|

Madaxwayne Xasan sheikh oo ka hadlay arinta Laascaanood

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo amniga caasimadda.

Madaxweynaha ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan ehelada ay ka geeriyoodeen dadkii birmo-geydada ahaa ee ku dhintay bannaan-baxyada ka dhacay magaalada Laascaanood, waxa uuna xusay in dadka Soomaaliyeed ay dhibaatooyin badan soo mareen, maantana aysan mudneyn in dib loogu celiyo dhibaatooyinkaas.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu baaqay Soomaaliland inxal aan xabbad ahayn ay ku wajahdo xaaaladda reer Laascaanood, isagoo sheegay in dowladda Federaalka ah ay mudnaan weyn siinayso xasilloonida, nabadda, adkeynta walaalnimada iyo wada-noolashaha dadka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si gaar ah bulshada Caasimadda Muqdisho ugu adkeeyey in ay la shaqeeyaan ciidanka oo u heellan fashilinta dhagarta argagixisada, isagoo muujiyey sida uu uga xun yahay jidadka la xiray muddadii uu martida u ahaa dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, taas oo uu ku tilmaamay duruuf ay sababtay xaaladaha amni oo lagaga bixi doono dhammeystirka xoreynta deegaannada ay dalka kaga harsan yihiin argagixisada Alshabaab.

DHAMMAAD

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=62693

Posted by on Dec 30 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

34 Comments for “Madaxwayne Xasan sheikh oo ka hadlay arinta Laascaanood”

  1. Madexweyme xasan waa sidaas Somali dhib badan waa martay ,hala dadajiyo wadahalka labadi gobol
    @ cadaado shirkii dhawaa ee jijiga iyo hawshani iney aad isugu xidhneyn ayey ilatahay ma cabir xumid

  2. Laas Caanood Waxa Haya Cuqubadi
    Elaaydi Laga So Tarxiiley e Hantidoodi
    Lagu Dhacey Caruur Sabiyo Ah Ku Dul
    Hayey Baabuur Qorax Taagan o Hadana
    Caanihi La Siin Laha Lo Diidey in Guryahi
    Looga So Qaado
    Elaaydi Masaakinta Aheeyd Marki Laso
    Tarxiiley Hadana Dilki Ama Joogsan
    Marka Waxa is Dilaya Waaba Hartiga
    O Laba Shaarayaal Ah

    • Wiil hiraab mise iidoor boy

      Munaafaq daayeer ah, war caqli yaridaadaa ku kashiftay!!
      adiga iyo cajuuska munaafaqa ah ee dabshid inaad iidoor tihiin waa caddaan
      nin hawiye ahi ma yidhaahdo “ carruur sabi ah” nacas dhabarku muuqdo!

      Waxaa la gaadhay wakhtigii iidoor meel la saari lahaa!!
      nijaasta iidoor waa in dabka la saaraa oo firxadkooda wadada loo galaa!
      dagaal aadan hurayn dib looma dhigto! ee waa lagu dhaqaaqaa!

      Viva Somaliweyn, death with all traitors!

  3. Somalidu meelkastaa waa isku caqli.Bal dadkaas ha iska qayliyaane oo naqaska ha saaraane may iska daayaan.
    MAANTA MUUSE HANDARAAB DHIIGGII UU JECLAA AYUU GACANTA LA GALAY.
    Qaar ayaa soo qori doona magaalo nabad ah oo maamul ka jiro ayay dhib ka bilaabeen,markaa waxaa ay qiil u samayn doonaan falalkii doqoninada ahayd ee dawaladdii kacaanka ka samaysay Waqooyiga.
    FG:Haddii sx reer WAQOOYI ay arrintan canbaarayn waayaan ha ogaadeen in ay dulmi doonto boqolaal ama kumanaan muslimiin walaalaheena oo dulmi ugu dhibtay Waqooyiga from 1982 to 1990.Sidoo kale meelo kaloo badan oo dalka sida Mudug,Galgaduud iyo kililka xadka Ethiopia iyo Somali.
    DULMI YAAN LA TAAGEERIN NOOCUU DOONO HA NOQDEEN.
    Ciidanka jooga haddii dadka degaanka diido ha isaga baxeen intuu dhiig daadan lahaa.

  4. Gaafow, addigubba ma cabbir xummid wallaal, laakiin arrinkaan waan kaa saxsannahay ayaan u heeystaa. Arrinka Jigjigga iyo shirkii qabiil iyo waxa ka dhacaya Laas Caanood thuma wallaahi waa isku xirran yahiin, oo waxa dhacaya waa waxii meeshaas looga hadlay oo aheeyd arrin qabyaalad.

    Waa in eey imaato maalin eey wadamadda darriska la’ah Somalia sidda Ethiopia, Jabuuti iyo Kenya. In eeysan ogollaan in shirar qabiil oo wadamaddaan loogu soo safrimnaya waxa ka socda, waxa ka hallaabay Somaliya aanan loogu soo gudbin Ethiopia, Jabuuti iyo Kenya.

    Ninka Isaaq ee Hirraab soo qaatay, Isaaqu waa ku saxsan yahiin in Eelaayda iyo argagixissada alshabaab kasoo tarxiilaan gobollada waqooyi Galbeed (kabba sii fiicanne, in eey laayaan oo eey dillaan ayyeey aheeyd). laakiin Isaaqu waa ku qaldan yahiin in, waanna qaldaamiin (pun intended sincerely )in eey dhahaan dal ayaan nahay amabba dal ayaan noqon innaga oo Isaaq ah. Taasi waa daanyeernimadda adduunka, gaaladda, muslinka, iyo Somalidda caqliga leh waa ogyahiin how stupid waxaan eey dad yar oo Isaaq ah eey u ollolleeynayaan in eey tahay daanyeernimo iyo been.

    Dhulbahantana qaanta kunmaqan mid ka baddan yuusan is gallin. Majeerteen wallaalkis maahan, amabba wax la yiraahdo Harti ma qorra, so, siddee baan u taageeraa dayuuska, cawaanka, iyo daanyeerka Dhulbahante oo eey ku qaffilantahay Daaroodnima? Waa sidda daanyeerka Gaaljecel iyo Shiiqaal oo kale, oo marka eey chance ku hellaan isla kuwii Hawiye ahaa, qarxinayya. Waa dad cuqdadeeysan laakijn laga gooynaya nassab xummadda. ILLAAHEEY WAA WEEYN YAHAY OO WAX WALBA MEESHA LOOGU TALLA GALLAYAY AYUU ALLAH MARSIIYAA.

    Siddaas owgeed madaxweeyne Hassan Shiiq waxaan u fiican in uusan ka hadlin, kanna aamussa wqxa kq socda meel aad ugga fog meesha uu xulummo. Hadii uu rabbo madaxweeyne Hassan Shiiq in uh ka hadlo Hargeeysa iyo Laascaanood, waa in uh xalliyaa Xamar, iyo Xarardheere iyo Kismaayo inta u dhaxeeysa. Markaas ayui ka hadli karraa Laascaanood.

    Shariif Afgaduud, madaxweeyne horre, waa faanyewr aan kubqassaarayb3aagii aan taageeri jirray ee maxkamdaha Islaamka, ee addeero2 iska aamus. Walll3 in eeysan Hawiye kuu coddeeyn doonin, Daarood iyo qabiil kallena kuu coddeeyn doonin. Sababtoo ah, wax aad dadka u hoos galliso ayaad raadineeysaa, annagana waa “eyes wide open”, indhaha dadka Hawiye uggu caqli xun xataa hadeer waxoogaa waa furran yahiin.

    Xataa jaggo kale kamma qabban doontid Shiiq Shariifow Somalia, mark my word. Daanyeer

    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  5. Madaxweyne xasan shiikh adaa soomaali oo dhan madaxweyne u ah xitaa muuse biixi iyo ismaaciil geelle oo qoorta kasoo qabatay madaxweyne dadkaas calanka buluuga lagu dhibaataynayo iyagoo ogsoon inaad madaxweyne utahay walaahi aakhiro waa lagu weydiin
    Dhulkaas kamamnuuc deni zinsibaar iyo muuse shaani isugu yeer dhulbahante caaqiladooda

  6. ILAAHAW U NAXARIISO INTII KU DHIMATAY

    waxaan aad uga naxay waxa ka dhacaya laas caanood anigu feker ahaan waxaan qabaa in ay dilalka ka danbeeyaan punt land oo doonaya inay shacabku ku kacaan somaliland.maadaama punt land cannot face somaliland face to face militarily so they have opted out to murder innocent men so the people will blame soamliland.

    enough is enough somliland should withdraw its forces and let sool be part of somalia and create a new map ..
    dad is jecel uun baa wadan wada dhisan kara
    hadaba maxaa xala dadka dhimanayaa waa isla dadkeenii anigu waxaan soo jeedin lahaa in si degdega somaliland uga baxdo laas caanood shir guudna laga yeesha in xuduudka somaliland la badalo maadaama reer sool doonayaan inaanay somaliland ka mid noqon.

  7. Iidoor dad ka caqli xumi ma jiraan!! shalay waxay lahaayeen dowlad baa na dishay
    maantana dad aan rabin inay qayb ka noqdaan riwaayadda go’itaanka bay rabaan inay dhulkooda xoog ku haystaan!!

    Mid baan se u sheegi! Gadabiirsi, dhulbahante iyo wersangeli midna ma ogola in dalka la kala jaro! aakhirkana iidoor waxay dantu badi in ay burco iyo hargeysa maamul goboleed yar u samaystaan!! the sooner they understand the better!

    Runta hadaad ka warwareegto, kaliya wakhtigaa kaagaga lumi!!

  8. Ciidankii Cali geri hiraab ee dabshid sheegay ayaa soo ruqaansaday iyaga dhinaca buuhoodle kayimid
    Aaway dabshid cali geri hiraab kkkkkkk
    Mar hadii dabshid hogaaminayo xoraynta laascaanood dib loo laaban maayo
    Waxaan sugnaa waa gen.dabshid oo laascaanood gacanta kudhiga ileen land of punt waa ku dhiciwaayee

  9. Soomaaliyeey
    Laascaanood dhibaatada kataagan maaha isaaq iyo dhulbahante
    Dhulbahante isaaq baa dhalay waa ehelkooda
    Anaa idiin sheegi inkaarta iyo cuqubada laascaanood haysata
    1-waxaa lagu dilay madaxweynihii soomaaliya ugu wanaagsanaa dr c.c.sharmaake
    2-waxaa laga tarxiilay oo hantidooda loo diiday xitaa
    1.500 oo raxanweyn ah
    Marka cuqubadu waa jirtaa ilaahna waa caadil

  10. Gedo Land

    Sxb marka hore waxaan ka
    Tacsi ka diraynaa shacabkii
    Dhimashada iyo dhaawacu ka
    Soo gaarey rabshadihii Laascaanood

    Nabad ayay u baahanyahiin
    Shacabka Soomaaliyeed

  11. Gedo Land
    Kkkkkk
    Waan u jeeday ciidamada
    Cali Geri Hiraab
    Waliba ayagoo leh
    Dhulbahantow hana qaldina
    Hadduu Suul idiin duuganyahey

    1. Yes
    Laascaanood waa meeshii lagu
    Dhibaateeyay shacabka K.Galbeed
    La kala tarxiilay aabo iyo caruurtiisa
    Hanti iyo ninkii lahaa
    Lagu bililiqeystey hantidii ay muddo dheer
    Tacbahayeen shacabka K.Galbeed

    Wali waa dhacdo aan ka dhicin
    Dhulka dadka Afka Soomaaliga ku hadlo

    2. Waa meeshii lagu dilay
    Madaxweynahii ay doorteen
    Shacabka Soomaaliyeed
    Mr Sharma’arke AUN

    Taas oo ay keentay inuu
    Afgambi military dhaco
    Xasuuq iyo dagaalna
    Lagu dambeeyo

    Marka dambiyadaas oo dhan
    Waxaa sababey reer Laascaanood
    Oo dilay Waligii ummadda
    Sababey xukun military
    Sababey wuxuu geystay afgambigaas

  12. Walaahi gar ilaaheed ayey taqaan.
    Xasan Sheik oo ogahay in wax jacayl ah u hayn SSC marka Somaliland arko, hadana wuxuu dhaamaa daanyeer Farmaajo oo gabar yar waydiisay: Maxaad ka damacsan tahay dadkaan midnimo Somaliyeed raba SSC oo diiday Puntland iyo Somaliland.
    Wixii Daanyeer Farmaajo ku jawaabay, waan wada dhagaysabay.
    Dhulbahante waa daanyeer ku waashay wadani iyo Daraawiish iyo blahaa blahaa.
    War dhulkiina u tashada idinka oo Dhabayaco iyo Iidoor midba u dabo fariisan laakiin Somalia oo maanta qabiil u kala baxay maxaa keenay Dhulbahante ayaa dhulkoodii ku dulman?? Why.
    Dad aan is dulmin ilaahay ma dulmiyo.

  13. LAND OF PUNT

    afkuna waydin dheer yahay irbadna dun ma gelisaan budh land.
    makhaayadan punt land markaad samayseen waxad ehelu sharafka dhulbahante ugu balan qaadeen inaanay somaliland iman oo aad dhib iyo dheefba la qaybsataan kana difaacdaan somaliland maydhicine sheeko baralay iyo dhulbahantaan wada socon ayaad sabab ka dhigateen idiinkoo baqdintiina qarinaya,abtiyaashay nasiib xumada ku dhacday majeerteen ayaa ilaahay tol uga dhigay.
    haatan iyo dan

    one must not allow emotion to outweight intelligence therefor i have come to except that somaliland should redraw its boundery.

    kuwait- qatar -bahrain-UAE waa wada carab walaalo ah laakiin leh wadamo kala gooniya,waxaa wadan dhista wixii is raba

    if it takes 100 years somlailand will never gave up its independence and we will degrade and destroy whomever is against us.

    imaam dabshid baa yaabay

  14. Kaahin

    Kkkk

    Warkaadu ma xuma laakiin

    Waxaan qiyaasay sanadka 2050

    Sadax arimood

    1. Labo wadan oo kala gooniya

    2. Labo wadan oo waxna wadaago
    Waxna kala leh,

    3. Sadax maamul oo laga sameeyo

    3.1. Hargeysa to Burtinle
    3.2. Galkacyo to Mogadishu
    3. 3. Baydhabo to Kismaayo

    ( Caasimad Galkacyo
    Central sadaxda maamul )

    Mid ku tashada
    Jiilkasto wuxuu leeyahay aragtisiisa

  15. Waxaad kaloo ogaatan
    Shacabka 2050 ku kala nool
    Somaliland iyo Somalia

    Maahan shacabka maanta ku nool
    Qurbaha iyo Gudaha

  16. Somaliddu waa dad gaalllo ah, oo camal shaydaan oo cammalka gaalada ku shaqeeysto ku dhaqmo. Arrag cammalkooda iyyo camalka gaallada, sidda eey iskugu egyahiin? Haddii aaddan gaal kalle aheeyn, hadii aaddan munaafaq kale oo Somalidda qabiiladda tirradda baddan eey wattaan, sheegttaan ka mid aheeyn, waad qirri waxxa aan tilmaamayo?

    Shiiq Ummalka, Shiiq Ahmed Idrisska, shiiq Ahmed Salaadka, Shiiq Mustafaha, Shiiq blah blah balah, kuligood waa gaallo, waa kuwwa diinta Islaamka u bartay, uggu dhaqmaan si eey u quudiyaan, mushaar ugu hellaan carruurtooda, .
    Kuwa dhalan walba u aaminay including argagixiye Hassan Daahir Aweeys, oo doofaar ah, waa dad caqli xun oo an Islam ahewyn.
    You might as well be doing wine, some weed, and do shit, because you are worse than those people, u might as well kill people on da streets, cos u worse than those people as well, mtf!!
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  17. Cadaado

    Salaan sare Ugaas

    Adigoo mahadsan
    Waxaad dhahdaa waa daanyeero

    Ereyga gaaleysiinta DAD MUSLIM AH
    waa dhibaatada
    Ay nagu hayaan dadkaan ku soo duulay
    Xamar ee UGUS AXMAARO

    Xanaaqa iska naar
    Allana aan Cafis waydiisano
    wixii dambi ah ee shaydaanku
    Nagu xambaaray

  18. cadaado

    with all due respect walaal istaaqfurallah dheh.
    denbigeenii kalaa denbi ka batay laakiin yaanay kula fogaan oo waxaad qortay
    i know inaadan ula jeedin si dhab ah somaliyi inay gaalo yihiin oo waan fahmi
    karaa waxaad u jeedid oo ah inagoo isku af ah isku diina wada dhalanay ayeynu hadana u dhaqanaa waxaan islaam shaqo ku lahayn oo ah inaynu is gumaadnay dunidana ka hadhnay

    somalida waxaa ka maqan inay fahmaan markay wada hadlayaan inay ku sheekaystaan luuqad ama hadal isusoo dhawaynaya

  19. IMAAM DABSHID

    AAN KU SAXO IMAAM DABSHID INA CABDIRASHIID ALAAYA RAXMA WAXAA DILAY BODY GUARD KIISII OO MAJEERTEEN AH IT HAS NOTHING TO DO WITH DHULBAHANTE WAXAANA UU UDILAY SIYAASAD

    REERKA DAAROOD LA YIDHAAHDO WAA GOB LAAKIIN HAL BOOG AYEY LEEYIHIIN OO AH MARKAY SIYAASAD NOQOTO IYAGA MOOYEE INAY DAAROODKA KALE NOQDAAN SUBMISSIVE AMA UDABA FADHIISTAAN
    TAANA WAXAA CADAYN U AH SIDA AY U DHABAR JABIYAAN DAAROODKA KALE EE XUKUN QABTAY .MAJEERTEEN U HIILIYEY DAAROODKA KALE LAMA SHEEGIN INTAASINA WAA FEKERKAYGII MARKAAN TAARIIKHDA DIB UYARA EEGAY

  20. waxaan ujeeday halka boog ay leeyihiin waa majeerteen

  21. Kaahin
    Midbaa Qolodiina Isaaq idin dhaafta.
    Dhulbahante, Majeerteen uma baahna oo cidna uma xoog sheegan, xitaa caawa waan hubaa in nin Isaaq xabad ka ridin Laascaanod….walaahi in baanayn..Burco iyo Laascaanood iska daa, xitaa Garoowe qabsan karaan.
    Maalinta Dhulbahante ku rabin qiyaas.
    War hoj xiniinyo Dhulbahante ayaad Laaska ku joogtaan, Majeerteena Dhulbahante dhulkooga kuma soo duulayaan. Waayo ayagaa iskaga filan Iidoor..run

  22. @ Kaahin

    War kaahin salaama saaxiib ee bal ii waran.

    War nin yohoow maanta ma tihid ninkii aan aqiinay ee isaaqa ahaa.

    Kaahin maanta ma waxaad tirri sool somaliland halaga jarro, war miyaadan ogeyn in warkani uu halistiisa leeyahay siiba daaroodka xagooda oo ay u qaadanayaan in isaaqa tabar yareeyay ama uu baqday.

    War kaahin, midda kale caawa dad daarood ah baabad la sheekeesaneeysaa ee maxaa kaa qaldamay, yacni waxaan ula jeedaa niman daarood ah baa qadiyadii somaliland kala gor-gortameeysaa ee maxaa kaa siyya, miyaad is badashay, mise awal baadan isaaq aheyn yaab kaahinoow.

    War nin yohoowvkaahin saaxiib dee reer soomaali-land halkan haku ceebeeyn oo hana u ekeyn ragg daaroodka la dooda, yacni ragg daaroodka qadiyadooda kala dooda oo caacdooda dhageysta.

    Suldaan kaahin dee noqqo nin dhagax ah oo reerkii uu ka dhashay (Reer Xaaji Libaax/Isaaq) iska bareejeeya oo ku adkeeystana waxa ay ku adkeeystaan.

    Fiiro Gaar ah, Kahinoow hadalkeygan ma’aha naqdin aan ku naqdinayo, ee waa un sixid aan ku saxayo, midda kale kaahinoow markaan ku leeyahay ma daarood baad la sheekeesaneeysaa, ogoow anigga ma diidani in daaroodka lala sheekeeysto, ee waxaan khalad u arkaa in qadiyada reer xaaji isxaaq iyo xitaa tan hawiye lagala doodo, inaad i fahantid baan rajeynayaa saaxiib, Salaama weliba Salaan Sarre Oo Qaali Ah.

    • Digriyow aka iidoor boy

      maad munaafaqadda iska daysid ood iidoornimadaada golaha la timaadid!
      munaafaqadda iidoorka waa u dhaqan!!

      Ninkan aad haysataa at least isagu iidoornimadiisa ma qarinin!!

      midse aan kuu sheego iidoor waa qabiil yar cid ay khasbi karaana ma jirto!
      waxaa kugu filan in dhulbahante midoobo ka dibna uu albaabka kuu tilmaamo!

      wax waliba wakhti bay leeyihiin, hadda xaalku wuxuu u muuqdaa in iidoor wakhtigiisii dhamaaday! riwaayaddan gooni goosadkana la soo afjari doono!!

      Waxaan hubaa, iskaba daa dhulbahante iyo warsangeli e, gadabiirsi baan ogolayn in dalka la kala jaro!!

      runta ood wajihi waydo, kaliya wakhtigaa kaagaga lumi !!

  23. Daanyeer Digriyow
    Isaaqa munaafaqnimo Somalida kula dhex ayaan ka doodaynay…caawa adiga ayaa qiray in munaafaq tihiin..
    Maad in Isaaq tahay ku doodid, yaad isku qarin kartaa?
    Fucking idiot.

  24. @Land of pint

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk War @Lop waxaad doonto ku hadal laakiin ogoow aniga ma’ihi isaaq oo horay baana kuugu sheegay cida aan ahay.

    Ok Lop (Land Of Pint), aniga waxaan ahay nin sacad siciid ah oo min galinsoor ilaa baraxleey anigaa ka taliya kkkkkkkkkkk.

    LOP ma ogtahay hadaan caroodo in suusacleey lagu kala carari doono, kkkkkkkkkk.

    Dhimaca waqooyi galbeed oo boocame ah reer xaaji isxaaq baa idiin jooga, dhinaca koofureed ee mudug oo ah qeybta weyn ee gobolkaas (qeybta weyn labada mudug waa dhinaca koofur oo boqolkiiba todobaatan iyo shan dhulka mudug ah) anaggaa idiin joogna, idinkuna gooban meeyno-oo midkeen baa idinku filan ee lop yaaqeey faanka beenta ah naga yareey hanaga careysinin, yaan suusacleey caawa war
    ka dhicinee kkkkkkkkkkkk.

    @Lop in aad i fahantay baan u maleyn.

    Bye.

  25. Digriyooow
    Haa waan ku fahmay!! Kkkk
    💥

  26. Land Of Punt

    Haku Qaldamin Digriyoow waa Nin Sacad Siciid ah oo kaligiis Kax Degay 700 km Square kaligiis dega…..! Qofkii hadlaba Isaaq waaye hakaa saarto.

  27. Iimaam Dabshid and Kaahin,
    Waad kunl mahadsantahiin in aad i xasuusiseen I aan tarraaraxay marka aan u isticmaalay in eey Somalida gaala yahiin. Waad mahasantahiin. I was just pissed off with the Somali people, laakiin gaalo maahan, ee waa wax daanyeero ah oo luggaha iska jarraya!.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  28. Hobyo godan

    Hadaad nacaskan digriyow wata aad tiri iidoor maaha, markaas waxaan u qaadan
    in adiga wax kuu qarsoon yihiin…kkk

    Ma ninka haddii iidoor la soo hadal qaado hurdada ka boodayaad leedahay iidoor maaha!!

    Aan adiga su’aal toosa ku waydiiyo! ma ogoshahay in ay iidoor go’aan? ama dalka la kala gooyo?

    ninkan digriyow wata doodiisu maaha inuu ogolyahay gu’itaan ee wuu u ololaynayaa!! marka ninka moocaas ah iidoor maaha! waa riwaayad !!!

    Meeshan kalshaale waxay noqotay bahalo galeen!!

  29. Mo

    Kkkkkkk

    Saaxiib Digriyoow waa ex Hiraab magacaas ayuu wadan jiray Kadibna wuu iska Badalay waxaana uu Digriyoow noo sheegay in uu yahay Nin Sacad ah oo waliba Curudkii Sacad Saciid Cabdalle Sacad marka Anagu Dadka Quluubtooda ma Daalacano waxa ku jira laakiin waxa Dadka Wanaagsan noo sheegtaan waanu Qaadanaa……. For example Jaale Mo waa Nin Ogaadeen ah sidaas baana Golahaan kaaga regisgaraysan.

    Marka Saaxiib Demoqraadiyada ilaali Dadka kaa fikir duwana Dagaalka ( Kani Waa Isaaq ) ka daa..

    Dood hufan oo Wanaagsan la imoow intii aad Qof kaa Rayi duwan ku weerari Lahayd Personal Attacks.

    Arinkan Somaliland iyo waxa aan ka aamin sanahay Dib ayaan uga jawaabi doonaa Insha Allah maadaama hada aan meel u yara dag dagayo.

    Mahadsanid

    • Hobyo godan

      Haddaad aragto nin magacyo badan waa nin aan isku kalsooneyn oo is qarinaya
      iidoor haddaad soo hadal qaado qaylo iyo dhuusuu isku dari!..kkk

      War ninku waa iidoor munaafaq ah! kaligina maaha waxa is qarinaya oo kuwo kalaa jira !!

      Citiraafkii wuxuu la galay inay munaafaqad iyo isku dirka daarood iyo hawiye shaqo ka dhigtaan !!

      Viva Somali weyn!! death with all traitors.

  30. @Mo
    Kkkkkkkkkkkkkkk, Mo wallee nin yohoow kula yaabay.

    Harr iyo Habeen Saacadii la Joogaba waa adigan isaaq ka baqanayee isaaqa ma suurad libaax beey indhahaagu ku arkaan, mise dhib horre oo ay kuu geysteen baa jirra, mise sayidkii sawirka ahaa baa kuu sheekeeyay oo ku yirri aniga iyo dhulmahantaheygii (darwiishta waxa loogu waco) isaaq baa na xasuuqay kkkkkkkkkkkk,

    Mo wallee nin ila quman ma tihid.

    Mo aan mid kuu sheego, aniga goosadka somaliland sababta aan u taageero waa in ayagga ay sidaas jeclaadeen, maanta after 32 sano waa laga fiican yahay in been la isku sii sheego, somaliland waa dad soomaaliyeed oo walaalaheena ah wax kasta ooay goaansadaana waynu ku taageeri, sababtoo ah waddo kale nooma furna, ma dagaal beynu la galeynaa somaliland mise 50 sano oo dambe baynu sii baryootanaa, maya ma awoodno sidaas, ee waxaa inoo fudud in dadkaas walaalaheen ah oo awalkii horrdba ayaga midnimada noola yimid oo aan ku ixtiraamnay in hadana aan goosigooda ku ixtiraamno, waa sidaa sababtu.

    Ok mo in aad i fahantay baan rajeeynayaa.

    Mo bal aan ku yarra suaalee, Adigga soo cagdheer ma tihid?, hadaad tahayse maxaa soomaaliya kaa galay? yaab!!!!!!!!, cagdheer soo maaha doqontii itoobiya iyo kiinya isku dhiibtsy ee tirri saad doontaan ii rarta saad doontaan ii gumeysta anna baari baan idiin noqonkkkkkkkkkkk.

    Mo adjggaba xor ma tjhid oo ismana xoreyn kartidee maxaad dhulmahante u dhaleeceeyneeysaa?, mo maxaa soomaaliya kaa yaala yaaab.

    Wallaahi nin aan u jeedkiisa la aqoon baad tahay yaaaab.

    Mo war cabsida aad isaaqa ka qabto, iyo naceybka aad neceb tahay ee xanuunkan ku hayya kugu riday iska yareey.

    Bye.

  31. Digriyow aka iidoor boy

    Farta iyo meesha bugtaa is og!!

    nacas dhaan dhaan ah!!! adeer ogaadeen wuxuu yahay adiga lagu waydiin maayo
    oo waa la yaqaanaa!! laakiin adigu kalsooni isku qab oo iidoornimadaada ogolow!

    ta aad leedahay isaaq baad ka cabsan! war yaan lagugu qoslin,
    naanaysta iidoor nin aan cagdheer ahayn kuma odhan karo oo way diidaan!’
    “iidoorku ii dooridii inanta weeyaane lama arag isaaq ninuu dhaloo aabo -leeyahaye…”

    soomaaliyaad sheegiye geeska afrikoo dhan cagdheer baa ka talin, maxaad ka qaban kartaa!! inaan iidoor ka adkahay cid waliba og,

    iidoor ma ihi iyo in dalka la kala gooyaan taageeri caruurta yar yar baan kaa yeelayn!!
    inaad dhaandhaan dhareerku ka da’ayo tahay way muuqataa!

    adeer maamul goboleed yar oo burco iyo hargeysa ah baa ku hurran!!

    The sooner you accept that the better!!

    30 years and counting!!! aaway citiraafkii….kkkk

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented