Xiisad cusub oo ka taagan Ceel-Afwayn iyo dad lasoo baxay Calanka Soomaaliya
Burco ( Kalshaale ) Degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag xaalad ayaa ka taagan maanta kadib markii ay dhaceen mudaharaado laga soo horjeedo dilal ku soo noqnoqday deegaankaasi oo Ciidamada dawladdu gaysanayaan.
Mudaharaadka kadib dad gadoodsan iyo Ciidamada Booliska ayaa isku dhacay, waxana la maqlayaa rasaas Ciidamadu ridayaan.
Dhinaca kale Xildhibaanno laga soo doorto gobolka Sanaag oo maanta Warbahainta Hargeysa kula hadlay ayaa sheegay in dilalka ka dhacaya degmada Ceel-afweyn ay yihiin kuwo qorshaysan oo shacabka lagu dhibayo.
Dad weynaha oo ka gadoodsan dil hal kaasi ka dhacay ayaa la soo baxay calanka buluugga ah Soomaaliya.
Magaalada Ceel-afwayn waxaa dega Beelaha Habar-jeclo iyo Habar yoonis.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63719
Habar Walbaaba Maro Haso Tolato Xage
Lalaso Aadaya Maryaha Waagi Hore Waxa
Lagu Beer Jeliicasan Jirey Hawiye Jilbeeysan
Marka Muqdisho La Yimaado e La Dhergo e
La Cayilo Ayaa Hadana Hawiye La Caayn
Jirey Filimkaasi Waa Dhamaadey Marada
Buluuga Ah Haba La Gubo Habraha Wataana
Xaarka Ha Isaga Tiraano No More Marya
Dambe O Hawiye Lagu Beer Jileecsado
Hada Hawiye Waxaaba U Tolanaya Calan
Nooc Kalle Ah O La Yira Calanka IRIR SAMALE
Of USC Habrihi Calanka Buluuga Ah So
Huwan Jirey Waxa U Dambeeysey Ina
Abwaan Qorane iyo Cali Daacuun Iyana Marki
Ay Cayileen o Ilka Naga Daabteen
Sidi Ay No Caayi Jireen Waa La Oga iyo
Halka Ay Hadda Ku Dambeeyan
Maryaha Buluuga Ah Xaarka isaga Tira
Hadaad Dontaana Istiraasho Ka Dhigta
Wixi Marya Fara Badan Laascanood Lala
Taagna Ama Waxa Kuso Darsamey Ceel
Afweeyn Dawaarlayaashu Yeeysan Lacagta
Idinka Dhameeynin Maryahaasi Waxa Ay
Ka Sarifmi Jireen Muqdisho iyana Waa
Fahamtey Turufadi e Halkiina Ku Heysta
O geedaha Ku Waabta Kkkkkk
War naga aamus doqon yahaw damiir laawahaa awal baan adiga 80 jirkaa ee saaqidkaa waxba kagu weydiineyne dameer moxog ka dhargay waxaa la sugayo waa dhuuso iyo qeylo labadii bayna kaaga soo hartay awalna caqli iyo aqoon umaadan dhalan hadda oo la joogana waad gabawday waadna isku dhexyaacday waxaana kuu dheer dhiig islaam iyo xaqunnaas mooryaan iyo yey waqtigoodii wuu dhamaaday.Yaa ximaar mayla socotaa.
Sheeko waalan
Islaan baa jilbaabkeedii Blue-ga ahaa kor u taagtay kkkkkk
Dadkii wareersanaa ee kunka jibaab ee Bule-ga ahaa cirka u taagay warkooda ayaa la rabaa bal inay intaas koonfur ku noqdeen iyo Somalia iyo in kale?
Taayir la gubo in maro Bulega ah la lulo baaba bedeshay beryahan oo meelahaa lala wareego calanka Somalia ayaa meel hebla laga taagay!!!
Waxaasi maxay bedeli karaan.
Maradaa dulmanaha ah weeye calanka Bluega ahi ee dullaysan ilaa maanta.
Kuwii dulleeyay ma darajeyn karaan weeye su’aasha jawaab u baahani?
WAA MAYA HADDII CAQLI JIRO…..
Horta Maxaad La Gubataan Marka La Dhaho
Hawiye Xoolihisa Waa Xisaabsanaya
Dabato Waxa Ay Rabta in Ay Dadka Ku Dul
Nolaato Sida Kutaanta Laan Gaab
Adeer Waa Leeys Xisaabinaya Hadaad
Qubbo Qalan Laheeyd iyo Hadaad Saudia
Xoolaha u Qali Laheeyd iyo Hadaad Yamen
Futadaada Ka ibsan Laheeydba Waa So
Dhamaatey in Xoolo Hawiye Xisaab La aan
Lagu Cuno Af Qarmoone Jaaji
Salaam.
Shacabka Degmadda Ceel- Afweyn waa muwaadiniin Soomaaliyeed, oo calankooda wata, cid ay marti iyo magan uga yihiin ma jirto.
Waa Tusaale muujinaya dareenka dadka Soomaaliyeed in ay waxba isku diidanayn, ee dad wax magarato. Oo dan shaqsi eeganaya Shacabkii qori is Maris ka wada dhigay,ilaa heer la gaadhsiiyey. Beel kastaa in Calan qabiil samaysato. Halkaasna ay ku sii lumayso. Midnimaddii umadda Soomaaliyeed.
Wiil haraab
Waddankaagii somalia iyo calankii blue-ga ahaa ee adduunku aqoonsanaa ma daarood baad u nacday🤣🤣🤣.
Alla cuqdadu xumaa.
Heer waxaa la marayaa la naxay dalkii iyo calankii.
Ogoow hadda xasan shiikhna noqon maayo madaxwayne somalia, ileen calankii lagu dhaarshay baa diidaye.
Wixi Midnimo La Dhihi Jirey Sow Teey
Saqireen 1988 – 1991 o Qolo Walbaaba
Goofkeedi Aadey Waa La Wada oga Halki
Lagu Kala Tegey e Miyaa Leeys Ogeeysiyey
Yaase isla Ogaa Halka Leeysiguso Noqdey
Sow Tan Qola Walbaaba Mara Yar Tolatey
Marada Buluuga Ah Waxa iska Ag Fadhin
Jirey Qola La Yira Hawiye O Looga Qaraaban
Jirey iyana Hada Waa Fahmeen o Laguma
Gaadi Karo Marka Yaan Dawarlayaashu
Lacagaha idinka Dhameeynin Mara Dambe
O Buluug Ah iyo ilinta Yaxaaska Meel Dambe
O Ay Ka Shaqeeyneysa Ma Jirto
Axmed Najaad
Xasan Sheekh Waxa u Madaxweeyne u
Yahey Hawiye Somaalida La Sheek Sheego
e Koofurta Somaaliyana Waa Hawiye
iyo Dad Marti u Ah Martidi Hadeey Edeb Daro
Bilaawdey iyo in Wola Walbaaba Mara Yar
Tolatey o Tuuladeedi Siratey Hawiye Yaa
U Diidaya in Ay iyaguna Toshaan Maro
Weeyn o La Yiraa Marada IRIR SAMALE
Daaroodku Hadda Waxa Ay La Yuusayaan
O La Cabaadayan Sow Maahin Naceeyb
Ay U Qabaan Isaaq Anuna Waan Nacney
Daarood Doofaarkaba Ficil La Aan Ayaa Lo
Cadaabey Shaxda Halka Laga Dego Halkeeda
Kale Ayaan Ka Degaya
Anna waykan baa Ka dhacday.
Wax kasta oo caadifad iyo Aragti gaaban ku bilaamaa halkaasay ku dambeeyaan. Inaad calal toloto ood dawlad sheegataa waa sahlantay, inaad noqotaase waa arin kale.
30 sano oo ku luntay waa nala soo fiirshay, waa naloo qoslay, waa naloo il-jabshay waxa xigtay in latuuro catirtii hariiryaha lahayd. Allaa kareem.
Horta Ceel afweyn hadday Calankii Bluele qaateen dee Barbera ayaa ku xigta.
Tii Somaliland ahayd haddii Habaryonis diiday ma awabaa Samaaroon, Ciise iyo Harti rabeen…
Danta guud ee ummada Somaliyeed haloo soo jeesto oo halaga baxo Qabyaalad, Mooryaanimo, gooni goosad iyo argagixisonimo.
Cadawga Somaliada marka arkeen in Alshabaab sii baqtinayaan waxay rabaan in abuuraan dagaalo cusub…Qadar ayaa wada in Irirism vs Daroodism noqoto mar hadii Diin iskugu dir soo afjarmi rabto…Allow dadkaaga aqli sii
Khayraadka Somalia oo qatar ku ah dalalka Khaliijka ma rabaan in la soo saaro ama dekedo Dubai la tartama laga dhiso, waana sababta DP world u rabto in gadato dekedaha Somalia oo dhan.
Somaetimes we have to accept in nala dhuuqo laakiin kuwaan nololba nooma ogolada…Dagaal in Somali laga dhex rido ayey ku shaqaystaan..
Diin, qabiil iyo wixii kale oo la isku diro ayey usoo marin..ogaada waxaana la og powerfull enemy against Somali people.
Ilaahow dadkayga gaajada ka saar, walaahi in Somali gaajo ka baxayn ilaa aan midowno oo meel kasoo wadajeesano..Maalintaas waxaa haysanaa dhul weyn oo naga badan oo waxwalba yaalaan..Xoolo, Kaluun, beero iyo hawo fiican, dhulkayaga naga badan..aqli iyo rag hogaamiya ayaa loo baahan yahay.!
gobolada in ismaamulaan aad baan ula jiraa! free Somali people, peaceful and prosperous✌
Wiil hiraab
Kkkkkkk calanka buluuga waa marmarsiiyo canshuurta USC baa loo soo wada socdaa
Xasan shiikh asagoo fursadaan haysta ayuu ismaaciil cumar geelle oo raba inuu soomaali kala gooyo talo kaqaataa
War ka faaiidayso inaad soomaali weyn xukunto ayaad haysataaye marba hadii meel walba calankii aad matalaysay laga taagayo aaway aragtidii fahmi lahayd
Yaa fursadaan heli kara
Gedo Land
Kkkkk
Sxb waa runtaa lkn
Muxuu nagu soo kordhin
Falaalug iyo gacmalule
Oo Muurmuursan Hareeri
Markey hadlahayaan
Ma dhageysatay nin majeerten ah
oo leh maba fahmikarno
Cabirka Reer Sool
Xitaa waxaan ku heshiin waynay kuye
HOHOBTII HOWDKA markaan
ka soo qaxnay Caasimadahii Irir Samale
Horay ayaan u sheegay
Daarood wuxuu isku haystaa
anigaa Qaadum ka noqon
QUMBAHA Hawiye
Waxaa iiga marqaatiya
Deni iyo Axmed Cadde Garmadoobe
Miyaad baryahaan ma qashey
Ururkii Kablalax Koombe Kuukuuyo
Cadkii ayaa la isku nacey
-Hohobtii ayuu Daarood ku heshiin waayey
ee ma wuxuu ku heshiin
HARKA GOOF HIRAAB
Ciise Max’uud oo ciidan ku wareejiyay
Goofkooda Garowe
Maleeshiyada Max’uud Saleemaan
oon waligood la midayn sidoo kalena
yeelan Taliye Guud ayaa hadda la
kala saftey
HAGBAD SUGAYAASHA CIISE iyo
Hagbad baneeyayaasha Cismaan Max’uud
– DULUFYADA Korjoogtadaa ee aan
aheyn Max’uud Saleemaan ayaa
la kala saftey
garabyada Garowe iyo Qardho
Dabshid
Caawa sokortii ayaa kugu kacday marka aragtay Ceel Afweyn oo Calankayagii Cawaale ruxaya..kkkkkkkkk🤤
Dabshid
Darood waxay degaan dhulka Somalida degto 75% ayey degaan..maanta idin la hadlayo waxay xukumaan 4 states oo ah dhulka Somalida..
Puntland, Jubbaland, Killilka 5naad iyo NFD.
Waxay ugu yaraan madaxweyne ku xigeen ama guddomiye parleman ka yigiin; Somaliland, Galmudug iyo Koofur galbeed..Dowladda dhexe ee Somalia dee ka hadli maayo sida PM…
Macal Lafta Gareen ayaan juuq dhihi karin haddii kale Bakool Sare sida demooyinka Yeed, Ceelbarde etc waa ku daysay….Galmudug waaba madaxweynaha badelidoono daanyeer Qoorqoor..kkkkkkkkkkkkkk😋
War dadkaan xagee jireen markii Darood dhulka wada qaatay?? kkkkkkk
Kuye qunbe Hawiye , bal horta dharji marka hore, si finfiniin u gaaro dadka inta kale!
Marna ninaan hamuum beelahayn lala heshiin..By Cali Dhuux Adan
Garaad ka mid ah Garaadadii shirku uga socdey
Laascaanood oo ku laabtey Dalku ku ahaa
Qaxootiga
Garaadka guud Garaad Cali ayaa ka
Warbixiyay inay fasaxeen Garaadka shaqo tagey
Gedo Land
Calanka Buluuga Ah Waan Ku Daalney
Sidaan Waardiye Uga Heeyney O Dhaqaalehena
Ugu Bixineeyney e Bal Hanalaka Bedelo
O Cid Kale O Dhaqaalihi Ku Bixisa Hadi
La Helayo Halo Dhiib O Aanu Ku Wada
Ogaano
Xaqiiqatan Somaliland gooni isu taaggeedu wuxuu ku dhisan yahay.
Laab-lakac cunfi iyo riwaayad khiyaali ah oo ay wateen beelo ka mida beesha reer sheekh Isaaq.
Tusaale Jabhaddii SNM waxay aaminsanayd in la xoreeyo soomaaliya oo dhan,lana ilaaliyo midnimadeeda.Waa sida ay ku qorteen dastuurka jabhaddaas qodobkiisa lixaad.
Waxaa qodobkaas inuu dhab ka yahay caddayn u ahayd golayaasheeda dhexe kuwa joogtada ah iyo fulintaba waxaa ku jirey xubno badan oo reer Koonfur ah,sida Cali Wardhiigley,Cali Hagarey colonel Gorgor iyo rag kale oo farabadan.
Sidoo kale inay dhab ka tahay inay xoraynayso soomaaliya oo dhan waxaa caddayn u ahayd saldhigyada ay ka amaysatay jiidaha koonfureed sida Mustaxiil Gedo,Bay iyo Bakool oo aan wax shaqaa ku lahayn dhulka maanta gooni goosadka raba ee la baxay Somaliland.
Qorshaha Gooni isu taaggu inaanu qorshaha ku jirin waxaa caddayn u ah 1990 kaas oo SNM USC iyo SPM ku heshiiyeen inay marka ay ridaan taliska Siyaad dhisi doonaan dowlad Soomaaliyeed oo loo dhanyahay.
Inay gooni isu taagaan waxaa watey kooxyar oo u abaabulan hab beelaysan.Waaana kooxda jeegaanta oo hadda inta badan iyagu ku kashbacay nidaamkaas Somaliland halka ay qolada Garxajis oo ah reerka Isaaq ugu balaadhan waligood u taagnaayeen midnimada.
30 sano oo is barkanaan ,maaweelo iyo gacan bidixay ay tirsanayaan qolyihii markii horaba mabda ahaan aan gooni isu taagga raacsanayn ayaa jaanis u arkay arintan Laascaanood.
Arinta Ceel Afweyn waxay la xidhiidhaa waa un mida Laascaanood iyo Boorama ka socota.
Waana sababta Ina Cumar Geelle oo isagu iska moosaya kacdoonkaas isaga xitaa inuu galaafto usoo tafaxaytey inuu soomaali kala irdheeyo isagoo dhegta ugu shubaya Xasan Sheekh oo awal horaba ka talo qaadanayey kooxda HAG inay kacdoonkaas qabiileeyaan oo ugu yaraan Samaroon iyo Garxajis lagu beerlaxawsado arinta Iririsimka ,
Dabshid
Gacmalule mise cagalule kkkkkkk
Cabdul cagalule in ladhahaan umalayn
Muqdisho sababta loogu soo yaacayo waa waxaa jooga beeshii caalamka ee soomaaliya biilaysay
Hadii beesha caalamka xalane kaguurto dee xamar waa laga wada guuri
Siciid deni oo garoowe kabaqaya haduu kulaabto
Jimcaale takar oo udhaartay
oo ileen majeerteenku jimcaale waa labaxaan
Gedo land And Dabshid
Ninka Magacisu Gacmalule Maahin
e Waa Cagalule Waxa u Ka Mid Yahey
Ragi islaamaha Hagbadaha Ka Laayey
Wiil hiraab
Kkkk
Thanks
Haddaan dhageystay asagoo
leh JIHAAD markii la galahayo
MAALKA AYAA HOREEYO IN LA DHIIBO
( yacni markaad dahabka iibisaan
Ayaan xabadda ridaynaa )
Eebow waa xariif bartey sida
loo baarto dadka EMOTIONAL ka ah
Dumarka iyo qalbi caruurada
Maalka dhiib aan xabbadda ridee
Kadib sidii XAGLATOOSIYE
ayuu Wasiir ka raadsan Hargeysa
Gedo Land
Falaalug AWOOWGIIS
Wuxuu ku dhashey BURCO
Aabihiisna wuxuu ku dhashey
CAYNABO
Asna wuxuu ku dhashey
Laascaanood oo maanta asagoo
60 jir ah lagu haysto
Hadde tolna waxaa u ah Daarood
Oo caasimad iyo canshuur isku dhaamin
Daniba way baday inuu u kala dacwoodo
Sadaxda Caasimadood ee Irir Samale
Harsadana
Mise nin marti ku ah caasimadda Kuukuuyo
ee Nairobi ayuu ku sii martin
Daarood Siyaad kama horeyn
Kamana dambeyn
Gedo land
Jimcaale Jamac Takar waa ninkii xukumey ciidamada darwaawiishta Puntland Mudug markii isku dhaceen kuwa Galmudug dagaalkii Galkacyo.
Waa beesha Leelkase ee maaha Majeerteen., laakiin waa sarkaal laga dambeeyo oo cidda iswaasha madaxa jabiyo…kkkkkkkkkkkkkkk
waa ninkii general Muxyadiin iyo Galan u dhaartay hadday duurka kasoo bixin oo is waalaan..kkkkkk
Walaakiis ayaan saaxiib ahaan jirnay..
Walaakiis Cali Jamac Takar sabiib ahayn hooyadood waa Cumar Maxamud, reer Hodan ayaaheen.
Akhyaareey soomaalidu waxay aad isaga midyihiin kacdoonka hadii qolo bilowdo inta kalana waa ku dayataa
Kacdoonkii xawaadle
Kacdoonkii dhulbahante
Kacdoonkii samaroon
Kacdoonkii habarjeclo/baciido
Waxaa kadanbeeya boqor buurmadoow
Somaliland saansaanteedu mafiicna
Wadadii burburka ayay cagta saartay
Calaamadaha burburka lagu garto waxaa kamida kacdoonka shacabka iyo ciidamada oo dadka laaya
intiina waa muuqataa
Wadan askari xukumo halkaasuu kudanbeeyaa
Land of punt
Goormuu bilaabandoonaa kacdoon kadhan ah
Maxamuud saleebaan
Mise dhiniciina lama dhugan karo
Gedo Land
Waqtiga Doorashooyinka
ayay Somaliland waligeed
sidaan aheyd
Miyaad hilmaantay waqtigii
Intaan Siilanyo la dooran
Burco waxaa laga taagey
Calanka Bluegaa iyo
Lacagta Shilin Soomaaligaa
Haddana waxaa lagu jiraa
Doorashadii
Dadka wacyi ayaa ka maqan.Xasuus iyo waxbaa ku soo baxaya,waxaase6 ka maqan in qaranimo Somaliyeed ay dhimatay,91kii.
Waxaa ka maqan in qaranimo noqotay Ngo uu Hawiye ku dawarsado.Oo ay sidan ugu badiso kooxda xaaraanta ah ee gadhaagii Usc.Waa koox lacagta caabuda.Waxa ka maqan kooxda Xasan Sheekh iyo Kooxda Muuse Bixi inay isku mid yihiin.
Aad looma ka la warqabo..
Waa la cadilanyahay.
Dalmida
Xasan Sheekh hadduu ahaan lahaa shakhsi siyaasad durugsan leh oo xilka uu ku magacaaban yahay daacad ka yahay ,wuxuu u fikiri lahaa si heer qaran ah.
Wuxuu siyaasad ahaan ku taageeri lahaa kacdoomada ka socda Laascaanood,Wuxuu badhitaari lahaa reer Boorama iyo tabashada beesha Garxajis,Wuxuuna shaarubaha dhulka ugu xidhi lahaa kooxda jeegaanta oo uu Hargeysa kusoo oodi lahaa.Sidaa ayuu ku qab jabin lahaa kooxda Somalidiidka ah ee Hargeysa fadhida,si loo helo odayaashii hore ee SNM ee la fikirka ahaa C/raxmaan Tuur oo ay afgambiyeen qolyiha Somali diidka ahaa ee daqiiqadihii ugu dambeeyey ay ka awood roonaadeen kadib markii ay ka cadhooday shirkii Manefesto oo muqdisho ka dhacay 90 bilihii ugu dambeeyey kaas oo ay isku koobeen qolyo reer koonfureed ah taladii iyadoo aan wax tixgelin ah la siin qolyihii aaminsanaa midnimada oo C/raxmaan Tuur ka midka ahaa ayna xoogaysteen qoladii kasoo horjeeday oo ay ugu waaweynaayeen Cigaal iyo Siilaanyo.
Balse Xasan waa iska hogaamiye beeleed waliba ay wax u yeedhiyaan koox qurba joog ah iyo xisbiga HAG iyo Dabshid asxaabtiisa.
Kaaaga sii darane wuxuu dabada kusii xidhay Geelle oo isba gebi kasii laalaada. Gabow dartii asaasaq ah kana amar qaata marwadiisa oo Biixi iyo kooxda jeedaanta ilma adeernimo ku taageedha gar iyo gardaraba,mucaarad xooggana ku kacsan yihiin dadkii reer Djiboutina katyaan ka taagan yihiin qoyska aan dhargeyn oo xoolaha wadanka oo dhan ay iska maamushaan gabdho ay qabaan wilal gafura culus ah iyo gabooley iska catoobsada waxii ay qaadan karaan oo dhaqalaa,iyadoo dad weynihii reer Djibouti gaajo beerka dhulka ku hayaan.
Markii ay deeqi waayeen xoolihii Djibout ayaa loo soo tafaxaytey Somalia
Wiil hiraab
Kkkkkkkk maanta iidoornimadii waa caddaysatay waxaa qarisaba.
Hadaladaada eeg
-calanka bule-gaa waa calal ee calan nooma aha
-xasan shiikh waa madaxwayne hawiye iyo koofur kaliya
-1988 baa la kala tagay🤣🤣🤣.
Warku waa dhan yahay kkkkkk
xaange
Sxb
Ma waxaad naleedahay
Xassan Shiikh ayaa Hargeysa
ku doorsan Degmada Laascaanood
Xaange sxb
Ma waxaad na leedahay
Xassan Shiikh ayaa Wiilasha
Hawiye u diraa Laascaanood
Aqli Gaaweeto iga dheh
xaange
Waxaan Xassan Shiikh kula talinay
wuu fuliyay ALLE HA BARAKEEYO
1. Rasalwasaare Absame iyo
Xasilooni Jubbooyinka
2. Xooga inuu saaro nabadda
iyo hurumarka dhulka
Caanshuur dhiibiyaasha
3. Inuusan isku mashquulin
Arimaha Somaliland
4. Inuu 10 sano joogo
Villa Xamar HADDII ALLE idmo
Kadibna Mahad ama Fiqi
Kursiga ku wareejiyo
30 sano kadib nin Maxlal ah
Sidii Farmaajo waa in lagu soo
Jiireeyo
* Tubtay Jeexday USC HAG GROUP
Qaris iyo Qarsoodi male
Ninkii ku tagi iyo ninkii ku joogi
Dabshid iska hadloow dhulbahante waligi burco ma degin mana yeelan waa qodob caynaba waa run oo reer hagar baa lahaa waxaana laga raray 1921 markii daraawiish kabtay, waxaana ka raray ingriiskii gumaysta ahaa ee darwiish jabiyey.
Laascaano la iskuma haystee waa arin siyaasadeed ama maamul ee ma jirto shacbiyad iidoor oo u soo dhawaan karta.
Dabshid
Laascaanood waa isaga filantahay kooxda jeegaanta.
Laakiin Xasan ayay maqaamkiisa madaxtinimo sare u qaadi lahayd
haddii uu arinta aan kor ku xusay iyo jaaniska ka faa iidaysanayo.
Geelle oo raqay asaasaq ah noqday, taladiina ay kala wareegeen
gambooley qabyaalad iyo caadifad hayso ayuu taladii soomaaliya u daba fadhiistay.
“Ninkad kaba ka tolanayso kabihiisaa la eegaa”
Ahmed Najaad
Sxb 8 ayaad aheyd 1991
Markaas ayaad igala murmi
Siduu ahaa dhulku
– Miyaad maqashey
60 jirka Dhulbahante iyo
20 jirka Isaaq kuma heshiiyaan
Burco
Laasqorey ayay nimanku u socdaan
Weli waxa lagu riyoonayaa in Xamar kacaankii quudinta beesha u
qaabilsanaa fadhiyo!!!!
Inu saqiiray 1990 hala xasuusto…
Amxaarkii Xamar lagu qabsaday ayaa malaha ka dhow Xasanow naga saacid calafkii aanu ku cuni lahayn duleedka Garoowe ee xoraynta Laaska kkkk
Farmaajo ayaa nin Daarood ah ahaayee maxaa catowgan wakhtigiisii loola tegi waayay?
Hadda Xasanow na quudi iyo tuugsiga lagala xishooday ninkii Daarood ee Xasan laga rabaa muxuu yahay?!!
Ilaahow tuke haad waayay waa habaaree adaan kaa magan galnay.
Maxaa loo qaribay qarankii umadda ee quudinta qaabilsanaa haddii sidaa lagu dambeynaayo oo dawladnimo ku nool la yahay? Kkkk
Xaange
Sxb sida dhabtaa ayadoon iga
aga aheyn XARIG JIID
Dowladda Xassan Shiikh
Maahan mid dhaafsan Koofurta kow,
Labo dhulkii laga xoreeyay Italy
Xitaa Xassan Shiikh hadduu
Carqaladeeyo ama la murmo
Maamulka Puntland wuxuu ka,
Baxay heshiiskii Badbaado Qaran
Soo uma jeedid inaan wiilasheenii
Ka soo celinayno
Buulo- Xaawo iyo Ceelwaaq
Waa in la geeyo wiilal
Absame, Mareexan, Gaaljecel
Gaadsan Dir, Cowramaleh, Shiikhaal
Dagoodi, etc
Only Dhulkaas waxaan ugu laaban
Karnaa hadduu ka dhaco dagaalo sokeeye
Peace Kismaayo
Peace Galkacyo
Peace Ceerigaabo
Cadowgeenu waa biyo la’aan
Iyo Abaaro
Dabshid
Talada HAG bal cida ay caano ka daadiso aynu aragno
Daaroodka iyo Isaaqu kolley sidaan ku aqaan maaha dad ficil
qabyaaladaysan la tuso,Oo waaba ugu darartaa waxna ugama daataan
Dabshid
Xasan looma dhaarin inuu madaxweyne u noqdo waxa aad ugu yeedhay Somali Italy oo ah sheeko laga soo gudbey 1960.
Dabshid
Miyaad maqashey
60 jirka Dhulbahante iyo
20 jirka Isaaq kuma heshiiyaan
Caynaba ayeey ahayd ee Burco maaha.
Caynabana 1921 baa ingiriis reer hagar xoog uga raray.