Madaxda dhaqanka SSC oo kulamo hordhac ah ku yeeshay Laascaanood (Sawirro)
Laascaanood ( Kalshaale ) Isimadda dhaqanka ee gobalada SSC ayaa leh kulan gaar ah oo ay uga hadlayaan mustaqbalka deegaanadooda, xili dhawaan la qorsheynayo kulan-weynaha guud.
Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo mudo dheer aan kulmin ayaa saaka kulmay, taas oo bulshada gobaladaas uga dhigan ifafaalo xoogan oo Aayahooda mustaqbal jid u bixinaya.
Sidoo kale kulanka waxaa ka qayb galay Madaxda dhaqanka ee ku sugan magaalada Laascaanood.
Dhinaca kale waxaa sidoo kale weli gobolka ka socda Soo dhowaynta Madaxda dhaqanka, iyadoo maanta Garaad Cabdullaahi Garaad Saleebaan oo ka yimid magaalada Taleex siwayn loogu soo dhoweeyay Carooley, Tukaraq iyo magaalooyin badan intii aanu soo gaadhin Laascaanood, waxaana dadku kusoo dhowaynayeen calanka Khaatumo iyo Midka Soomaaliya.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63344
Salaam.
Dhalinyaradda Saxaafadda, hawshii si fiican baad u qabateen.
Waxii hadda ka danbeeya, hala xakameeyo sawiro iyo war dibadda u baxa.
Hawl badan iyo Sanqadh yar. Khayr Insha Allah.
Midka dhextaagan labada
Garaad ma Jareerweyne
Mise waxaa Abti u ah Majeerten
Deni iyo Galan ayuu xataa
Ka Sanweynyahay
Indho Indho
Ina Koore
Xaglatoosiye
Midkale oo ilmaha ka keeni
islaantii Uur leh
Jawaabi iyo Jabuuti
Miyuu ahaa
Waa wada Tigree ama
Kuukuuyo rasmi ah
Istaqfullaah
Horta waa Guul shirku maadaama ay
Kulmeen
Isimmo aan Kulmin Muddo dheer
Waxaan maqley inuu soo socdo
Garaadkii aabihiis u janjeeray
Puntland ee dhihijiray
Garaad Iga dheer majiro
Anigu waxaan aad u taageeraa
GARAADKA GUUD
Sababtuna waxaa waaye inaan
Ka soo horjeedo in SALI LA SIMAN
LA AG DHIGAN KARIN
ISIMKA AMA IIMAAMKA GUUD
ee Qabiilka Curadka u ah
Ama la duubay markii hore
Xitaa hadduusan Curad aheyn
Intaan oo Garaadyo ah ee faraha badan intee ku maqnaayeen markii Cali Khaliif Galayr uu kaligii meelaha or ordayey …. Yaa Tula’ayeeyda lahaa ???
Too Many Chiefs and Not enough Indians …!
Too many cooks
spoil the soup.
Calankii Somailand ee tukaraq iyo saaka.
Dhulbahante carooday lama hor istaagi karo.
Xoog baan meesha ku joogaa waa beenoowday.
Imisaan iri war dhulbahante ayaa meesha idin ku hayee cagaha dhiga.
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid0NZsZt2QPQyjG1m6iDmsU86fxwqehgGryeEjiCWmpu2y1uftDCfyjE7hEzpWQNjyHl&id=100017268102538&mibextid=Nif5oz
Mr bahal
Ustaad nimankii oromo system dhul balaadhsi wadaan hada gari waxaa lagu aabeyn jarso ,ogow jaarso iyo samaron waa Jaar,dambal oo samaron dago ayaa kixigta markaas badi saylac waba 100 km ,oromo xad badeed ayay rabta maryooley kolba mid ayaa lagu jabin mid kale ,from Aksum to red sea dad aduunka katirtirmiya ilaahaw dadka adaa umaqan
https://fb.watch/ifx2qEXSyv/
Gaafow
War la’aan baa ku haysa.
Qadiyad soomaaliyeed baad ka hadlaysaa iyo amaa oromo saylac qabsataa, ragna daarood iga eeg bay ku jiraan iyo gaashaanbuursi oromo.
Mid hobyo godan la baxay iyo dabshid orod ka dhaadhici waxaan aad sheegayso.
Oromo waa dir baa la taagan yaahay kkkkkkkkk
Dabshid iyo hobyo
Labadiinan hawiye madone aawey ciidankii Somaliland waa maxay shirarakani cafu faanweyna irir kakab ,
Carole axmed awowgey ilaahaw kunaxariso
Axmed najaad
Oromo wali taako darood maqaadan ,kuwani aduun lamasocdaan ,waxoogaa wado ah ayey gari iskuhaystaan Moye dushaa laga marayaa xadka jaarso iyo samaron ayaa loosocdaa ,dadkan waligood darood ayaa difaac u ahaa ,hais difacan midna ogow darood ayaa dhulka somaliyeed dhaxal uleh
Gaafow
Waa saas masuul sare
Gaafaw
Daarood Jaberti Wiiq
Waa shacabkeena kala,
hoos tago Dowladaha
Xortaa ee Irir Samale
Quudin maahane Qax dambe
uma Quurno
Gaafaw
Waligey nin faanay lama doodin
ee Su’aalahaan ka jawaab
– Markii la xasuuqahayay shacabka
Caasimadda NFD ee WAJEER
ayaa biyaha ka dabo waday Kuukuuyo
si loo siiyo Luf Luf Kuukuuyo
– Markii Kilinka Oromada lagu darahayey
Caasimaddii Somaligalbeed ee Diri-dhabe
ayaa raadsan hayey Luf Lufka Axmaaro
Markey xoriyadda qaadanhayeen
Caasimadaha Dalalkii
ay kala gumeysanhayeen
Italy, Britain iyo France
Yaa diidanaa inay
Diri-dhabe iyo JAWEER xoreeyaan
Somaligalbeed iyo NFD
– Dad aan xitaa awoodin inay dhahaan
Gumeyste ayaa heysto Jigjiga iyo Gaariso
Xoreyn iyo quudin maahane
Nagama astaahilaan
Hadal GUUBAABO
Muqdisho Waa Ka Bilaabatey Ururinta
Garan Waaga Waxaaba Gacanta Lagu So
Dhigey 3 Dhabayaca Ah o Garawe Kuso
Diley Muwaadinin Somaaliyeed Waxa
ay Is Lahaayen Muwdisho Gabaad Ka
Dhigta Cidi idin Garan Meeyse
Waa Dhamaatey Waagi Garan Waagu Xamar
Iska Joogi Jirey Waa Leeys Daba Socda
Aqyaareey, maalmahaan
xaalada muqdisho
wey kacsan tahay
oo galgalashada shabaab
baa laga dareemayaa.
Shabaab waa
dhamaadkoodii, laakiin
waa la wada ogyahay
in dad badan ay
sii salfan doonaan,
oo weeraro iyo
tuuryo naf la caarinimo
ah ay geesan doonaan.
Maanta madaxtooyada iyo xaafdaha ku
dhow-dhow waxaa
lagu garaacay madaafiic
nuuca pm-ka (Fooryaaye la yiraa), waxaana dadkii aagagaas
joogay ku dhacay kala
carar iyo kabtreey yaa arkay.
Arrintani waxay
muujinaysaa in
shabaab ay xanuunsadeen
oo jab weyn iyo
dhimasho ay
dareemayaan,
taasoo keeneeysa
in ayagana ay culeysaadka weeraradooda badiyaan.
Daraad waxaa
gubtay suuqa bakaaraha,
shakiga ugu weyn ee
gubashadiisa waa in
shabaab ay gubeen,
ayagoo doonaya in
laamaha amniga
iyo maamulka
gobolka banaadir ay ku mashquuliyaan dabkaas,
si weerarkoodii xaruunta
gobolka uu si fudud ugu hirgalo.
Hada dadka muqdisho
waxay ku jiraan
heegankii ugu
sareeyay ee xaga
amniga ah,
habeen dhoweyd
nin jaakad weyn wata
oo go’ shaal ah
huwan ayaa maqaayad
wadada wadnaha
ku taala bartankeeda
soo istaagay, dadkii
markey ninkaasi
arkeen waxay
is yiraahdeen ninka
wuu miineysan yahay,
markaas baa meeshii
waxaa ka dhacday in sida owrtii(ratiyaasha)
laysugu dur-duriyo (laysugu dar-daro), kala carar baa
meeshii ka dhacday kkkkkkkkkkkkkkk,
ninkii asna ma yaqaano
waxa laga kala cararayo
ee asna dadkii haka
daba cararo kkkkkkkkkkkkkkk,
mar dambe baa ciidamo
dharcad oo meesha joogay
ninkii qabteen oo
hareereeyeen,
in mudo ah oo
ku qiyaasan saacad ka dib
markii la qabtay, bey
ninkii u dhowaadeen si ay ubaaraan,
ogaada hade markii
hore uma aysan
dhowaanin oo meel bey ku go’doomiyeen oo yiraahdeen
car soo dhaqaaq ama is nuuxi, adinka sidaan idiin sheegay saacad ka dib bey ninkii u dhowaadeen oo baareen,
mise ninka waaba nin aan waxba wadan oo qurbaawi ah,
oo meesha (xamar)
nasiino u yimid kkkkkkkkkkk,
ninka hargab baa
hayay oo sidaas
buu jaakada iyo
shaalka iskugu
soo qaatay kkkkkkkkkkkkkk,
in mudo ah oo wadada
iyo goobihii caweyska ahaa ay
ninkaas dartiis u xirnaayeen
ka dib wadadii
waa la furay oo
xaaladiina caadi bey kusoo noqotay,
ninkiina waa lasii daatay
asagoo naxsan,
oo hadana daalan
Oo hadana yaaban kkkkkkkkokkkkkkkkkkkkk.
War qurbo joogtaay
xamar jaakad iyo
boorso weyn ama go’
ha iskula imaanina
maalmaahaan oo
dalka ay dagaalo culus oo shabaab ka dhan
ah ay ka socdaan,
hadii kale sida ninkaas
baa idinku dhici,
oo laga yaaba in
wado weyn dartiin loo xiro,
oo ganacsiyo
waa weyna ay dartiin
u qasaaraan kkkkkkkkkkk.
Wallee muqdisho
warbaa ka socda kkkkkkkkkkkkkkk.
Soomaaliya iyo Hawiye way guileeysteen,
shabaabna wey
baaba’een oo
hada tabar-tooda keliya waxay kusoo aruurtay
hooobiye la tuuro,
qof is qarxiyo
iyo bambo la gamo (La Tuuro) kkkkkkkkkkkk,
maanta kufaartaas
awood kale ma hayaan,
oo intaas keliya bey
bulshada ku wax yeeleeyaan, waana inta ay
bulshadu ka kala cararayaan kkkkkkkk.
Marka waxaan rajeynayaa
in mardhow
kufaartaas shabaab
lasoo afjaro,
oo bulshadana
ay baqdintaan heysa ay ka reystaan insha’allah
GUUL SOOMAALIYA GUUL.
GUUL HAWIYE GUUL.
SHABAAB IYO SHEYDAABA BAQTIGOODA BEYNU KA TALAABSANEYNAA INSHA’ALLAH.
Sida ii muuqata hogaankii harti waxaa lawareegi doona beesha siciid harti aka dhulbahante
Majeerteen waa kudaayay
Dhulbahante ayaa harti usoo baxay ogaada daaroodna dhulbahante ayaa midayn doona
Dhulbahante waa qabiilka aan soomaali ugu jeclahay xitaa mareexaan baan kajeclahay guulaysta geesiyada Africa aldaraawiishiya
Aqyaareey
ogaada aniga
Waxaan ku suganahay
Magaalada muqdisho.
Waligey dalkeyga
Kama bixin
Marka arrimo caafimaad
Oo sadex bilood ah
Laga reebo.
Waligey soomaaliya
Baan ku sugnaa oo
Hadadan la joogana
Aan Ku suganahay,
Siiba meelaha aan
Waqtigeyga badankiis
Ku qaatay waxaa
Ka mid ah,
Gobolada dhexe ee
Dalka oo ah
Halka aan kasoo
Jeedo siiba mudug
Oo ah dhul
Gorvernatore sacad
Kkkkkkkkkkkkkk,
Iyo magaalada
Muqdisho
Oo arrimo ii gaar ah
Aan u imid.
Marka ogaada sheeko
Kasta oo aan xamar
Ama si guud dalka
Ama si gaar ah
Gobolada dhexe
Siiba mudug
Aan Idinkaga
soo tabiyo
Waa mid aan
Xogteeda si buuxda
U hayo, maadaama
Aan magaalooyinkaas
Iyo dalkaba dhex joogo,
Xitaa waxaan ka
War hayaa waxa
Ka socda
Arrimaha gobolada
dhexe
(GALMUDUG) oo ah
Halka aan asal ahaan
Kasoo jeedo,
Asxaab badan iyo dad
Aan garanayana aan
Ku leeyahay.
Wixii soomaaliya
Ku saabsan aniga
Hala i weydiiyo,
Not qurbaawiyiinta
London iyo
Meelahaas kale
Kasoo qeylineysa
Kkkkkkkkkkkkk.
Ok, Kheyr
Baan soomaaliya
Iyo Dhamaanteenba
Noo rajeynayaa
Insha’allah.
Guul soomaaliya
Guul,
Guul Hawiye
Guul.
Dhulbahante nabad baa ka dhexdhacday mar hadii Ina Garaad Ismail oo calanka Somaliland cimaamad ahaa u siten iyo Ina Garaad Jamac oo dhaxlay Garaadka Guud oo diiday in Xaflad Garoowe ama Hargeysa asagoo dhex fadhiya lagu sawiro…Saaxdheer in caano geel ku cabo ka doortay in hotell qurux badan oo Garoowe iyo Hargeysa seexdo.
110 jeer idiin sheegay in Somaliland inta Dhulbahante israbaan joogi karaan SSC…
Sool oo dhan Calankii Somaliland waa laga wada dejiyey macal Tukaraqdii aan jeclayn qolodeena ku kaftana Kalshasle.ca
Kkkkkkk😁
✌🇸🇴
Wallee. SSC. Population waa buuxaa. Maashaa allaah. Laas caanood. Dad. 100 Kun ku dhoow. Isku Soo baxay. Iyadoo. Magaalada. Dadkii. Buuxaan. Degmooyinka. Iyo tuulioyinka ka daran
Dadkaas. Oo vote. U dareeray kawaran. Change game.
Faysal Cali waraabe. Baridhawayt. Wuxuu yidhi. Laascaano. Burco ka dad badan kana dhaqaala badan
Waxaase hubaal. 2023. Oo iminka ah laascaano. Inay
Ka dad iyo dhaqaalo badantahay. Gobolo badan ama magaalo. Madax goboleed
Muhiimadu. Waa tawfiiq. Dadka deegaanka inay midoobaan. Haday SSC midawdo
Waa. Superpower. Xaqiiq. Nin beesha dhexe ah oo hadlayay maalin dhawayd wuxuu yidhi hadaan. SSC dagaal ku qaadno. Dagaalkii siyaad Barre. Aan lagalnay ka yaraan doono. Walaahi inaan been sheegayn. Tube kujiraa
Somalida. Marka layiraahdo individual tribe.
SSC. Waa reerka ugu hub badan.
Waxaan rajaynayaa. Maamul goboleedkii 7aad. Inuu. Kusoo biiro somalia.
Ilaa. Taladaydii ladiid. Oo horaan udhi. Fedaraalka. Gobol hanoqdo ee yuusan noqon dawlado. Beeleed
18. Gobol. 18 state. Oo fedaraal ah
Mudug. State. Togdheer state. Waa sida bini aadamku wax udhisto. Ee maahan sida. Duurjoogta. Aka somalidu wax udhistaan
Horumarka iyo nabada saasay kujirtaa.
State ku wuxuu yeelanayaa. Governor not madaxwayne. Dalku Hal madaxwayne yeelanayaa
Dhabayaco dagaalama oo Isaaq la dagaala.
Tukaraq qabsaday..kkkkkk
Aniga waxaa oran jiray, Sidee ugu duulaa Dhulbahante xabad igala soo horjeeda oo weliba tuuladiisii jooga.
Laakiin maalinta hiil iga rabaa way ogyihiin Majeerteen meel ku haro maba jirto…danta iyo taariiqda ayaa qasbin.
Somali waa beelo, beelna beel kale uma xoog dheegan karto. run
Guul u rajayn shirka Dhuloos aayo ka tashigooda.
Somalida waxay ku maahmaahdaa “waran aad sugeysay naxdin malaha” waan ogaa in tani imaandoonto.
Waxa xaafad ay xaafad kale ugu gudubto waa xasarad..run🇸🇴✌
YAAB IYO NAXDIN.
Madaxweyne xasan sh
oo
Ka sheekeeyay arrin
Naxdin leh oo
Gudaha xarunta
gobolka
Banaadir ka
Dhex dhacday,
Taasoo uu xalay
Ka seexan waayay.
Aqyaareey, madaxweynaha
Wuxuu sheegay
In nin indhoole ahaa
Oo shaqaalaha
Gobolka ka tirsan
Uu gudaha xarunta ku
Dhex Go’ doomay,
ka dib
Weerarkii shabaab
Ay xaruuntaasi ku qaadeen.
Go’doonka ayaa yimid
Ka dib markii ninkaas
Miskiinka ah meesha
Looga kala cararay
Oo uu garan waayay
Meel uu u dhaqaaqo
Iyo meel uu ka baxo,
Ka dibna miskiinka
Argigixisadii shabaaka
Aheyd ee meesha
Weerartay baa xafiiskiisa
Ka dhex helay,
Kadibna wey dileen
oo gowraceen,
Subxaanalaah
Wallaa illaaha
Ilallaah.
Marxuumkaas
Allaha u naxariisto-ee
Wuxuu ahaa
Ruux miskiin ah
Oo wadaad ah,
Kaasoo dadka aragga
Naafada ka ah
Xaruuntaas ku
matali jiray.
Arrintani waxay
Muujineeysaa
In argigixisada shabaab
Ay yihiin
Wuxush aan diin
Iyo dhaqan toona
Laheyn,
Waxay kaloo
Cadeyneysaa
In argigixisadaas ay
Yihiin cadowga
Koowaad ee
muslimiintan
Soomaaliyeed
Iyo cadowga
diinta ILLAAHEEY
EE islaamka.
Subxaanallah.
War shabaab tuhun
Dambeboo islaam-nimo
Kuma harinee,
waa in kufaartaas
Cadowgeena
Iyo cadowga Alle ah
Loo midoobo.
Soomaali maryooleey,
Siiba beesha
Hawiye ee argigixisadaan
Ay dhibta ugu
Badan ku hayaan,
Waa in dagaalka
Kufaartaas shabaab
Ka dhanka ah
Loo midoobo.
Waynu midownay
Oo weynu
Guuleysaneynaa
Insha’allah.
GUUSHA IYO
GOBONIMADA
WAA LOO
DHINTAA
EE DHEEL DHEEL
LAGUMA
HELO.
WAA IN
AYNU U DHIMANO
GUUSHEENA
IYO
GOBONIMADEENABA.
INAA LILLAAH
WA INAA ILEYHI
RAAJACUUN.
EEBE HA U
NAXARIISTO
MARXUUMKAAS
MISKIINKA AH,
IYO DHAMAAN
MARXUUMIINTII
WEERARKAAS GAALNIMADA
IYO FULEYNIMADA AH
AH KU NAF WEYSAY.
Sixid:War shabaab
tuhun Dambe
oo islaam-nimo
Kuma harinee ,
Yacni in islaamnimo
(Muslim-nimo) dambe
Lagu tuhmo uma
Harin kufaartaas
Gaalada ah,
Ee waa in kufaartaas
Cadowgeena
Iyo cadowga Alle ah
Loo midoobo
Oo la bur-buriyo
Oo koonkan
Laga cirib tiro
Dhamaantood.
Insha’allah, waynu
Cirib tiri doonaa
Kufaartaas (shabaab),
Weliba mar dhow
Oo hada ah,
Insha’allahu tacaalaa.
Waxaan aad uga helay kala dambaynta.
Ugaas Dabagooye of Xasan Ugaas ayaa kursigii Garaadka guud lagu fariisiyey, waayo waa ugu da’weynyahay.
Ina Garaad Jamac Garaadka Guud iyo Ina Garaad Ismaciil oo beesha Laascanood ugu badan hogaamiya la is dhinac fiiriyey oo aan awal is jeclayn..👋Meeshaan heeshiis Dhulbahante ayaan uga jeeda.
Majeerteen iyo Isaaq waa in faraha kala baxaan arinkaan.
Aniga oo og in faraha kala baxayn! Wax weyn ayaa meesha yaala oo ah midnimada Somalia.
Allow qayr ugu dhamee iyo Dhulbahante mid ah…Markaas dhulkooda horumar gaarin.
Ragga dhul la’aan, taariiq xumo, Geesinimo la’aan iyo dhaqaale xumo midna kama maqna ee tafaraaruq iyo in meel uwada jeedin ayaa dishay… I hope in taas maanta dhamaato.
Waa beesha ugu xoolo nool badan goboladaas oo ka dhoofaan xoolahoodu Berbera iyo Boosaso… Wadajir iyo midnimo is the key! Taas ogaada Dhuloos!
Guul iyo gobonimo Dhulbahante
🖐
Tifaftiraha Kalshaale.ca
Waxaan kaa codsan in wararka qurbojooga aad naga gaarsiiso shirka.
Aniga LOP intaan iga gaarsii: Allow qayr idiinkugu dhamee wadatashiga iyo Dhulbahante mid ah in la gaaro…Markaas dhulkooda horumar gaarin.
Idin ma hayso dhul la’aan, taariiq la’aan, Geesinimo la’aan iyo dhaqaale xumo ee tafaraaruq dhexdiina iyo in meel uwada jeedin ayaa idin dishay… I hope in taas maanta dhamaato, gacmaha isqabsada.
Waxaa tihiin beesha ugu xoolo nool badan goboladaas oo ka dhoofaan xoolahoodu Berbera iyo Boosaso… Wadajir iyo midnimo is the key! Taas ogaada Dhulbahante!
Guul iyo gobonimo Dhulbahante u rajayn…
From Land of Punt, diehard Puntlander🖐
Qofkaan kalshaale kuxaaray muxuu ahaa
War waxaan block naga saara duligaa
Wax yar ee kooban maqori karo waa badaw
Journal dhan buu halkaan rabaa inuu ka aqriyo
Hadda ka hor aniga oo Dhuloos weeraraya haddaad aragteen caro ayaa iga haysay in laga dhigay Harti Isaaq adoonsado oo Harti kala raganimo ku difaacaan waayeen..yaab
Aniga og in isdifaaci karaan ama hiil waayin ee ayagii ayaa 10 group kala socday
Dabshid
Ma laguu sheegay in Tukaraq iska daa ee xitaa Laascaanood 200 km u jirta calan Somaliland ma surna, dagaalna kama dhicin..
Waxaan ogaa oo idiin sheegay sow sax ma ahayn = (Inta Dhulbahante rabo Isaaq ayey joogi karaan dhulka SSC)..wixii aan ciidan Dhulbahante ahayn SSC habeenimo ka baxeen, in la qalqalo ka baqeen..kkkkkkkkkk
Iska ooy ama dhuus….who cares! kkkkkkkkkkkkkkkkk
Ma beel baa beel u dowladayn karta Somalida maanta?
Garaad jaamac garaad cali ayaa tukaraq umagacaabay gudoomiye
Shirka garaadada waxaa taageeray
Ugaas maxamed ugaas xaashi ugaaska guud mareexaan
ugaas cali sonkor ogaadeen
Ugaas xiireey ogaadeen
islaan ciise majeerteen
islaan cabdula majeerteen
ugaas xasan dashiishe
Ugaas xasan yaroow mareexaan reer xasan
War deg deg ah
Madaxweynaha khaatuma state of Somalia oo loo wado col.maxamed yuusuf indhasheel
oo ahaa barasaabkii dawladii kacaanka ee gobolka sool markii kacaanku kajaray gobalka togdheer
Col.indhasheel waa nin qatar ah oo bulshada soomaaliya magac kudhex leh
Waana xisbiga xasan shiikh ee upd
Waana xasan shiikh seedigiis wuxuu qabaa oo udhaxda hooyo abgaal ah oo canada dagan waliba celi ah
Kalshaale maxaad comments uga xirteen Garaad Cabdulahi Garaad Saleeban mise in Garoowe degen yahay ayaa dagaal laga wadaa!
Somaliland cidina isbaaro dhex dhigan mayso.
Marar badan baan idiin sheegay Daaroodow maxaad la baqaysaan kaalaya dhulkii waa xor sidaad aaminsantihiinee waa maxay cabsidu?
Sool waa Somaliland.
Zaki
Caqliga isaaq ku jira baan la yaabay.
Ayagu waxay aaminsanyihiin in aan Somalia lagu khasbi karin laakiin dhulbahante Somaliland lagu khasbi karo😂😂😂.
War ninyohow caqli xumidinaa?
Waxaad aragtay qof oo dhulbahante oo garaadadi wata ma la khasbi karaa?
Caqli saxda ah waxaa weeye dhulbahante inaad baridaan, hadday diidaana isaga tagtaan. Burca iyo Hargaysa hadday dawlad idiin noqonayaan
Gaafow
Daarood iyo Oromo xad ma wadaagaan..
Midda kale haday Jaarso Oromo noqoto,Garina waa Oromo.
Waa 2 Reer oo isku Milan qaraniyo badan.
Midda kale aqliga Daaroodka maxaa ka qaldan?
Wax kasta oo aan ahayn Daarood waa Oromo,iyaguna waa Carab kkkkkkkkk
Dhulka Oromo ayaa laga xoogay lol.
Hadda,hadii dhulka Oromo degayn oo laga xoogay,Daaroodna yahay Carab,Jaarso tahay Oromo,Gurre iyo Gariire yihin Oromo,yaa Somali ah?
Oo yaa dhulkan ka qaatay Oromo?
Haa,Jaarso iyo Gariba Afka Oromada ayay ku hadlaan,Jaarso qaybo Oromoobay ayaa jira,Laakiin joojiya hadalada aad ku eryaysaan Somalida ee aad ku casuumaysaan Oromada.
Nacab wax kasta waa Oromo,Daaroodna waa Carab.
Oromada runta waa Borana Gala.
Walee waxa kale oo dhan waa Somali Oromoobay,17,ilaa 2000 kii.
Hawiyaha,waad u faani kartaan,laakiin Dir waa kuwa mapka aduunka ku qoray Somali.Dir iyo Somali waa isku mid.
Faan maaha,Dir hogaankoodii ayaa Somali la idhan jiray.
Dalmida
Zaki
Geesi baa tahay..kkkkk
Caawa adiga keliya ayaa joogo..
Kuwa Hawiye sheegta oo meesha ka naageyn jiray kala dhuunte caawa… malaha markii Tukaraq oo calanka Bluele meel walba la surey ayey argagaxeen..kkkk.
Runta ayaa lawada wajihin Maryooley..run
Axmed Najaad
Waad la yaabi maadaama caqligiinu aanu heerkaas iyo qabkaa gaadhsiisnayn ee meel hoose iyo Harti baan isku nahay yahay.
Aniga sidee lay qasbi karaa?
Somalia dal xoroobay 1960 buu ahaa dadka dalkaas lahaana waa la yaqaannaa,sidaas oo kale Somaliland dal bay ahayd xoroobay 1960 dadka uu ka dhexeeyayna waa la yaqaan.
Midow baa dhacay rabitaan dhankeena ah ku yimi wuuna fashilmay oo burburay,Somaliland-na dawladnimadeedii bay la noqotay oo xuduudeheedii 1960 ku salaysan.
Markay sidaa tahay ka hor midowga wax nidaam ah oo Somaliland iyo Somalia ka dhexeeyay ma jirin.
Riyaad ku jirtaa yaan wax ka weydiinayaa dhulkayga iyo gobollada Somaliland ee ii cabbiri kara?
Lixda gobol ee Somaliland khariidadeeda ku suntan majority anaa ka ah.
Dad haddii la tirsado iyo dhul kay ahaatoba.
Zaki
adoo soo jeedaad qarwaysaa!! soomaalidu waa qabaa’il waligood wada daganaa, qabiil walba dhul lagu yaqaanay leeyihiin ! adigu waxaad tiri soomaaliya ma doonayo !! laakiin nin kale iyo dhulkiisaan la go’ayaa waa riyo maalmeed!!
30 sanaad been iyo huuhaa carruurtiina iyo dumarkiinna ku seexineyseen!
Iidoor waa qabiil yar oon tabartiisa ognahay !! xoog uu dhulbahante ku muquuniyo ma le !!, iyadoon cid kalaba la gaadhin !!
Runta ood wajihi waydo kaliya wakhtigaa kaagaga lumi ! marka waxaan leeyahay caqligu ha shaqeeyo oo si nabad gelyo ah uga baxa carro dhulbahante!
iyagu aayahooda ha ka tashadaan !! waan ka dharagsanahay waxa shacabka dhulbahante rabo ! ha lagu qadariyo go’aankooda !!
Mo
Faqashtii Daarood maca jareertiisa yaa muquuniyay 32 sano ka hor oo ka sifeeyay Woqooyi,iskana cafiyay kuwa la dariska ahaa?
Adaa been isu sheegaya oo sidii aad dhulkiinii ugu noqoteen jaah wareer ku jira iyo riyo.
Anigu Faqash iyo waxaas ma arkin mana soo gaadhin lkn raadkeedii baan ku garaadsaday oo magaalooyinka ka muuqda sida taangiyadeedii oo la gubay oo magaalada dhex yaalla,baabuur ciidan,foorinno waaweyn oo meelahaa yaalla,miinooyinkii ay shacabka u aastay oo maalinba caruur iyo dad shacab ah ku qarxa,xarumihii dawladda ee lagu gubay oo dunsan iwm.
Intaan waayeel ka dhegeystay taariikhaha soomaali isla soo martay iyo siday ku birburtay dawladnimadii iyo rajadii umadda iyo cidda u sabab ahayd intaba waan ka dheregsanahay,mana ihi qof sheeko jilicsan lagu waabsan karo.
2007 baa iigu horraysay oo aan BBC aabahay la dhegeysan jiray beryahaan waxa laga warami jiray amxaarkii Daarood Xamar ku qabsaday.
Waan xasuustaa.
Zaki
Aan aragno gaal waa hore bakhtiyey hadduu ku siin karo carro dhulbahante.
Zaki
Waxaad qortay “Lixda gobol ee Somaliland khariidadeeda ku suntan majority anaa ka ah.
Dad haddii la tirsado iyo dhul kay ahaatoba” kkkkk
Dee haday sidaas tahay maxaad la qaylinaysaan maad isku filnaataan oo beelo dhulkooda uga guurtaan, ma in la isdilo ayaad sugeysaan?
Iga rumayso anaga Majeerteen ayaa derisnimo iyo dhalasho wadaagna..si kasta inta yeelnay inaan wax u yeerino naga diide..run
Nabadda ka shaqeeya ama waxa ka heshaan loo wada joogin.
Allow yaa rag ukula warama, wax isma yeeleene..
Haddii aad ka hadlayso gumeystayaashii laga xoroobay inaan ku salaynayo Somaliland oo aad wax qariib ah u aragto waa yeelkaa.
Waad ogtahay inaan soomaali iyo afrikaan toona samaynin xuduudaha jira ee ay dawladaha ku yihiin badi dawladah Afrikaanka ahi,dawladnimona uga horrayn maalinkii gumeystuhu xornimada siiyay intu waxoogaa nidaam ah u dhisay,calanna siiyay sida kan Buluugga ah ee dalkiina.
Somalia ha ka tallaabto xuduudaha Kenya iyo Itoobiya oo ha ku doodo gaal baa sameeyay,hana raadsato soomaalida dalalkaa la raaciyay haddii ay awooddo.
Kahor dhicimayno sidii shirka
Odayaasha dhaqanka
Sidii aanaan uga hordhicin
Booto Daarood
Maxaa yeelay how bilow labaad ah
Horayna u dhicijiray
Haddana soo laabatey waxaa
dhex ordo
Qalbi Caruur, Dumar iyo Caruur
We are expired
Lop
Somaliland waa dawlad,shacabka ku hoos nool baana wada leh,wax caqliga galana maaha dawlad dhulkeeda ha ka baxdo oo beel dalka wax ka degta dhawrkeeda tuulo ha bannayso.
Xagay waxaasi ka qorantaa?
Khaatuma waa tee
Waa tumaa waa taayadii
Haday dhalataye
Maxaa lagu tilmaamaa
Halyeeyada dhulbahante
Axmed saleebaan dafle
Gen xuseen xasan yare
ismaaciil mire
Axmed aadan qaybe
Cali dhuux aadan gorayo
Dr gaangeli
Cabdulaahi maxamed mire
Gen.maxamed cali shire
Garaad cabdi qani
Gen . maxamed cabdi xaashi
Dr cali ciise cabdi
Gen.cabdisamad cali shire
Cigaal shiidaad oo geesi tolwaayay ahaa
Guul khaatuma
War yaab badanaa!!!!!!!!!.
Sharmuuto halkaan joogta baan guskeyga kala fakan la’ahay oo harr iyo habeen afka beey kula jirtaa.
Sharmuutadaas waa shsrmuuto aan 1991-dii tuulo heblaayo oo geeska soomaaliya ku taala aan ku kufsaday mar aan adeerkeed eryanayay (ceyrsanayay/bursanayay), markaas beyna g★skeyga jeclaatay kkkkkkkkkkkkkk.
Naayaa Sharmuutada heblaayo, hadba ninkii aan doodno u nacamleey, marna guskeyga afkaada toos ula soo gal.
Doofaar najisad ah baad tahay.
Gedo Land
Kkkk
Cigaal Shiidaadna
Ma wuxuu ahaa Daarood
Even nonfiction stories
are hero daarood
Waxaan arkey mid leh
AXMED GUREY wuxuu ahaa
Geri waa hadda markey
Oromadu laysay
Midkale ayaa ka dabo
qaatey oo dhahay
Sanadkii 1750
Geri waxay u dirijireen
China iyo USA Qamadi
Free ah.
Sanadku waa 2250
Dhalinta Daarood oo leh
President Obama of 2016
240 sano kahor
wuxuu ahaa Daarood
Dabshid
Waa hore aan wax baadhayay oo aan dadka su’aalo waydiiyay.
Sidan ayay u dhaceen:
Dadka ayaa ugu badan?
Yaa ugu dhul wayn?
Yaa ugu qurux badan?
Yaa ugu geesisan?
Yaa ugu dhaadheer?.
Yaa ugu cascas?.
Yaa ugu Gabay badan?
Yaa ugu Afsomali yaqaan San?
Yaa ugu taariikh badan?
Dhammaan Sualshaasi, Daarood waxay kaga jawaabeen, “Daarood”.
Dee sidee Carab u noqoteen Hadii
aad leediihiin astaamaha Somaliya oo dhan?
Astaamahaasi waxa yeekankara kuwa wadanka iskale e ma yeelankara ka la soo degay ayaan ugu jawaabay.
Somalidu waa iska dad waxa ay jecel yihiin iska sheegta. Laakiin aan iska hubsan waxa ay ku hadlaysaa.
Wax aan wada yeelano, waa Qaabka kaliya ee ummad u wanaag San.
Dalmida
Mr BaHal
Ma waxaa Hawiye u faanikaro
Jaberti Yemen biraha iyo kabaha
Ka tolo
Ama Tigree
Zaki
Hadii taada laguu raaco oo aad sharci u aragto xuduudii gumaysiga, saw heshiis laguma baabi’in oo xuduud cusub iyo dal cusub lama samayn oo caalamku aqoonsan yahay.
Tii hore baan ku laabtay oo hadana waa goostay wax aqoonsi caalami ah ma u haystaa?
Caalamku wuxuu aqoonsan yahay dal somalia dhaho oo 1960 midoobay.
Doodaada waxay xoogaa macquul noqon lahayd hadaydaan somalia ku biirin.
Laakiin hadda qabiil qabiil kale uma dawladayn karo baa ku hortaal.
Ma caalam somaliland aqoonsan baa jira.
Ahmed Najaad
Haa
Lkn waa inuu leeyahay
Shuruudahaan
1. Qowmiyad kala
Ethnic ama luuqad ah
( Pakistan vs Bangladesh )
2. Group kala Diin ah
( Indian vs Pakistan )
3. Group kala midab
Diin ama kala Luuqa ah
( South Sudan )
Dabshid sidu sidii hore maaha.
Waxaa laga yaabaa in awal dhulbahante 30% somaliland taageersanaayeen laakiin hadda 5% dhulbahante kuma harin somaliland.
Iga qor laba mid bay noqon
1. In iidoor meesha isaga baxo bilaa dagaal ama dagaak yar.
2. In uu dhaco dagaal la isku hoobto, aakhirkana iidoor xoog ku baxo, waayo dagaalka laascaano ku ekaan maayo ilaa xuduudka isaaq iyo dhulbahante buu ku fidayaa waana baxayaan.
Mar walba waa kuwii baxa iga qor
Dabshid
Taani hadalkiisii quusta ahaa miyanad maqal`?.
Wuxuu si dadban u sheegay wixii gaadiid ahaa ee sool yaaley in lagala wareegay oo aan gacanta wax ugu jirin.
Shirkan aad ka sheekaynayso waxa kasoo baxaya nin ragi waa ogyahay doqon iyo mid is diidsiin ku jirana yeelkood
Dabshid
Maya, kuwa degan Somaliya lol
Kuwaasi waa qaxooti ka tagay Somaliya.
Dalmida
Sidoo kale
Bosnia vs Serbia
Waa isku midab lkn
Waa kala Diin
Iyo waliba Ethnic
( Turkish Vs Slavic)
Dabshid
Yaa shuruudaha leh
Dabshid
Cigaal shiidaad walaahi dhulbahante ayuu ahaa
Laakiin asagu geed unbuu kabaqaye dad kama biqin
inkastoo dad badan yiraahdaan cunugiisa xitaa wuu kabaqay kkkkkkk intuu kusoo gururguurtay ayuu yiri naa ninka iga qabo rag layskuma daawadee hadeed waa cunugiisa oo kufarxay
Mr bahal
Sheekada ah daarood waa carab anigaan kula hadlaya ma aaminsani.
Daarood ka aaminsan waa labo kooxood.
1. Koox culumo sheegata oo diinta u qaba in carab leedahay.
2. Dad reer baadiya ah oo wixii loo sheego qaata.
Daarood waa soomaali waa kushitic sida anfar iyo oromo waana muslim that is all
Hargeysa & Mogadishu ayaa wax isku darsaday 1960 iyagoo mid kastaa gaarkeeda u xorowday iyagaana ka wada hadlaya arimahaas.
Waad ogtahay in wada-hadal arimahaas ku saabsan dheceen,Somaliland iyo Somalia-na si siman isusoo hor fadhiisteen iyagoo haysata metelaadda iyo sharciyada labadaa daraf.
Ma aragtay meel ay ku qorantahay Isaaq iyo Somalia ayaa wada-hadlaya? Kk
Waxa uun idin haya waa ka carar kurdida soomaalida lkn waa mid aan sina looga fakan karin.
Amxaarka hoos joogiisaba raalli iyo badh baa lagu yahayee soomaaliga maxaa loo dhibsanayaa?
Ahmed Najaad
Markaan dhinac iska
dhigno Emotional iyo
Caadifada
Maahan arin sahlan
In Sool oo qura maamul noqoto
Ma sahlana inay groups
Dego Sanaag hadda diyaar
u yahiin inay maamul
la sameystaan Sool
Sidoo kale
Uma maleyn hayo
inay Dowladda Mogadishu
diyaar u tahey inay
Maamul ay horboodayso
Isku howlayso
Sidoo kale
Puntland sida xaqiiqdaa
raali kama ahan maamul
xitaa Hadday
Warsangeli iyo Dhulbahante
Midoobaan
Sidoo kale
3 Garaad ee shirka ugu
Ragsan midba dhinac
ayuu jiraa
Mid aan rabin inuu dagaal
Ka dhaco magaaladiisa
Laascaanood
Mid rabo inay Jufadiisa,
Ka atooreyso Garowe iyo
Puntland
Iyo Garaadka Guud oo
Aan raali ka aheyn
Is garabyaaca Isimada
Dhulbahante
Ahmed Najaad
Shuruudaha
Lagu jebinkaro
Xuduudyadii lagu qoray
International borders
Ahmed Najaad
Hal su’aal
siday taheyna uga,
Jawaab
28 June 1960
Calan isku mid ah
Oo XORIYO AH
maka wada taagnaa
Hargeysa iyo Laascaanoodba
Isla waqtigaas
From Garowe to Afmadow
Maka taagnaa Calankii
Gumeystaha ee Talyaniga? ??
Najaad
Maba aha wax la aaminkaro.
Waa sheeko aad u liidata oo aad qirtay in Carabku kaa fiican yahay.Waa xaqiirnimo inaad Bulsho aanad wax dhaqan iyo luuqad ah la wadaagin isdilsaarto.
Midda kale dadku markay degaan wadaagaan way isku laaqmaan,e nin Baddu idiin dhaxayso lol
Carab iyo Somali Diinle wadaagaan.
Dalmida
Zaki kkkkk
Daarood ayagoo haysta dal ay majority ka yihiin oo somalia la dhaho oo ay ka degaan ku dhawaad 9 gobal out of 18, ma kula tahay in ay yeelayaan dal kale oo soomaali leedahay oo ay minority ka noqdaan?
Waa maya.
Amxaarada iyo kenyaanka waa ogolnahay in aan minority u ahaano waayo soomaali oo dhan bay ka badan yihiin.
Laakiin isaaq oo jifo daarood ah le’eg sida mj camal, minority uma noqon karno.
😂😂😂😂😂😂.
Runtu waa intaas indhaha kala fura
@Ina Najaad.
Been baad sheegtay,
Daarood waa tigrey iyo carab iska dhal ah kkkkkkkkkkkkkk.
Waa afar jeberti.
C/rixmaan binu jeberti (Daaraood al- muhaajir), cali binu jeberti (cali wiiq/ Raxan weyn),
Meheri binu jeberti (carab saalax oo gunta yemen ah) iyo tigrey binu jeberti kkkkkkkkkkkkk, Dhamaantood waaa ilmo ismaaciil binu jeberti binu tigrey binu baantu bin al-haashimi kkkkkkkkk
Soo sidaa maaha.
Wallaan been sheegin, ee sidaas baan maqlay oo la yirri kkkkkkkk.
Dabshid
Maaha inaad taageerto xaq daro xataa hadii walaalkaa galayo..Dhuloos iyo Beel kastaa xaqbay u leedahay aayageeda.
Laascaanood,dawladda Federal ayay hoos tagaysaa,mana jiro wax diidaya.Hadii kale Muqdisho ha lagu kala tago.
Isaaq ha good dhulkiisa,isaga ayaa xaq u le.
Maryoolay hays nabad geliso.
Dalmida
Mr Bahal
Ha ku daalin ina gumeedka dabshid wata!! waa iidoor koofur ku duqoobay !!
wali ma aragtay isagoo sheegaya cidduu yahay !!
24/7 iidoor afka kama qaado, kama nasto !! 24/7 iidoor oo adduunkii diiday cid kaloo ogolina jirin buu u ololeeyaa !! waa xaqiir soomaalinimada neceb, cid aan iidoor ahayn oo sifooyinkaas lihi ma jirto !!
Ta ah in daarood carab yahay! waa uun khiyaaliga ay soomaalidu aliftay! waxaa la mid ah iidoorka oo iyana carab sheegta!!
Maalin dhawayd waxaan daawaday Koox iidoor ah oo shir jaraa’id qabtay oo ku doodaya inay yihiin quraysh shariif ah oo reet binu haashim ah, kaaga darane gidigood waxay xidhnaayeen shulugii carabta iyo cigaal !! iyagoo wada madow badan !! nin aan carabi ku hadlin haddana la soo taagan carab baan ahay !!
cajiib !!!
Mr bahal
Qofka kasta oo daarood ah oo wax bartay ugu yaraan dugsi sare ma aaminsana sheekada carab baa nahay. Aniga maalin walba dad baan waxaas ku dirirnaa.
Gaalkacyo markaan joogo maxaan uga duwanahay kan baraxlay jooga?
Muuqaal iyo dhaqan lama kala yaqaan.
Dadka daaroodkaa abtirsigooda waxay yaqaanaan ilaa odaygii daarood waxa ka dambeeya cidna ma taqaan. Magacyo carab ah baa lagu sii kabay ilaa binihaashim iyo nabegigii loo galay.kkkkkkk.
In ay been tahay waxaad ku garan, qof kasta oo somali ah oo carab sheegta wuxuu galin bini haashim iyo nebigii😂😂.
Miyaan Carab kale jirin
Daarood ayagoo haysta dal ay majority ka yihiin oo somalia la dhaho oo ay ka degaan ku dhawaad 9 gobal out of 18, ma kula tahay in ay yeelayaan dal kale oo soomaali leedahay oo ay minority ka noqdaan?
Axmed Najaad
Intaas ma iska hubisay inay dhab tahay?.
Daarood haduu majority yahay wuu na haysan lahaa ilaa maantadan la joogo.
Markii gacan laysu qaaday soo ma muuqan cidda laga tiro badan yahay koonfur aka Somalia iyo Somaliland intaba?.
Dadka yar waa laga adkaadaa marka dagaal dhaco oo majorityga ayaa qariya.
Yaa la qariyay weeye su’aashu qabtii?.
Soo Daarood ma ahaanin ? Kkk
Dawladiina waa haysateen xataa!!!
Ma maanta ayaad muuqanaysaan idinkoo kaka hoos jooga Somaliland iyo Somalia shaloo meel qudha ay joogtay baad aragtaayee kkk
Fikirkaaga ah Isaaq baa Harti leeg waa gartaa oo waa wax niyadda laguugu dhisay lkn Habar jeclo baa ka badan Hartiga ah jufo Daarood kasii mid ah.
Digriyoow
Waxaas waa sheeko quraafaad ah.
Soomaalida isirkeeda iyo origin-keeda cidna si fiican uma baarin.
CID walba waxay ragtag bay sheegatay.
Anigu waxaan aaminsanahay in soomaalidu tahay dad isku meel ka yimi marka laga reebo Somali bantu ama jareerta.
Mr BaHal
Anigu maba taageerin
ee waxaan ka hadley
Arimaha hortaagan
Sool Regionally
Sidoo kale in dagaal
la huriyo ama Qabiil qabiil
lagu laabto waan ka soo
horjeednaa sida ay Somalidu
u badantahey
Waagii aan qaxootiga Yururp soo galay ataan ku jiray Guryo Camp ah o la dejiyay ummado badan.
Aniga iyo Wiil warsan gali saxiib nahay..
Waxan nahay 2 qof carab carab u eg.
Ma aqaano siday u dhacday e 10 neeyo qof oo Isaaq Habar hello u badan nala joogaan.Laakiin waa koox aad u madnadow oo time jareerle.
Nin Suuriyaan ah ayay u sheegteen Carab.
Ninkii aniga ila sheekaystay,waxan u sheegay inaan ahay Somali oo Afran an ahay.Suuriyaankii wuxu I waydiiyay,sidee hebel iyo hebelkaasi u noqdeen Carab adigana u noqon wayday Carab ayuu I waydiyay.
Waxan ku idhi,dee iyaga waydii aniga asalkayfa kuu sheegay.
Maalin kale kulanay,kulahaa,Axmadoow,iga daa ciyaarta,ma hebel iyo hebelbaa carab meel ka soo gala?
Kuye,meesha adiga iyo saaxiibkaa Carab ku noqonwaydeen ee kuwaasi carab ku noqdeen waa yaab e beenbaa jirta kkk
Kuye waa inay inaga xishoodaan.
Markaa Maryoolay wax iska sheegata.
Dalmida
Zaki
Goormaa daarood ka adkaateen?
Haddaa dawladdii afwayne daarood u taqaan waa wax kale oo dawladda xitaa mj baa la dirirayey ssdf.
Tan kale wax lafa wata oo leh waa nala xasuuqay adinkaa jira kkkkk.
Daaroodka aa taqaanaan waa dhulbahante, warsangali iyo reer saaq oo ogaadeen ka mida.
Bal ii sheeg daaroodka kale ee aa taqaan ama xaduud kaala dhexeeya ama aa la dagaasheen
Mr BaHalow
Inuu Madaxweyne Farmaajo
dhaho
” Way igu adagtahey suaasha
Sool” dadka la socdo siyaasadda
Cusub ee Soomaaliya
Way ogaayeen inuu yahey
Nin og waxa jiro iyo waxa
hortaagan
Lkn
Dadka Caadifada iyo emotional
u saaxiibkaa waxay la haayeen
Waa Weak
Xassan Shiikh waa ninkii
Si CAD U DHAHEY
MAJIRI DOONO maamul
Goboleed ka dambeyn doono
Maamulka Galmudug
–
Dadka laga rabo inay
Wax Saxaa waa Somaliland
oo ay tahey inay
Maamulka balaariyaan
Xitaa Haddey Somaliland
siiso M/kuxigeen Dhulbahante
u maleyn mahayo inay
Dhan isu raaci oo
Nimanka dego Nugaal
Ama Sool Bari
Waxay ku qabacsanyahiin
Puntland
Sxb arinta Research ku samee
ileen hadda mashquul maahid
Oo Farmaajo waa kaa tagaye
Zaki
Nin macquul ah haddaad tahay taariiqda dib u fiiri:
Dowladdii Kacaanka ayaa 1998 lagu yiri, jooji dagaalka jabhadaha SNM iyo SSDF oo xitaa milittrary SNA iyo warplanes loo adeegsanayo.!!
Wuxuu ku jawaabay erayga aad ku jawaabtay oo ahaa dowladda ayaa masuul ka saaran yahay in amniga sugto, cidda ka hortimaada wa dambiileyaal.
Dhaxalkeedii maanta waa helnay..Waxa dawladii Kacaanka oo lagu tiriyo most powefull military in Africa in those days waa ogayd in la bursaday…
Dowlad baan ahay ee amarka hala qaato waa riyo lagu jabidoono..
For your information
Axmed Najaad
Faqashtii dawlad soomaaliyeed ma ahayn ee dawlad reer bay ahayd lagu qurxiyay dadka aan codka lahayn oo la adeegsanayay sida Jareer iyo eelaay.
Daka soomaaliyeed intaad shaadh dawladeed u hullaabateen baad heer waxaad gaadheen aad degaamo aydaan lahayn oo qof idinka degin xildhibaan kala soo baxdaan.
Daaroodka ku noolaa jamhuuriyaddii xorta ahayd iska dhaafee kuwa NFD iyo Itoobiya ayaan tamar la kala maqnayn oo kaamam qaxoonti uga dhisnaayeen Hargeysa,waana kuwa aad hadda qurbaha ku aragto oo sii tacabiray.
In Soomaali hore u kala adkaatay nimaan ogeyn xaguu ku nool yahay?kkk
Waa gar haddii aad legdan labaad usoo diuaar garoobayso taasina waa xaajo rag lkn halaag badan.
Anigu hadaan iska hadlo Isaaq ahaan marnaba ima loodinaysid maraad shufto Daraawiish sheeganaysay iyo boqortooyo aan ka duwanayn budhcaddii ka jirtay Puntland ilaa maraad dawladnimadii soomaaliyeed adeegsanaysay
🤣🤣🤣🤣
Dabshid
Haa waa ka wada taagnaa hal calan waqooyi laakiin maxaa ka dambeeyey koofur iyo waqooyi oo hal dal noqday.
Labada xuduud kan dambe baa sharci ah oo kii hore nasakhay.
Haddii kii hore lagu laabanayo oo somalia laga go’ayo, saw maaha in la isku raaco, ma hal jifo baa tuurta dadka ku qaadanaysa oo oranaysa xuduud aan waa hore ka tanaasulnay baan soo ceshanaynaa.
Tan kale caalamku waxa uu aqoonsan yahay baa muhiim ah.
Xuduudii hore cidna hadda ma aqoonsana ee waxaa la aqoonsan yahay tan dambe ee somali ku heshiisay 1960.
Zaki
Hadday dawlad daarood ahayd maxay majeerteen u xasuuqday?
Ina kaahin oo isaaq ah muxuu mudug dadka ugu laynayey?
Kaligi taliye aan cidna naxariis u samayn buu ahaa ee qabiil maahayn.
Axmed Najaad
Waxaas aad shubayso soomaali ku midoobi mayso iyo dad yar oo 10% ah oo waliba iyaga inta badan u codaynayaan Haa Somaliland dawlad ah.
Isaaq,walaalahay Samaroon iyo Ciise ,Faqashinni waa dhankeena.
Sanduuqa aftida ayay ka muuqan cidda diiddan Somaliland waa haddii loo baahdo in afti la qaado,waana iska caddahay natiijada halkaa kasoo vmbaxaysaana.
Taas wakhtigeeda ayaa la gaadhi aqlabiyad ayaan wax guddoomisa.
Qofka aan garan karin in ay tahay in geela laysku darsado haddii lagu heshiin waayona la kala soocdo waa mid u taalla isaga.
Axmed Najaad
Waan qirayaa in nin Daarood ahi dhibaato u geystay Majeerteen isagoo uga aar gudanaya saraakiishii kursiga ku weerartay ee uu toogtay inna baxsadeen sida C/llaahi Yuusuf,ina Abshir haamaan lkn ma ahayn wax la barbar dhigi karo wixii aad Somaliland ka dhacay.
Adiga yaa diyaarado kugu duqeeyay?
Daarood ha isu raaco oo ha kala magdhawdo waxay isu geysteen.
Ma anakaa idin nidhi kursiga umadda ee aad boobteen isku dila iyadoo soomaali kaleba hadlin?
Midda kale dee Majeerteen tamartiis iyo wuxu ka noqon karay soomaalidii badda ahayd wuu ogaayee muxuu isu halligayay illeen sina uma suurtowdeen inay kursiga keligood ka ritaan duqii daaroodee? Kkk
SSDF taariikhdeeda waa la yaqaan iyo in Daaroodnimo arinkeeda loo dhameeyay ayana iska soo xaroodeen 1986.
Zaki
Ninkii ku raba ama samaroon ha noqdo ama ciise, dee kuguma haysanee kaxayso laakiin dhul harti leeyahay bala kuu leh inaadan tuurta ku qaadanayn oo aadan ku raadsanayn aqoonsi aadan helayn.
Daris wanaag haddaa rabtaan soo dhawaada
Dagaal haddaa rabtaan soo dhawaada waa ciddii caana ka dhantee
Axmed najaad
Wallee urur samaale waxaad ku ooday
Xeradii
Zaki
Wakhtiga hadda la joogo waxaa quman in qolo walba deegaankeeda looga dambeeyo oo lagu tix galiyo.
Haddii soomaali is maquunin karto 30 sano baa horay la isu maquunin lahaa oo waxaa la arki lahaa qolo inta ka adkaatay qolo kale ariga raacsatay.kkkkkkkkkk.
Dhulbahante hadday isaaq rabaan cid u diidi kartaa ma jirto walaa daarood walaa harti.
Hadday isaaq diidaana cid ku khasbi kartaa ma jirto
Waa intaas muhiimaddu
Habayn wanaagsan dood dheer kaddib….
Waxaad ku ooday xeradii xaaji cali baale uu ku xarayn jiray wixii baadi ah kkkkkkk
War ina cali mire mataqaan waa reer cali geri colonel buu ahaa haystay hangashta waqtigii gen .jibriil
Markii danbe gen .gaani ayaa hargaysa loola badalay
Canada ayuu joogaa
Gedo land
Kkkkkkkkk
Gedo land
May zxp ma aqaan ninkaas
Anigu waagaa waa yaraa
Markii dawladdu burburtay waxaan jiray 8 years kaliya
Axmed Najaad
Deris wanaagu waa innoo dan lkn Majeerteen na deyn maayo baan filayaa ilaa aanu daaraha Garoowe dhulka dhigno sidii Galmudug Gaalkacayo ugu rakibtau madaafiicda goobta kkk
Anigu duurkaas cidlada ah ee aan hal magaalo oo Somaliland ahi u dhaweyn baan fadhiyaa wsxaan ka tuuraana Garoowe ayay haleelaysaa lkn idinku Laaska xataa la gaadhi maysaan.
Waa ninkii caano ka daataan beentaa maaha…
Dood wanaagsan zxp
Ahmed Najaad
Majeerten waxay Ssdf
sameysteen markuu dhicisoobey
Afgambigii
Yes Dhibaato badan ayaa
loo geystay shacabka Majeerten
Lkn
1988
Ayay soo xaroodeen
Mahbarkii Majeerten
Cabdullaahi Yuusuf la xiray
Xassan Abshir oo
Lagu dhahey Dhul ka sii
Xamar iyo .
Saciid Garab yare oo la dhahey
BEERO JIREYN AH KA SII
Mashruucii biyo Xireenka
Balcad
Tankale Majeerten waligood
Ma noqon Jabhad xoogleh
Markii horeba, ma soo dhaafin
Xuduudka Somaligalbeed
Mar mar Yey Diyaaradaha
Ethiopia ku soo hogaamin jireen
Galdogob iyo Balanbale
Intuu Axmaarku u dhiibo
Hallow Hallow.
1988 majirin Jabhad hubeysan
Lkn waxaa jiray odayaal
u cararey Kenya oon hubeysnayn
Ahmed Najaad
8 jir miyaad aheyd 1991
Wax badan ma ogid
Wax lagugu shubay maahane
Daaroodku waa 18%
Markii laga hadli dhulka Xortaa
Habeen wanaagsan
Dhamaan
Nabadda halaga shaqeeyo
Jufo jufo haddaan ku laabano
Waa burbur labaad
Nin labo mar jabeyna
Inuu Naafo noqdo ayaa
u dambeyn
Gumeystaha Madow
Waan u XADRAYN
Dowladdaha xortaa
Ee Afsoomaaliga ku hadlana
Waan diidi Waa Dabkoo dhaxmoodey
– 2050
Kuukuuyo 150 millions
Ethiopia 240 million
Somali Speaking countries
( Somalia, Somaliland
and DJouti ) = 50 millions
Caruurta Qurbaha ku dhalatey
50% lama oga waxay
Ku dambeyn doonaan
Zaki
Wallee nin duriyadiiya waa tahay dooda dhaqan wanaaga runta hadii la abaaro walaahi isaaq warsengali dhulbahante cidii dhexgasha iyadaa ku dawakhi
Sababo badan arintaan sool waa adag tahay in dhulbahantihii sixiixay somaliland laba nin baa nool laakiin waxaa wanaagsan iyadoon dagaal dhicin in dhulbahante iyo isaaq face to face isu hor fariistaan markaa kabacdi hadii ladoono kitaabada hala kala qaato
Laakiin ogaada somaliland sidaan hada right now maqlayno awood ciidan bay rabtaa intaan shirka garaadadu dhicin xaalku mafiicna
Dhiig badan baa laga baqayaa
Dabshid
Waa maxay 18%-,ga degan 9 gobal out if 18.
Yaase tirshay.
Tirada dadka waxaa laga garan karaa dhulka ay degaan.
Si kale soomaali wax uma qiyaasi karto.
Anagu waxaan dhahnaa inta madaxa madoow iyo majeerteen yaa badan.
Dabshid
Kkkkkkk aniguna 1991maalin axad ah ayay xabadu bilaabatay waxaan ahaa form 2 dugsi sare markii aan kasoo baxnay schoolka axad ayay ahayd ma iloobo school cismaan geedi raage gabar hodan ladhaho oo qurux badan aan lasocday
Waxaan rabay gurigeeyga inaan aado dharka schoolka iska soo badalo ayadana gurigeeda aado dharka schoolka iska soo badasho galabtii waxaan kubalanay
Ramadan private school oo dabka shaneemo hodan udhawaa laakiin USC ayaa tiri maya gurigeena xitaa matagin waxaan toos u aaday xeradii 77
Hees kusocota walaalaha isaaq
ileen oohin kuma bogsiisoo
Hamnigu walwal kaama bi.iyoo
Calaacal wax kuuma keenee
Aduun hawli kama dhamaatee
Rawaahu axmed shimaali hees qiima leh
Gedo land
Su’aashii ahayd Mareexaan maamul ma dhisanayaan iigamaad jawaabin.
U sheeg Dhulbahante Farmaajo oo talada Somalia hayaa inuu Mareexaan waxba u qaban kari waayay.
Daarood calanka Somalia iyo yaa soomaali ah markay dantooda fushanayaan bay lasoo baxaan.
Waxan xasuusinayaa federaalku wuxu u gaar yahay Somalia,madaxweyne Xasan Shiikhna waatuu si dardar leh u dhisay dhammaan maamuladii koonfurta iyadoo markaa Puntland uun jirto.
Puntland oo Itoobiya kasoo xambaartay federaal 1997 markii ay kasoo cadhoodeen shirkii Qaahir ee C/Qaasim lagu soo doortay intii hore waxay u arkaysay wax wanaagsan oo faaiido laba dhinacba ahi ugu jiro.
1-Inay si uga madax-bannaanaato dawladda Xamar ee ay hoos tagto.
2-In wax loo qaybsado Puntland iyo dawladda Xamar fadhida oo laba dhinac wax loo kala goosto halkaana sadbursi fiican bay ku qabtay,waxase ay qawadday federaalkii markii nin fekerayaa yimid oo wadaadkii Shiikh Shariif ka duwan,dhisayna maamuladii koonfur oo la siman,lana saami ah Puntland.
Daarood laba maamul oo mid waliba Kenya dhistay ayay ku yeesheen.
Maanta 2023 markay kursigiina waayeen ayaa waxa is tustay riyo ah dhul iyo gobollo Somaliland ah maamul sadexaad ku doonta si ay idiinku soo siyaadaan xubno dheeri ah oo idinka caawisa doorashada iyo kursiga villa Hawiye kkkkk
Wax dhacaya maaha iimaan allaa uur buuxsha.
Federaalkii waa loo fekeray Irirna wuxu u qaabeeyay siday ugu badiso oo caddaaladna ah.
WAXBA YAAN CALANKII 32 SANO LA GUMEEYAY LA RUXIN SI UJEEDDO LOOGU GAADHO KKKK
WAXBA YAAN CALANKII 32 SANO KA HOR LA GUMEEYAY LA RUXIN SI UJEEDDO LOOGU GAADHO.
Dhawaanna waxa la meel marinayaa Banaadir state kkkk
Ku quuso qudhaanjo baan maqli jiray.
Zaki
Nin culus waa laheshiin adaa arkidoona
Waa labuunbuuninayaa sool laakiin insha alaah waa laheshiin
Gedo Land,
Naga daa Cigaal Shiidaad, sheegsheegiisu ragay niyad jebinaysaa
Chapterkii ugu dambeeyay ee soo afjarista mashruucii Tigreaga waxuu ka hilaaci doonaa ,inshaAllah, Boorame, Awdalstate..
Beesha Reer sheekh Isxaaq hal gobol iyo jajab baa usoo hari.
Boowe, aa ka badantay..
Kacaan qabyaaladeed oo caalamka ka hirgalay lama maqal, muddo 30 ka badan habarbaa calan madaw sariirta ku goglatay iyo canug baa shaati guduudan xirtay bay ku lumiyeen.
Baho daraawiisheed mar 2aad baad taariikh banaan taala qaadateen..
Aad baan uga helay maradii Dhiiga islaamka lahayd ee laga dejay magaalada tukaraq,..
Somali galbeed
Xabashiga iyo kukuuyo in aad futada u maydhaan waad ogoshahay markaasaad dad walaalo ah oo xora ka hadlaysaa adebdaraada…
Somaliland khilaafka gudaheeda way xalili
Laakiin waxaa balana untouchables ka so called daarood inaanu dagaal nooc walba ah la galo ..xabashiga iyo kukuuyo shaqo fiican bay qabteen
Whom ever is against somaliland is our enemy…period