|

Siciid DENI ma Awood Ciidan ayuu ku xalin doonaa Xiisada Garoowe ee Diiwaan gelinta

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxweyne Deni ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daabulaya Garoowe, waxaana saacadihii u dambeeyey buuraha dagaalka ee gobalka Barri laga soo qaaday ciidan xoogan oo ku wajahan caasumada, si ay qeyb uga noqdaan Diwaangalinta doodu ka taagan tahay, ee ay Madaxtooyadu doonayso in ay hirgaliso.

Madaxweynaha Puntland oo la hadlay qaar kamid ah saraakiisha ciidanka ayaa u sheegay in la fulinayo amarka iyo kala dambeynta, oo cidna aysan hor istaagi karin diwaangalinta, talaabana laga qaadayo.

Deni ayaa xooga saaraysa in ka hor inta ciidamada ay geynayso Garoowe, aysan dhinaca kasoo horjeeda helin waqti ay dhaqdhaqaaq sameeyaan, iyadoo loo marayo in dhexdhexaadin loo diro guddi Odayayaal ah.

Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo aad ugu dhaw Madaxweyne Deni, waxay lataliyayaasha ciidamada ee kasoo jeeda Garoowe,ku dhiirigalinayaan qaadida talaabo ciidan, kahor Talaadada, waxayna u sheegeen in la awoodo in lasoo xidh-xidho siyaasiinta kasoo horjeeda mashruuca GeediCaano leh, oo ay ku jiraan wasiiro hore iyo saraakiil ciidan.

Sanadkii 2021: Siciid Deni wuxuu sheegay in uu soo xirayo Saraakiisha PSF, maxkamad milaterina saarayo, wuxuu markii dambe la galay dagaal aan wax guul  ah ka dhalan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63731

Posted by on Feb 5 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

10 Comments for “Siciid DENI ma Awood Ciidan ayuu ku xalin doonaa Xiisada Garoowe ee Diiwaan gelinta”

  1. Kkkkkkkkkkkkkkmmmmkkmkkkkkkkkkkkk

  2. Koox yar oo aaran jaan ah ma hor istaagi karaan diwaangelinta laga filayo inay ka dhacdo Nugaal.4 wiil oo inta kamaad iska soo duubay oo hadaaqay ciidanka buuraha jira loo soo kaxaysan maayo,Wiilashaas iyo ragii soo abaabulay waxaa maanta la shiray odayaasha jifidooda hoose ah.Kalshaale kuwa wax ku qora jecleaa inay buun buuniyaan wax aan macna lahayn

  3. Waxa Lo Kala Ordayo Waa Hagbada Wax
    Kale Ma Yaalan Meesha o Aan Madaxya Qubbo
    Aheeyn
    Idin Kala Garan Meeyne Wada Guuleeysta
    Buuqina Bal Hala Nasto Hadaad Dontaana
    Badda isla Gala Cid idiin Imssneysa Ma Jirto

  4. Waxaan Sugeeyney Dhabayaco in Ay
    Gurmad Harti u Dirto Laascanood kkk
    Shabaabkina Marki Hawiye iska So Saarey
    Waxa Ay So Fariisten Gobolka Sanaag
    Iyaga o Caruurtodi Wata Halkaas bal
    Ukumaha Ha Dhigtaano in Muda Ah
    Waaba Na Wareeriyene kkkkkkkk

  5. # xaange

    Waxaad kamid tahay. Damiilayaasha dalkaan godka dheer ku Riday.
    Waxaad kamid tahay 210 xildhibaan. Ee xasan sheikh u codeeyay. Oo ka doortay 42. Nin. iyo Gabar kuwaas. Oo boob kuyimid.
    Waxaad. Kamid. tahay dadka. 24/7. Kalshaale. Kusoo qorijiray. Farmaajo. Waa tuug kasoobax villada. Ciyaal. Ayuu Eritrea ka gatay. 4 dekadood ayuu Ethiopia siiyay
    Doorasho boob ah. Ayuu doonayaa
    Adigoon. Wax cadayn ah u hayn
    Deedna. Deni ayaad. U forward garaynjirtay. Si. Uu xildhibaan boob. Ah kuu siiyo. Deedna wuu kusiiyay.
    Waxii xasan. Sheikh iyo group kiisa haleeyo waa inaad taageertaa. Waayo adaa doortay markii deni Soo bixi waayay…
    Mida. Doorashada. Puntland
    What goes around come back around.
    Doorasho qof iyo cod ah. Iyo. Mudo kororsi. oo aad farmaajo kadiideen. Hasugin. In adiga iyo deni lagayeelo.
    Yaa codaynaya waxaan ognhay gobolka bari. %25. ayaan isdiwaan galin. Dadka
    Inta is diiwaangalisayna. Badankood. Waa barakacayaal.
    Ugu danbayn. Dawladnimo Iyo dalka oo hagaaga. Madhawa ilaa. Dadka shilin. Ay helaan. Ay wax kasta. Uga. Muhiimsantahay…

  6. Anigoo og inuu Majeertenku
    ku dagaalamo Sacadka iyo bootada

    Haddana markay arintu halkaan
    Joogto waa in la difaaco
    Masuulka markaas xilka hayo
    iyo Amarada maamulka

    Sidoo kale waa in la difaaco
    Systemka doorashada oo ah
    System cusub
    WAA HADDAYSAN KU QARSANAYN
    KORORSI BEENEED.

    Waliba sida dhabtaa waxaan
    Aaminsanahey hadday arintu
    Ku adkaato Governor Deni
    In Dowladda Dhexe taakuleyso

  7. ONLY SYSTEM DOWLADEEDKA
    waxaa laga hor imaan karaa markuu
    Masuulku isku dayo
    XUKUN BOOB IYO KURSI KORORSI
    sidii MACANGAG LITTLE Dictator
    Farmaajo

    Waa inuu Xassan Shiikh ku taageero
    Governor Deni system dowladnimo
    iyo midka doorashaba ilaa uu
    Deni ka dhameysanaayo term kiisa
    Hagbadnimo

    Guul Deni

  8. Leopon

    Qalbi-Dhagax oo lagu soo celiyay
    Xamar

    Wiilashii laga iibiyay Eritrea oo
    Laga soo dhiibay 60 million oo
    uu Farmaajo horey u sii qaatey

    5tii dekedood oo laga cancel
    Ethiopia

    Dhabtii loo saarnaa
    Qatal Qatar, Eritrea iyo Ethiopia
    Oo afka ciida loo geliyey

    Caalamka iyo dalalka Dariska
    oo ku soo qulqulahayo Caasimadda
    Somalia

    Ama batrool isku bilbil
    oo Taraq isku qabo

    Ama Diinta kabax
    oo Xaaska iska dalaaq

    Inaad Guno ku qaadato
    CBB waa Cirkoo dhiig keeno

  9. Dabshid
    Miyaad maqashey
    60 jirka Dhulbahante iyo
    20 jirka Isaaq kuma heshiiyaan
    Caynaba ayeey ahayd ee Burco maaha.
    Caynabana 1921 baa ingiriis reer hagar xoog uga raray.

  10. Deg deg
    Dagaal isku mar ka bilowday Laaska iyo Garoowe kkk
    Waa laysla gubanayaa oo wllaahiya.

Leave a Reply to Leopon

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented