|

Xiisad cusub oo ka taagan Ceel-Afwayn iyo dad lasoo baxay Calanka Soomaaliya

Burco ( Kalshaale ) Degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag xaalad ayaa ka taagan maanta kadib markii ay dhaceen mudaharaado laga soo horjeedo dilal ku soo noqnoqday deegaankaasi oo Ciidamada dawladdu gaysanayaan.

Mudaharaadka kadib dad gadoodsan iyo Ciidamada Booliska ayaa isku dhacay, waxana la maqlayaa rasaas Ciidamadu ridayaan.

Dhinaca kale Xildhibaanno laga soo doorto gobolka Sanaag oo maanta Warbahainta Hargeysa kula hadlay ayaa sheegay in dilalka ka dhacaya degmada Ceel-afweyn ay yihiin kuwo qorshaysan oo shacabka lagu dhibayo.

Dad weynaha oo ka gadoodsan dil hal kaasi ka dhacay ayaa la soo baxay calanka buluugga ah  Soomaaliya.

Magaalada Ceel-afwayn waxaa dega Beelaha Habar-jeclo iyo Habar yoonis.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63719

Posted by on Feb 5 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

42 Comments for “Xiisad cusub oo ka taagan Ceel-Afwayn iyo dad lasoo baxay Calanka Soomaaliya”

  1. Habar Walbaaba Maro Haso Tolato Xage
    Lalaso Aadaya Maryaha Waagi Hore Waxa
    Lagu Beer Jeliicasan Jirey Hawiye Jilbeeysan
    Marka Muqdisho La Yimaado e La Dhergo e
    La Cayilo Ayaa Hadana Hawiye La Caayn
    Jirey Filimkaasi Waa Dhamaadey Marada
    Buluuga Ah Haba La Gubo Habraha Wataana
    Xaarka Ha Isaga Tiraano No More Marya
    Dambe O Hawiye Lagu Beer Jileecsado
    Hada Hawiye Waxaaba U Tolanaya Calan
    Nooc Kalle Ah O La Yira Calanka IRIR SAMALE
    Of USC Habrihi Calanka Buluuga Ah So
    Huwan Jirey Waxa U Dambeeysey Ina
    Abwaan Qorane iyo Cali Daacuun Iyana Marki
    Ay Cayileen o Ilka Naga Daabteen
    Sidi Ay No Caayi Jireen Waa La Oga iyo
    Halka Ay Hadda Ku Dambeeyan

  2. Maryaha Buluuga Ah Xaarka isaga Tira
    Hadaad Dontaana Istiraasho Ka Dhigta
    Wixi Marya Fara Badan Laascanood Lala
    Taagna Ama Waxa Kuso Darsamey Ceel
    Afweeyn Dawaarlayaashu Yeeysan Lacagta
    Idinka Dhameeynin Maryahaasi Waxa Ay
    Ka Sarifmi Jireen Muqdisho iyana Waa
    Fahamtey Turufadi e Halkiina Ku Heysta
    O geedaha Ku Waabta Kkkkkk

  3. War naga aamus doqon yahaw damiir laawahaa awal baan adiga 80 jirkaa ee saaqidkaa waxba kagu weydiineyne dameer moxog ka dhargay waxaa la sugayo waa dhuuso iyo qeylo labadii bayna kaaga soo hartay awalna caqli iyo aqoon umaadan dhalan hadda oo la joogana waad gabawday waadna isku dhexyaacday waxaana kuu dheer dhiig islaam iyo xaqunnaas mooryaan iyo yey waqtigoodii wuu dhamaaday.Yaa ximaar mayla socotaa.

  4. Sheeko waalan
    Islaan baa jilbaabkeedii Blue-ga ahaa kor u taagtay kkkkkk
    Dadkii wareersanaa ee kunka jibaab ee Bule-ga ahaa cirka u taagay warkooda ayaa la rabaa bal inay intaas koonfur ku noqdeen iyo Somalia iyo in kale?
    Taayir la gubo in maro Bulega ah la lulo baaba bedeshay beryahan oo meelahaa lala wareego calanka Somalia ayaa meel hebla laga taagay!!!
    Waxaasi maxay bedeli karaan.
    Maradaa dulmanaha ah weeye calanka Bluega ahi ee dullaysan ilaa maanta.
    Kuwii dulleeyay ma darajeyn karaan weeye su’aasha jawaab u baahani?
    WAA MAYA HADDII CAQLI JIRO…..

  5. Horta Maxaad La Gubataan Marka La Dhaho
    Hawiye Xoolihisa Waa Xisaabsanaya
    Dabato Waxa Ay Rabta in Ay Dadka Ku Dul
    Nolaato Sida Kutaanta Laan Gaab
    Adeer Waa Leeys Xisaabinaya Hadaad
    Qubbo Qalan Laheeyd iyo Hadaad Saudia
    Xoolaha u Qali Laheeyd iyo Hadaad Yamen
    Futadaada Ka ibsan Laheeydba Waa So
    Dhamaatey in Xoolo Hawiye Xisaab La aan
    Lagu Cuno Af Qarmoone Jaaji

  6. Salaam.

    Shacabka Degmadda Ceel- Afweyn waa muwaadiniin Soomaaliyeed, oo calankooda wata, cid ay marti iyo magan uga yihiin ma jirto.

    Waa Tusaale muujinaya dareenka dadka Soomaaliyeed in ay waxba isku diidanayn, ee dad wax magarato. Oo dan shaqsi eeganaya Shacabkii qori is Maris ka wada dhigay,ilaa heer la gaadhsiiyey. Beel kastaa in Calan qabiil samaysato. Halkaasna ay ku sii lumayso. Midnimaddii umadda Soomaaliyeed.

  7. Wiil haraab
    Waddankaagii somalia iyo calankii blue-ga ahaa ee adduunku aqoonsanaa ma daarood baad u nacdayšŸ¤£šŸ¤£šŸ¤£.
    Alla cuqdadu xumaa.
    Heer waxaa la marayaa la naxay dalkii iyo calankii.
    Ogoow hadda xasan shiikhna noqon maayo madaxwayne somalia, ileen calankii lagu dhaarshay baa diidaye.

  8. Wixi Midnimo La Dhihi Jirey Sow Teey
    Saqireen 1988 – 1991 o Qolo Walbaaba
    Goofkeedi Aadey Waa La Wada oga Halki
    Lagu Kala Tegey e Miyaa Leeys Ogeeysiyey
    Yaase isla Ogaa Halka Leeysiguso Noqdey
    Sow Tan Qola Walbaaba Mara Yar Tolatey
    Marada Buluuga Ah Waxa iska Ag Fadhin
    Jirey Qola La Yira Hawiye O Looga Qaraaban
    Jirey iyana Hada Waa Fahmeen o Laguma
    Gaadi Karo Marka Yaan Dawarlayaashu
    Lacagaha idinka Dhameeynin Mara Dambe
    O Buluug Ah iyo ilinta Yaxaaska Meel Dambe
    O Ay Ka Shaqeeyneysa Ma Jirto

  9. Axmed Najaad
    Xasan Sheekh Waxa u Madaxweeyne u
    Yahey Hawiye Somaalida La Sheek Sheego
    e Koofurta Somaaliyana Waa Hawiye
    iyo Dad Marti u Ah Martidi Hadeey Edeb Daro
    Bilaawdey iyo in Wola Walbaaba Mara Yar
    Tolatey o Tuuladeedi Siratey Hawiye Yaa
    U Diidaya in Ay iyaguna Toshaan Maro
    Weeyn o La Yiraa Marada IRIR SAMALE
    Daaroodku Hadda Waxa Ay La Yuusayaan
    O La Cabaadayan Sow Maahin Naceeyb
    Ay U Qabaan Isaaq Anuna Waan Nacney
    Daarood Doofaarkaba Ficil La Aan Ayaa Lo
    Cadaabey Shaxda Halka Laga Dego Halkeeda
    Kale Ayaan Ka Degaya

  10. Anna waykan baa Ka dhacday.

    Wax kasta oo caadifad iyo Aragti gaaban ku bilaamaa halkaasay ku dambeeyaan. Inaad calal toloto ood dawlad sheegataa waa sahlantay, inaad noqotaase waa arin kale.

    30 sano oo ku luntay waa nala soo fiirshay, waa naloo qoslay, waa naloo il-jabshay waxa xigtay in latuuro catirtii hariiryaha lahayd. Allaa kareem.

  11. Horta Ceel afweyn hadday Calankii Bluele qaateen dee Barbera ayaa ku xigta.
    Tii Somaliland ahayd haddii Habaryonis diiday ma awabaa Samaaroon, Ciise iyo Harti rabeen…
    Danta guud ee ummada Somaliyeed haloo soo jeesto oo halaga baxo Qabyaalad, Mooryaanimo, gooni goosad iyo argagixisonimo.
    Cadawga Somaliada marka arkeen in Alshabaab sii baqtinayaan waxay rabaan in abuuraan dagaalo cusub…Qadar ayaa wada in Irirism vs Daroodism noqoto mar hadii Diin iskugu dir soo afjarmi rabto…Allow dadkaaga aqli sii

    Khayraadka Somalia oo qatar ku ah dalalka Khaliijka ma rabaan in la soo saaro ama dekedo Dubai la tartama laga dhiso, waana sababta DP world u rabto in gadato dekedaha Somalia oo dhan.
    Somaetimes we have to accept in nala dhuuqo laakiin kuwaan nololba nooma ogolada…Dagaal in Somali laga dhex rido ayey ku shaqaystaan..
    Diin, qabiil iyo wixii kale oo la isku diro ayey usoo marin..ogaada waxaana la og powerfull enemy against Somali people.

  12. Ilaahow dadkayga gaajada ka saar, walaahi in Somali gaajo ka baxayn ilaa aan midowno oo meel kasoo wadajeesano..Maalintaas waxaa haysanaa dhul weyn oo naga badan oo waxwalba yaalaan..Xoolo, Kaluun, beero iyo hawo fiican, dhulkayaga naga badan..aqli iyo rag hogaamiya ayaa loo baahan yahay.!
    gobolada in ismaamulaan aad baan ula jiraa! free Somali people, peaceful and prosperousāœŒ

  13. Wiil hiraab
    Kkkkkkk calanka buluuga waa marmarsiiyo canshuurta USC baa loo soo wada socdaa
    Xasan shiikh asagoo fursadaan haysta ayuu ismaaciil cumar geelle oo raba inuu soomaali kala gooyo talo kaqaataa
    War ka faaiidayso inaad soomaali weyn xukunto ayaad haysataaye marba hadii meel walba calankii aad matalaysay laga taagayo aaway aragtidii fahmi lahayd
    Yaa fursadaan heli kara

  14. Gedo Land
    Kkkkk
    Sxb waa runtaa lkn
    Muxuu nagu soo kordhin
    Falaalug iyo gacmalule
    Oo Muurmuursan Hareeri
    Markey hadlahayaan

    Ma dhageysatay nin majeerten ah
    oo leh maba fahmikarno
    Cabirka Reer Sool

    Xitaa waxaan ku heshiin waynay kuye
    HOHOBTII HOWDKA markaan
    ka soo qaxnay Caasimadahii Irir Samale

    Horay ayaan u sheegay
    Daarood wuxuu isku haystaa
    anigaa Qaadum ka noqon
    QUMBAHA Hawiye

    Waxaa iiga marqaatiya
    Deni iyo Axmed Cadde Garmadoobe

    Miyaad baryahaan ma qashey
    Ururkii Kablalax Koombe Kuukuuyo
    Cadkii ayaa la isku nacey

    -Hohobtii ayuu Daarood ku heshiin waayey
    ee ma wuxuu ku heshiin
    HARKA GOOF HIRAAB

  15. Ciise Max’uud oo ciidan ku wareejiyay
    Goofkooda Garowe

    Maleeshiyada Max’uud Saleemaan
    oon waligood la midayn sidoo kalena
    yeelan Taliye Guud ayaa hadda la
    kala saftey
    HAGBAD SUGAYAASHA CIISE iyo
    Hagbad baneeyayaasha Cismaan Max’uud

    – DULUFYADA Korjoogtadaa ee aan
    aheyn Max’uud Saleemaan ayaa
    la kala saftey
    garabyada Garowe iyo Qardho

  16. Dabshid
    Caawa sokortii ayaa kugu kacday marka aragtay Ceel Afweyn oo Calankayagii Cawaale ruxaya..kkkkkkkkkšŸ¤¤

  17. Dabshid
    Darood waxay degaan dhulka Somalida degto 75% ayey degaan..maanta idin la hadlayo waxay xukumaan 4 states oo ah dhulka Somalida..
    Puntland, Jubbaland, Killilka 5naad iyo NFD.

    Waxay ugu yaraan madaxweyne ku xigeen ama guddomiye parleman ka yigiin; Somaliland, Galmudug iyo Koofur galbeed..Dowladda dhexe ee Somalia dee ka hadli maayo sida PMā€¦
    Macal Lafta Gareen ayaan juuq dhihi karin haddii kale Bakool Sare sida demooyinka Yeed, Ceelbarde etc waa ku daysayā€¦.Galmudug waaba madaxweynaha badelidoono daanyeer Qoorqoor..kkkkkkkkkkkkkkšŸ˜‹
    War dadkaan xagee jireen markii Darood dhulka wada qaatay?? kkkkkkk
    Kuye qunbe Hawiye , bal horta dharji marka hore, si finfiniin u gaaro dadka inta kale!
    Marna ninaan hamuum beelahayn lala heshiin..By Cali Dhuux Adan

  18. Garaad ka mid ah Garaadadii shirku uga socdey
    Laascaanood oo ku laabtey Dalku ku ahaa
    Qaxootiga

    Garaadka guud Garaad Cali ayaa ka
    Warbixiyay inay fasaxeen Garaadka shaqo tagey

  19. Gedo Land
    Calanka Buluuga Ah Waan Ku Daalney
    Sidaan Waardiye Uga Heeyney O Dhaqaalehena
    Ugu Bixineeyney e Bal Hanalaka Bedelo
    O Cid Kale O Dhaqaalihi Ku Bixisa Hadi
    La Helayo Halo Dhiib O Aanu Ku Wada
    Ogaano

  20. Xaqiiqatan Somaliland gooni isu taaggeedu wuxuu ku dhisan yahay.
    Laab-lakac cunfi iyo riwaayad khiyaali ah oo ay wateen beelo ka mida beesha reer sheekh Isaaq.
    Tusaale Jabhaddii SNM waxay aaminsanayd in la xoreeyo soomaaliya oo dhan,lana ilaaliyo midnimadeeda.Waa sida ay ku qorteen dastuurka jabhaddaas qodobkiisa lixaad.
    Waxaa qodobkaas inuu dhab ka yahay caddayn u ahayd golayaasheeda dhexe kuwa joogtada ah iyo fulintaba waxaa ku jirey xubno badan oo reer Koonfur ah,sida Cali Wardhiigley,Cali Hagarey colonel Gorgor iyo rag kale oo farabadan.
    Sidoo kale inay dhab ka tahay inay xoraynayso soomaaliya oo dhan waxaa caddayn u ahayd saldhigyada ay ka amaysatay jiidaha koonfureed sida Mustaxiil Gedo,Bay iyo Bakool oo aan wax shaqaa ku lahayn dhulka maanta gooni goosadka raba ee la baxay Somaliland.
    Qorshaha Gooni isu taaggu inaanu qorshaha ku jirin waxaa caddayn u ah 1990 kaas oo SNM USC iyo SPM ku heshiiyeen inay marka ay ridaan taliska Siyaad dhisi doonaan dowlad Soomaaliyeed oo loo dhanyahay.
    Inay gooni isu taagaan waxaa watey kooxyar oo u abaabulan hab beelaysan.Waaana kooxda jeegaanta oo hadda inta badan iyagu ku kashbacay nidaamkaas Somaliland halka ay qolada Garxajis oo ah reerka Isaaq ugu balaadhan waligood u taagnaayeen midnimada.
    30 sano oo is barkanaan ,maaweelo iyo gacan bidixay ay tirsanayaan qolyihii markii horaba mabda ahaan aan gooni isu taagga raacsanayn ayaa jaanis u arkay arintan Laascaanood.
    Arinta Ceel Afweyn waxay la xidhiidhaa waa un mida Laascaanood iyo Boorama ka socota.
    Waana sababta Ina Cumar Geelle oo isagu iska moosaya kacdoonkaas isaga xitaa inuu galaafto usoo tafaxaytey inuu soomaali kala irdheeyo isagoo dhegta ugu shubaya Xasan Sheekh oo awal horaba ka talo qaadanayey kooxda HAG inay kacdoonkaas qabiileeyaan oo ugu yaraan Samaroon iyo Garxajis lagu beerlaxawsado arinta Iririsimka ,

  21. Dabshid
    Gacmalule mise cagalule kkkkkkk
    Cabdul cagalule in ladhahaan umalayn
    Muqdisho sababta loogu soo yaacayo waa waxaa jooga beeshii caalamka ee soomaaliya biilaysay
    Hadii beesha caalamka xalane kaguurto dee xamar waa laga wada guuri
    Siciid deni oo garoowe kabaqaya haduu kulaabto
    Jimcaale takar oo udhaartay
    oo ileen majeerteenku jimcaale waa labaxaan

  22. Gedo land And Dabshid
    Ninka Magacisu Gacmalule Maahin
    e Waa Cagalule Waxa u Ka Mid Yahey
    Ragi islaamaha Hagbadaha Ka Laayey

  23. Wiil hiraab

    Kkkk
    Thanks

    Haddaan dhageystay asagoo
    leh JIHAAD markii la galahayo
    MAALKA AYAA HOREEYO IN LA DHIIBO
    ( yacni markaad dahabka iibisaan
    Ayaan xabadda ridaynaa )

    Eebow waa xariif bartey sida
    loo baarto dadka EMOTIONAL ka ah
    Dumarka iyo qalbi caruurada

    Maalka dhiib aan xabbadda ridee
    Kadib sidii XAGLATOOSIYE
    ayuu Wasiir ka raadsan Hargeysa

  24. Gedo Land

    Falaalug AWOOWGIIS
    Wuxuu ku dhashey BURCO

    Aabihiisna wuxuu ku dhashey
    CAYNABO

    Asna wuxuu ku dhashey
    Laascaanood oo maanta asagoo
    60 jir ah lagu haysto

    Hadde tolna waxaa u ah Daarood
    Oo caasimad iyo canshuur isku dhaamin

    Daniba way baday inuu u kala dacwoodo
    Sadaxda Caasimadood ee Irir Samale
    Harsadana
    Mise nin marti ku ah caasimadda Kuukuuyo
    ee Nairobi ayuu ku sii martin

    Daarood Siyaad kama horeyn
    Kamana dambeyn

  25. Gedo land
    Jimcaale Jamac Takar waa ninkii xukumey ciidamada darwaawiishta Puntland Mudug markii isku dhaceen kuwa Galmudug dagaalkii Galkacyo.
    Waa beesha Leelkase ee maaha Majeerteen., laakiin waa sarkaal laga dambeeyo oo cidda iswaasha madaxa jabiyo…kkkkkkkkkkkkkkk
    waa ninkii general Muxyadiin iyo Galan u dhaartay hadday duurka kasoo bixin oo is waalaan..kkkkkk
    Walaakiis ayaan saaxiib ahaan jirnay..

  26. Walaakiis Cali Jamac Takar sabiib ahayn hooyadood waa Cumar Maxamud, reer Hodan ayaaheen.

  27. Akhyaareey soomaalidu waxay aad isaga midyihiin kacdoonka hadii qolo bilowdo inta kalana waa ku dayataa
    Kacdoonkii xawaadle
    Kacdoonkii dhulbahante
    Kacdoonkii samaroon
    Kacdoonkii habarjeclo/baciido
    Waxaa kadanbeeya boqor buurmadoow
    Somaliland saansaanteedu mafiicna
    Wadadii burburka ayay cagta saartay
    Calaamadaha burburka lagu garto waxaa kamida kacdoonka shacabka iyo ciidamada oo dadka laaya
    intiina waa muuqataa
    Wadan askari xukumo halkaasuu kudanbeeyaa

  28. Land of punt
    Goormuu bilaabandoonaa kacdoon kadhan ah
    Maxamuud saleebaan
    Mise dhiniciina lama dhugan karo

  29. Gedo Land

    Waqtiga Doorashooyinka
    ayay Somaliland waligeed
    sidaan aheyd

    Miyaad hilmaantay waqtigii
    Intaan Siilanyo la dooran
    Burco waxaa laga taagey
    Calanka Bluegaa iyo
    Lacagta Shilin Soomaaligaa

    Haddana waxaa lagu jiraa
    Doorashadii

  30. Dadka wacyi ayaa ka maqan.Xasuus iyo waxbaa ku soo baxaya,waxaase6 ka maqan in qaranimo Somaliyeed ay dhimatay,91kii.

    Waxaa ka maqan in qaranimo noqotay Ngo uu Hawiye ku dawarsado.Oo ay sidan ugu badiso kooxda xaaraanta ah ee gadhaagii Usc.Waa koox lacagta caabuda.Waxa ka maqan kooxda Xasan Sheekh iyo Kooxda Muuse Bixi inay isku mid yihiin.

    Aad looma ka la warqabo..

    Waa la cadilanyahay.

    Dalmida

  31. Xasan Sheekh hadduu ahaan lahaa shakhsi siyaasad durugsan leh oo xilka uu ku magacaaban yahay daacad ka yahay ,wuxuu u fikiri lahaa si heer qaran ah.
    Wuxuu siyaasad ahaan ku taageeri lahaa kacdoomada ka socda Laascaanood,Wuxuu badhitaari lahaa reer Boorama iyo tabashada beesha Garxajis,Wuxuuna shaarubaha dhulka ugu xidhi lahaa kooxda jeegaanta oo uu Hargeysa kusoo oodi lahaa.Sidaa ayuu ku qab jabin lahaa kooxda Somalidiidka ah ee Hargeysa fadhida,si loo helo odayaashii hore ee SNM ee la fikirka ahaa C/raxmaan Tuur oo ay afgambiyeen qolyiha Somali diidka ahaa ee daqiiqadihii ugu dambeeyey ay ka awood roonaadeen kadib markii ay ka cadhooday shirkii Manefesto oo muqdisho ka dhacay 90 bilihii ugu dambeeyey kaas oo ay isku koobeen qolyo reer koonfureed ah taladii iyadoo aan wax tixgelin ah la siin qolyihii aaminsanaa midnimada oo C/raxmaan Tuur ka midka ahaa ayna xoogaysteen qoladii kasoo horjeeday oo ay ugu waaweynaayeen Cigaal iyo Siilaanyo.
    Balse Xasan waa iska hogaamiye beeleed waliba ay wax u yeedhiyaan koox qurba joog ah iyo xisbiga HAG iyo Dabshid asxaabtiisa.
    Kaaaga sii darane wuxuu dabada kusii xidhay Geelle oo isba gebi kasii laalaada. Gabow dartii asaasaq ah kana amar qaata marwadiisa oo Biixi iyo kooxda jeedaanta ilma adeernimo ku taageedha gar iyo gardaraba,mucaarad xooggana ku kacsan yihiin dadkii reer Djiboutina katyaan ka taagan yihiin qoyska aan dhargeyn oo xoolaha wadanka oo dhan ay iska maamushaan gabdho ay qabaan wilal gafura culus ah iyo gabooley iska catoobsada waxii ay qaadan karaan oo dhaqalaa,iyadoo dad weynihii reer Djibouti gaajo beerka dhulka ku hayaan.
    Markii ay deeqi waayeen xoolihii Djibout ayaa loo soo tafaxaytey Somalia

  32. Wiil hiraab
    Kkkkkkkk maanta iidoornimadii waa caddaysatay waxaa qarisaba.
    Hadaladaada eeg
    -calanka bule-gaa waa calal ee calan nooma aha
    -xasan shiikh waa madaxwayne hawiye iyo koofur kaliya
    -1988 baa la kala tagayšŸ¤£šŸ¤£šŸ¤£.

    Warku waa dhan yahay kkkkkk

  33. xaange

    Sxb
    Ma waxaad naleedahay
    Xassan Shiikh ayaa Hargeysa
    ku doorsan Degmada Laascaanood

    Xaange sxb
    Ma waxaad na leedahay
    Xassan Shiikh ayaa Wiilasha
    Hawiye u diraa Laascaanood

    Aqli Gaaweeto iga dheh

  34. xaange

    Waxaan Xassan Shiikh kula talinay
    wuu fuliyay ALLE HA BARAKEEYO

    1. Rasalwasaare Absame iyo
    Xasilooni Jubbooyinka

    2. Xooga inuu saaro nabadda
    iyo hurumarka dhulka
    Caanshuur dhiibiyaasha

    3. Inuusan isku mashquulin
    Arimaha Somaliland

    4. Inuu 10 sano joogo
    Villa Xamar HADDII ALLE idmo

    Kadibna Mahad ama Fiqi
    Kursiga ku wareejiyo

    30 sano kadib nin Maxlal ah
    Sidii Farmaajo waa in lagu soo
    Jiireeyo

    * Tubtay Jeexday USC HAG GROUP
    Qaris iyo Qarsoodi male
    Ninkii ku tagi iyo ninkii ku joogi

  35. Dabshid iska hadloow dhulbahante waligi burco ma degin mana yeelan waa qodob caynaba waa run oo reer hagar baa lahaa waxaana laga raray 1921 markii daraawiish kabtay, waxaana ka raray ingriiskii gumaysta ahaa ee darwiish jabiyey.
    Laascaano la iskuma haystee waa arin siyaasadeed ama maamul ee ma jirto shacbiyad iidoor oo u soo dhawaan karta.

  36. Dabshid
    Laascaanood waa isaga filantahay kooxda jeegaanta.
    Laakiin Xasan ayay maqaamkiisa madaxtinimo sare u qaadi lahayd
    haddii uu arinta aan kor ku xusay iyo jaaniska ka faa iidaysanayo.
    Geelle oo raqay asaasaq ah noqday, taladiina ay kala wareegeen
    gambooley qabyaalad iyo caadifad hayso ayuu taladii soomaaliya u daba fadhiistay.
    “Ninkad kaba ka tolanayso kabihiisaa la eegaa”

  37. Ahmed Najaad

    Sxb 8 ayaad aheyd 1991
    Markaas ayaad igala murmi
    Siduu ahaa dhulku

    – Miyaad maqashey
    60 jirka Dhulbahante iyo
    20 jirka Isaaq kuma heshiiyaan
    Burco

    Laasqorey ayay nimanku u socdaan

  38. Weli waxa lagu riyoonayaa in Xamar kacaankii quudinta beesha u
    qaabilsanaa fadhiyo!!!!
    Inu saqiiray 1990 hala xasuusto…
    Amxaarkii Xamar lagu qabsaday ayaa malaha ka dhow Xasanow naga saacid calafkii aanu ku cuni lahayn duleedka Garoowe ee xoraynta Laaska kkkk
    Farmaajo ayaa nin Daarood ah ahaayee maxaa catowgan wakhtigiisii loola tegi waayay?
    Hadda Xasanow na quudi iyo tuugsiga lagala xishooday ninkii Daarood ee Xasan laga rabaa muxuu yahay?!!
    Ilaahow tuke haad waayay waa habaaree adaan kaa magan galnay.
    Maxaa loo qaribay qarankii umadda ee quudinta qaabilsanaa haddii sidaa lagu dambeynaayo oo dawladnimo ku nool la yahay? Kkkk

  39. Xaange

    Sxb sida dhabtaa ayadoon iga
    aga aheyn XARIG JIID

    Dowladda Xassan Shiikh
    Maahan mid dhaafsan Koofurta kow,
    Labo dhulkii laga xoreeyay Italy

    Xitaa Xassan Shiikh hadduu
    Carqaladeeyo ama la murmo
    Maamulka Puntland wuxuu ka,
    Baxay heshiiskii Badbaado Qaran

    Soo uma jeedid inaan wiilasheenii
    Ka soo celinayno
    Buulo- Xaawo iyo Ceelwaaq

    Waa in la geeyo wiilal
    Absame, Mareexan, Gaaljecel
    Gaadsan Dir, Cowramaleh, Shiikhaal
    Dagoodi, etc

    Only Dhulkaas waxaan ugu laaban
    Karnaa hadduu ka dhaco dagaalo sokeeye

    Peace Kismaayo
    Peace Galkacyo
    Peace Ceerigaabo

    Cadowgeenu waa biyo la’aan
    Iyo Abaaro

  40. Dabshid
    Talada HAG bal cida ay caano ka daadiso aynu aragno
    Daaroodka iyo Isaaqu kolley sidaan ku aqaan maaha dad ficil
    qabyaaladaysan la tuso,Oo waaba ugu darartaa waxna ugama daataan

  41. Dabshid
    Xasan looma dhaarin inuu madaxweyne u noqdo waxa aad ugu yeedhay Somali Italy oo ah sheeko laga soo gudbey 1960.

  42. Dabshid
    Miyaad maqashey
    60 jirka Dhulbahante iyo
    20 jirka Isaaq kuma heshiiyaan
    Caynaba ayeey ahayd ee Burco maaha.
    Caynabana 1921 baa ingiriis reer hagar xoog uga raray.

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented