|

Madaxda dhaqanka SSC oo si kulul uga jawaabay Hadalkii Muuse Biixi

Laascaanood  ( Kalshaale ) Golaha Sare ee dhaqanka ee gobalada SSC ee ku shiraya  magaalada Laascaanood ayaa ka jawaabay hadalkii Hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ee ahaa in Argagixiso saameyn ku leedahay kacdoonka shacabka  Laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isimadda ayaa warkaas kusifeeyey been abuur, Somaliland  ayay ku eedeeyeen in ay iyadu la shaqeysato Argagixisada ayna isku shabakad yihiin.

“Argagaxiso ma nihin, Argagixiso aan ciidankiisa Somaliland ahayn oo jooga Dhulkeena ma ogin, Muuse iyo Argagixisadu waa wada shaqaystaan” ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Cali.

Beesha Caalamka ayay sheegeen in la gaaray xiligii isla xisaabtanka, dawladdaha Taakulada siiya ciidanka Somaliland ayay sheegeen in ay ogsoon yihiin, balse dhibkii hore aysan kusii wadin, haddii kale laga xisaabtami doono.

“Adduunkana waxaan ugu baaqaynaa intii hore ee aad dhibka uu noo gaystay ku caawiseen ayaa nagu filan”

Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Isimka guud ayaa sheegay in aysan marnaba ogolaaneyn in deegaanadooda laga maamulo goobo kale, ayna u fadhiyaan aayahooda oo ay ka tashanayaan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63570

Posted by on Jan 31 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

17 Comments for “Madaxda dhaqanka SSC oo si kulul uga jawaabay Hadalkii Muuse Biixi”

  1. Kolba hadey muuse bixi iyo garaad jaamac sidaas isugu jawaabeen xaaladu waa barako maleh dagaal halaysu diyaariyo

  2. .
    .
    Nimanka fig mar ah, ayaa ku hadhay.

    Taariikhdaas siday ku baxday, ninkii garanaya waa fahmayaa.

  3. Muuse isagaa ah Aabaha iyo hooyadda argagixisada waayo dadkii ciidamadiisu sida tooska ah u toogteen oo caruur iyo Sumari iyo shllinyaroba lahaa iyagoon shuciurtpoda muujinaya ma argagixisada dishay ciidankiisa ayaa si toos ah u toogtay dadkaasi wey mudaharaadeen oo keliya waxayna ka mudaharaadeen in la kor keeno oo madax looga dhigo kuwo dadka habeenkii laaya oo maamulka soomaaliland raali ka yahay mudona socotay. Sax beesha isaaq arrintaas masuul kama wada aha waa la yaqaan kuwa masuulka ka ah oo maamulka ka tirsan..markaa yaan Been laysu sheegin EE si colaad guunah oo dhexmarta dhulbahante ama Daarood iyo
    isaaq looga badbaado muuse ciidankiisa xuduudihiisa ha haysto hadduu Somaliland Dan ka leeyahay ha ka saari ciidan isaaq iyo hogaankiisa gebi ahaanba degaanka soolo hana ku Soo bedelo ciidamo degaanka ah hogaan degaanka ah iyo masuuliin degaanka ah..markaa ka dib ayaa la wada hadli karaa haddii kale waa lays cunayaa

  4. Barito waxaa Xamar ku soo wajahan
    Mudane Mulkiile Ismiles Cumar Geele
    asagoo ka qeyb galahayo Shirka
    Guulihii Mulkiile Xassan Shiikh

    Waxaa kaloo la filahayaa waddamada
    Xooga ku heysto dhulka iyo dadka
    Soomaaliyeed.

  5. Imaam Dabshid
    Waa Khasab in Ay Shiraan Mulkilayasha
    Ismaaciil Cumar Geele Hiil Walaal Waa
    Ninka Na Siiyey Hubka Aanu Ku Gumaadeyno
    UGUS Ragi Wax Na Tarey Berrka Ka Ogdoonin
    Waxa Kale o Hub Na Siiyey
    Masar
    Igaandha
    UAE
    Hubka Ugu Badan Waxa Na Siiyey
    Ismaaciil Cumar Geele o Toos U Keena
    Habeen iyo Maalin
    Raga Macawisleey Waa Nin iyo BKM
    Silisku u Wada Buuxo iyo RBG
    Qoryaha Fufud Warkoda Daa

  6. Waxa iga Qosliyey Oday Ka Mid Ah Odayasha
    Habar Jeclo Mar u Ka Hadlayey Garaadadan
    Faraha Badan e Dhulmahante e Ku Waashey
    Sool Sanaag iyo Ceeyn Wuxu Yiri Ceeyn Wax
    Jira Maahin o Ceeyn Waxa La Dhaha Haawdka
    Wadada Dheeri Marto
    Ereyga Aan Ku Wosley Wuxu Yiri Waaba
    Waxa Jiri Jirtey islaan La Oran Jirey Ruwaabi
    O Gaarigi Wacan Gurigi Qurxoon iyo Ninki
    Wadada Maraya e Shaar Qurxoon Wata
    Dhahda Guriga Aniga Ayaa iska Leh
    Gaariga Aniga Ayaa iska Leh Ninkaasi Waa
    Ninkeeyga Hadaa Kulu Xaqal Ruwaabi

    • Ilmada yaxaaska kuwa daadinaya op raba iney laaska dumiyaan xaasidnimo waa la fahmey

      Cadawgu cagta hoosteeda

    • Wiil Hiraab. Odaygaa Habarjeclo wuxuu sheegay in Buuhoodle tahay degmada labaad ee Gobolka Togdheer! Buuhoodle, Huuno iyo Soomaalida kaleba waxay u haystaan inay kamid tahy Sool! Taladiisa ayaanu qaadaneynaa oo waxaanu u bixinaynaa Sool, Sanaag, Togdheer, SST! Sidee loo goosanayaa , hadi aan Togdheerba la wada hayn!

  7. Wiil hiraab

    Eebow salaan sare

    Madaxweyne Geele waa
    Hiilwaal, dadbaase ku eedayn
    Muxuu Axmaaro iyo Eritrea
    jilbaha u qabsan waayey

    Geele waa aabaha sadaxda
    Dowladood ee xortaa
    iyo labada Gobol ee Gumeystaha
    Madow xooga ku heysto.

  8. Laascaanood dagaal ka dhicimaah
    Insha Allah

    Dhulbahante wuu ogyahey inuusan
    Daarood kale xabad ka ridayn
    Dhulkooda, jeeb iyo wax tar kalena
    Warkiisa daa

    Aaway yaboohii 100 kun Askari
    Aawey $1 million dollars

    Jufo reer Laascaanood ah
    oo Nabad ku baaqdey

  9. Waxa u daran tuug dhuumanaya oo dhabarku muuqdo kuwinan halka ku jila in ay hawiyeh yihiin waa la idin ogahay in magac reerkale halkaan ku doodin ,idoor ma wuxu noqday wax laga faano?maad magacdiini ku gadhaan oo idinko madaxa taagaya wax karbaashtiin oops ma xamili kartaan warankee halkan ka hawiyehyeeya subxaanalah odayo waawayn oo dhuumanaya dabshid=laalays shaqo fiican bad haysaa halka ka wad irir aad adiga make up garaysay cid ilaahay abuur oo waxa ka qoraysa ma jiro, wiil hiraab=somalilander adiga caydii idoorta halka ka wad magacii idoorba waxa xumeeyey odayo waawayn oo sida dumarka u caytam,wali halkan kuma arag nin hawiyeh ama daeood ah ama somalida kale ah oo sidiina a u caytama ,,xishooda!!!

  10. Madaxweyne muuse been ma sheegin, ee odayaashaan weeye kuwa beenta sheegaya,
    Laaska ficilada ka socda waa ficilo kicin ah, waxaana ficiladaas caado u leh kooxaha argigixisada nabad diidka ah.

    Odayaashan waalan ee hilibcunoowga meesha (Laascaanood) u jooga waa in laga qabto dadka halkaas dega ee reer laas caanood, hadii kale soo ma’aha odayaasnan argigixisada ah warbeey soo wadaan ee hala warsugo inta ay is qarxinta bilaabayaan.

  11. Hodan

    Wllo Qabyaaladdii waxaad ku darsatey
    BEEN QAAWAN

    Daarood ma CEYTAMO aada
    Bal hoos ka fiirso
    JIN HARTI DAAROOD AH sidaada
    —————–
    Kooraar Hayaan
    January 31, 2023 – 7:56 am

    AFQURMUUNE ITAAL DARANE
    ERAYA NAAGOODLE

    IIDDOOR INAN GUMEED AH
    AABIHIINA WASE

    BAL HADDAAD ITAAL LEEDAHAY
    LAASKA ISA KEEN

    AMA WALAASHAA LA UUNSO
    IYO INA ADEERTAABA

    HABAR AWAL WAXAY AHAYD
    LIITAHA IIDDOORE

    NIN WALAASHII UUNSIGA KA DAFAYAA
    OO FUTADA KU AASI

    ALLEYLEHE RAGANIMO IDINKA FOG
    GIDIGIIN IIDDORE

    AMA ALEELO ROGO OO
    FAALKU HA ARUUBO

    AMA ITAAL DAGÀAL
    SOOL LA IMOOW

    AMA BAARIXIGA ISLA DHACA OO
    AAYAR ISKA MIRQAAN

  12. Dabdhid aka Summad laawe, wiil hiraab, iyo nacaska calyada badan! ee Digriyow wata !!

    3 saaqid, wuxu miyaysan shaqo lahayn! 24/7 golahan dhex taagan, xaasidnimo, isku dirid, munaafaqnimo iyo nacayb dad gaara loo qabo ! maxay ku tari, marba magac jeebka kala soo bax !! aaway kalsooni?!

    majaafo bilaa xigmad ah! al-qushaash !!

  13. Mar Hadi Dagaal Ban Lagu Qaadey Argagixisada
    Koofurta Somaaliya Waa in iyana Weerar
    Lagu Qaado Firxadka Argagixisada e
    Galey Gobolada Waqooyi e Doonaya in Ay
    Halka Ka Abuuran Qalalaase Nabada iyo
    Deganshada Wax u Dhimaya

  14. Madaxweeyne Hiil Walaal Mudane ismaacil
    Cumar Geele O Si La Yaab Leh Loogu So
    Dhaweeyey Magaalada Muqdisho
    Waxa iyana imaanaya Raidulwasaaraha
    Ethiopia Madaxweeynaha Kenya
    Madaxweeynaha Erateria iyo Wafuud
    Balaaran

  15. Ceeb wayn

    Xasan garguurte ayaa saxiixay heshiis Somalia hoos gaynaya Emaaraat ka carab oo somalia maxmiyad ka dhigaya.

    https://www.facebook.com/100000482911474/posts/pfbid02zqhX7M7eVTZRQoQ5ufNqywLTx93FRmoqoyp59UbEwF1bu44PP2FZ5eaKtuVnKxi7l/?mibextid=Nif5oz

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented