Farmaajo oo ka hadlay xaalada Laascaanood iyo dhibaatada ay ku hayso Somaliland
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray xaalada magaalada Laascaanood iyo dhibaatooyinka ay ka gaystay Somaliland.
“Waxaan murugada la qaybsanayaa ehelada iyo qaraabada dadkii birimageydada ahaa ee ciidanka Somaliland ay ku laayeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, anigoo Alle u weydiinaya in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa.
Dadka ku dhaqan magaalada Laascaanood, reer Sool iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed maanta ma xamili karaan colaad iyo dhibaato hor leh, sidaas awgeed waxaan ku baaqayaa in si degdeg ah loo joojiyo tacaddiyada ka dhanka ah shacabka iyo wax kasta oo caqabad ku noqon kara xasilloonida iyo nabadda deegaanka.
Sidoo kale, waxaan Eebbe caafimaad u weydiinayaa dhammaan dadkii dhaawacyadu ay soo gaareen, aniga oo rajaynaya in waxgaradka iyo haldoorka Soomaaliyeed ay u istaagaan xal u helidda dhibaatada ka taagan gobolka Sool. “

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=62699
Oo markuu joogey Kursiga
Maxlal Daarood soo tuu dhahey
Kama hadlikaro kama jawaabikaro
Arimaha Gobolka Sool
Ma haddaad hadli oo aad tahey
BAAGA-MUUDO GURI-JOOGE
Gabar la jooge
Maskiin iga dheh
Wax uu ku soo kordhiyay
Daarood waxaa ka jiro
-Inuu Timo ka beertay Canshuurta Hawiye
– Inuu ilko u galiyay adeerkiis Cali Daacuun
– Inuu Miishaar amaan u qorey
Cayayaanka Baraha Bulshada
– Inuu Cidlo uga tagey Garbahaarey
Farmaajo markii awooda Somalia haystay waa diiday in ka hadlo xaaladda SSC iyo shacabja dega, hadda oo shacab yahay sida aniga, dhuusada meesha ha kala tago.
Dabshid
Farmaajo nin qabyaaladeed maahayn?
Shaley o Aan Wax Galey Wax Ma Garan
Maantey O Aan Wax Gartana Wax
Ma Galo
Ciil Waxaan Nagu Haya Hantidi iyo
Tinti u Nagala Tegey Cali Daacuun
Asagana Ilkihi Waa Ka Lumeen
Strees iyo Guna La Aanti Wada Heley
Ahmed Najaad
Sxb Farmaajo wuxuu ahaa hadda
Is weydiin meyno
Ee adiga aan ku waydiiyo
Suaal Daarood maadama aad tahey
Ninka ugu horeeyo Daaroodism ee
ee xerta Kalshaale
1. Waxaan arkey ciidamadii
Majeerten oo la soo dumay
” ma iga hubtaa inaysan noqonayn
sidii kuwii GOVERNOR Gaas oo aruuriyey
intaan la qabsan Tukoraq ???
2. Haddey markaan Puntland
ku fashilanto arinta socota
“Ceeb iyo xishood la’aan
maku tahey Puntland inay wali
ku QAMADI QAATAN
Dastuurka Puntland ayay ku qorantahey
Gobolka Sool ???
– Tariikhda waxaa horey u galey
Dagaalkii Tukoraq laga dhaxley
– Taariikhda haddana waan sugeynaa
Xaarmaajo daraad markii sool la weydiiyay waa kii dhuuntay oo is maahiyay, maantana asagoon cidi weydiin waakan meelaha ka naac naac leh ee maxaa ka siyya, ma yaan lagu ilaabin bey ka tahay, mise jeceyl dhulmahante baa hadda dhow ku dhacay horay uma uusan qabinee.
Ninkaan xaarmajo ah, in hadal loo ogolaado maba aheyn, ee waxaa loo baahnaa i n jeelka loo dhaadhiciyo oo lagula xisaabtamo kiisaskii xasaasiga ahaa oo ay ka midka ahaayeen: kiiskii bariire oo dad habar gidir lagu xasuuqay, kiiskii qaraxii zoobe 1iyo 2 oo xaarmaajo uu wax ka ogaa beel gaar ahna (Habar gidir) lagu bartilmaameedsaday, kiiskii aamina iyo ikraan, kiiskii c/-rixmaanc/shakuur, kiisaskii madaxdii horre ee qaranka siiba xasan iyo shariif lagu bartilmaameedsaday weliba marar badan , dagaalki kaxandhaale oo sida la sheegay uu reerkiisa taageerayay hub iyo ciidan-na uu u diray waxaa kaloo jirra kiisas kale oo badan kuwaasoo u baahsn in xaarmaajo lagu xisaabiyo ee ma’aha in neefkan uu weli sii hadlo.
Cakku madaxweyne xasan sh, aaway cadaaladii uunoo balan qaaday.
Dabshid
iisheeg waxa Dhulbahante ugu dhimanayaan in Somali mid ahaato. Sorry ileen Iidoor baad ahayd.
Ninkii Dhulbahante ah oo Xamar yimaada oo Somalinimo iyo midnimo ka hadla sidii Cali Khaliif ayaa la oran: maha Unukaa leh, xoolihii Kacaanka uga barateen ayaad raadinaysaan.!!!! Iyo bullshit.
Iisheeg Somalinimo cidkale rabin waxa ugu dhimayaan.
You need two person to dance Tango.
Waagii Somalinimo la gaaro hala gaaro inta ka horeysa dal iyo dad waa haystaan ee ha midoobaan, tafaraaquq iyo kala qaybsanaan ayaa halkaas dhigay.
Iskaga digo, daanyeer.
Karma Dhulbahante maalin bay imaan, walle Hargeysa oo Bantu u yaqaan Hawiye in tegi doonin madaxweyne Hawiye Hargeysa Dhulbahante la’aantood.
Calooshiis la cayaar.
Najaad
Ma waxaa kugu adkaaday
suaashayda
Wax lee sheeg maraad Faanto
oo aad dhahdo ROOBKA anagaa Cirka,
ka soo deyno.
Land of Punt
Waxaan aad qubeyso meesha maahan
Hadal nin Xaniiyo leh
ee labo mid noo sheeg
In Majeerten tagidoono Laascaanood
iyo in Majeerten joojin doono
Dastuurka Puntland ayay Sool noogu qorantahey
ee Qamadi nagu siiya,
Natiijada ka dhalato kacdoonka
hadda socdo
MARKALE ayay galidoontaa
Buugta Kaftanka.
Nasii Jawaabta Majeerten
iyo Dareenka Majeerten
Anigu kama hadlahayo
Qolooyinka Majeerten Youtube ku macaashe
ee rabo inay ku badsadaan
YOUTUBE INCOME VIEW
Waxaan Hubaa Dhabayacada Meelaha
Beenta La Boolaxofreeyneysa in Aysan
Dagaal Geleeynin Waa Beentood Waxa
Ay Rabaan in Ay Dhoor Maalmod
Jabaati iyo Hilib Been Been Uga Cunaan
Islaamaha Dhabayaco e Masaakinta Ah
Waxa La Gaarey Wakhtigi Jabaatiga La
Dubi Jirry e Tuka Raq Laga Qabsadey
Hadana Filmku Waa Garawe Car Car
Dhabayaco Haso Dhaq Dhaqaaqdo
Warkeeyga Waad Rumeeyn Doontan
Hadaan Garawe Laga Qaxin e Suusacleey
Leeysku Warsanin Sida Ari Weer Galey
e So Didey. Kkkkkk
Munaafaqii Farmaajo ahaa ee kursiga ku dhegay ee xoogga looga diray kkk
Sadex sano ka hor durbaan noocan ah baa la tumay waana layska kala hulleelay.
Yaa Daaroodaay ku qayliya bal waxaad tartaan adeer.
Dadkan munaafaqadooda waa la bartay oo waa dad umadda soomaalida lagusoo dhex tuuray oo soomaali kala diray,dartoodna ay u duntay dawladnimadii umadda soomaaliyeed markaasay calankay sharaf tireen 32 sano kahor ku dawarsanayaan kkk
Hayaay muwaadin Daarood ah baan ahayeey,waa lana xasuuqayaayeey kkkk
Ilmo yaxaas.
Bal u qayshada ciddaad doontaan oo Majerteniya dagaalka soo geliya markaasaa war joogaayee maatada muwaadiniinta ah waa la dhawrayaayee.
Marka doorashada Majerteniya soo dhawaato ayaa durbaankani bilaabmaa oo lasoo maalgeliyaa
Maanta waxa geeriyooday Pope Benedict kii lix iyo tobnaad,
Tacsi baa dunida taal ee buuqa inaga yareeya
Ciidankii buhodle ka soo baxay iyo kuwii garoowe ka soo baxay ma soo gaadheen laascanod yaa war ka haya
Waxa isna hadda geeridiisii la soo sheegay Sheekh Ismaaciil Caraale Cumbaale madaxii Tabliiwiyiinta geeska Africa, inaa Lilaahu wa Inaa Ilayhu Raajicuun. Saddex maalmood Ka horns wuxuu ahaa Pele, boqorkii kubada cagta.
kkkkkkkk
cidaan iyo maseyr baan isku nacay xasan Sheikh baa hadlay ee hadal
daanyer farmaajo shalay
marki Habar yartii ku tidhi
Habo maxaa noo naga
xage nagu ogtahay maxad
ka odhaneysa SSC wuxu
ku jawaabey muuse biixi
inuu imaqlo ayaan ka baqaya
marka sorry Habo kama
jawaabi karo su aashada
maanta maxa ka niic siinaya
ma madaxweyne xasan shiikh
buu ka maseyr sanyahay
xaarka cesho ku dhaha weli
cariga muuse biixi baa jooge
Majeerteen hadalku waa idinka xiran yahay maanta sababtoo ah in hortiina lagu xasuuqo maatadii dhulbahante idinkuna aad u gurman weydaan waa damiir xumo iyo awood xumo idin heysa ee dhuunta midda kale in dastuurka puntland aad ku qortaan sool ,sanaag iyo ceyn waa dhul puntland iyo difaaci meyno laba isgasha maleh taariikh baana qormeysa .horaa loo yiri. Nin walalaalkiis ii hiili yir hoog allaa baday. Heeryada I saarani tolkey hagarti weeyaane. Intii ley hogaan bari lahaa waan harjadayaaye. Gurmad iyo taageero aad siisaan dhulbahante iska daaye afkiibaa juuqda wallee waad xujoodeen mj sabanja maanta ah. Cajiib.
aad baan uga xumahay
waxa isaaq ka wadan
laascaanod lakin waa
mid iyaga udaran oo soo
afjareysa sheekadi lafaha
geela madaxa lagu sitey
iyo waa nalagu soo duuley
iyo niicdii beenta aheyd
xoog in leygu qabsato
dooni maayo lakin inaan
wax xoog ku qabsado ayaan doonaya bal aan eegno halka
ey ka shaqeyso waa wax
lala yaabo isaaq waa xor
dhulbahantena ma noqan karo
nacala horgal oo dhan
kuyaal iyo caada qaate
hurguri baa halkas dhigay
lakin waxan rajeynaya
iney maanta iska dulqadan
dulmiga hurgurigu ukeenay
ilaahey ha faham siiyo
dhulbahante taas maanta
majerten ciidan tari maayane
mana doonayaan iney ciidan siiyan lakin waxan leeyahay
tiknikada isaaq shidaal ha ugu soo shubinina hadii intas laga helo waa wanag lakin waxan ka baqaya iney shidaal siiyan
iyo sirta halka ey la kiitan iyo
farsamoyin kale
Dabshid
Hadalka kuma deeqo oo waxaa tahay damiin dhaga la, waa uun lagugu daalin..
Laascaanood hadaan tago waxaa ii ogol Dhulbahante, haddaan tegi waayana waxaa diiday Dhulbahante.
Iidoorkana waxay joogaan inta idiin ogol yihiin.
Ninka taas ogayn waa Daanyeer, mise xoog baad ku joogtaan..allow run u hiili.
Deni Uusbuur aniga ayaaba middi xaloosha ka gelin lahaa haddii Wiil Majeerteen ku dhinto Laaska.
Laakiin maalin waxaa jirta aan wiilkayga u diri lahaa, maaluntaas waa maalinta Dhuloos kulli xabadda isku dhinac u ridayaan..
Inta ka horaysa Dhulbahante calan Somaliland huwan isbursanayaan, maxaan u aadin oo iga wataan?
Nin walba tuuladiisii waa yaqaan ama Alshabaab haku gumaystaan ama cidkale.
Dabshid adiga aqli badan u dhalan miyaad isiri kartaa..
Kuye dagaalan….daanyeer.
Boowe i xasuusi maalinta tuulo Dhabayaco cidkale talo ku lahaato in xoog ku gaystaan waaba war kale.✌🇸🇴✌
Land of punt
Iidoor say doonaan ha ku joogaan laakiin way joogaan laascaanood! oo waa kuwa dadka ku laynaya!
Haddii waxa dadka laynayaa yihiin ciidamo dhulbahante ah oo iidoor u shaqeeya
waa baan kale oo dhulbahante waa is yaqaanaan! laakiin saan xogta ku hayo,
iidoorku waxay ciidan heli kareen laascaanood bay u soo direen oo tuban yihiin!
In dhulbahante qaybsan yahay waan ognahay! oo badhkood puntland raacsan yihiin, intooda iidoor raacsan inay ka badan yihiin inta puntland raacsan ma sheegi karo! marka su’aashu waxaa weeye puntland miwqifkeedu ma haddii dhulbahante qaybsan yahay dhulkooda iidoor ha qaataa?!
Si kasta a hadda waxaad mooddaa in dhariga karkii ka batay, xaalku suu noqon garan maayo, laakiin aaminsanahay in hadda sida wax yihiin aan la aqbali karin.
Laab lakac-na looma baahna, laakiin waa in puntland ay go’aan kama dambays ah ka gaadhaa waxay ka yeelayso ssc. waayo iidoorku luuqadda ay fahmaani waa dhamacda rasaasta! saa waa haddayna dagaal diyaar u ahayn, waa inay ka faraxalataa oo aan dib dambe looga maqal ssc.
Markaa sheekadu noqoto daarood v iidoor waayo ka fursan mayso! kadibna aan bahasha salka u dhigno oo aan iidoor is waraysano!! ….
Land Of Puntland
Dhulmahante iyo Laas Caanood inta
Aan La Gaarin Ka Waran Tuka Raq
O U Muuqata Tuulada Garawe
Hadeey Dhabayaco Tabar Leedahey
Halkaas Ayeey Xoreeysan Lahaayen
Tan Kalle Ka Waran Tiknikadi Shaley
Ay Dhabayaco Ka Qabsadeen
Wiilasha Isaaq e Geesiyada Ah War
Bootadina Meel La Fariista Waa Leeydin
Yaqaan Dhabayaco Maax Fog Ma Leh
Maalin Dirireed War Hooy Lacagta Baada
Ah iska Siiya Wiilasha Isaaq O Waliba
Aayar iska Tuug Tuuga
Wiil Hiraab
Laadcaanood iyo Tukaraq adiga ayey labo kuu kala yihiin.
Waa labo degmo oo degaan niman Shirshoore la yiraado.
Manaha aha rag la ciilo ama is difaaci karin. Run
Walaahi in Majeerteen tegi karin Tukaraq oo Garoowe 110 km u jirta, waayo mayd ayaa lakala guran…
Maalinta i rabaan ayaan tegi karaa, haddii kale dhiig Harti ayaa lagu sheekaysan. Run
Qolyihiinaan Hawiye Harti iyo SSC wax ka aqoon, dee iska hadla.
Dhulbahante, beena kuuma sheegin, Puntland ayada ayaa xag ciidan, dhaqaale, siyaasad power ka ah.
Nin dagaal iclaiyey kuma jiro macal Karaash VP Puntland iyo taliyeyasha Dhulbahante oo hogaamiya PSG, taliye xigeen Daraawiista iyo Puntland marines aka PMPF.
No wars. Iidoorkana meel Somalia ugama socdaan..why kill our boys.
Dhulbahante yaad mooday! Garoowe ku dhex dharbaaxaan guddoomiyaha degmada Garoowe. Run
Waxaan maqli jiray; Libaax nin aqoon ayaa neef ka rita.
Rag lacagta dekedda Berbara dhuuqa ayaa bililiqadooda ilaashanaya Laaska.
For your information.
Farmaajo!! inuu iska aamusay ahayd !! markuu madaxweynaha ahaa wuu ku dhici waayey inuu ka hadlo xaalka khaatumo! ma ninka su’aal la waydiiyey ka jawaabi waayey baa mudan in la dhagaysto!! ninku doqonimada iyo jileeca wuxuu ku darsaday xishood la’aan!
Soomaalidu dadka ay hoggaan ka dhigtaan midba midka kale wuu ka liitaa!!
bal maxaa xasan dhiiqo mar labaad lagu doortay oo uu soo kordhin?!!!!
but then again waynu ognahay inuu kuraas uu iibsaday meesha ku yimid!!
@Land of punt
Kkkkkkkkkkkkkkkk, war Lop, Horaa loo yirri fulay qiil ma waayo, yacni waxaa loola jeedaa, qof fulay ah ama qom fulayo ah qiil ay dagaal uga baaqsadaan ma waayaan kkkkkkkkkk.
Maamulka ay majeerteenka hormuudka ka yihiin dastuurkooda waxaa ku qoran in sool sanaag iyo cayn ay pintland ka tirsan yihiin, oo majeerteenka ay difaacayaan dhulkaas iyo dadkiisa lana durirayaan wax kasta oo dadka goboladaasi degga halis ku ah.
Lop Hadda waad aragtaan waxa dhulbahante heysta, kaaga sii darankase waa iyagaan idiin wacanaya oo idiin ooyaya si aad ugu gurmataan, adinkana cabsi darteed baad uga dhuumateen adinkoo diidan in isaaq aad horr istaagtaan oo halkaas uu war idinka soo raaco kkkkkkkkkkkkk.
@Lop hadda qiilkaaga ugu weyn waa dhulbahante nooma baahna ama nooma wacan iyo dhulbahante keliya weeye waxa is heysta kkkkkkkkkkkkk.
War Lop miyaadan arkeyn waxa dhulbahante qeylo ka baxaya iyagoo idiin wacanaya, war miyaadan arkeyn askarta indhaha cas-cas ee isaaqa ah ee laaska dashiikaha la dhex taagan, mise waa dhulbahante isaaqa u eg kuwaaas, Wallee Lop fulayo faan badan baad tihiin kkkkkkkkk.
Dhulbahante nooma wacan kuye, oo maxay yihiin habrahan qeylinaya iyo odayaashan barooranaya ee leh yaa majeerteen ahaay ee dhul bahantaha ah, isaaq laascaanood ma joogo kuye, oo maxay yihiin wiilashan indhaha cas-cas ee lahjadii reer xaaji libaax/isaaq ku hadlaya ee hadba dhulbahanraha gees u ceyrsanaya kkkkkkkkkk.
Midda kale Lop, Allaah baan kugu dhaarshee sool soo dagaal iyo qori caaradii la idkagama qabsan, oo maad adinkana hadda soo ceshataan, weliba hadda oo qiil weyn aad heli kartaan dhulbahanena uu idin taagersan yahay oo weliba uu idin wacanayo si aad wax ugu tartaan kkkkkkkkkkk runtu waxa weeye fulay dagaal waa ka xaaraan kkkkkkkk.
Wallee daahir calasoow baan ma sheegin kkkkkkkkkkkkkkkk.
Bye.
Digriyoow
Haddii Majeerteen ka cabsanayo geeri, maaha cabsi Isaaq xitaa maaha cabsi Dhulbahante laakiin waa maxaan ugu dhintaa.
Waxaad ku celcelisaan; dee dastuurkiina ka saara haddaynaan Sool dhiig ku difaaci karin..dee Isaaq ima hortaagna ugumana baqin. Run
Adinka maad Baran, Ceelaayo, Hadaaftimo, Buuhoodle etc. Maad tagtaan sow idin kuguma jiraan, so called British Somaliland dastuurka.
Dee qabsada Buuhoodle oo Burco u muuqata ama Baran iyo xeebaha Ceelaayo oo Ceerigaabo saaran..!!!
Aniga ayaa kuu sheegin sababta; xoog ma jiro ee waa yaa israba, sida Isaaq Baran iyo Buuhoodle u tegi karin ayaa Majeerteen Laaska-caanaha u tegi karin..run
Ma ciyaal baad ku sheeko barateen.. come with facts!
Reer Laascanood calanka doonaan ayey suran…!
Daanyeerta Jamac Siyaad u badiya lacagta anaga shilin ku siin mayno, waayo goosasho iyo dhul midna kama rabno.run
Ninwalba ha difaacdo tuuladiisii waa hawl u taala.
Hawiye Alshabaab gumaystaan ayaa ileh orod Laaska-Caanaha xoree, oo yaan ka xoreeyaa…kkkkkk.
may ii raasee, mee raggeedii!!??🧐
Happy new year Maryooley
🇸🇴✋
May rasaasee mee raggeedii.
@Lop
OK lop haday sidaasi tahay maad iska tirtirtaan qodobka maala yacniga ah ee dastuurka idinkugu qoran.
Lop iska tirra qodobkaas, oo dhulbahanre-na runta u sheega oo dhaha anagga idiinma soo socono, idin difaaci meyno, nagama tirsanidiin, cidna idinka dhicin meyno ee adinka tiina u halgama.
Waxaa hubaal ah hadii aad intaas tiraahdaan inay isku tashanayaan oo midoobayaan ileen cid ay isku haleeyaan malahanee.
Lop aduunka waxaa ku qasaaray qofkii meel waxaan jirin ka sugaya, Yacni waxaan ula jeedaa dhulbahante adinka bey garab idinka sugayeen, maanta calaacalkooda markaan arkay aad baan u yaabay, adinkiina waxba uma heysaan oo waa adinkan inta soo taagan ee dood aan dhamaad laheyn ku jirra kkkkkkk.
Lop reerkaas waxa siray waa qodobka aad dastuurka ku qorateen, oo waxay is yiraahdeen majeerteen baa idiin jooga ee yaa wax idinka qaadi karra kkkkkkkkkk, majeerteen waxay yihiin daahir calasoow hala weeydiiyo, dhulbahante jawaabtiisa halloo geeyo si ay uga tashtaan kkkkkkkk.
Lop ha xanaaqin hee run lee sheegay.
Daahir calasoow wuxuu dhahay ___________________________ laakiin dhulbahante ma arkin miyaa cilmi baaristaas xaqiiqda ah kkkkkkkkk.
.
Digriyoow
Ma xanaaqin laakiin iga daa Sacad Siciid baan ahay..
Kkkkklk🤧
Dastuurka aad sheegaysaan dee kasoo dhaadhiciya, Buuhoodle, Baran iyo Hadaaftimo iyo Ceelaayo etc.
Kkkkll
Land of punt
Mar horaan kuu sheegay in dhaandhaankan dhareerku ka socdo ee Digriyow yahay iidoor fulay ah oo is qarinaya, malaha horay wax uma fahamtid!!
waxaa kaloo iidoor ah cajuuska munaafaqa ah ee dabshid wata iyo ka wiil hiraab wata!! ooba u ololeeyo in iidoor go’o
xalay baan hobyo godan. su’aal toos ah waydiiyey oo ah inuu ogol yahay in iidoor go’aan. ama dalka la kala gooyo?! jawaabtiisii waxay noqotay. hadda kama jawaabi karo oo waan degdegsanahay!!! …,. kkk
war dadkan aad ku xiiqdeen la doodiddoodu waa wada iidoor!
Belo ku dagtay kalshaale waa xero cayayaan iidoora lagu soo daayey!!’
wiil hiraab ka wata
@Mo Iidoor ku dafyay iidoor baad ku waalatay kkkkkkkkkkkkk.
Wallee, mo arrinkaada Alle keliya ayaa ogg laakiin saan qiyaasayo waa arrin weyn, yacni Dhibta ay isaaqu kuu geeysteen waa dhib weyn kkkkkkkkkkkkkk.
Horta @mo magaca iidoor waxaad u isticmaasha caay ahaan, ee miyaad garaneysaa macnihiisa iyo in ereygan uu sabab uu ku baxay leeyahay, sababtaasoo ah, isaaqa waxay ahaayeen dalaaliin waxayna badeecadaha u kala badali jireen dadkii ganacsatada shisheeye ahaa ee berbera imaan jirray iyo xoola-leeydii soomaaliyeed ee miyiga fogg joogay, waagaasi lacag ma jirin laakiin labbo shey oo isku qiimo ah baa la isku badalan jirray, isaaquna saan kuu sheegay waxay ahaayeen dalaaliin alaabta dadka u kala gudbiya (u kala sarifa), yacni waxaan ula jeeda isaaqa waxay qaadi jireen badeecadii ay ganacsatada shisheeye keeneen, waxay geyn jireen baadiyaha fogg oo dadka soomaaliyeed ay ku noolaayeen
ka dibna alaabtii (badeecadii) maadaama aysan lacag jirrin waxay kusoo badali jireen wax alaabtaas ku qiimo ah sida haraga xoolaha, xoolaha nool, dahabka, oodkaca ,malabka iyo xitaa xayawaanada duurjoogta ah qaarkood oo shisheeyaha ganacsatada ah ay daneeynayaan, ka dibna inta soo qaadaan bay ganacsatadii u geyn jireen (waxa ay u geeynayaan waa wixii ay alaabtooda ugu soo bedeleen ee dadkii baadiyaha jooga heeysteen), sidaas buuna ku baxay magaca iidoor oo macnihiisu yahay ii-doori yacni ii badal sheygan oo ku ku qiimo ah iigu badal waa sidaa ee ogoow, sidoo kalena ogoow aniga ma’ihi isaaq ee waan kuu sheegay cidda (qabiilka) aan ahay.
Mo qarawga isaaq iska yareey yaadan ku waalaninee kkkkkkkkkk.
Digriyow aka iidoor boy!
“iidoorka ii dooridii inanta weeyaane, lama arag isaaq ninuu dhaloo aabe leeyahaye.. …ma sii wadaa?!
@Land of punt
Lop wallaahi baanan been kuu sheegeeyn ee waa runteey, waxaan ahay reerka mudug kula degga siiba inta badan ee mudug.
@Lop reer mudug hadaad maqasho sacad lee ahaa kkkkkkkkkk, yaa kaloo reer mudug ah.
Reer mudug-ga waxaa laggu qiimeeyaa (laggu yaqaanaa) geesinimo karti ad-adeyg iyo gacanta oo heegan ah/qorigga oo u cabeeysan iyo feerka oo mar walba ay faraha u duuban yihiin.
Mudug waa un koofur, koofur-na sacad baa u badan oo in yar oo saruur ahna way la degaan.
@Lop hobyo yaa leh, af-barwaaqo galinsoor iyo wasil yaa leh deegaanada koofureed ee mudug oo ah inta weyn gobolka mudug (qeybta weyn gobolka) yaa leh, war Allah baan kugu dhaarshee reerkaas dhulkaas qaniga ah degga baa reerkeyga ah.
Lop wallaahi waxaan ahay nin sacad siciid ah oo hadaan hadda caroodo ay caawa suusacleey hurdo ka jirrin kkkkkkkkk.
Lop ama diid ama yeel waa un taa xaqiiqda.
Bye.
Digriyoow mise Digroyow
Kkkkkk
Yaa kuu diiday in Sacad Siciid tahay…kkkkkk
Wisil baa yaabtay..
You are Who you are!. YOU ARE SACAD, if I care.
Mo
Sxb meeshaan Kalshaale munaafaqnimada ayaa ku badan oo magac beelo kale lagu bililiqaystay, laakiin aniga makala jecli. I don’t care.