|

Madaxwayne Xasan sheikh oo shir isugu keenay Culimada iyo waxa looga hadlayo

Muqdisho ( Kalshaale ) Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horey ugu baaqay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka ayaa ku saabsan doorka culimada ee la dagaallanka fikirka gurrucan ee Khawaarijta iyo caddeynta haboow-sanaantooda, waxa uuna si qoto-dheer u dul-istaagayaa 

1-Sharciyad ka qaadista Al-Shabaab: Fahamaka Saxda ah ee Diinta Islaamka,

2-Sharciyad-siinta Dawladda: Xukunka Islaamka iyo Dawladnimada Casriga ah.

3. Dhisidda Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed: Muhiimaddiisa iyo Sharciyadiisa.

“Maanta oo kale 1975-kii waxaa 10-kii culimo loo laayey in ay ka hor yimaadeen sharcigii baalmarsanaa Diinteenna Suubban. Culimada Maanta joogta way ka badan yihiin 10-ka maalintaasi diiday xeerkaas waana in ay cod mideysan ku sheegaan in uusan Diin ahayn fikirka gurracan ee Khawaarijta”. Ayuu yidhi Madaxweyne Xasan Sheekh.

Sheekh Cabdulqaadir Soomoow “Waxa aan maanta isugu imaanay waa inaan gudano waajib diini ah oo ah difaaca diinteenna suubban ee ay kusoo duuleen khawaarijta ka beensheegeysa. Sidoo kale Waa in aan ogaanaa in ciidamada Qaranka ee Jihaadka ku shahiiday waa dhinteen aan la dhihi karin ee waa Shuhado”.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad “Culimada Soomaaliyeed waxaa waajib ka saaran yahay in ay Ummadda u caddeeyaan Baadinimada Khawaarijta dowladdana ay xaqa ku garab siiyaan”.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63329

Posted by on Jan 23 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

28 Comments for “Madaxwayne Xasan sheikh oo shir isugu keenay Culimada iyo waxa looga hadlayo”

  1. Waxaa looga Fadhiyaa Culimada Soomaaliyeed in mowqif isku mid ah kasoo Saaraan Shirka socda.

    Dagaalka lagula jiro Shabaabka waa mid dhan kasta la rabo in laga curyaamiyo Haday ahaan lahayd dhaqaalaha Akoonadii Badankood laga wada xiray iyo Haday Ahaan lahayn Dagaal iyo Xabad looga saaro Dhul Badan oo ay Xoog ku haysteen iyo haday ahaan lahayd dhanka fikir ka Qaldan ee Diinta in Bulshada Dhaqan Celin Loo suubiyo intaas oo dadaal ah ayay Dawlada Xassan Shiekh wadaa Allaha Garab Galee ….. Guusha way dhaw dagay !

  2. Wadaad looguma yeerikaro
    Nin ka baqey intuu kala tilmaamo
    Qaladka iyo saxda

    wadaad si sax ah u caddeeyay
    Qaladka iyo saxda waxaa ka jiro
    Suldaan Qorane

  3. Horta midka shiikh soomoow layiraahdo waa dariiqu suufi isagaaba qalad kujira waa dadka siyaarada iyo qabuuraha aaminsan
    Laakiin shiikh soomoow wuxuu kusigtay inuu yiraahdo muqtaar raaboow waa argagixiso waa kasoo fakan rabtay kkkkkkk meel kaluu aadiyay
    Sababtoo ah shiikh soomoow waa suufiyada
    Muqtaar rooboowna waa wahaabi
    isma jecla labadoodu

  4. @dabshid
    Adeero sh Cali wajiis makujiraa

  5. Gaafaw

    Shiikh Bashiir iyo asaga
    Shiikh Cali Wajiis

    Ugu horeeyo lkn
    Anigu waxba ka dhageysan maah

    Suldaan Qorane
    AYAAN ISKU DOON
    nahey

    Cali Wajiis Xow ii sheega
    Inkastuu hadda na Dhahey
    Hala i cafiyo

    Fudeyd Warsangeli Abgaal
    ayaa ka muuqdo
    Sidii
    Max’ed Dheere
    Salaad Cali Jeele
    Geedi Axmaar

    Warsangeli waa Cowro Abgaal

  6. this is good news and bad news at the sametime
    in wadaada hall lagu soo wada xareeyo hal su’aal oo qudhana la hordhigo oo aan waxkale la socon…

    maadaama ay yihiin expert ku takhasusay diinteena suuban in ay cadeeyaan without shadow of a doubt ?..

    al shabaab ma xaq bay ku dagaalamayaan mise baadil?

    intaa haday ka warwareegaan waa in xabsiga loo taxaabaa hadal jilicsan looma baahna waxaa la gaadhay wakhtigii lays gadhxiiraayey.

    his excellency has a vision to destroy khawaariij once for all
    may allah make it easy for him…aaaamiin

  7. gaafaw

    awoow xaguu marayaa dagaalkii daarood iyo oromo .
    waxaan arkaayey qaar somalilander ah oo leh oromo waa in la taageeraa maadaama al daaroodiya jamuuriyada barakaysan isu habar wacdeen inay cadaw ku yihiin…

    tani way heshiinwaydee hays raamsato

    if we don’t make tough decisions today our children are going to have much,much tougher decisions tomorrow.
    dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrasataa abid

  8. KUWII ILMO DHILO CAAWA MEEYE
    or maybe they are busy pimping their sister

    BAARQABTO
    KORON
    MISS MO

  9. Hadii culimo la isugu yeerayo (la marti qaadayo) oo xalka umadaan iyo daawada diinteena islaamka iyo ku dhaqanka shareecada Eebe la doonayo waa in culimada xaqqa ah la isugu yeero (la marti qaado), maxay yihiin wahaabiyiintaan meesha joogta ee magaca culimo loogu yeerayo?, maxay yihiin akhwaanka iyo tabliiqa meesha dhooban ee culimo weeye la leeyahay?, maxay yihiin nimankaan damjadiid-ka ah (damjadiid waa firqo cusub oo ikhwaanul muslimiin kuwa isugu waco ka tirsan) ee meesha dhooban ee culimo-nimada lagu sheegayo?, yaaaaaaaaaab!!!!!!!!.

    War culimadeena ma’aha wahaabiyiinta, ma’aha tabliiqa, ma’aha kuwa ikhwaanka isugu waca, mana aha kuwa NGO-yada islaax iyo ictisaam ex Al-tixaad al-kaafiriin kala heysta, xitaa ma’aha damjadiid-ka ee meeyay culimadii islaamka ee xaqqa aheyd waa ahlu sunna wal-jamaaca-ee ?.

    War dowlada soomaaliya waa in arrintaan ay wax ka badasho, oo culimadii xaqqa aheyd ay soo celiso, war dowlada waa in madhabkii dalka uu lahaan jiray ee saxda ahaa ay soo celiso, suulisana (ciribtirto) madhabyadaan bidciga ah ee dalka gadaal laga soo galiyay, si arrintaan (argigixisada waa wahaabiyiinta iyo ikhwaanka argigixisaduyee) xal loogu helo oo loo cirib tirro, diinteena islaamkana si saxloogu soo wada noqdo.

    Soomaaliya hagaagi meeyso inta uu nin wahaabi ah ama ikhwaan ah ama tabliiq ah uu wadaad-nimo sheeganayo.

    Wadaadada xaqqa ah ee islaamka waa ahlu sunna wal-jamaaca, ee fiicanaa in dowlada in ay ayaga wax ka dhageysato oo Golaha culimadana dhamaan ahlu sunna keliya laga dhigo, kufaarta kalena dhamaantood dalka laga saaro.

    Hadii aan taas la sameeyneeyn waa un soomaaliya iyo bidcinimo iyo xasuuq iyo colaad joogto ah.

    Eebe hanaga koriyo (hanaga badbaadiyo oo hanaga dulqaado) argigixisooyinkaan wada bidciga ah ee is wada barkan ee dalkeenii iyo diinteenii iyo dhaqankeeniiba kusoo duushay.

    Nacuudu billaah.

  10. Waxaan (sheekadaan) ay dowladu wado waa: Ninkii ku toogtay haku dhayo, Yacni waa Ninkii kas (si ku talo gal ah) kuu toogtay asagoo raba inuu ku dilo hadana haku dhayo oo haku daaweeyo kkkkkkkkkkk.

    Wahaabiyiinta iyo kuwa ikhwaanka isugu waca, waa cadawga umadaan soomaaliyeed iyo dhamaan muslimiinta oo idil, waana halaqyo jaziirada carabta (dudumaha carabta) laga soo daayay oo la doonayo in dunidaan islaamka lagu halakeeyo (halakeynta, waa daba gadin iyo diin gadin, halaqa, waa bahalada sumeysan sida masaska dubb qalooca (dabbo qalooca) iyo caara caarooyinka qaarkood, dudumahana, waa hoyga ay bahalada sumeysan (mariidka leh) ee halista ah degen yihiin oo deegaanka u ah, sida Gobolka Najd ee ardul xijaas, oo ah dudunta ugu weyn ee masaska wahaabiyiinta ay kasoo baxaan oo sidoo kalena ah halkii uu fikirkaas sumeysani kasoo bilowday), Nacuudu billaah.

    War sheekadani waa abeesadii ku qaniintay u tag haku daaweeysee.

    Wahaabiyiintii ku qarxisay weydii in qaraxu sax yahay ama qalad kkkkkkkkkk, war madaxweyne xasan gormuu waashay haduu fiyoow yahay wahaabiyiin iyo ikhwaan culimo uguma uusan waceenee.

    War wallee soomaaliya hagaagi meeyso inta uu ruux wahaabi ahi (mas ahi) dhex joogo, iskaba daa inta uu culimo-nimo sheeganayee.

    Waa in wahaabiyiinta, ikhwaanka, tabliiqa iyo dhamaan bidciyiinta kale la xasuuqo ama ugu yaraan dalka laga saaro oo lagacirib tiro dhamaantood.

    Hadii culimo wax la weydiinayo, ma jiraan culimo aan culimada xaqqa ah aheyn, ee ayagga Hala weydiiyo wixii umadaan dan jyo wanaag u ah.

    Culimada xaqqa ah waa kuwa dadkooda, diintooda iyo wanaaga muslimiintaba jecel, culimada aan sheegayo ee xaqqa ah waa ahlu sunna wal-jamaaca waana Alle ka soke barbaariyayaasha umadaan soomaaliyeed ee muslimiinta ah, waxayna yihiin kuwo diintooda iyo dadkoodaba wanaaga iyo Alle agtiiisa (mu’min-nimo) la jecel, maasha’allah.

    Alloow culimadeena xaqqa ah noo daa, oo noo dhowr , oo cilmigooda kuwo ka faaiideeysta oo ku faaiida naga dhig, aaaaaamiiiiiiiiiin.

    Alloow bahaladaan halaqyada ah (wahaabiyiinta) ee dii taada iyo muslimiintaba kusoo duulay naga qabo oo naga xoreey aaaaaaamiiiiiiiiiiiin.

  11. Sixid: Alloow bahaladaan halaqyada ah (wahaabiyiinta) ee diintaada iyo umadaadan muslimiinta ah kusoo duulay naga qabo oo naga xoreey aaaaaaamiiiiiiiiiiiin.

  12. Kaahin
    Awow waanka qaadey qawmiyada oo dhinac beel Somali ah kalasocota ayaa reer kale oo Somali ah kubarakicineysa ,promo Somali waa isugu mid ,beesha jaarso iyo gari waxay is dhaleen sida hjeclo iyo dhulos waligood waa dagalami jireen lakin hada jaarso labada kilil wey degan yihiin ,promo jaarso ayay taageereysa ,jarsana labada dhinac ee kili Somali iyo wey degan yihiin hadana adba isuken xagna waa dir xag labadi af wey kuhadlayan ,meeshu waa beel Somali oo oromo wadata hadana beelkale Somali ah kumuqunineysa ,hadana iyagina Laba garab ah waa jaarse

  13. Kooxdaan iyo kuwo kaloo badan oo dalka iyo dibada joogaaba ayagaa cayaalka duurka udiree hasoo ceshaan.

    Markay danahooda ka arki waayeen bay kasoo laabteen, hadana waxay ku sheekaynayaan waa qaldan yihiin! Qaladka yaa ka dhaadhacshay markii horeba..

  14. Gaafaw

    Soomaalida waxay tiraahdaa laga bartay laga badi. Daarood ayay ahaayeen kuwa Waligood Xabashi iyo ajaaniib kale usoo wadan jiray Qabiilada Soomaalida sida Hawiyaha oo kale laakiin maantay in Beesha Dir Oromo idiin soo wadato waanu Soo dhawaynaynaa maxaa yeelay idinkaa laydin ka bartay ficiladaa.

    Hada Beesha Direed waxay Daarood ka qabsadeen 100 Km Dhul aad ugu Haboon Tacabka Beeraha.

    Nin Oromo ah oo Muslim ah kuna soo koray Koofurta Soomaaliya qabana Gabar Daarood ah ayaa ii waramay wuxuuna ii sheegay in meesha Dagaalka ka socda Meel u dhow uu ku yaalo Wabi Magaciisa la Yiraahdo ( IRIR ) Waxaana halkaa Dega Beesha Direed iyo Hawiye laakiin Dhulkaas ay ku habsadeen Daarood Dhul Boob ah marka hada waxaa Dhulkii yeeshay Dadkii Deegaanka lahaa Dir iyo Hawiye.

    Dir iyo Hawiye waa in ay u midoobaan sidii ay Daaroodka Dhul Boobka ah uga Xorayn lahaayeen Deegaanadooda.

  15. Hobyo Godan kkkkk
    Gaashaanbuursi daarood dhul loogama qaado ama oromo isu dhiib urur soomaali sheegta.
    Ogoow dhulka soomaalidu degto lama qaybsan 2023 ee horay baa loo kala yeeshay.
    Awal markii daarood intaas oo dhul ah degayey, xagee soomaali jirtay ileen soomaali daarood baa u dhul badane.

  16. Somalidu ma taqaano nidaamka dawliga ah.
    Xuduudka Somalidu la keedahay Oromo ama Canfar maaha in la badalo.Maaha in la aqbalo qabiil rabs inuu raaco kililka Oromia ama Cabfarta.

    Dadku hadii ay rabaan ha guuraan,laakiin maaha on la ogolaado in dhul Somaliyeed la raaciyo kilil kale.

    Waar dad kani Maryoolay waa xoolo iska socda.

    Axum iyo Lalibale ayaa ahaa dhul Somaliyeed,1000 sano ka hor.
    Hadda Jigjiga ayaa looga yeedhi Oromiya oo wax badan loo balan qaadi,dadka Doqmaha ee Somaliyeedna way iska yeeli maaha in masmulka Somalidu aqbalo waxa noocaas ah ee dhulka badan looga qaatay.

    Midda Gari iyo Jaarso way socondoontaa ilaa Gari meeshs laga waayo.Ama uu maamulka Somaliyeed ciidan geeyo xadka Oromiya iyo Somalida ee degaanka Gari iyo Jaarso.

    Asalka Jaarso waa jilib ka mid ah dadkii la odhan jiray Xarla.Waana dadkii u soo halgamay diinta Islaamka.
    Waana dadkii aadka ugu dheeraa Xeer Somaligii hore..

    Dalmida

  17. Mr Bahal

    Jaarso waa Soomaali waana Dir laakiin dhibka waxa uu ka jiraa Qabiilka Daarood Ayaa necbaysiiyey Soomaalinimada Ummado fara badan sababtoo ah Daarood waxba ma xeeriyaan Mana xishoodaan ilaa aad Madaxa ka gurtid mooyee..!

    Gaalada waxa soo wata waa iyaga waxaana tusaale kuugu filan Cabdi ileygii Criminal ka ahaa ee Oran jiray “ Ethiopiyanimada Waanu ku Faanaa “ … Asagoo Calanka Ethiopia Babinaya ayuu Dadka Soomaalida ah xasuuqi jiray !!

    Waxaase kaaga sii daran Ninkaa Cabdi ilay ah ee Gacan ku dhiiglaha ah hadana Daarood badankii waa ay jecel yihiin ! Sometimes waxaad is waydiin war Kuwaan Daarood ka sheegta sidee wax ka yihiin ? Maalintii ay wax yar oo awood ah is Bidaan Dulmigooda xargaha ayuu goostaa markii layska dhiciyana oo Dagaal fool Ka fool ahna lala galo waa cabaadayaan oo waxay oran Waa wareey Reer Hebel Baa na xasuuqi Abbiy Axmed naga soo gaar.

  18. Axmed Najaad

    Daarood waligiinba waxaa ku jiray Hami ah Dhul Boob ilaa Dawladii Siyaad Barre. Abaartii Daba dheer ayuu Siyaad Barre soo dal dalay Qaxooti badan oo Daarood ah Asagoo ka faaiidaysanayo fursadaa ayuu damcay in Qaxootigii Daarood soo dajiyo Dhulka Hawiyaha sida Galgaduud, Hiiraan iyo Labada Shabeele iyo waliba Jubooyinka laakiin maantay hal kama joogo waana layska saaray Badankood na Hada joogaan Xerooyinka Qaxootiga ee Kenya.

    Marka Axmedoow awood aad Dhul Boob ku qabsataan ma lihidiin ee cagaha Dhulka dhiga…..

  19. Wahaabiyiinta iyo ikhwaanka oo shabaab inkiray , waa dooro (digaagad) ukunteeda inkirtay, oo tirri ma anaa ukun dhala, subxaanallah, war aniga ilmo nool baan dhalaa ee ukun ma dhalo kkkkkkkkkk.
    Hada wahaabiyiinta waxay leeyihiin: ma anagaa qarax ogol subxaanallah, war in la is qarxiyo anaga ma ogolin kkkkkkkkkk. Waxay kaloo leeyihiin: War ma anagaa dad gaaleeynay, subxaanallah, war anaga waxaas ma orran kkkkkkkkkk.
    Waxay kaloo yiraahdaan: war ma anagaa shabaab ku fikir ah, subxaanallah, war anaga iyo shabaab ul iyo diirkeeda beynu nahay, maya istaaqfurullah, hadalka baa naga qaldamay ee waxaan orran rabnay: anaga iyo shabaab labo kooxood oo saaxiibo ah maya laba kooxood cadow ah baan dhihi rabnay naga raali ahaada, labo kooxood oo cadow ah beynu nahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    Hada dadoow ogaada kuwa saas wax u inkiraya waa un kuwii shalay lahaa: dhalinyarooy inaad janada Alle gashaan keliya waxaa idinka xiga adinkoo ina c/wahaab dartiis isku qarxiya oo umadaana waa kaafiriin iyo murtadiinee dhamaantood laaya kkkkkkkkkkkkk.
    Sidoo kale Waa kuwii shalay lahaa: kuwaan fikirka ina c/wahaab (Diinta ina c/wahaab ee bidciga ah) heysan dhamaantood waa gaalo iyo mushrikiin, waxay si gaar ah usii bartilmaameedsan jireen culimada xaqqa ah ee suufiyada, kuwaasoo ay beeno iyo eedo badan oo been ah ka faafin jireen oo ku furi jireen (yacni mushkilado iyo eedo been ah beey ku fureen, si culimadaas xaqqa ah looga kala cararo ,oo ayaga sumeysan fikirkooda mariidka ah loo qaato. Ar wahaabiyiin iyo waxay wataanaa kkkkkkkkkkk.
    Wallaahi waa mujrimiin yaab badan oo arrinkooda lagu wareerayo kkkkkkkkk.
    Waxaase kasii yaab badan ninkii inta casuuma hadana yiraahda: Areey culimooy umadaan xaleey rabtaa (xal ayey rabaan) ee xal u keena kkkkkkkkk.
    Marka soo sheekada ma’aha: Abeesadii sumeysneyd ee ku qaniintay u tag oo lugta kale u dhiibo si ay kuu daaweyso oo sunteedii hore kaaga saarto kkkkkkkkk.
    Su’aashu waxay tahay: Abeeso sun leh oo inta ku qaniintay wabeeydeeda (sunteeda) kugu shubtay, hadana suntaas makaa soo saari kartaa kkkkkkkk..
    Dhalinyarteena kuwa maskaxda mariidka (sunta/fikirka wahaabiga) uga shubay, waa un isla kuwaan hada la leeyahay ka daaweeya suntii aad dhalinteena maskaxda uga shubteen.
    In nimankaas (wahaabiyiinta) ay dhalinyartaan fikirkooda sumeysan ka daaweeyaan, waxaa ka fudud: mas qof qaniinay oo ka dibna suntii ku shubay oo ka dibna kasoo daadiyay oo ka daweeyay kkkkkkkkkkk.

    Wahaabiyiinta, akhwaanka, tabliiqa, damjadiidka(damjadiid waa firqo diimeed cusub oo ikhwaanka ka tirsan), takfiirka iyo dhamaan qolyahaas oo dhan waa in soomaaliya laga saaro oo laga xoreeyo, ama hala laayo ama hala tarxiilo ama si kaleba fikiradaas dalka halooga saaree waa in si un fikiradaas sumeysan ee bidciga iyo gaalnimada ah meesha looga saaro.

    Fiiro Gaar Ah: Wahaabiyiinta, ikhwaanka iyo takfiirka waa isku hal koox oo hal meel kasoo wada jeeda, waana mujrimiin gaalo ah oo diinta ILLAAHEEY SWT iyo sunada RASUULKIISA SCW aan boos iyo raad midna ku laheyn, Waana Gaalo cad (Gaalo Gaalnimadooda La Hubo) oo Diinta ILLAAHEEY SWT iyo SUNADA RASUULKIISA SCW cadow ku ah.
    Marka nimankaas waa gaalo cadow ah oo gaalo kale (reer galbeedka) ay adeegsanayaan, si muslimiinta loogu gumaado, sharafta diinta islaamkana la iskugu dayo in lagu wasaqeeyo, laakiin taasi dhici meyso (Shaqeyn meyso), oo diinta EEBE waa mid daahir ah nadiif ah oo sharafteeda uu ALLE SWT sugay.

    Hadii arrinkaan (cirib tirka shabaab) ay dowlada daacad ka tahay, waa in wahaabiyiinta iyo takfiirka oo ah shidaalka ay kooxdaasi ku shaqeyso ay meesha ka saaraan.

    Hadii kale soo maaha, waa un jug jug meesha joog oo jiifo kkkkkkkkkkkk.

  20. Hobyo Godan
    Daarood dhulkuu hadda uu dego oo dhul soomaali degto ugu badan ma lagu sadawaystay 😂😂😂😂😂

  21. Hobyo Godan
    jaarso waa kuwaas ayagoo oromo sheeganayaa dee kaalay Soomaali iyo dir ku khasab.kkkkkkkk.
    Waxaas maxay idin ka tahay bal cid daarood le ekaata hela kkkkk
    War saas laguma bato Allaa taranta bixiya

  22. Hobyo Godan
    Daarood dhulkuu hadda uu dego oo dhul soomaali degto ugu badan ma lagu sadaqaystay 😂😂😂😂😂

    Sixid

  23. Calankii Somaliland sida Tukaraq loogu galay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid0NZsZt2QPQyjG1m6iDmsU86fxwqehgGryeEjiCWmpu2y1uftDCfyjE7hEzpWQNjyHl&id=100017268102538&mibextid=Nif5oz

  24. Axmed Najaad

    Jaarso waa Oromo macnaheeda garo ! Waa Siyaasad Oromo ayaa laydiin soo Watay ma garatay ?

    Waxay la mid tahay yacni barigii aad oran jirteen Tigray waa Jabarti ? Tigray Ismaaciil iyo Daarood Ismaaciil !🤣🤣🤣🤣

    Uhuru Kenyatta waa Daarood…. Kikuyu waa Daarood 🤣🤣🤣
    Daarood iloowshe dhawaa !!!

    War waxani waa Sheeko Daarood laga bartay marka iska adkaysta intii aad Ummada ka jarteen baa laydin ka jarayaaye.

    Ugu Dambayn yaa ku yiri Daarood waa badan yihiin ? Hadii Daarood badan tahay Miyuu Hawiye Amxaaro usoo kaxaysan lahaa ? Haduu Daarood badan yahay miyuu Daarood oran lahaa Abbiy Axmedoow naga soo gaar !

    Use your logic……. Daarood waa 18% waliba Xoogaa Jareer ah iyo Ummada kale Lagu kabay. Mida kale Minorities waxaa lagu gartaa waa Cabaad iyo Hinaaso Badan yihiin.

  25. Hobyo Godan
    Oromo haddaa dir ka dhigi karto inoo dhig waa arin fiicane.
    Soomaalidaa inoo badan😂😂😂😂😂😂

Leave a Reply to Axmed Najaad

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented