|

WARAYSI: Maxaa kala Qabsaday MD. Mustafe Cagjar iyo Wariye Faarax C.qaadir

Jigjiga ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Koobaad Waraysi Xasaasi ah oo Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar uu bixiyey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu horayn waxaa wax laga waydiiyey sida uu dareemay markii uu xilka qabtay, iyadoo ay meesha ka baxday dawladdii uu hogaaminayey Cabdi Iley oo dhibaatooyin badan ka gaysatay deegaanka Soomaalida.

Waraysiga oo dhinacyo badan taabanaya nala daawo.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=61875

Posted by on Nov 30 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “WARAYSI: Maxaa kala Qabsaday MD. Mustafe Cagjar iyo Wariye Faarax C.qaadir”

  1. Madaxweyne mustaf sharaf iyo karaamo
    Cabdi ileey karaysanay
    Maanta gabdhaheena sanka ayay kahadlayaan
    Waxa kasocda Kilinka waa taariikh waa meeshii shanta soomaaliya kabilaaban lahayd
    Kaan ogaynoow
    Arliga anagaa iskaleh

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented