Madaxda dhaqanka SSC oo si kulul uga jawaabay Hadalkii Muuse Biixi
Laascaanood ( Kalshaale ) Golaha Sare ee dhaqanka ee gobalada SSC ee ku shiraya magaalada Laascaanood ayaa ka jawaabay hadalkii Hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ee ahaa in Argagixiso saameyn ku leedahay kacdoonka shacabka Laascaanood.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Isimadda ayaa warkaas kusifeeyey been abuur, Somaliland ayay ku eedeeyeen in ay iyadu la shaqeysato Argagixisada ayna isku shabakad yihiin.
“Argagaxiso ma nihin, Argagixiso aan ciidankiisa Somaliland ahayn oo jooga Dhulkeena ma ogin, Muuse iyo Argagixisadu waa wada shaqaystaan” ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Cali.
Beesha Caalamka ayay sheegeen in la gaaray xiligii isla xisaabtanka, dawladdaha Taakulada siiya ciidanka Somaliland ayay sheegeen in ay ogsoon yihiin, balse dhibkii hore aysan kusii wadin, haddii kale laga xisaabtami doono.
“Adduunkana waxaan ugu baaqaynaa intii hore ee aad dhibka uu noo gaystay ku caawiseen ayaa nagu filan”
Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Isimka guud ayaa sheegay in aysan marnaba ogolaaneyn in deegaanadooda laga maamulo goobo kale, ayna u fadhiyaan aayahooda oo ay ka tashanayaan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63570
Kolba hadey muuse bixi iyo garaad jaamac sidaas isugu jawaabeen xaaladu waa barako maleh dagaal halaysu diyaariyo
.
.
Nimanka fig mar ah, ayaa ku hadhay.
Taariikhdaas siday ku baxday, ninkii garanaya waa fahmayaa.
Muuse isagaa ah Aabaha iyo hooyadda argagixisada waayo dadkii ciidamadiisu sida tooska ah u toogteen oo caruur iyo Sumari iyo shllinyaroba lahaa iyagoon shuciurtpoda muujinaya ma argagixisada dishay ciidankiisa ayaa si toos ah u toogtay dadkaasi wey mudaharaadeen oo keliya waxayna ka mudaharaadeen in la kor keeno oo madax looga dhigo kuwo dadka habeenkii laaya oo maamulka soomaaliland raali ka yahay mudona socotay. Sax beesha isaaq arrintaas masuul kama wada aha waa la yaqaan kuwa masuulka ka ah oo maamulka ka tirsan..markaa yaan Been laysu sheegin EE si colaad guunah oo dhexmarta dhulbahante ama Daarood iyo
isaaq looga badbaado muuse ciidankiisa xuduudihiisa ha haysto hadduu Somaliland Dan ka leeyahay ha ka saari ciidan isaaq iyo hogaankiisa gebi ahaanba degaanka soolo hana ku Soo bedelo ciidamo degaanka ah hogaan degaanka ah iyo masuuliin degaanka ah..markaa ka dib ayaa la wada hadli karaa haddii kale waa lays cunayaa
Barito waxaa Xamar ku soo wajahan
Mudane Mulkiile Ismiles Cumar Geele
asagoo ka qeyb galahayo Shirka
Guulihii Mulkiile Xassan Shiikh
Waxaa kaloo la filahayaa waddamada
Xooga ku heysto dhulka iyo dadka
Soomaaliyeed.
Imaam Dabshid
Waa Khasab in Ay Shiraan Mulkilayasha
Ismaaciil Cumar Geele Hiil Walaal Waa
Ninka Na Siiyey Hubka Aanu Ku Gumaadeyno
UGUS Ragi Wax Na Tarey Berrka Ka Ogdoonin
Waxa Kale o Hub Na Siiyey
Masar
Igaandha
UAE
Hubka Ugu Badan Waxa Na Siiyey
Ismaaciil Cumar Geele o Toos U Keena
Habeen iyo Maalin
Raga Macawisleey Waa Nin iyo BKM
Silisku u Wada Buuxo iyo RBG
Qoryaha Fufud Warkoda Daa
Waxa iga Qosliyey Oday Ka Mid Ah Odayasha
Habar Jeclo Mar u Ka Hadlayey Garaadadan
Faraha Badan e Dhulmahante e Ku Waashey
Sool Sanaag iyo Ceeyn Wuxu Yiri Ceeyn Wax
Jira Maahin o Ceeyn Waxa La Dhaha Haawdka
Wadada Dheeri Marto
Ereyga Aan Ku Wosley Wuxu Yiri Waaba
Waxa Jiri Jirtey islaan La Oran Jirey Ruwaabi
O Gaarigi Wacan Gurigi Qurxoon iyo Ninki
Wadada Maraya e Shaar Qurxoon Wata
Dhahda Guriga Aniga Ayaa iska Leh
Gaariga Aniga Ayaa iska Leh Ninkaasi Waa
Ninkeeyga Hadaa Kulu Xaqal Ruwaabi
Ilmada yaxaaska kuwa daadinaya op raba iney laaska dumiyaan xaasidnimo waa la fahmey
Cadawgu cagta hoosteeda
Wiil Hiraab. Odaygaa Habarjeclo wuxuu sheegay in Buuhoodle tahay degmada labaad ee Gobolka Togdheer! Buuhoodle, Huuno iyo Soomaalida kaleba waxay u haystaan inay kamid tahy Sool! Taladiisa ayaanu qaadaneynaa oo waxaanu u bixinaynaa Sool, Sanaag, Togdheer, SST! Sidee loo goosanayaa , hadi aan Togdheerba la wada hayn!
Wiil hiraab
Eebow salaan sare
Madaxweyne Geele waa
Hiilwaal, dadbaase ku eedayn
Muxuu Axmaaro iyo Eritrea
jilbaha u qabsan waayey
Geele waa aabaha sadaxda
Dowladood ee xortaa
iyo labada Gobol ee Gumeystaha
Madow xooga ku heysto.
Laascaanood dagaal ka dhicimaah
Insha Allah
Dhulbahante wuu ogyahey inuusan
Daarood kale xabad ka ridayn
Dhulkooda, jeeb iyo wax tar kalena
Warkiisa daa
Aaway yaboohii 100 kun Askari
Aawey $1 million dollars
Jufo reer Laascaanood ah
oo Nabad ku baaqdey
Waxa u daran tuug dhuumanaya oo dhabarku muuqdo kuwinan halka ku jila in ay hawiyeh yihiin waa la idin ogahay in magac reerkale halkaan ku doodin ,idoor ma wuxu noqday wax laga faano?maad magacdiini ku gadhaan oo idinko madaxa taagaya wax karbaashtiin oops ma xamili kartaan warankee halkan ka hawiyehyeeya subxaanalah odayo waawayn oo dhuumanaya dabshid=laalays shaqo fiican bad haysaa halka ka wad irir aad adiga make up garaysay cid ilaahay abuur oo waxa ka qoraysa ma jiro, wiil hiraab=somalilander adiga caydii idoorta halka ka wad magacii idoorba waxa xumeeyey odayo waawayn oo sida dumarka u caytam,wali halkan kuma arag nin hawiyeh ama daeood ah ama somalida kale ah oo sidiina a u caytama ,,xishooda!!!
Madaxweyne muuse been ma sheegin, ee odayaashaan weeye kuwa beenta sheegaya,
Laaska ficilada ka socda waa ficilo kicin ah, waxaana ficiladaas caado u leh kooxaha argigixisada nabad diidka ah.
Odayaashan waalan ee hilibcunoowga meesha (Laascaanood) u jooga waa in laga qabto dadka halkaas dega ee reer laas caanood, hadii kale soo ma’aha odayaasnan argigixisada ah warbeey soo wadaan ee hala warsugo inta ay is qarxinta bilaabayaan.
Hodan
Wllo Qabyaaladdii waxaad ku darsatey
BEEN QAAWAN
Daarood ma CEYTAMO aada
Bal hoos ka fiirso
JIN HARTI DAAROOD AH sidaada
—————–
Kooraar Hayaan
January 31, 2023 – 7:56 am
AFQURMUUNE ITAAL DARANE
ERAYA NAAGOODLE
IIDDOOR INAN GUMEED AH
AABIHIINA WASE
BAL HADDAAD ITAAL LEEDAHAY
LAASKA ISA KEEN
AMA WALAASHAA LA UUNSO
IYO INA ADEERTAABA
HABAR AWAL WAXAY AHAYD
LIITAHA IIDDOORE
NIN WALAASHII UUNSIGA KA DAFAYAA
OO FUTADA KU AASI
ALLEYLEHE RAGANIMO IDINKA FOG
GIDIGIIN IIDDORE
AMA ALEELO ROGO OO
FAALKU HA ARUUBO
AMA ITAAL DAGÀAL
SOOL LA IMOOW
AMA BAARIXIGA ISLA DHACA OO
AAYAR ISKA MIRQAAN
Dabdhid aka Summad laawe, wiil hiraab, iyo nacaska calyada badan! ee Digriyow wata !!
3 saaqid, wuxu miyaysan shaqo lahayn! 24/7 golahan dhex taagan, xaasidnimo, isku dirid, munaafaqnimo iyo nacayb dad gaara loo qabo ! maxay ku tari, marba magac jeebka kala soo bax !! aaway kalsooni?!
majaafo bilaa xigmad ah! al-qushaash !!
Mar Hadi Dagaal Ban Lagu Qaadey Argagixisada
Koofurta Somaaliya Waa in iyana Weerar
Lagu Qaado Firxadka Argagixisada e
Galey Gobolada Waqooyi e Doonaya in Ay
Halka Ka Abuuran Qalalaase Nabada iyo
Deganshada Wax u Dhimaya
Madaxweeyne Hiil Walaal Mudane ismaacil
Cumar Geele O Si La Yaab Leh Loogu So
Dhaweeyey Magaalada Muqdisho
Waxa iyana imaanaya Raidulwasaaraha
Ethiopia Madaxweeynaha Kenya
Madaxweeynaha Erateria iyo Wafuud
Balaaran
Ceeb wayn
Xasan garguurte ayaa saxiixay heshiis Somalia hoos gaynaya Emaaraat ka carab oo somalia maxmiyad ka dhigaya.
https://www.facebook.com/100000482911474/posts/pfbid02zqhX7M7eVTZRQoQ5ufNqywLTx93FRmoqoyp59UbEwF1bu44PP2FZ5eaKtuVnKxi7l/?mibextid=Nif5oz