MUUQAAL+SAWIRRO: Garaadka Guud ee Dhulbahante Iyo Sida loogu soo dhoweeyay Laascaanood
Laascaanood ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Laascaanood si wayn loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali .
HALKAN DAAWO VIDEO
Garaadka ayaa magaalada laascaanood waxaa ugu danbaysay 15-Sanno ka hor, wuxuuna ka qayb galayaa shirka Madaxda dhaqanka iyo waxgaradka deegaanka uga ka furmaya magaalada Laascaanood.
Kumanaan kamid ah shacabka magaalada ayaa maanta isugu soo baxay soo dhowaynta Garaadka oo siwayn looga dareemay magaalada.
Arimaha Cajiib ah ee maanta lagu arkay magaalada Laascaanood waxaa kamid ah Calankii ugu dheeraa ee Soomaaliya lagu arko oo ay dadku safka la istaageen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA












Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63302
Garaad ku soo dhawaw dhulkaagii ,dadkaagii iyo deegaankii aad madaxda u aheyd guul iyo gobanimo dhal darwiish +khaatumo.garaad waxaa waxaa lagaaga fadhiyaa jiheynta iyo hogaaminta dadkaaga iyo inaad u go’aamiso himilo mustaqbal ifaya oo ay kaa dhaxlaan jiilasha danbe taasuna waa gobanimada midnimada iyo wadajirka ishii bugtaay ku bikaacso. Waraf iyo shinbiro war iskuma hayaan. Viva khaatumo guul iyo gobanimo e.
Garaad soo dhowow waxani waa kacdoon shacab ka hor
Leexda calanka somaliyed
Maxaa cusub?
Garaadku awalba Sool iyo carro Dhulbahante ayuu joogay ee dhul dheer ma jirinee?
Kusoo dhawow tuuladii aad ka baxday 15 sano ka hor oo magaalo ah Garaad.
Garaadada dawladu xadka kasoo fasaxday ee Garoowe ka yimi nabadda bulshada iyo samaha ha ka taliyaan hadii kale wixii ka yimaadda iyagaa qaadaya.
Laascaanood oo blue wada noqotay, no where to see calankii guduudnaa oo kan Iran u ekaa.
Raghii 1890 qori u qaatay gaalka cad in powerful yahay isku haustay.
Ilaa Engris ku qoray The Daily news 1906: The Mad mullah who humiliate us in Somaliland.
Maanta in horgale ka yeelayn New British Somaliland ayaad ka tirsan tihiin oo Somalia rabin…!
Anigu waan in riyo tahay.
Xitaa ma ogola in Puntland ku biiraan..
Dhuloos waa faraha laga qaad..kkkkkk
War jooy Iidoorow nimankaas dhulkooda uga baxa oo xoolahooda aad dhoofsataan ka iibsada.
Nabad halagu wada noolaado Maryoolay
G Jaamac
Oo lagu soo dhaweeyay calam dherekiisa yahay 30 km. Waxay ila tahay waa masaafada u dhaxaysa laascaano iyo Saaxdheer.
Kusoo dhawoow gurigaaga..
Sheeko xariiradii afti baa la qaaday.
Laascaano Afti Midnimo oo socotay 2 usbuuc baa galabta soo afjarantay..
Ninka yiri dhashii Daraawiisheed ayaan u dardaarwelin ama ku qasbin aniga waxa aan rabo, waa nin riyo maalmeed ku jira! run
Ragga 1890 faras xoog ku socda korkiis ka tooganayey gaalka cad oo adduunka xukumey miyaa u daahin maryo calas gooni goosad ah oo wixii gaalka isku dileen oo ahayd = I am the ruler of British Somaliland miyaa 2023 ka yeelin ogolow British Somaliland..no, I don’t think so!! 😋
War hooy nabad halu harsado Burco, Berbera iyo Hargeysa ama waxa laga helo yaan aniga wax la iga siin.
🇸🇴✌ peace for Maryooley in our times.
Horta aad baan ugu faraxsanahay in Dhulbahante leeyihiin hogaan guud oo isku raacsan yihiin.
Kala danbayntu waa waxa ugu muhiimsan bulsho jirta.
Mar haddii nidaam laga dambeeyo jirin oo “jaantay rogan” noqoto rajo ma jirto bulshadaas.
Mooryaan ayey bulshadaas u gacan gelin aakhirka, taas waa waxa ku dhacay Hawiye iyo dhulka degaan oo caawa allow naga dul kici Mooryaanta Alshabaab baryaya.
Kala danbayn, is the key.
Nabiga CSW wuxuu yiri; mar asxaabta jihaad aadeen; xitaa haddii 2 nin idin kasoo harto mid hogaanka u dhiibta..
Qilaaf iska ilaaliya.
Yey ka dhicin, ana Amir wa anta Amir; femn yajibu ximaar fi duuq. 🇸🇴✌
Lop
Maxaad la alalaasi idinku sowtaad kurbo Garoowe lasoo dhaafi weydeen?
Dhulbahante iyo annaka ayay xaajadani noo taallaa.
Baqdinta Garoowe oo Somaliland ah nay suushay ha moodin kkk
Zaki
Waa runtaa oo Puntland waxay ku jabeen Laascaanood, Taleex iyo Tukaraq from 2007 oo weliba in maykooda aastaan laga diiday.
Mahad Cambaashe ayaa meesha wiilashii Cumar Maxamud oo hiil uga yimid Mudug lagu aasay og..run
Isaaq kama aan soo cararin ee waxaan kasoo cararnay Dhulbahante laynaya Dhabayacada ku arkaan SSC, weliba rag hiil ugu yimid.
Xuduudka Garoowe usoo dhaafi mayno daanyeerta Dhuloods iyo Isaaqa isbarkan..Kala baxa daanyeeryahay..run
Run ayaan kuu sheegay.
Zaki
Dhulbahante waa tashadaye adinkuna tashada😂😂😂
Laascaanood iyo cirkii baa isu ekaaday
Muuse biixi ayaa somaliland baabiiyay adeer dad xoog laguma xukumi karo kacaankiiba hal marbaa lagu kacay
Aaway qadaafi iyo xusni mubaarak iyo cabdala saalax
Mabuuto.mingistu
Kuwaasoo dawlado ahaa maxaadse moodaa muuse biixi iyo jufadiisa sacad muuse oo reer walba kuduushay
ogaada gobolka sool arintiisii waa soo xirantay xitaa beesha caalamka waa soo dhaweeyeen beel dhulkeeda utashatay maxaa kaloo yaal haduu nin walba dhulkiisa maamul usamaysto ileen soomaaliya waa federale
Waa wax lala yaabo dad udhaaranaya dhul aysan lahayn
Waxaa kuxigi doona samaroon
Ar samarooneey may maqlaydaa albaabkiina madaxweyne xasan shiikh ayaa garaacooya ee kafura madaxweynaha albaabka kkkkkkk
Dhulbahante mar hore ayay madaxweynaha albaabka kafureen
Mise samaroon albaabkoodu ganbaleel maleh
Madaxweyne gacanta xoog ugu garaac albaabka oo waxaa tiraahdaa maaha muuse biixi ee waa xasan shiikh ee iga fura albaabka kkkkkkk
25 – 30 isbadal ayaa dhaca.
Macawisley Xawaadle waxay badaleen wacyigii guud ee Somaliyeed.Dagaalkii ay ku qaadeen Alshabaab iyo qaabkii loo buunbuniyay Somalida wax wayn ayuu ka badalay,Beeshii Caalamka wax wayn ayuu ka badalay.
Alshabasb iyo kooxdii ku habsaday Somaliya gabal ayaa u dhacay.
Guul Daraawiisheed,waaaba qurux miidhan.
Dalmida
Axmed Najaad
Muxuu ku tashaday marka?
Ma fawdada iyo dumarka iyo ciyaalka qaylinaya ee afarta koofiyad bacle magacooda ku dilaalayaan xukuumadda ee ku gorgortamayaan.
Waa iska mashruuc iskasoo xidhmi doona.
Halka siyaasadda laga galo ayaa ah sidan ee siyaasiyiinta Dhulbahante yaqaanaan wax cusubna maaha.
Mid dhawaan yudhi waan is casilay durtaba Garoowe ayuu isku shubay oo kasoo hadlay halkaa ka garo in arimuhu sidaa yihiin ee isbedel jirin iyo Dhulbahante is bixin kara,isna maamuli karaa.
Aan kuugu daro inaan Daarood wax ay Farmaajo ka waayeen Xamar kasoo helayn,xataa hadii lasoo siin lahaa xaguu ka shaqaynayaa.
Riyadaasuna waa jirtaa lkn maaha mid dhacaysa…
#Gedo land
Sxb hadaad Mareexaan tahay idinka maamul beeleed ma laydiin dhisayaa horta?kkk
Waa dadkii la qabsaday wiilkaasu.
Yaan la riyoon soomaali anaa shalay is baray,iskuna daray hadana kala diray 1991.
Awood Kikuuyo hadday maamul Somalia ka dhisto iyo kab iyo laxnimo halkani maaha Somalia.
Alxaqiiqa…
waxaagu riyo maaha ee waa qarow !!! soo iidoor ma tihid, mise wax kale?!
meel ku qoro! saacaddii way idinku dhacday! dhulbahante iska illow! waxaan 100% hubaa in samaroon ay ku xigto oo riwaayaddan fashilantay ay bannaan ka istaagi !! maanta iidoor baan wada socon !!
Caqli hadduu jiro dhulka dhulbahante nabad iidoor ha uga boxo !! haddii taa la waayo, iidoor iyagoo fara madhan oo waxay hub wateen laga furtay rag badanna ciida lagu rogey bay bixi !! xaqiiqdu waa saas!!
Aniga maxay ila tahey
Ha xanaaqin waa tusaale
1. Siduu u sheegay Madaxweyne Farmaajo
Way adagtahey inay Mogadishu maamul
ka sameyso Laascaanood regionally
and geographicall.
2. Sidoo kale Qabiilada dego SANAA
Isaaq iyo Warsangeli kuma jiraan
Shirkaan, mana fududa inay maamul
la dhistaan Sool
3. Caynabo oo ka tirsan Sool
waa sha’ani taagan
4. Buuhoodle oo ka tirsan Together
Waa sha’ani kale
5. Taako Maamulka Max’uud Saleemaan
Waa xujo kale
– 2-
Maxaa dhicikaro
Waxaa dhicikaro in dib loo shaandheeyo
Shaxda Somaliland
1. Madaxweyne
2. M/kuxigeen
3. Guddoomiye Parliament
Oo la kala siiyo
Boorame, Hargeysa iyo Sool
Waana ra’ayi uu waday
Madaxweyne Siilaanyo
iyo Governor Galeyr
Zaki
Warninyahow indho adakidaa soomaalidu waa qabiilo
Qabiil walbana dhulbuu dagaaye bal iisheeg waxa sool kaayaala ood ladhaaranayso
War xitaa gaaladiibaa kula yaaban bal iisheeg
Sool waxa kaayaala
Maanta nin dhulbahante ah haduu yiraahdo burco ayaan xukumayaa oo qabsanayaa walaahi waa layaabi lahaa
Sababtoo ah maaha deegaankiisii
Zaki
Dhulbahante waxay ka tashanayaan aayahooda iyo dhulkooda sudaad adba uga tashatay aayahaaga iyo dhulkaaga.
Dhulbahante waa umad kula mid ah. Saad somalia u diiday bay somaliland u diideen.
Ma khasbaysaan marke
Mase khasbi kartaan.
Dabshid
Dhulbahante dhulkiisa ayuu rabaa in uu maamul u samayato.
Isaaq walaa warsangali dan kama leh.
Caynaba haddii isaaq dego, waxaa badalaysi Buuhoodle oo gobalka togdheer ka tirsan.
Saas bay sool gobal buuxa ku noqon.
Sanaagna qayb ayeey degaan oo waa la soo go’ayaan.
Gobal iyo bar waa haystaan dhulbahante. Sharcigii galmudug lagu aqoonsday baa lagu aqoonsam doonaa.
Waa hadday ku adkaystaan in ay dhulkooda xoraystaan oo aan la kala furfurin kollay dagaallooga adkaan maayee.
Aniga waan yaabanahay oo wax aan iraahdo garan mahayo.
Waxa aan la yaabay waa sababta ay dhulbahante la ruxanayaan (la gariirayaan) iyo waxa aan la garaneyn oo ay tabanayaan.
Dhashii argigixisadii daraawiishta oo maanta loo maaro la’yahay kkkkkkkkkk, war waa in nimanka talaabo sharciga somaliland waafaqsan laga qaado, oo dabkaan ay dhabayaco u soo dhiibtayna laga baqtiiyo (laga damiyo).
Cakku caqli dhulbahante.
Waligoodba cidii doonta unbeey owr (ratiga geela ah) u noqon jireen markaas baa ,a raran jiray.
Daraad waxaa rartay oo ku dagaal galay dhulkoodiiina ka bur-buriyay ina cabdule xasan, shalay waxay ka daba cararayeen oo ayaagoon rabin isku dhaj-dhajinayeen dhabayaco, oo xitaa ay difaac u ahaayeen dagaaladii dhabayaco lagu tir-tiri gaaray, ka dibna waa tii soomaaliland ay kafaalo qaaday ayagoo silicsan oo cid rabtaahi aysan jirin oo xaaladuna ay ku xun tahay, maantana waa kuwan isla dhabayacadii shalay ka daba qeylinaya kkkkkkkkkkkk.
Dadoow hal mid iga qorra.
Dilalka laascaanood ka dhacay waxaa geysatay dhabayaco oo munaafaqnimo uga dan leh, waxa dabkaan hada hurinaya waa un isla dhabayaco oo markii horeba shiday.
Marka waa fitno cinda dhabayaco.
Asx.
Well done Zaki. Adaa ku filan cbb da halkan ka
cabaadaysa. Maxaa tidhi? Tuuladay ka carareen oo
magaalo loo ekeysiiyeybay kusoo noqdeenb kkk.
Maxaa is bedelay? Nothing.
Nimankani tuulooyinkan laaska u dhow unbay joogeen.
Dadka buuqayaana 2007 kiiba bay ka buuq badnayeen intaan
dawlada somaliland gacan bira ku qaban.
Dawlada iyo ciidanka somaliland toban 10 jeerbay
ka weyn tahay ooy ka awood iyo dhaqaale badan tahay
2007 15 sano ka dib
Majeerteenka halkaan ka qaylinaya ee iska dhigaya in ay u hiilinayaan Dhulbahante saw maaha kuwii diidi jiray Khaatumo State ? Sidoo kale Majeerteen Xataa waxay isku dayeen oo diideen Dhismihii Galmudug ilaa markii dambe Majeerteenku yiraahdeen Xiriirka ayaan u jarnay Dawladii Dhexe laakiin looma joojinin si qasab ah oo baryo ahayn ayaa loo dhisay Dawlad Goboleedka Galmudug.
Majeerteen Runta sheega waligiinba ma aydan ogoleen in Dhulbahante yeesho Maamul sidoo kale Aduunka waxaad ugu necbanaydeen Cali Khaliif Galayr Allaha u Naxariistee sababta aad ku nacdeena waxay ahayd “ Sidee Dhulbahante ku dhisan Karaa Maamul “?
Sheekada Beenta ah cid kale ka gada anaga dhagaha ha nooga adimina.
Ugu Dambayn Hawiye ma ogolaanayo Maamul Sadexaad oo Daarood ah No Way Jose ! Inkastoo Deegaanada Sool iyo Sanaag iyo Cayn hadii la xisaabtamo Ay Beesha Isaaq ku badan yihiin.
Kan L of p wataa damiir yaraa.
Waxaad ku faanaysaa in tolkaa sida falastiin
u mudahaardeen adoo dhowr km u jira.
Dadku waa kala dadnimo duwan yihiin.
Waar is qari nacasyow raganimaad ka aradanteen.
Sida dumarkana waad u sheekaysaa. Kkk
Guhaad
Dhulbahante wada socda iidoor ma hor istaagi karo !! xaqiiq !!
iidoor wuu yaqaanaa dhulbahante wuxuu galo iyo wuxuu gudo !!
dhul dhulbahante leeyahay iidoor xoog kuma joogi karo !! xaqiiq !!
iidoor waxaa u furan hadduu caqli jiro inay si nabada ku baxaan
haddii kale dhiiggaa qulquli, iyagoo dullaysanna way bixi !
Marka the choice is yours !!
Ee mister dabshid
Haddaba waa Hargeisa, boorama iyo laascaanood
Madxweyne, ku xigeen iyo ra’iisal barlamaan.
Isaaq ma dayicin buurooyinka yar yar dhinacyada kaga yaal.
Waa gob isaaqu. Amiin.
Anagaa kuu furnay walaahay Isaaqu waaa gob gobi dhashay arnagdaa maraawaaxid ahlu beyd waa yihiiin
dad waaalan bay hayaaan
Digriyoow
Horta qabiilkaagii aad qarinaysay ayaad bannaanka keentay. Kkkkk. Awalba waa lagu ogaa ciddaa tahay.
Laakiin waxaan kaaga jawaabin waxa dhulbahante ruxaya oo ay tabayaan.
Waxay tabayaan in ay la sintaan qabiilada ayaga la midka ah oo aan tira iyo tayo midna dhaamin oo mid walba madaxwayne iyo calan samayatay.
Dhulbahante waxay rabaan in ay madaxwayne ka noqdaan dhulkooda u gaar ka ah sida majeerteen, habargidirir, isaaq iyo ogaadeen madaxwaynayaal u leeyihiin.
Intaas bay rabaan saas u fahan.
Xaq bayna u leeyihiin cid u diidi karta ma leh.
Garowe iyo Hargaysa waxa yaala waa soo arkeen im aysan lahayn.
Hobyo Godan
Majeerteen iyo dhulbahante iyagaa wada dhashay ee adi wax kuu yaal maaha.
Hawiye ma ogola ku yeh kkkkkkkkkk hal saac baan qoslayey. Waxa hawiye leeyahay oo laga baryayo waa maxay. Dawladda federaalka ma hawiyaa u qabtaa. Oo tii shala farmaajo daarood baa u qabtay. Caqli jaahil.
Dhulbahante guul waxaa uga dhiman in ay dhulkooda maamul u dhistaan oo horgal iyo marti iska saaraan. Markaas ma in ay cid baryayaan bay kula tahay😂😂😂😂.
Guhaad
Dhulbahante waa tashaday. Shala kala qaybsanaantooda baa lagula joogay. Ayagoo midooba uun baa dhinayd ayadiina waa muuqataa.
Dhawr qof baa ka haray horgaladii ayagana haddii xabbad bilaabato la joogi mayaan shisheeye oo walaahi ah.
Ahmed Najaad
Maanta waad fiicantahey
Fadlan adigoo u hadlahayo
sida dhicikarto
Waxaad ii sheegtaa
DEGMO KA TIRSAN SANAAG
oo uu dego only dhulbahante
Fadlan Jawaab raganimo
Kkkkkkkk
Dhulbahante dhib badanaa waxay samaysteen calankii cawaale oo ka dheer inta isaaq dego. Burca ilaa hatgaysa.
Waxaas waa muuse ha qarracmo.
Dabshid
Dhulbahante degmo dhamaystiran kuma leh sanaag balse tuulooyin bay ka degaan iyo caasimadda ceerigaabo oo ay qayb degaan.
Intaaa bay sool ku darsanayaan siiba tuulooyinka sool xiga.
MR AXmed Naaji
DHulbahante xataaa tuulo kuma laha sanaaag hal midbat ku lagaayeeen oo la organ moray Fiqifuliye tina waxaaa ka qaaday liman layidhaahdo MUXUMUD oo warsangeliya hal tuulo kuma laha sanaaag
Ahmed Najaad
Thanks
Dabshid
Mid aan kuu sheego, federaalka qabiilaysan ee somalia awalba Tigree baa somalia keenay si aan loo midoobin oo la isu laayo. Wixii ka dhacay waa la ogaa kismaayo iyo Gaalkacyo. Garbaaharay iyo kismayo.
Matabaan iyo xawaadle.
Hadda dhulbahante iyo iidoor oo isku haya anaa goofkayga maamulan sida reer hebal.
Meeshii la rabay buu marayaa federalku.😂😂😂.
Yacni fawdo nin walba tuulo in uu la go’o baa socoto wali la isma gaarin.
Federaal waa laga wiswisi doonaa, soomaalina caqli kale bay la imaan.
Dhulbahante somaliland waxay kayihiin raxanweyn oo kale baarlamaanka inay dhaafaan looma ogola
Samaroon iyo isaaq ayaa madaxweyne iyo kuxigeen isku badala
Land of punt
Waa laysku raacay inaad sida dumarka usheekayso adoo tolkaa 20 km ujira yaad leedahay mudaaharaada xabad afka halaydinka galiyee duf kubax
Laakiin somaliland kaartada ayaa kaxumaatay intay laascaanood kumashquulsanaayeen haday garoowe afka saari lahaayeen waxaa la ogaan lahaa SNM iyo SSDF mida awood badan
Ahmed Najaad
Adigaa ku watee
Xataa wuxuu hoos u galey
ama ku faafay sida Cancer ka
Jufooyin aan waligood horey
isu layn ayuu isku diray Federaal Fitno
Even Ethiopia soo alifay ayuu hadda,
isku diray oo Magaalada MOOYAALE
oo aan marey 1994
Waxay aheyd magaalo Oromada iyo Somalidu
Masjidka ku wada tukato
Qeybta Ethiopia
( Mooyaale waa magaalo uu kala baro
Tog ama Waadi aad u weyn
Waa dhul Soomaaliyeed oo
Ay kala maamulaan Ethiopia iyo Kenya
Si aan loogu gurman wuxuu
Dhibaatooyin dhex dhigay
Wiil iyo Abtigiis
Tusaale GALKACYO
Kismaayo waxaa lagu wada jooga
Kaaraha Kuukuuyo
Ceerigaabo dhan uma dhicin
Dabshid
Qofka soomaaliga ah ee caqliga leh waa ogyahay waxaan in aan dani ku jirin. Qofkii ku sii indha adag asagaa cirka soo taaban doona.
Waxa la yaab kale kuwa shala lahaa federaal baan rabnaa ayaa hadda leh ma rabnee confederation baan rabnaa. Yacni sii kala tag.
Gedo land
Dhulbahante amaysan ku kalsoonayn majeerteen laftigiisa.
Sidaas darteed baan majeerteen hadda ciidan ahaan ugu hiilin karin. Dhaqaale iyo hub waa laga yaaba.
Midna ogoow lama rabo in la siyaasadeeyo rabitaanka shacabka dhulbahante.
Haddii mj la arko waxaa daarmaya filin la dhaho puntland iyo Somaliland.
Meeshay hadda ka hayaan bay dhulbahante ugu badisaa madaama rag dhulbahante ah xaga kale la jiraan.
Axmed Najaad
Maad sheegtid Cida keentay Federaalka mise Maxamuud Saleebaanka ayaad ka Baqdaa in ay ku yiraahdaan aamuus Ina Gumeed yahoow ?
CAR waa kaas sheeg Cida keentay Federaalka aad ka qaylinayso ????
Federaalka hada jira wuxuu Sharci noqon doonaa marka afti Dadwayne loo qaado Marka aanu yaro sugno sheekadaa waa ay iska soo xirmi doontaaye.
Sanadkan gudahiisa waxaa Dawlada hor taal 3 Arin oo muhiim ah.
1. Khawaarijta Shabaab oo lasoo afjaro 2023
2. Dastuurka Dalka oo la dhamaystiro 2023
3. Dayn Cafinta oo lasoo gabagabayn doono Bisha September 2023
Ugu Dambayn !!
Dhulbahante iyo Isaaq ayagaa ah Dad Deris ah marka Majeerteen kala dhex baxa Fidnadiina.
Zaki
Waan kuusoo jawaabay ee kuwa Kalshaale qora ayaa warkaygii tuuray ama aniga wax iga qaldameen. Waa daanyeer weriye isku sheeg ah.
Jawaabtu waxay ahayd:
Zakii
Waa runtaa oo Puntland waxay ku jabeen Laascaanood, Taleex iyo Tukaraq from 2007 oo weliba in maykooda aastaan laga diiday.
Mahad Cambaashe ayaa meesha wiilashii Cumar Maxamud oo hiil uga yimid Mudug lagu aasay og..run
Isaaq kama aan soo cararin ee waxaan kasoo cararnay Dhulbahante laynaya Dhabayaca ku arkaan SSC, weliba rag hiil ugu yimid.
Xuduudka Garoowe usoo dhaafi mayno daanyeerta Dhuloods iyo Isaaqa isbarkan..run
Run ayaan kuu sheegay.
Zaki
Waa runtaa oo Puntland waxay ku jabeen Laascaanood, Taleex iyo Tukaraq from 2007 oo weliba in maykooda aastaan laga diiday.
Mahad Cambaashe ayaa meesha wiilashii Cumar Maxamud oo hiil uga yimid Mudug lagu aasay og..run
Isaaq kama aan soo cararin ee waxaan kasoo cararnay Dhulbahante laynaya Dhabayacada ku arkaan SSC, weliba rag hiil ugu yimid.
Xuduudka Garoowe usoo dhaafi mayno daanyeerta Dhuloods iyo Isaaqa isbarkan..Kala baxa daanyeeryahay..run
Run ayaan kuu sheegay.
Hobyo Godan
Sxb horta maxamud salebanka aad sheegayso waa aniga oo labo ma kala nihin.
Ma jirto maxamuud selaaban ama majeerteen ku shiray oo ay federaal ku doorteen.
Waxaan cidda keentay waa la yaqaan waa Melez iyo Tigree.
Arrintaasna wuxuu ka dhaadhiciyey marka kolwaad madaxwaynihii xiligaas ee puntland Cabdullahi iyo hogaamiye kooxeedyadii muqdisho sida caati iyo qanyare iyo ina caydiid.
Markii ay la qaateena shirarkii Ceeldooreet iyo Mbaghati ayaa la qabtay.
Saau fahan haddaa ka dhacsanayd.
Land of punt
Qorshaha puntland hadda sool ka qaadatay aad ayuu fiican yahay. Garaadadana waa loo sheegay.
1. Puntland waxay taageero dhaqaale iyo hub siisay, siina doontaa shacabka dhulbahante ee gadoodsan.
2. Haddii dagaal xoog leh biloowdo puntland waxay eegi doontaa in horgalada mahad canbaashe iyo ina koore ay beeshooda soo raacaan iyo in kale.
Haddii dhulbahante hal dhinac soo wada maro macal horgalada, puntland toos bay dagaalka u gali doontaa ayadoo dhulbahante barbar socota.
Haddii dhulbahante sii kala qaybsanaado oo horgaladu dadkooda in la laayo ka qayb qaadanayaan, puntland ciidan toos ah ma soo dirayso, balse kaalmo hub iyo maaliyad bay bixin doontaa ileen dhulbahante wali waa kala jiraane.
Axmed Najaad
Kkkkkkkkkkkkkk
War Nin yahoow wali waad ka leexleexanaysaa in aad Jawaabta saxda ah aad na Siiso taas oo ah in Federaalka noo keeneen Maxamuud Saleebaan. Waaba ku Faanaan oo waxay yiraahdaan waxaanu nahay Hooyadii Federaalka !
Bal fiiri waxa aad qortay…? Mar Waxaad tiri Meles Zenawi baa nagu qasbay marna Rag Hawiye ah baad u saartay ….. ! Maad iska tiraahdid Maxamuud Saleebaan baa Inoo keenay ayagoo ku andacoonaya Dawladii Siyaad Barre baa na xasuuqday markale yeeli mayno Dawlad Dhaxe oo awood leh ..!!
Hobyo godan
Xagga siyaasadda ma gudbaad ka tahay !! axmed najaad wuu kaa saxan yahay!
labada maamul ee puntland iyo somaliland waxaa sameeyay tigree intay soomaaliya joogeen aad u darsay soomaalida cawaanka ah oo ogaaday in qabiilku kala qiimo badan yahay qaranimada !!
waxaa daliil kuugu filan, intii dagaalka sokeeye socday qabiil kasta gooni bay ula macaamili jireen, tusaale raxanweyn markii usc gashay hubka ay kaga saareen baydhabo waxaa siiyey tigree, waana kuwa ilaa maanta baydhabo jooga iyagoon
ATMIS ahayn, waliba raxan weyn iyo itoobiya waxay kala saxiixdeen heshiis qarsoodi ah oo itoobiya ku damaanad qaaday amnigooda !!
iidoor dhibka haystaa waxaa weeye, wax aan soconayn bay isku qufuleen !
Soomaalidu waa qabaa’il. boqolaal sano wada degenaa ! nin waliba degaan lagu yaqaanuu degen yahay ! marka qabiil qabiil kale dhulkiisa qaadan karaa ma jiro!
marka waxaan suurtoobayn awoodeedna aadan lahayn in wakhti, naf iyo maal kaagaga lumo waa nacasnimada qarniga !!! ugu dambeyna dantaa kuu run sheegi !!
Hobyo Godan
Si fiican umaad akhrin madaxwaynihii puntland cabdullahi yusuf baa laga dhaadhiciyey saw kuma oran, mase hawiyaha kaliyaa ishaadu qabatay.
Zxp password maxamuud saleeban baa kugu xiran kkkkkk
Saaka safar ayaan ku tagay degmada qalloocan oo 90 km wardheer u jirta.
Kkkkkkk
Qofka ardada dhex taagan ani maaha yaah
Caamiradu ima hayso😂😂.
Dalxiis wacan.
Barrina Gallaadi insha Allah.
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid029vCProv5X5FyBvq6yu2LofCgL4qhkkynrGfUgBKQvTPUBcapLgo3Dd9EUToZaKicl&id=100089123589740&mibextid=Nif5oz
Sorry waa kan linkiga
Ahmed Najjad
Waxaan caawa soo xasuustay markii Jifo majeerteen, Cali Ibrahim aka Reer Bicidyahay iyo Dhulbahante isku dileen dagaal beeleed loo yaqaan Dhuludheer.
Reer Bicidyahan oo magaca Majeerteen keligood la huwiyey ayey Dhuloos isku gurmadeen.
Majeerteen ma oga in Reer Bicidyahan Dhulbahante u kala harin….
Gabayo Xaaji Baale tiriyey waxaa ka mid ahaa: Heeryada i saaran tolkay hagartiis weeyaan, nin walaalkiis ii hiili yiri hoog allaa baday, hayeeshee ninwaliba hawshi waa haysataa haatan dabadeed………Gabay dheer oo caadi ahayn.
Majeerteen kale waa diideen in u kala hiiliyaan Dhulbahante iyo reer Bicidyahan..run
Majeerteenka kale waxay yiraadeen: aan idin heshiisiino oo magta idiin kala qaybino.
Majeerteen waxay gabay ku yiraadeen:
Ibrahimo dulan bay qabaan dab iyo baaruude, Dhulugdheer middii lagu dhuftay doc ula miiqmeen…
Hayeeshee daliil baan kuuu hayaa diifta kaa bi’ine: Inkastoo Dhulbahante sida dhurde ah la isku kiin daayey, ma dalbaa lagaa dhacay ragbaad geel ku dirirteene.!!!!!
Haddaan dagaal Cali Geri docmood iyo Hagar dugaag siiyo dugsigaaga yaa noqon lahaa daartu waa ayagae..calashaan iidoorka xayraanka ah idinka horjogaan..kkk..kkkkkk
Ahmed Njaad in colaadii adinka iyo Dhuloos idin dhex martay ilowday oo caawa tolnimo difaacooda tahay….waa “blood is thicker than the water” ” tolnimo waa sida margi oo meel u wada jeedno oo aan muxubo noo kala dhammaan waa mid kaa maqan…..🖐
Guul iyo midnimo u rajayn beesha Dhulbahante. Calan cidna rabin ayey keligood u dhimanayeen 150 sano.
Ahmed Najaad.
Ina adeer waa kaa masayray walaahi.
Ma Ceelcad iyo walwaal iyo dow guduudii Wardheer ayaad dhulka maraysaa! Ooh, ooh caadi maaha.
Marka Dhudub marayso ha isku cabin biyaha ceelka Biirta ah..calooshaada ma taqaano,, you will be sick..
I love these places, walaahi in ka dhargeen marna dhulkaas..waxaa tegey 2000-2001..great places..organic food always and above all fresh air.
Ahmed Najaad
Maasha Allaah
Alle nabad hanoo keeno
Kkkk
Federaal Fitno ayaan rabnaa
Mayee waxaan rabnaa
Confederation
Waxay la mid yahiin
Kuwii DOONTA ka saarnaa hoos
ee DULEELIYEY, kuwii korena
Iska fiirsanhayeen
Kadibna ay wada QUUSEEN ama,
Baddu wada qaadey.
Baraakada
Oday Warsame iyo
Baraakada odey Xersi
Waaye Xuduudka
Hadde waa wiil iyo Abtigiis
Isku school ahaan jiray
Isku Masjid ah
Abaar iyo Aaranku kala aqoon
Gaal aan kala jeclayn
ee rabo inuu wada liqo
ayaa ka jeediyay waxay wada aqbaleen
Rasalwasaare Cabdullaahi Ciise iyo
Rasalwasaare Abdirisaaq X. Xusseen
* Maxaay ka nuugtaa
ama ku nuugtaa
Land of Punt
Wlh sxb hadalada aad qorto
Waxaad moodaa in laga soo curiyay
Maska Caruur ama Islaan waalan
Ninyahow ma waxaad la soo kortay
Shan gabdhood
War Go’e waayeelna waad tahey oo
Aqli kuu kordhi maah
Waxaad qoraysana waa hadal dhoocil
ama qalbi caruur
Oday Jareerweyne ah
Ayaa caruurtiisa ku dhahey
Kaalaye waqti ayaan joogaye
Aan wax idin Baree
Wuxuu caruurtii suaaley
– Geel meeqa Naas aas leeyahay
Caruurtii ayaa dhahdey
2, kukale 3, iyo mid dhaho 6
Odagii xanaaq ayuuba iska soo jaray
Ar haddaan dhiman lahaa
yaa wax u sheegilahaa caruurteyda
Sorry Aabo, bal noo sheeg
Ar Geel HAL NAAS OO DHEER AAS LEEYAHAY
Waa nin arkay Only Rati ceel joogo
Ama magaalada Safar loogu keenay.
Hadda Caruurta uu @ Land of Punt
u yahey Tacliimiye Tarbiyeeye
Waa Caruur Aamus ka soo harey
Saadaashaydii,2018 to 19kii.
Wagii uu Tegreegii jabay,waxan kalshaale ku soo qoray in Somaliland iyo Puntland burburidoonaan 3 ilaa 4ta sano ee soo socda,hase yeeshee 5 sano ka dib ayay socdaan wax u eg wixii aan saadaalayay.
Si kastaba waxani land iyo beelinomo waa wakhti lumis iyo Reernimo salka ku haysa nolol laga soo gudbay oo dhaqankeedii sii jiro – Beesha Reer hebel.
Sonalinimo oo kaliya ayaa lagu wada joogikaraa,wixii intaasi dhaafsan waa qasaare hagoogan iyo wax uu aduunku ka guuray.
Dalmida
Land of punt
Ninyohow ileen taariikh yahan baa tahay.
Ciyaal xamar baan kuu qabay.
Dagaalada reer bicidyahan looga haray oo majeerteen uga haray waa badan yihiin. Kii dhulbahante kaliya maaha.
Waxaa jiray ogaageen.
Waxaa habargidir 1989 markay dhudub iyo .ilaa meel galaadi u dhoow qabsadeen.. Reer bicidyahan kaliyaa ka saaray oo rag badan uga dhinteen.
Dhulkii mar imoow ceelcad, ciid iyo doolo waa jeclahay kama maqnaado.
Mr bahal
Nin aragti dheer baa tahay runtii.
Waxaad kaloo tahay nin aysan deeqin wax qaran ka sokeeya.
“Aar qoyey aqoon gaabka Dawoco ula ekoonaa”
Wax badan baan halkan kusoo qoray Dhulbahante maalinka uu soo jeesto inaan Sool Somalland sii joogi karin ee waxa ay hadda mashquulka ku yihiin inay tahay shilimaadka wiilasha horgalada ah Hargeysa kasoo qaadayaan .
Nina nin dhulkiis xoog kuma joogi karo haddaan dadka meeshaas degan raali ka ahayn
Dabshid
Dhuloos waxay degaan keligood degmada Fiqifuliye, Gar Adag iyo Ceerigaabo oo bar leeyihiin..yaab..
Dhuloos Sanaag waaba laga sheeganayaa oo looma ogola, mar dhow waad Maqlin Warsangeli intee ka degaan Sanaad……….Iidoor waxaa ugu dhib badan kuwa reer koofurka ah oo nagu dhex koray sida Dabshid.
war hooge bal soo baro meesha magaca degmada Gar ka timid..!!
Sanaad adiga ma taqaan Daanyeeryahow💨
I mean:
meesha degmada Gar-adag ka timid.?
@Ina Najaad
Kkkkkkkkkkkkk, Nin yohoow aad baad iiga qoslisay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Reer baciid yahan oo habar gidir meel ka difaacday ama ka saartay kkkkkkkkkkkkkkkk, waa war qosol badan warkaas.
Horta aan su’aal ku weydiiyo: Dhabayaco oo dhan hadey isku tagaan dhowr jufo oo sacad ah ma iska dhicin karaan habar gidirta kale haba idiin dambeeyaanee kkkkkkkkkk.
Dhabayaco oo dhan oo Dhulbahante wadata sacad keliya baa karbaashi karra oo horay u karbaashay kkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Waa taas xaqiiqada.
Ee Yaaqeey niman yohoow
faanka badan ee beenta ah maad naga deysaan.
Dhabayaco oo dhan car sacad keliya meel ha iska saareen.
Axmed Najaad
Maherteenku waligii dagaalada ehligaa oo dhex mara Daaroodka dhexdisa isuma ciidmaan, oo haddii ay xalin waayaan inay heshiis dhex dhigaan labadaas beelood faraha ayaya isaga qaadaan.Tusaale Lelkse markii ay dagaalamen beelo Cumar Maxamuud ka mida dagaalkaas ma wada gelin Cumar Maxamuud ee wuxuu ku koobnaa intii ciidka iyo ceel cad daganeyd.Dagaalkii Car Tuko”
Mr BaHaL
March 26, 2019 – 2:11 pm
Formaajo ama qof kale oo meesha yimaada in layska eedeeyo way dhib yartay,laakiin waxaa hubaal ah in aanay dadka Somaliyeed ismaamulikarin.
Mr BaHal
Sxb waxaan kaa heyno 2019
Waa qoraalka kore
Kaas oo aad adigu hadda
isku Caddeysay
Sxb waxaad aheyd nin jeclaaday
Ninkale ee iska sug ilaa 30 sano
waa intaas oo laga yaabo inuu
Maxlal ku yimaado ninkale
Oo Daarood ah
Probably Nin Mareexan ah
– Eraygaadii aad ku sheegaysay
Dad kale ayaad hadda QUUDANEYSAA
Ahmed najaad
Waxaa isku shirbay nin Raage Ceele la oran jiray beesha Galgale ahaa aka Nuux Maxamud iyo Mid Abgaal ah oo raba waqtigii Dagaalada in qabiil u sheegto oo xoolihiisa dhaco.
Haddaad ka guurtay Geedi Xeyr, Garoowe goof makuugu yaal!
aniga ayaa hiirsan goor horee Garoowe goof waa iigu yaal..etc……….
Run aan la sheegin mooyee; Rati dameer ka raad qurxoon..kkkkkkkkk.
Galgale rag beeraha, bunka yaqaan ahaayeen..Abgaalkii waa wareeren waa sida Europe oo kulli ajnabi ka guureen..Xitaa Kebab iyo Pizza heli maysid..kkkkk
Xamar waxa jooga Mooryaan Hilib iyo caano keliya yaqaan.
Markaan tegey in Galkacyo joogo ayaan mooday..No Jalaato, Cambe isku miir..Sab iyo Calooyey ama Malaay Maleexan. kkkkkkkkkkk.
Meesha tagto hilib iyo Caano..kkkkkkkkkkk
Land of Punt
Sxb waan ogahey inay
Dhulbahante degaan
85% Ceerigaabo
Gar’adagna ay leeyahiin
95%
Waanba hilmaamey
Waa sidaas @ Land of Punt
Ii baashaal
Axmed Najaad
Hadiiba aad qirayso inaad soo abaabushay waxa socda soo twgi mayso dagaal Somaliland iyo Puntland?
Hadii taasu dhacdo oo ah waxa Somaliland hadda u furan waad ogtahay inay iska shiiqayso waxa Laaska ka socdaa .
Mar hadday sidaa noqonayso soo faraha uun ka guban maysaan maray ahaatoba.
Shacabka Dhulbahante cidina la dagaalami mayso maliishiyo hubaysan mooyaanee lkn meesha waxan laga wado ayaa la daminayaa ee sidaa u ogow.
Berri haddaanu Tukaraq ka ruqaansanno adaaba sheegaya Laaska ayay noqon oo mudaharaadku Garoowe ayuu ka bilaabmayaa ilaa Gaalkacayo kkk
Dabshid kkkk
Anigu horta ceerigaabo waligay ma tagin waxaanse maqlay waxaa dega shan (5) reer.
Sadex harti ah iyo labo isaaq ah
Waana saan
1. Warsangali
2. Dhulbahante
3.Gahayle (MJ).
4. Habaryoonis
5. Habar jeclo.
Shantoodaas waxaa ugu badan magaalada Habaryoonis iyo warsangali.
Waxaana uga yar Gahayle oo mj ah.
Dhulbahante iyo Habar jeclo mid walba xoogaa fiican baa ka dega.
Asalkii hore waxay ahaan jirtay magaalo warsangali waase lala yeeshay..
Waa markaan cadiifad iska dhawro
Land of Punt
January 23, 2023 – 7:10 pm
Zaki
Waa runtaa oo Puntland waxay ku jabeen Laascaanood, Taleex iyo Tukaraq from 2007 oo weliba in maykooda aastaan laga diiday.
Mahad Cambaashe ayaa meesha wiilashii Cumar Maxamud oo hiil uga yimid Mudug lagu aasay og..run
Isaaq kama aan soo cararin ee waxaan kasoo cararnay Dhulbahante laynaya Dhabayacada ku arkaan SSC, weliba rag hiil ugu yimid.
Xuduudka Garoowe usoo dhaafi mayno daanyeerta Dhuloods iyo Isaaqa isbarkan..Kala baxa daanyeeryahay..run kkkk
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Dee waayahayee aynu kala nabad galno oo arimahaa faraha kala baxa…
Ahmed Najaad
Sxb si fiican ayaan u hayaa
Ceerigaabo
ee warkeygu wuxuu ahaa
Qalbi Qaboojin Qalbi Caruur
Zaki
Horta caqligiina waa la yaabay.
Waxaad aaminsantihiin dhulbahante iyo majeerteen in aysan waxba isu ahayn.
Xagee walaalkeen uga haraynaa haddii xaalku xumaado.
Tan kale Garowe xiniiyaha lagu tagayo xagee laga soo tolanayaa?😂😂😂😂.
Laaska iyo tukaraq horgal dhulbahante ah baa idin keenay ee xiniiya kuma imaane ma helaysaan horgal majeerteen ah oo garowe idin geeya😂😂😂😂.
Yacni si kale qofna dhul uusan lahayn kuma tago.
Dabshid
00% iyo buhuu bahaa iga jooji, ma waxaad diidan tahay in Dhulbahante gobolka Sanaad degaan dhul badan sida Fiqifuliye, Gar-Adag iyo Ceeriggabo oo 3 Zone u qaybsan..
Dhuloos beel ahaan ka dhul weyn Galmudug oo dhan.
Qiyaas inta isku Jiraan Sanaag ilaa Wardheer iyo Docmo..1000 km.
Ahmed Najaad
Horta mid ayaa la wada
Qiray haddaan nahey
HAG GROUP
Inuu Warsangeli Daarood
Ka siyaasad duwanyahey
Daaroodka kale
Statistics aan aruurinay
Markaan barbar dhigney
Dhulbahante
Majeerten iyo
Mareexan
Not Ogaadeen
Waxaa noo soo baxday
Inuu Warsangeligu laheyn
Caadifad fog oo Naceyb ah
Caadifad fog oo XUMAD DAAROOD AH
xitaa CALI DAACUUN
waa nin macquul AH
Wasiiradii hore sida
Jamaal iyo ina Qoorsheel
Caruurtooda baraha
Comments igu caawi
Maahan dad ay ka muuqato
ISIR NACEY
CUQDAD DHADHAAB
Nin Daarood iska jeclaysi
Yes waa rag Daarood ah
Oo og waxa u roon Daarood
Lkn haddana og
Siyaasadda cusub ee
Xamar taalo.
1. Cali Daacuun
2. Cali Xaraare
3. Shiino Culey
4. Mr Samatar
Waa dad caadi ah
Warsangeli Daarood
Waa saaxiibadeen 2aad
Marka laga tago
Mareexan no 1
Axmed Najaad
Waar wax isu ahaanshaha lama diidana ee isir ku sheegashada dhulka Somaliland wax soconaya maaha.
Dhulbahante iyo waxan aad ku xiiqayso ee aad horgal ku sheegi waa muwaadin xageena,dhulna maba kala lihin.
Maantaba maan ka baxo sidaad ku doodayso waakaas ciidanku duleedka Garoowe fadhiya ee?
Jamhuuriyadda ayaanu idinku biirin lahayn lkn niman masiibo ah baa tihiin,xad baana jira oo Somalia baad tihiin.
Dhawaan Ciise riyoole ayaanu la xulufoobaynaa taasna wakhtigeeda ayay iman markaa ama horgal ku sheeg iyana kk
Land of Punt
Hal su’aal ayaan ku weydiin
Ee nin Qoor iyo xero leh
Haddaad tahey siday tahey
uga jawaab
Su’aal
Waa maxay Farqiga u dhaxeeyo
DHUL iyo Dad
Dhulbahante Sool 50% ayay degaan inta kale Isaaq iyo Faqashinni baa dega.
Sanaag dad degaan ah waa laga helayaa lkn degmo iyo tuulo toona kuma laha.
Buuhoodle.
Horta Federaalkii dhuuntaba u dhaafi waa Somalia,aakhirkana waa la laalayaa.
Puntland ayaaba iska nacday marku noqon waayay siday ka rabtay yaa kale ee xiiso u qaba marka?
Soomaali koonfur oo mid ah,caasimadooduna tahay Muqdisho iyo Somaliland oo mid ah aynu isu nimaadno oo si miyir qab ah uga wada xaajoonno maxaa inoo dan ah.
Wixii laga badin waayo ayaa lagu kala calaf qaadayaa,lkn Somaliland noqon mayso kana shaqayn mayso tuulo kastaa waa dawlad iyo sheeko waalan.
Dabshid
Dhuloos Triangle country miyaan hadana ka murmaynaa oo rabtaa in inkirto.
Waa macruuf in Dhulbahante degaan dhul 3 xagal ah.
From Yoocada-Tukaraq to Ceerigaabo via Sool to Togdheer Buuhoodle to Hawd iyo Docmo to Wardheer-Wanaagsan back to Bixin-Nugaal.. Google Map ka daawo this great Triangle grassing land.
War dadka si kale ula dagaal laakiin dhulka degaan miyaad af uga rarin.
Waa dhul weyn oo dad joogin miyaad ka wadaa! Dhulkaas waa lafdhabarta dhaqaalaha Somalia, dhul daaqsimeed ku nool yihiin xoolaha ka dhoofo Berbera iyo Boosaso.
Somali ma awalbaan warshado lahayn, hantideenu waa xoolaha nool iyo xoogaa Kalluun ah.
Dhul iyo dad aadan aqoon ayaad iska dhex ordaysaa Daanyeer Dabshid.😄
Dabshid
By the way: Cali Daacuun maaha Warsangeli ee waa Hartiga kale.
Adiga Harti waxaad ka taqaan Majeerteen, Dhulbahante, Warsangeli..!
Kuwaana baro waa Harti: Tinle, Maganlabe, Dishiishe, Kaskiqabe, Geesiguule and Liibaangashe.
Cali Daacuun waa Kaskisqabe.
Magacyadaan waa intaan Islamka soo gaarin Somalia, waa calaamad in Somalida Carab ahayn before Islam, ka dib la muslimay ayaa lala baxay magacyo muslim..Run
Cali Daacuun:
Waa Kaskisqabe Harti Koenbe, Kablalax Daarood Ismacil Jabarti ………Meeshaas kasii wad ilaa aad Lower Egypt aka Ismailites of Nubia ka gasho..kkkkkkkkk
Ahmed Najaad and company
Riyo ayaad ku jirtaan raggiina aaminsan federal waa fitno waana laga noqon…
I garantee you in iinaan taas arki doonin.
Somalia federal system is here to stay forever..🤙
There’s no other way than federalism, we learn the hard way what powerful central government and dictatorship can do against a country.
Federal deal or no deal for Somalia.
War maxay aheyd islaanta waalan ee halkaan habeen barkii xaarka lasoo fadhiisata kkkkkkkkkk.
War yaa yiraahda naa cowrada qarso oo xaarka meeshanka jooji kkkkkkkkkkkk.
War wallee kalshaale baa yaabtay kkkkkkkkkkkkkkkk.
Cidna ma heysto aniga kkkkkkkkkkkkkkkkkk.