|

Laascaanood: Muuse Biixi oo dagaal isku diyaariyey, Kadibna jeediyey hadal la yaab leh (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi oo markale ka hadlay xaalada Laascaanood,  ayaa go’aansaday  in Somaliland ay xoog iyo xabad ku xaliso  Laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Korneyl Biixi ayaa sheegay in Xiisada ka taagan Laascanood ay tahay mid ay ka dambayso argagixisada caalamiga ahi,  Hadalkani wuxu u muuqdaa Qorshe uu ku doonnayo in uu Gobolka Sool ku weeraro natiijada Shirka Laascanood kaddib.

Shacabka au sheegay in looga baahan yahay in ay nabadgalyada ka shaqeeyaan,  Shirka Isimadda SSC, ayuu sheegay in ay ka rajeynayaan wax wanaagsan, wuxuuna ugu yeedhay shir dhaqan , hadana wuxuu ku eedeeyay Argagixiso,  Iyagooo  ka tashanaya aayahooda.

Muuse Biixi ayaa wax ka bedel ku sameeyay  Saraakiisha ciidamada eek u sugan Gobolka Sool, Ciidamo dheeraad ah ayuu deegaanda qaar keenay, sidoo kalana Gaadiidka caafimaadka ayuu keenay, taasi oo ka dhigan inuu dagaal isku diyaariyey.

Waxgaradka Iyo Isimada dhaqanka SSC ayaa si wadajir ah iskugu raacay todobaadyadii u dambeeyey in Somaliland ay ciidankeeda kala baxdo dhulkooda, laakiin Muuse Biixi waa diiday sida hadalkiisa ku cad.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63552

Posted by on Jan 30 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

16 Comments for “Laascaanood: Muuse Biixi oo dagaal isku diyaariyey, Kadibna jeediyey hadal la yaab leh (Daawo)”

  1. Fardo isu joogo laysuma faansho

    Argagixisada caalamiga waa laga soo afjaray laaska, muusoow meeshaad gayn lahayd adaa yaqaan..

    Dilalkii oo joogsaday mudo bila markii ugu horaysay..

    Maammul beeleed aan dawlad ahayn oo dagaal ku dhawaaqay intee socon karaa..

  2. somali galbeed aka servant of amhara

    niikada jooji oo ku ekoow shaqada aad amharka u haysid

    yaa daarooday haday jirto aday xabashiga kaa furfuri lahaayeen ….

    weligeen maynaan maqal yaa daarooday meel lagu xoreeyey
    laakiin waa maqalay yaa isaaqaay yaa hawiyaay

  3. Dabre weerar
    Duulaan wax gala
    Dil iyo lishtaanyo
    Daandaansiga iyo buuqa
    Waaba noogu darartaaye
    Waa isaga diyaar reerkayagu
    Dirir colaadeed
    By Cali Dhuux
    ____________________________________________________________

    Muusow waxaad hayso soo daa

  4. Somali Galbeed, daanyeer qabyaaladiista ah oo xanuunsan ayaad tahay. Wax dan umma heeysid Dhulbahante.
    Kaahin, waxba ha abti abtiyeeynin walle in aadan wax dan ah u heeynin Dhulbahante addiga oo Isaaq ah.
    Xaange sidoo kale, saaxiib addiga oo Harti ah wax dan ah oo aad u heeysid Dhulbahante majirto.

    Mucjisadda iyo yaabka ayaa waxeey tahay daanyeert Dhulbahante in eey hecel yahijn dadka geoyo ahaan u dhibaateeyo.

    Qof qof ayaan horray ugu ogeeyn cudduradda maskaxda. Ee waxaa xiiso leh oo eey tahay in la ogaada, in dad si jamaaci ah, si guud iyo si qabiil uu ugu dhici karro cuddur maskaxda ah isku mar? Waa wax loo baahanyahay in baaritaan kalle oo baddan laga sii sameeyo.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  5. Cawaanta

    Waxaad soo xarxariiqdeen wax macno ah ma samayso, hawshaana indhihiinoo shanaa lasoo afjarayaa.

    Qoladaan tihiin iyo qawlkiina toona halakan qiimo kama lahan. Muusoo MARYOOLAY dhinac ka raacay waa laydiin tusi, fadligana Alla ka sokoow baho daraawiish baa iska leh..

    • AFQURMUUNE ITAAL DARANE
      ERAYA NAAGOODLE

      IIDDOOR INAN GUMEED AH
      AABIHIINA WASE

      BAL HADDAAD ITAAL LEEDAHAY
      LAASKA ISA KEEN

      AMA WALAASHAA LA UUNSO
      IYO INA ADEERTAABA

      HABAR AWAL WAXAY AHAYD
      LIITAHA IIDDOORE

      NIN WALAASHII UUNSIGA KA DAFAYAA
      OO FUTADA KU AASI

      ALLEYLEHE RAGANIMO IDINKA FOG
      GIDIGIIN IIDDORE

      AMA ALEELO ROGO OO
      FAALKU HA ARUUBO

      AMA ITAAL DAGÀAL
      SOOL LA IMOOW

      AMA BAARIXIGA ISLA DHACA OO
      AAYAR ISKA MIRQAAN

  6. Xagee hadalku idinka dhaafayaa, Dhulbahante waa la qaxinayaa. The second Darood-free entity, after Jabouti, ayaa Somaliland laga dhigaya, waanad arki doontaan xasiloonida iyo horumarka Ka dhaca. Waxan ka dhamaan weynay awoowgaybaa geel dhacay iyo aabahaybaa Ka geel qaadsansa. Waxan weligeed Somaliye samayna waa samaynaynaa, qof kasta hantidiisii waa loo qiimaynayaa meeshuu tagaa loogu geynayaa. Ogow Ajuuraan markii la qaxiyey hal dollar lagama daba geyne. Ilaa hadda qiimaynta la sameeyey waxay tusaysaa inaan waxa meesha ka yaalaaba Ka badnayn, 30 milyan dollar oo berkedo iyo guryo gaagaaban u badan.

  7. Baaruud
    Hadda ogoow ninkaad leedahay waa rarayaa waa darwiish waa ninkii idin ka qaadi jiray sagaarada magteeda kkkk.
    Waa ninkii dilay gaalkii koofi ee aad gabdhaha u gayn jirteen.
    Ma shalaa dhalateen.

  8. Ma Somaliland oo kornayl hagayo baa la aqbali karaa dhul Somaliland ah ha ka tanaasulo nimankii shacabka ahaa baa waxaas laga aqbali waayayee?
    Sanadkaa maanta ah in Garoowe seefta qoorta laga saaro baa la rabaa.
    ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️
    https://youtu.be/SOAETZvHY18

  9. Cadaado
    Waa ku salamaamat sxb
    Walaahi qabyaalad igama aha inaan la jirsado qadiyada reer Laascaanood anoon eegayn Daaroodnimo Hartinimo iyo meelo badan oo aan ehel ka nahay haddana waxaan diidey dulmiga iyo kibirka ay wadaan beesha isaaq ee difaacaya wax ay ugu yeedhaan Somaliland oo iyaga mooyaane cid kale oo diyaar u ah soomaali in lakala jaro aanay jirin.
    Ma jecli in qof soomaali ah la dumiyo qoladuu doono ha ahaadee.

  10. Caaqil Xaange.
    Waan kusalaamay brother.
    Haa waa u baddan tahay in addigs shaqsiyan eeysan kaa aheeyn qabyaaladda waxa aad ku taageereeysa reerka Dhulbahante. Have yeeshee, i ta baddan Sonakida taageersan iyo kuwa diidan Dhulbahante waxeey ka fiirinayaan dhinac qabiilka.

    Dabcan, in la dulmiyo reer Somaliyeed amabba xataa qof Somali ah waa qalad. Isaaqunna waa eey ku qaldanyahiin in iyagga oo ka faa”iideeysanaya jilleeca dowladda dhexe ee Somalia iyo burburkii nagu dhacay eey dhahaan qeeyb kamid ah waddanka Somalia ayaan goodaneeynaa. Taasi gar maahan. Manna ahan in laga yeelo.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  11. AL DAAROODIYA MEEYE CIIDAMADII KASOO BAXAY GOROOWE ONE MONTH AGO

    meeye looma oooyaankii kasoo qaylinayey kenya iyo ethiopia

    sanadkan birtaa layska aslaynayaa wakhtigii baryadu waa dhamaaday bal daarood afku xoogloo taako somaliland leedahay cag soo dhiga .dhulbahantana waa isla anagii dastuurka laftiisa la furayaa si raali lagu wada yahay ayaanu u dhamaysanaynaa.

    no more chit chat
    there is a saying if you can’t beat them join them
    somaliland has no reverse gear …period

    ilma dhilo mayla socotaan

  12. Kaahin
    Nin warhaya maahid.
    Ciidankii garowe ka soo baxay dhulbahante ayeey ahaan gaar ahaan jifada madaxwayne Karaash ugaar Yahan waxayna gudaha u galeen laascaano oo walaahi ah.
    Saan xogta ku hayo waa saas.
    Xagee ka yimid ciidanka dhulbahante ee iska batay ee laascaanood jooga

  13. Ninkii kala sooc wadoow, ninkii kala saar wadoow sidaad moodayso maahee, war hooy somalia soomaali baa leh.

    https://fb.watch/io_qOhfL1B/

  14. Cadaaado
    Aad iyo aad waa intaa saxiib
    Walaahi labada qabiil waa dadka Soomaali marka ay noqoto iigu dhow ehel ahaan mana jecli in ay dagaalamaan ama mid la dulmiyo,Abtiyaashey xididkey iyo reer ayay intaba waa labadaas reer..

  15. Waa caddaan in riwaayaddii iidoor jilayay ay soo afjarantay !!
    xumaantoodu kuma ekeyn in dalka la kala gooyo! ee waxaa u dheereyd inay khawaarijta u yihiin geed fadhi! oo dhaqaalaha iyo hubkaba u gudbiyaan iyagoo is leh burburka dalku inuu u tallaabinayo aqoonsi !!

    Hadda waxaa muuqata in saacaddii ku dhacday oo aqoonsi ha joogtee ay la daalaa dhacayaan dhaqaale liita iyo sicir barar xadka ka baxay!! waxay fahmi waayeen ama is diidsiinayaan in gaalada ay dhabarka ku sidaan ee ay u raran yihiin ogoleyn dal 3aad oo soomaali ah !!

    Xalku muxuu noqon? haddii caqli jiro si nabad ah bay uga bixi carro dhulbahante, laakiin doqonka jaahilka ah ee macangagga ah ilama aha inuu taladaas qaadan haddaan dani ku khasbin!! say hadda wax yihiinna waa caddahay in dhiigyacabku wax aan dagaal lagu hoobto ahayn ku baxaynin!

    Dagaal cidna dani uguma jirto, laakiin ninka gurigiisa jooga ee lagu soo duulay wuxuu u dagaalamayo wuu ogyahay !!

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented