulka “Somaliland” oo garab ka hela bulshada Isaaq ayaa saaka ah mid u dhaxeeya bulshada Dhulbahante iyo malayshiyada ka soo jeeda Burco iyo Hargeysa.

Malayshiyada deegaanka u dhalatay ee hore uga tirsanayd maamulka “Somaliland” ayaa intooda badan ku biireen bulshada deegaanka difaacaysa.

Go’aanka soo baxay Saaka ayaa isaguna ahaa go’aan siyaasadeed oo mugweyn, natiijooyinka ka dhallin doonana ay noqon doonaan kuwo geeska Afrika isbeddel weyn ka sameeya.

Odayaasha dhaqanku dhammaantod waxay sheegeen in ay hoos tagayaan dawladda federaalka, qodobkaas oo ah mid aad u miisaan weyn.

Asad Cadaani Ibraahim

Daawo go’aanadii kasoo baxay shirka isimada dhaqanka SSC ee Laascaanood.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63763

Posted by on Feb 6 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

29 Comments for “Dagaalka ka socda duleedka Laascaanood iyo Wuxuu ka dhigan yahay”

  1. Jabhad beeleed iyo ciidanka (Dervishes)xaq udirirka dagaalkooda wuxuu joo afjari doonaa, inshaAllah, 30 sano Masayrland Been ku noolayd.

  2. 👏👏👏👏👏.
    Guulaysta daraawiish waan hubaa inaad ka guulaysanaysaan cadowga gardarada ku yimid gurigiina.

  3. Ninkii Dhoof ku yimi bay geeridu dhibaysaa”

  4. Cagtii joogsan weydaa mar bay ceeb la kulantaa. Soo joog ninkii kaga waayaa soo jiifaa laga helaa hello qawdhan hoo baaruuda.

  5. Ninkii soo joog laga waayo soo jiifaa laga helaa .hello kaaho bariweyn hoo baaruuda. Viva khaatumo guul iyo gobanimo.

  6. garaadadu aad bay umahadsanyihiin intaanu isla ogayn sideedii bay u sheegeen
    si shacabka loo dejiyo

    waa inoo iyo shirka labaad ee dhici doona 5 years later.

    SOCIAL ENGINEERING IS IN FULL SWING

  7. War rag meeshaan ka nacnac dhihi jiray maanta lama hayo markeen mayd huubada oo daadsan duleedka laascaano. Kkkkkkkkkkkk.

  8. Baarqab aka Ina dhilo

    Weli ma sidiibaad uniikinaysaa

    Waxa kalshaale qorto inay huu haa tahay nin ragina waa og yahay nacasna loo sheegi maayo

  9. Jamhuuriyada Barakeeysan e Somaaliland
    Wali Waxa Ay u Tureeysa Shacabkeeda
    Waaney Ku Mahadsantahey in Shacabka
    Lo Turo Waayo Shacabku Ma Xamili Karaan
    Qoryaha BM iyo Taangiyada Sida Daraadeed
    Waa in Ay Magaalada Si Deg Deg Ah Uga
    Baxaan Kuwa Garaadada Sheeganaya e
    Argagixisada Ah Waa Kuwa Kuwa Balaayada
    Wada e Qandaraasyada Kuso Qaatey in
    Dadka Shacabka Ah La Bara Kiciyo

    • Mr wiil hiraab waar nimankan haddii aad dankaleedahay wat isku xaareene maryaha kuqabo.
      Addeer intaan kala jeeday ayaa layga faa,iidaystaye wallee jabhadan argagixisadda ah meel ayaanu saaraynaa.
      Waa mahad Allah mar haddii reer khaatumo midoobeen,wallee ilaahay oo keliya ayaan ubaahanahay.

  10. Maxaa 15 sano heesaha xornima doonka loo
    qaadayey haddii dad shicibii ciidanka SL la dagalami
    karaan kkkk.

  11. Kkkkk
    Asad caddaani waa dhalinyartii 2007 puntland baa ina
    difaacaysa jidbaale website ku qori jiray.
    Marka ciidanka somaliland la wareegeena tahriib dheer
    ku soo galay qurbaha.

  12. 15 sano maxaa is badalay?
    – somaliland oo dhaqaaale iyo ciidan ahaanba 10 jeer
    ka xoog badan intii hore.
    – hawiye iyo federaal ka il baxay in marba ninkooda
    madaxdaa qaddiyad ninka daarood laga ilaaliyey lagu
    dhibo.
    – puntland oo soo hadal qaadka sool ka damqanaysa(tukaraq)

  13. Waa sidaa Wiil hiraab sheegay.
    Shacab loo tudhayaa aqalka baarlamanka Maraykanka bay xoog ku galaan.
    Haseyeeshee runtu markay timaado qasabaa lagu xareeyaa.
    Kuwa danbiilahan waa la xidhaa.

  14. Masaakiin marka ay dhamaadaan ayaad arki doontaan iyadoo heeso Hinya la qaadayo.
    MAANTA WAXAAN U SHEEGAY MY GREAT FRIENDS HABARJECO AND FEW GABARYONIS THAT MY UNCLE UA MSBARE WAS NOT DICTATOR AND KILLER.
    Waan u dabaal degayaa arrintaa iyaguna runtii waa gob gobdhashoo wey igu raaceen.
    ISAAQ WAA GARDARAN YAHAY ARAGTIDAYDA.
    I have valid points to urgue indeed.

  15. Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun
    Maliishiyo caqli aan qabiil ahayn lahayn inay sababayso in tallaabo laga qaado way muuqatay.
    Cashar ugu filan.
    Nin durbaan qabiil meel dheer uga garaaca waxna u tari karin baa halaagay iyo Garaado dagaal oogayaal ah.
    Raggu waa dagaalamaa waana dhintaa sida Dhulbahante lkn naag baa u daran badhi buuran oo alalaaska uun ka adag kkkk
    Maanta maye wixii bilaha shaashadaha ka hanjabayay?????

    • Zaki

      Haddii cidi durbaan qabiil tuntay, waa iidoor cidda tuntay, maadan maqal yaa irir ahay mise wuxu urur buu ahaa, magac gacan ku rimis ah?

      Iidoor daba cayuun waxaan maydad tiro beel ah iyo maryo dhiig leh ahayn, kala noqon maayaan laascaanood !! maalin kasta oy sii joogaan way sii tabar darayn!
      Saan xogta ku helayo, askarta iidoor waxay billaabeen inay qoryaha iibsadaan dhuumashana ku baxaan !! dhulbahante wuu hubaysan yahay iidoorna iskaga filan, muuse jaahilka doqonka ah waxaan leeyahay, waxba ha la hadhin!

      Dhiigyacab dunuubtii uu galay iyo dadkii uu xasuuqay xisaabyoodii baa ku socota! iidoor I arkaay buu ku jiray hadase waxaa ku xiga I qariyaaay !! imisaa loo digay ! waxa kula dagaalamayaa waa daraawiishtii ingiriiskaad dhabarka ku qaadi jirtay ee ku raran jiray qoorta ka jaray !! geesigu wuu liicaa ma se dumo!!
      waa kuwaa hadda soo laba kacleeyey !! ee dabka ku saaray ! ee xaarka cesho!!

      Guushu way dhowdahay, darwiishland uga dhammaatay iidoor daba cayuun !!

  16. War yaa wax u sheega qabiilkan duleeysan ee caqliga xun ee la yiraa dhulmahante aka dhilos.
    War yaa u sheega in nabad wax u dhaanta aysan arki doonin.
    War yaa u sheega in loo turayo oo aysan is mahdin ama is moodin kuwo dagaalami karra.
    Dhilos u fiicana ineey jamhuuriyadooda somaliland gees ka raacaan oo ay joojiyaan been beenta iyo buruq baraqda ay wadaan.
    Wallaahi hadii kale waxay heli doonaan waxa ay rabaan oo ah hoog iyo halaag iyo in sool oo dhan lagala wareego oo laga qixiyo, qabiil kalena ay dhulkaasi qaataan.

    War yaa dhilos fariinteydaan gaarsiiya.

    • Digriyoow

      Fariinta siilkii Hooyadaa Ku celi, makhnuud Iiddoora adiga iyo siil jiraan adkaysta guska Dhuloos waa idinku jiraan

      Kaaha Kintir weeyn may la socotaa kkkk kkkk kkkk

    • Digriyow

      War calyada iyo dhareerka golaha kala tag !!
      Nacas fulay ah! banaanka is keen oo is caddee inaad iidoor tahay!
      daraawiishtu way ku filan yihiin iidoor daba cayuun ! uma adkaystaan dhamacda rasaasta!! maleeshiyada iidoor waxay billaabeen inay qoryaha iibsadaan oo dhuumasho ku baxaan !!

      Riwaayaddii iidoor way soo afjarantay !! so what is next? maamul goboleed yar oo hargeysa iyo burco ah?! taa saad ku khasban tahay ! runta ood ka war wareegtaa kaliya wakhtigaa kaagaga lumi !

      iidoorka ii dooridii inanta weeyaane, lama arag isaaq ninuu dhaluu aabe leeyahaye…….ku dar inta kale…….

      Viva Somali Weyn, down with all traitors !

  17. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kuwa shala oran jiray waan gumaysanaa daaroodka laascaano iyo tukaraq ayaa maanta dhahaya shacabka baa loo turayaaa. Muxuu ahaa awal shacabka la gumaysto. Kkkkkk Alla jabwaynaa.
    Turid ku yeh waa maxay nimanka hoobiyaha tuuraya oo shacabka u turaya.
    Waa maxay nimanka maydkooda laascaano lagu jiifayo oo turaya.

    Maanta oo kale in badan baan sugayey🤣🤣🤣

  18. Siil Hiraab, Xaarshid iyo Futogodan
    Waydinkaa hadana waydinkaa
    K kk kk kk

  19. Maanta oo taariikhdu tahay 06/02/23 waxaa soo afjarmay riyadii iyo ruwaayadii iidoor wagaash ay wadeen 32 ka sano ee aheyd somalikand.kkkkkkkk waxaa halkaa ku saqiirtay ila meereysadiu gooni isutaagii idoor waxaa iyana jinaaso lagu tukaday qabiil,qabiil u dawladeeya kkkkk maanta waxay taagan tahay eber miyaa eber miyaa ubaxaan abuurnay eber miyaa? eber miyaa eber miyaa arimahaan dhiseyney eber miyaa? eber miyaa eber miyaa dawladaan dhisaney eber miyaa?kkkkk hadda iyo dan nin walba waa yaqaan halkii ilaah u abuuray ha iimaansado haddii kale hoo baaruuda. Hello hello eedo kaaho bariweyn hoo baaruuda.kkkkkkkk viva khaatumo guul iyo gobanimo.

  20. Deg-Deg.
    Odayaasha dhulmahante ee isbuucyadii lasoo dhaafay laascaanood hilib cunida u joogay oo hada qarka u saaran ineey magaaladaas iskaga cararaan.

    Odayaashaan ayaa waxa ay dareemayaan carada ciidanka soomaalilaand oo ka carooday sida arrinka laascaanood ay odayaashaan u qaseen ayagoo hilib arri iyo geel raadinaya.

    Hada xaalada magaaladaas wey kacsan tahay, waxaana aad looga dareemayaa carada (xanaaqa) ciidanka qaranka soomaaliland oo aad uga careysan habraha iyo caruurta dhagaxyada tuur-tuuraya iyo nimanka ku daba gambanaya ee ciidanka soomaaliland xabadaha kusoo tuuraya deedna cararaya.

    Mar dhow waxaa laga baqayaa ineey ciidamada soomaaliland arrintaan jawaab ka bixiyaan, taasoo keeni karta burburka iyo hooga maagaladaas qadiimiga ah laascaanood.

    Alloow xaalka magaaladaas kheyr ku dhameey, oo libaaxyada isaaq Alloow haku fasixin.

  21. Somaliland mid ha ogaato; Somalia khasab laguma midayn karo inta Hargeysa xoog lagu galo, khasabna laguma kala gown karo inta la laayo kuwa diidan gooni goosadka…Yaan shacabka Somaliyeed bilaash la iskugu layn.

    Dhulbahante xoog lagu maamulidoono, waxay rabaan uunbaa soco oo la oqaandoono mar dad badan dhinteen.
    war Isaaqow naftiina iyo dadka dhulkooda oo ku duulaysaan badbaadiya.
    Dagaalka hadda halaga hortago inta Laascaanood keliya joogo.

  22. Iga qora wixii qabiil lagu abaabulo,aakhirka qabiil baa lagu dumiyaa.
    Isaaq iyo Majeerteen ayaa farsamada qabiilka keenay,waxoogaa waa kusoo moodeen haddise ay qurxin lahaayeen raganimo ayay ahaan lahayd Somaliland Isaaq baa yeeshay Puntland weyba kasii dartoo Maxamud Saleebaan waa ka badin weyday.
    Waxaan marqaati ka nahay in dulmigii Isaaq lagu sameeyay mid ka xun ay samaynayaan Isaaq,ogow dunida waqtigaa 1988-91kii jaahilnimadaa badnayd.
    Maanta 2023 in hoobiye lagu laayo shacab Waxaan u canbaareynayaa sida aan ka aaminsanahay wixii lagu sameeyay Hargsysa in ay ahayd masuliyad darro, Maanta tii oo kale un weeye.
    Xalka muxuu yahay?Beel baa duulaan ah,dulmi cad kusocota waa Isaaq.Haddii jabhaddii 91kii soo gashay Hargaysa ay ahaayeen MUJAAHIDIIN.Kuwa ku dhimsnayaa Laascaanood waa mujaahidiin.Kaliya rabitaanka dadkaas waa in la ixtiraamaa.

  23. KORON HAYAAN ka ina dhilo

    afkaad ka nooshee ina dhilaw for the last 32 years maanaan dhisay wadooyin iyo warshado waxaanu dhisanay ciidan shacabka somaliland dhamaantood ku seexdaan.
    reer soola al daaroodiya ayaa been usheegtay taasina way dhamaanaysaa hada.
    waxaa balana in garoowe aanu soo galo

    somaliland will protect its territory with an IRON FIST…PERIOD

    sheeko dumar looma baahna ilma dhilo mayla socotaan

  24. Waxaan aad ula yaabay qaar ogaadeena oo video iska soo duubay oo calankii Ethiopia xagooda danbe ka muuqdo oo leh dhulbahante hayska xoreeyo somaliland
    What joke

Leave a Reply to Axmed Najaad

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented