Ciidankii Hiiraan kasoo baxay Iyo Kuwii Muqdisho ka yimid oo kulmay (Sawir Cajiib ah)
Muqdisho ( Kalshaale ) Maanta waxaa is gaadhay ciidankii Muqdisho ka dhaqaaqay iyo midkii Baladweyne ka soo baxay ee dagaalada culus la galay Alshabaab, iyaga oo inta udhexeysa Shabeelada dhexe iyo hiiraan in badan oo kamid ah laga nadiifiyay alshabaab.
Laguma dhiiradeen tallaabadan lix bil ka hor iyo sanado ka hor. Waxay ku timid halgan dheer, adkeysi iyo naf hurid oo ugu dambeyn suur geliyay in gacmihii kala dheeraa inay isa soo gaaraan oo laabta la is geliyo.
Wadadaan oo sidaan iskugu furan waxaa u danbeysay 10 Sannadood ka hor waana guul dagaal oo cadowga Khawaarijta laga gaaray.
Sawirku Waa Guddoomiyaasha Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Tardo ku kulmay.



Short URL: https://kalshaale.ca/?p=61886
Maansha alaah
Gudoomiye jayte oo bastoolad uxiran tahay iyo gudoomiye makaraan oo soo dhaweeyay
Abgaal iyo xawaadle soo afjara Walaahi rafasho ayay kujiraan
Gala aadan yabaal
Waxaan rabnaa maalmaha soo socda inaad soomaali kafarxisaan
usoo aroor aadan yabaal
Ayaan idinka sugaynaa qabta magaaladaas wax maanta loo fadhiyo majirto waligoodba xamar hoteeladeeda haku meeraystaan waa idin haynaa
Cali dheere nafta kusoo qabta xaaraamiga
Wixii qaniis wata iyo Wixii shabaab wata soomaaliya boos ugama banaana Walaahi guusha waa soo dhawdahay yaan laquusan
Xagee ku kulmeen weeye suaashu! Duurka ceel lahelay iyo Bali Dawaco ama goofkii Mobleen Cusman oo Balcad u muuqda…!! Kkkkkkkk
Propaganda dagaal ayaa yaabtay!!
Bal ii sheega degmo aqaanay yaraanraydii oo laga xoreeyey Khawaatiijta, Hirshabeele iyo Galmudug?
Booto.com
War sagaalka gala waaba intaas oo dhimanba waydaane!
Yeysan dhicin tuulo Koofur Mudug iyo Xamar u dhaxaysa oo maamul looga baqayn, yeysan dhicin xitaa duurka cid maamulka hoos imaan joogaan…shaqo xitaa ma bilaaban! Degmooyinka Balcad, Jowhar, Jalalaqsi. Buulo Burde, Beledweyne, ceeldheer, Ceelbuur, Mareeg, Xaradheere etc.
Ma tirin karo..dagaal Alshabaab ayaan iclaamiyey oo hubka u qaatay ayaa waxweyn ah… laakiin dal la xoreeyey ma arko duur cidla ah ayaan u jeeda..geedo dhexdood rag ka bootaynaya…kkkkkkk
Ka waran xitaa xaawa hadday Adan Yabaal degmada dhexdeeda isku salaamayaan bal Ceelbuur ha ii joogtee!!!!
Faanoole fari kama qodna!!!
Lop
Adaaa fahmaya dadkan 32 sano qoriga la ordaya e,ma beenbaa warkani?
Dagaal maahee,Reer guuraya miyaa?
Jabhadda Ormada ayaan 20 ka maqlayay,Adisbaan ku dhawnahaykkkkk
Dalmida
Waxbaa lasoo sheegayaa
Mahad salaad iyo xijaar uu ku wareeray madaxweyne xasan shiikh rag baa kudaayay
Xasan shiikh fariinta shacabka iyo culumada ayuu daawaday
Seeftu waa banaanka rag badan waa kudaayeen
Walaahi madaxweynaha soomaali oo dhan baa ku kacday dhinaca amniga
Land of Puntland
Adiga Maxa Ka Galey Dhul Hawiye o Saska
Kugu Ridey Yacni Waxaad Ka Xuntahey in
Hawiye Dhulkisa Ka Ceeyrsado Kuwa Diinta
Beenta Ah Mashruuca Kaso Dhigtey Waan
Ogahey Adiga iyo Reer Tolkaaba Qandhada
Idin Heeysa Mana Caafimaadi Doontan o
Hawiye Cid Aduunka Ka Leeyn Karta Ma jirto
Mar Hadi u Doobiyana Waa La Yaqaan o
Cidi Ma Celin Karto e Adigu ka Feker Sidi
Aad Ka Yeeli Laheeyden Wiilasha Isaaq e
Baada idinka Qaada e idin Gumeeyey
Haku Mashquulin Hawiye Hawshisa Wata
Goboladi Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe o
Kaamil Ah Ayaa Laga Xoreeyey Khawaarijti
Markas Baad Leedahey Waxa La Jooga
Balcad o Muqdisho u Jirta 30 Kmh
Kkkkkkkkk. Sabaad ida Ku Cun Caqli Yara
Wiil hiraab
Ninkaan lop waa kooxda sharciga jinsiga kkkkk
War ninyahow war mahaysid banaankuu iska keenay lop
Lop inaad qaniis tahay waa macquul
Sacdiyo firinbi yaad udoodaysaa
Waa Walaahi
Suuratul cabasa akhri
Yaa laytanii kuntum turaaban
ilaahoow maxaan ciid u ahaan waayay
Oo aad biniiaadam iiga dhigtay
Yacni aayadaas sida laysugu cadaabayo
Waa suuratul cabasa
War ilaahay kalaamkiisa lama galo
Towbad keena majeerteen gabadhaan adinkaa wata
Xitaa ilhaan baa kujirta
Ciil badanaa alshabaab kuwaanaa kadaran
Gedo Land Sxb Waa Sida Aad u Sheektey
Reer Kaani Waa Wada Khaniisyo Futa Xaar Leh
La Wareegaya Iyo Dhilooyin
Diinta Ka Baxey o Gondhob Wada Sita
Subxaana Laah Waxa Nocaas
Ah Lagama Helo Somaalida Kale hade Waxaaba
Lagu Ogaa Wadamada Gaalada e Hada Waxaba
Ay La Dhex Wareegayan Baarlamaanki
Somaaliya Mana Xishoodan e Qoomkaan
Daamanka aya Leeys Dhaafiya Sida Lo
Garaacayo
Caluula waxay ujirta 950-km Caasimadda Puntland ee Garowe.
Sidoo kale Garowe iyo Gaalkacyo waxay isku jiraan 229-km.
Gaalkacyo iyo Caluula,ayaa noqonaya 1179-km.
Halka Gaalkacyo ilaa Kismaayo ay isku jiraan 1250-km.
Puntland sidaas ayay ku tahay Laba meelood oo meel Dhulkii Talyaanigu gumaysan jiray guud ahaan Somaliya oo lagu daray Somaliland waxay ka tahay Sadex meelood oo meel.
Dhulkaas,waxuu kaga yaala Somaliya meel muhiim ah.
Dhulweyn oo leh khayraad dabiiciya Dadkiisuna yahay kuwa nidaamka iyo Xasiloonida ubisil ayay Puntland tahay.
Dadkaas iyo Dhulkaas,waxay leeyihiin dhaqaale xoog badan oo Canshuurta laga helaa ay Bishii gaarto 10-milyan oo dolar.
Hadii loo helo maamul musuqiisu xadidan yahay waxaa loo samayn karaa Adeeg Bulsho,Shaqo abuur iyo nolol farxad ku dhisan.
Balse loolanka haystaa waa Shaqsi walba oo Maamulka xubin ka noqdaa in uu qaadanayo jiho musuq Madaxweyne ilaa Agaasime Waaxeed.