|

Laascaanood : Garaad C.risaaq oo fariin adag u diray Somaliland iyo Sida loogu soo dhoweeyay (Muuqaal)

Laascaanood ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalaada Laascaanood   ee Xarunta Gobolka Sool Si wayn loogu soo dhoweeyay Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe Iyo Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo, kuwaasi oo ka yimid magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn, kana qayb gelaya shirka aayo-ka katashiga SSC ee ka qabsoomi doona magaalada Laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood,  ayaa  Calanka Jamhuuuriyadda Soomaaliya, midka Khaatumo iyo weliba Caleemo qoyan kusoo dhoweeyay Wafdiga Garaadka,  oo markii hore soo dhowayn diiran kala kulmay shacabka ku dhaqan  magaalooyinkii  kala duwanaa ee ay soo mareen.

Soo dhowayn kadib Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe ayaa Bulshada kula hadlay magaalada Laascaanood , Wuxuuna Fariin adag u diray Somaliland.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=63285

Posted by on Jan 22 2023. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

18 Comments for “Laascaanood : Garaad C.risaaq oo fariin adag u diray Somaliland iyo Sida loogu soo dhoweeyay (Muuqaal)”

  1. Calanka buluuga waa lama huraan ninkii harqaanle maro katolanaya asageey utaallaa
    Akhyaareey ma ogtihiin maryaha suran garoowe iyo kismaayo waxaa tolay oday faroole
    Puntland calan malahayn markuu joogay cabdulaahi yuusuf iyo cadde muuse faroole ayaa sameeyay maradaan mida kismaayana asagaa sameeyay wuxuu u ekaysiiyay marada puntland
    Faroole labadaas maro ayuu rabaa in lagu xuso markuu dhinto
    Mardhaw maryahaas dhabayaco tolatay qashinkaa lagu ridi

  2. @ mr Bahal, waar nin yohoow kula yaabay, dee waxaan u maleynayaa in wax un si kaa yihiin.
    Adiga waxaad sheegataa samaroon-nimo waxaadna markasta ku dhagan tahay beesha hawiye ee bal nin yohoow maxay hawiye kuu dhibeen.
    Isku deegaan ma tihiin, isku dal ma tihiin, isku dhaqan ma tihiin oo hawiye dhaqankiisa waa xabad samaroon-na nabad,
    Isku muqaal ma tihiin oo samaroon weey cad-cad yihiin maasha’allah, hawiye-na wey mad-madoow yihiin maasha’allah.

    Anigu garan waayay waxa hawiye iyo xamar kaaga xiran ee aad harr iyo habeen u eedeeyso, u aflagaadeeyso, uga been abuurato, xitaa waxaad gaartay in xaasaskooda aad wax ka sheegto, yaaaaaab!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.

    Bahal, aan ku su’aalee miyaadan arag meydadka shabaab ee lasoo bandhigay iyagoo uu carabka kasoo laad-laado oo baqti ah.

    Fiiri oo booqo caasimada.net oo arag ciidanka qaranka hawiye oo meydadka kufaarta shabaab ku kor cayaaraya.
    Markaas ka dibna yaan kaa maqlin shabaab baa fakaday iyo shabaab baa saas yirri kkkkkkkkkk.

    Bye.

  3. Mr Gedo Land

    Kkkk

    Sxb run sheeg ee Faroole
    miyaa sameeyay Calalka
    Puntland

    Mid iga qor
    Siduu Quraanku Sheegay
    Shey kasto oo xumaan ku
    Bilowdo
    Wuxuu ku dambeyn
    Burbur iyo waxaan sii socon
    Doonin

    Waqtiga ayaa wax saxo

  4. kkkk Waxaan la yaabay dhuloooos berigiii ay kushirayeeen Taleeex sidaaasay u qiiraysnaayeen maaantana sidiibay u qiiraysan yihinnn
    wuxuuu ku leeyahay 500 tikniko ah ayaaanu haysanaaa hana wuxuuu leeyahay walaaalooow naga baxa walaaahay beeen baad sheegtay Laascanoood iyo boodoodle midna laga bixi maayo weligaaa waaad ooyaysaaa
    yaaa is gaadhayba ma iyadaa bilaabantayba

  5. Digriyooow

    Sxb,Hawiye kuma dhegani.
    Dadka aan wax ka sheego waa kuwo ka shaqaysta dhiiga dadka Somaliyeed.

    Waa wakiilada Alshabaab iyo Mafiada Geele Qarbad.

    Dalmida

  6. Mr BaHal

    Maxaad iska qarin sxb

    Maad dhahdid waxaan ka
    soo horjeedaa

    Ciise
    Isaaq iyo
    Hawiye

    Oo aan wadin Dano Daarood

    Mid ogow Mr BaHal
    Ama cirka aad ama dhulka aad

    Isaaq sidaad jeceshay ugu
    Soo laaban mahayaan Somalia

    Alle ayaa og waxaan ku dambeyn doono
    Lkn siday kuugu sheekeeyan Daaroodku
    Ma noqoneyso

  7. Dabshid
    Walaahi baan kuugu dhaartaye faroole ayaa sameeyay
    Calalka puntland
    Waagii cabdulaahi yuusuf iyo cadde muuse majirin
    Faroole ayaa yiri calal dhabayaco lagu garto ayaan samaynayaa kkkkkkk waydii raga halkaan soo gala
    Xitaa kan jubaland isagaa sameeyay waaba isku nooc puntland iyo jubaland
    Midna kor buu ujeedaa midna hoos
    War ciiltire faroole caadi maaha kkkkkkk

  8. Guul iyo gobanimo reer khaatumo midnimo iyo wadajir ayaa lagu horumaraa laguna guuleystaa maanta ayaad cagta saarteen wadadii guusha iyo liibaanta guuleysta reer khaatumo,maxaa idinkaga gidhiisha ciddii gubaneysa .ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibeysaa. Wallee waraf iyo shinbiro war iskuma hayaan. Viva daraawiishta khaatumo.

  9. Gedo Land

    Kkkk

    Faroole inuusan caadi aheyn
    anigaa kaaga marqaati ah

    Faroole soo maahan
    Ninkii Dhahey Hiraabow
    Naga qabta Xassan Shiikh
    oo sidaad yeesheen Cabdullaahi Yuusuf
    Naga musaafuriya

    Waa markuu Saacid iyo Yuulka
    isku xijiyay

    Boowe meeshii waxay noqotey
    Wada reer Galmudug

    – Xassan Shiikh 1- Saacid = Galmudug
    – Xassan Shiikh 1- Yuulka= Galmudug

    – Farmaajo – Kheyre = Galmudug
    – Farmaajo – Rooble = Galmudug

    – Xassan Shiikh 2 – Xamza
    = 1/2 Galmudug
    = 1/ 2 Jigjiga

  10. Dabshid
    Majeerteenku markay faroole lamurmaan wuxuu kuyiraahdaa calankaan korkiina saaran soo anigu idiinma samayn ileen calankii kale hawiyaa qaataye kkkkk waxaa kaaga sii daran heesbaan usamaynaynaa ayay yiraahdeen
    Kudayoo puntland kudayoo
    Bal maxaa looga daydaa

  11. @Mr Bahal
    Mudane Bahaloow arrinta madaxda qaranka meel qaldan baad ka aragtay.
    Hal mar keliya muqdisho imoow oo arag hormarka iyo wanaaga ka socda.
    Madaxda maanta qaranka hogaamisa waa kuwa ugu roon ee qarankaan hogaamin karta.
    Maanta shabaab waa la bur-buriyay, berina waa musuq-maasuqa, barri dambena waa wixii dowladnimada soomaaliya hor taagan.
    Mudane Bahal hal mid baad ku saxan tahay oo kuugu salaan saaray, waana inaad tahay nin ay soomaalinimada ku weyn tahay oo qabyaaladuna ay qurun la tahay, waxaad tahay nin jecel in soomaalida is wada raacdo oo ay mid noqdaan oo wax xuduudo ahna aysan isku dhexeeysiin, laakiin taas sidee kudhaceysaa, soomaalida isma rabaan, iyagaa cadaw isku ah oo is diidan, maanta sida keliya ee lagu kala badbaadin karo waa in lakala jiido oo la kala wado, yacni in nin kasta uu goofkiisa soo ooto sidaas oo keliya bay maanta danta umadaan daanyeerada ahi ku jirtaa.

    Bahal maahmaah baa tirri: fiqqi tolkiis kama janno tago ee adna dadkaada (soomaali maryooleey siiba Dir iyo Irir) haka jano tagin oo waxay wadaan (qabyaalada) ha diidin ee aqbal ileen wado kale ma furnaa.
    Yar iyo weyn maryooleey waa wada qabiiliistayaal marka maxaan anaga taas ka badali karnaa, muu nin kasta tolkiisa gees ka raaco oo wixii ay cadawsadaan (coleystaan) uu cadawsado (coleysto).
    Sidaas keliya unbaa xal ah saaxiib.

    Adiga waxaad tahay nin Samaroon Siciid ah, Dir ah, Irir asamaale ah, ee saaxiib tolkaada Direed iyo irir-ba gees ka raac, Daaroodkana waa cadowgeena anaga ma cadowsaninee ayagaa na cadowsaday ee bahaloow saaxiib nimankaas hanaga raacin, ee noo soo noqo.

    Wixii aad dhibsatay, Raali gelin baan kaa siinayaa, Raali ka ohoow.

    Salaama Eebe Haku Nabad Geliyo..

  12. Calanka Somalia ee Blule aka Calankayaga Cawaale waxaa sammeeyey Mamamed Cawaale Liibaan…Puntlander.
    Aninga Calanka Puntland iyo kan Somalia isku xaafad aka Galkacyo ayaa lagu sameeyey…run
    Waagii cawska guntanaydeen ayaan adduun la dagaalaynay oo iska dhicinaynay haddaan Daarood nahay..kkkkkkkkkkkkkk
    Dowladnimo hadda ayaa barbaratoow la yahay..kkkkkkkkkkkkkk
    Shalaad dhalatay ee waa lashubijiray..Boowe๐Ÿงก๐Ÿ’›๐Ÿ’š

  13. Ninka yiri dhashii Daraawiisheed ayaan u dardaarwelin ama ku qasbin aniga waxa rabo, waa nin riyo maalmeed ku jira! run
    Ragga 1890 faras xoog ku socda korkiis ka tooganayey gaalka cad miyaa u daahin maryo calas gooni goosad ah oo wixii gaalka isku dileen oo ahayd = I am the ruler of British Somaliland miyaa 2023 yeelin ogolow British Somaliland..no, I don’t think so!! ๐Ÿ˜‹
    War hooy nabad halu harsado Burco, Berbera iyo Hargeysa ama waxa laga helo yaan aniga wax la iga siin.

  14. Marada hariiryaley ee beesha Masayrland

    Tawxiid loogama jeedo waxa ku qoran ee iidoor

    Baa laga wadaa, hadii tawxiid laga wado dadka laguma qasbeen.

    Gabbal baas baa udumay Masayrland iyo maradii hariiryaley..

  15. Dabshid hooyadii Dhuloos baa dhabey
    Oo dhalfa Ku Garcia

    Waana garac ay dhashey
    Dhilla ah Iiddoora

    Aabihiina hooyadii ma dhabin
    Mana dhal faysiine

    Rag Daarood ah baa ku dhuftey
    Oo la dhacay jeere

    Waa garac Dhayaamiran
    Dhuuxna aan lahayne

    Yaanu Hawiye Ku dhuuman
    Maaha dhaladkoode

    Iiddor dhabarku muuqdaa
    Kuunta dhuunto e

    Sidii loogu dhaamin jirey
    Bay u dhigantaaye

    MAANTA Dhuloos baa u tigan
    Inay Ku dhuubshaane

    Oo ay wliba Ku dhudaan
    Gus dheere

  16. Dabshid hooyadii Dhuloos baa dhabey
    Oo dhalfa Ku Garaacay

    Waana garac ay dhashey
    Dhilla ah Iiddoora

    Aabihiina hooyadii ma dhabin
    Mana dhal faysiine

    Rag Daarood ah baa ku dhuftey
    Oo la dhacay jeere

    Waa garac Dhayaamiran
    Dhuuxna aan lahayne

    Yaanu Hawiye Kuugu dhuuman
    Maaha dhaladkoode

    Iiddor dhabarku muuqdaa
    Ma qarsamo dhamaatey

    Waa waxay garaacaya u Dhalaan
    Dharar iyo leyle

    Sidii loogu dhaamin jirey
    Bay u dhigantaaye

    MAANTA Dhuloos baa u tigan
    Inay Ku dhuubshaane

    Oo ay weliba Ku dhuraan
    Guskii dheeraaye

    Iimaan Kaaho Badhiweeyn mayla socotaa

  17. Gabal dhacay gaayah habeen
    Gulumul sii siiqay

    Gurxanka cirka daruurahan is galay
    Gugacan yeeraaya

    Dunidan gedisan gabagabatan
    Dhulkan gariiraaya

    Waa Dhuloos oo guuxay sidii aar
    guluf ku reemaaya

    Iiddoora waana garanayn inay is
    Moowtu garan joogo

    Garanuugta iyo cawshoo kalaa
    Loogu gudayaaye

    Gam baa Iiddoora Laga sii
    Waana la gumayne

    Iimaan Kaaha Kintirweeyneey mayla socota

  18. Hadday durugto xaajadu aday
    Kuu daran tahaye

    Doraad baad lahayd aniga
    Waa lay dilaye

    Maantana Dhuloos baad
    Deeyrkii joogtaaye

    Duf Ku bexe daba cayuunoow
    Daalin baad tahay

    Duqufaale iyo ceelkii danoon
    Meeshi Lagugu dooxdooxay

    Dagaalkii Kalshaaleiyo
    Dakharadii kaa gaarey

    Kuwa taa ka daran laciinoow
    Dayma haw la’aane

    Mama Kaaho Badhiweeyn mayla socotaa huuno

    Gunter baa yaabau

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented