Siciid DENI ma Awood Ciidan ayuu ku xalin doonaa Xiisada Garoowe ee Diiwaan gelinta
Garoowe ( Kalshaale ) Madaxweyne Deni ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daabulaya Garoowe, waxaana saacadihii u dambeeyey buuraha dagaalka ee gobalka Barri laga soo qaaday ciidan xoogan oo ku wajahan caasumada, si ay qeyb uga noqdaan Diwaangalinta doodu ka taagan tahay, ee ay Madaxtooyadu doonayso in ay hirgaliso.
Madaxweynaha Puntland oo la hadlay qaar kamid ah saraakiisha ciidanka ayaa u sheegay in la fulinayo amarka iyo kala dambeynta, oo cidna aysan hor istaagi karin diwaangalinta, talaabana laga qaadayo.
Deni ayaa xooga saaraysa in ka hor inta ciidamada ay geynayso Garoowe, aysan dhinaca kasoo horjeeda helin waqti ay dhaqdhaqaaq sameeyaan, iyadoo loo marayo in dhexdhexaadin loo diro guddi Odayayaal ah.
Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo aad ugu dhaw Madaxweyne Deni, waxay lataliyayaasha ciidamada ee kasoo jeeda Garoowe,ku dhiirigalinayaan qaadida talaabo ciidan, kahor Talaadada, waxayna u sheegeen in la awoodo in lasoo xidh-xidho siyaasiinta kasoo horjeeda mashruuca GeediCaano leh, oo ay ku jiraan wasiiro hore iyo saraakiil ciidan.
Sanadkii 2021: Siciid Deni wuxuu sheegay in uu soo xirayo Saraakiisha PSF, maxkamad milaterina saarayo, wuxuu markii dambe la galay dagaal aan wax guul ah ka dhalan.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63731
Kkkkkkkkkkkkkkmmmmkkmkkkkkkkkkkkk
Koox yar oo aaran jaan ah ma hor istaagi karaan diwaangelinta laga filayo inay ka dhacdo Nugaal.4 wiil oo inta kamaad iska soo duubay oo hadaaqay ciidanka buuraha jira loo soo kaxaysan maayo,Wiilashaas iyo ragii soo abaabulay waxaa maanta la shiray odayaasha jifidooda hoose ah.Kalshaale kuwa wax ku qora jecleaa inay buun buuniyaan wax aan macna lahayn
Waxa Lo Kala Ordayo Waa Hagbada Wax
Kale Ma Yaalan Meesha o Aan Madaxya Qubbo
Aheeyn
Idin Kala Garan Meeyne Wada Guuleeysta
Buuqina Bal Hala Nasto Hadaad Dontaana
Badda isla Gala Cid idiin Imssneysa Ma Jirto
Waxaan Sugeeyney Dhabayaco in Ay
Gurmad Harti u Dirto Laascanood kkk
Shabaabkina Marki Hawiye iska So Saarey
Waxa Ay So Fariisten Gobolka Sanaag
Iyaga o Caruurtodi Wata Halkaas bal
Ukumaha Ha Dhigtaano in Muda Ah
Waaba Na Wareeriyene kkkkkkkk
# xaange
Waxaad kamid tahay. Damiilayaasha dalkaan godka dheer ku Riday.
Waxaad kamid tahay 210 xildhibaan. Ee xasan sheikh u codeeyay. Oo ka doortay 42. Nin. iyo Gabar kuwaas. Oo boob kuyimid.
Waxaad. Kamid. tahay dadka. 24/7. Kalshaale. Kusoo qorijiray. Farmaajo. Waa tuug kasoobax villada. Ciyaal. Ayuu Eritrea ka gatay. 4 dekadood ayuu Ethiopia siiyay
Doorasho boob ah. Ayuu doonayaa
Adigoon. Wax cadayn ah u hayn
Deedna. Deni ayaad. U forward garaynjirtay. Si. Uu xildhibaan boob. Ah kuu siiyo. Deedna wuu kusiiyay.
Waxii xasan. Sheikh iyo group kiisa haleeyo waa inaad taageertaa. Waayo adaa doortay markii deni Soo bixi waayay…
Mida. Doorashada. Puntland
What goes around come back around.
Doorasho qof iyo cod ah. Iyo. Mudo kororsi. oo aad farmaajo kadiideen. Hasugin. In adiga iyo deni lagayeelo.
Yaa codaynaya waxaan ognhay gobolka bari. %25. ayaan isdiwaan galin. Dadka
Inta is diiwaangalisayna. Badankood. Waa barakacayaal.
Ugu danbayn. Dawladnimo Iyo dalka oo hagaaga. Madhawa ilaa. Dadka shilin. Ay helaan. Ay wax kasta. Uga. Muhiimsantahay…
Anigoo og inuu Majeertenku
ku dagaalamo Sacadka iyo bootada
Haddana markay arintu halkaan
Joogto waa in la difaaco
Masuulka markaas xilka hayo
iyo Amarada maamulka
Sidoo kale waa in la difaaco
Systemka doorashada oo ah
System cusub
WAA HADDAYSAN KU QARSANAYN
KORORSI BEENEED.
Waliba sida dhabtaa waxaan
Aaminsanahey hadday arintu
Ku adkaato Governor Deni
In Dowladda Dhexe taakuleyso
ONLY SYSTEM DOWLADEEDKA
waxaa laga hor imaan karaa markuu
Masuulku isku dayo
XUKUN BOOB IYO KURSI KORORSI
sidii MACANGAG LITTLE Dictator
Farmaajo
Waa inuu Xassan Shiikh ku taageero
Governor Deni system dowladnimo
iyo midka doorashaba ilaa uu
Deni ka dhameysanaayo term kiisa
Hagbadnimo
Guul Deni
Leopon
Qalbi-Dhagax oo lagu soo celiyay
Xamar
Wiilashii laga iibiyay Eritrea oo
Laga soo dhiibay 60 million oo
uu Farmaajo horey u sii qaatey
5tii dekedood oo laga cancel
Ethiopia
Dhabtii loo saarnaa
Qatal Qatar, Eritrea iyo Ethiopia
Oo afka ciida loo geliyey
Caalamka iyo dalalka Dariska
oo ku soo qulqulahayo Caasimadda
Somalia
Ama batrool isku bilbil
oo Taraq isku qabo
Ama Diinta kabax
oo Xaaska iska dalaaq
Inaad Guno ku qaadato
CBB waa Cirkoo dhiig keeno
Dabshid
Miyaad maqashey
60 jirka Dhulbahante iyo
20 jirka Isaaq kuma heshiiyaan
Caynaba ayeey ahayd ee Burco maaha.
Caynabana 1921 baa ingiriis reer hagar xoog uga raray.
Deg deg
Dagaal isku mar ka bilowday Laaska iyo Garoowe kkk
Waa laysla gubanayaa oo wllaahiya.