|

Ciidankii Hiiraan kasoo baxay Iyo Kuwii Muqdisho ka yimid oo kulmay (Sawir Cajiib ah)

Muqdisho ( Kalshaale ) Maanta waxaa is gaadhay ciidankii Muqdisho ka dhaqaaqay iyo midkii Baladweyne ka soo baxay ee dagaalada culus la galay Alshabaab, iyaga oo inta udhexeysa Shabeelada dhexe iyo hiiraan  in badan oo kamid ah laga nadiifiyay alshabaab.

Laguma dhiiradeen tallaabadan lix bil ka hor iyo sanado ka hor. Waxay ku timid halgan dheer, adkeysi iyo naf hurid oo ugu dambeyn suur geliyay in gacmihii kala dheeraa inay isa soo gaaraan oo laabta la is geliyo.

Wadadaan oo sidaan iskugu furan waxaa u danbeysay 10 Sannadood ka hor waana guul dagaal oo cadowga Khawaarijta laga gaaray.

Sawirku Waa Guddoomiyaasha Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Tardo ku kulmay.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=61886

Posted by on Nov 30 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

10 Comments for “Ciidankii Hiiraan kasoo baxay Iyo Kuwii Muqdisho ka yimid oo kulmay (Sawir Cajiib ah)”

  1. Maansha alaah
    Gudoomiye jayte oo bastoolad uxiran tahay iyo gudoomiye makaraan oo soo dhaweeyay
    Abgaal iyo xawaadle soo afjara Walaahi rafasho ayay kujiraan
    Gala aadan yabaal
    Waxaan rabnaa maalmaha soo socda inaad soomaali kafarxisaan
    usoo aroor aadan yabaal
    Ayaan idinka sugaynaa qabta magaaladaas wax maanta loo fadhiyo majirto waligoodba xamar hoteeladeeda haku meeraystaan waa idin haynaa
    Cali dheere nafta kusoo qabta xaaraamiga
    Wixii qaniis wata iyo Wixii shabaab wata soomaaliya boos ugama banaana Walaahi guusha waa soo dhawdahay yaan laquusan

  2. Xagee ku kulmeen weeye suaashu! Duurka ceel lahelay iyo Bali Dawaco ama goofkii Mobleen Cusman oo Balcad u muuqda…!! Kkkkkkkk
    Propaganda dagaal ayaa yaabtay!!
    Bal ii sheega degmo aqaanay yaraanraydii oo laga xoreeyey Khawaatiijta, Hirshabeele iyo Galmudug?
    Booto.com
    War sagaalka gala waaba intaas oo dhimanba waydaane!

  3. Yeysan dhicin tuulo Koofur Mudug iyo Xamar u dhaxaysa oo maamul looga baqayn, yeysan dhicin xitaa duurka cid maamulka hoos imaan joogaan…shaqo xitaa ma bilaaban! Degmooyinka Balcad, Jowhar, Jalalaqsi. Buulo Burde, Beledweyne, ceeldheer, Ceelbuur, Mareeg, Xaradheere etc.
    Ma tirin karo..dagaal Alshabaab ayaan iclaamiyey oo hubka u qaatay ayaa waxweyn ah… laakiin dal la xoreeyey ma arko duur cidla ah ayaan u jeeda..geedo dhexdood rag ka bootaynaya…kkkkkkk
    Ka waran xitaa xaawa hadday Adan Yabaal degmada dhexdeeda isku salaamayaan bal Ceelbuur ha ii joogtee!!!!
    Faanoole fari kama qodna!!!

  4. Lop

    Adaaa fahmaya dadkan 32 sano qoriga la ordaya e,ma beenbaa warkani?

    Dagaal maahee,Reer guuraya miyaa?

    Jabhadda Ormada ayaan 20 ka maqlayay,Adisbaan ku dhawnahaykkkkk
    Dalmida

  5. Waxbaa lasoo sheegayaa
    Mahad salaad iyo xijaar uu ku wareeray madaxweyne xasan shiikh rag baa kudaayay
    Xasan shiikh fariinta shacabka iyo culumada ayuu daawaday
    Seeftu waa banaanka rag badan waa kudaayeen
    Walaahi madaxweynaha soomaali oo dhan baa ku kacday dhinaca amniga

  6. Land of Puntland

    Adiga Maxa Ka Galey Dhul Hawiye o Saska
    Kugu Ridey Yacni Waxaad Ka Xuntahey in
    Hawiye Dhulkisa Ka Ceeyrsado Kuwa Diinta
    Beenta Ah Mashruuca Kaso Dhigtey Waan
    Ogahey Adiga iyo Reer Tolkaaba Qandhada
    Idin Heeysa Mana Caafimaadi Doontan o
    Hawiye Cid Aduunka Ka Leeyn Karta Ma jirto
    Mar Hadi u Doobiyana Waa La Yaqaan o
    Cidi Ma Celin Karto e Adigu ka Feker Sidi
    Aad Ka Yeeli Laheeyden Wiilasha Isaaq e
    Baada idinka Qaada e idin Gumeeyey
    Haku Mashquulin Hawiye Hawshisa Wata
    Goboladi Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe o
    Kaamil Ah Ayaa Laga Xoreeyey Khawaarijti
    Markas Baad Leedahey Waxa La Jooga
    Balcad o Muqdisho u Jirta 30 Kmh
    Kkkkkkkkk. Sabaad ida Ku Cun Caqli Yara

  7. Wiil hiraab
    Ninkaan lop waa kooxda sharciga jinsiga kkkkk
    War ninyahow war mahaysid banaankuu iska keenay lop

  8. Lop inaad qaniis tahay waa macquul
    Sacdiyo firinbi yaad udoodaysaa
    Waa Walaahi
    Suuratul cabasa akhri
    Yaa laytanii kuntum turaaban
    ilaahoow maxaan ciid u ahaan waayay
    Oo aad biniiaadam iiga dhigtay
    Yacni aayadaas sida laysugu cadaabayo
    Waa suuratul cabasa
    War ilaahay kalaamkiisa lama galo
    Towbad keena majeerteen gabadhaan adinkaa wata
    Xitaa ilhaan baa kujirta
    Ciil badanaa alshabaab kuwaanaa kadaran

  9. Gedo Land Sxb Waa Sida Aad u Sheektey
    Reer Kaani Waa Wada Khaniisyo Futa Xaar Leh
    La Wareegaya Iyo Dhilooyin
    Diinta Ka Baxey o Gondhob Wada Sita
    Subxaana Laah Waxa Nocaas
    Ah Lagama Helo Somaalida Kale hade Waxaaba
    Lagu Ogaa Wadamada Gaalada e Hada Waxaba
    Ay La Dhex Wareegayan Baarlamaanki
    Somaaliya Mana Xishoodan e Qoomkaan
    Daamanka aya Leeys Dhaafiya Sida Lo
    Garaacayo

  10. Caluula waxay ujirta 950-km Caasimadda Puntland ee Garowe.

    Sidoo kale Garowe iyo Gaalkacyo waxay isku jiraan 229-km.

    Gaalkacyo iyo Caluula,ayaa noqonaya 1179-km.

    Halka Gaalkacyo ilaa Kismaayo ay isku jiraan 1250-km.

    Puntland sidaas ayay ku tahay Laba meelood oo meel Dhulkii Talyaanigu gumaysan jiray guud ahaan Somaliya oo lagu daray Somaliland waxay ka tahay Sadex meelood oo meel.

    Dhulkaas,waxuu kaga yaala Somaliya meel muhiim ah.

    Dhulweyn oo leh khayraad dabiiciya Dadkiisuna yahay kuwa nidaamka iyo Xasiloonida ubisil ayay Puntland tahay.

    Dadkaas iyo Dhulkaas,waxay leeyihiin dhaqaale xoog badan oo Canshuurta laga helaa ay Bishii gaarto 10-milyan oo dolar.

    Hadii loo helo maamul musuqiisu xadidan yahay waxaa loo samayn karaa Adeeg Bulsho,Shaqo abuur iyo nolol farxad ku dhisan.

    Balse loolanka haystaa waa Shaqsi walba oo Maamulka xubin ka noqdaa in uu qaadanayo jiho musuq Madaxweyne ilaa Agaasime Waaxeed.

Leave a Reply to Land of Punt

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented