|

Kenya oo joojisay (Visaha) Baasaboorka Somalia iyo xog cusub

Nairobi ( Kalshaale ) Dawladda Kenya ayaa joojisey in ay dal-ku-gal (Visa) saarto Baasaboorka Soomaaliga ah, sida laga soo xigtey wakiillada safarrada Nairobi (Agencies) ee soo saara dal-ku-galka Kenya.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa bishii July dib u soo celiyey xidhiidhka Soomaaliya iyo Kenya, iyada oo heshiiskii ay gaadheen labada dhinac uu ka fuley dhanka Soomaaliya oo keliya, islamarkaana la fasaxay qaadkii kenya.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa horay u dhaliilay heshiiska Madaxwayne Xasan sheikh uu la galay Madaxwaynihii hore ee Kenya oo markaasi maalmo kooban uga dhinaayeen inuu xafiiska sii joogo, waxaana maanta muuqata in midhahaasi la guranayo.

Hadiise Madaxwayne Xasan uu sugu lahaa Natiijadda Doorashadii Kenya oo heshiiska uu la gaadhi lahaa madaxwaynaha cusub, maanta  tallaabadan kenya kuma ay dhiirateen.

Maxaa la gudboon DF Soomaaliya  ?

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=61680

Posted by on Nov 24 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

36 Comments for “Kenya oo joojisay (Visaha) Baasaboorka Somalia iyo xog cusub”

  1. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Alloow Alle. Raqba ku rageeda.
    Kenya waa aragtay xasan dulli in uusan naf lahayn.
    Wixii farmaajo 5 sano kenya ka jaray ayaa xasan qoslahaye laga jarayaa.

    Kaalay kenya xasan shiikh ma sir bay ka haysaa waaxay dullinimadaan.

    Farmaajo oo si walba isaga dhiciyey kenya marna ma samayn in ay passport somali visa u diido.

    Halkaaas waxaa laga fahmayaa in kenya qof iska celiya ka haybaysato.

  2. Alla Hawiye iyo dawlad maxaa kala haysta. Dhiiqo ayeey lugaha kula jiraan maalin walba

  3. Dad diida Geesiyadooda,waxaa laaya Eeyda Cadowgooda.

    Xasan Dameer kama hadlikaro kkkkk
    Wixii la rabayna waa laga dhamaystay.

    Dadka Somaliyeed haba iska daayaan tagida Kenya.
    Waa dad masgaxda ka hagaasay.
    Kenya iyada ayaa inoo baahan,waa hadii la fikiro.

    Dee hadii kale sidìi Rooble u sii qaada macawis oo u xidha Mr.Rutokkkll

    Mooryaanbaa dawlad ii dhisaysa,qof dhintay oo soo moolaaday ayaa ka dhaw.

    Dalmida

  4. Boqortooyada somaliya

    Mr Bahal

    Kkkk Ugaas Caadi ma tihid maxaad tidhi

    (. sidii Rooble usii qaada macawis oo u xidha. )

    Hadal kama dambeeyo

  5. Boqortooyo

    Wax kaaa yaabiya ayaa jira.

    Ninkii loo doortay Rasal wasaaraha oo Uhuru Kenyata guntiga u xidhaya soo aragnay.Xasan Sheekh ha sii maydho futadiisa oo ha geeyo Mr Ruto..

    Wax kale oo la yidhaahdo garan maynee.

    Dalmida

  6. Kenya hadeey heshiiskii ka baxday dee ayadana waa in heshiika looga baxaa. Waa intaas oo kaliya.

    Somalidu ayadaa dulinimada isugu wacan.

    In somalidu qashin tahay waxaad ka garan kartaa qoralada asxaabta iga horaysay qoreen.

    Ninbaa waxa Kenya samaysay hawiye ku caynaayo
    Qof kale ayaa madaxwaynihii somalia dameer ku shegaayo.

    Adu iswaydii xaguu wanaagu ka imanayaa?

    Wanaagu cirka kama soo dhoco ee bulshada dhexeeda ayuu ka yimadaa hadii bulshadu wanaagsan tahay qof dad wanaagsan ayaa kasoo boxo hadeey bulshadu xun tahayna dad xun ayaa kasoo boxo.

    Kenya jawaab astaahil ah ayey u baahan tahay
    Sideedana jileecu waxba sooma kordhiyo.

  7. Madaxweyne xasan shiikh wuxuu is lahaa gafuur weyn bal amaan hakuu siiyaan dadkaaga ndf iyo jubaland Laakiin hadii diideen heshiiskii oo kabaxeen sida loo ciqaabo waa layaqaan anigu Waxaan layaabanahay visaha Kenya ee mar walba labaryayo war nimankaan xasan shiikh haduusan runta usheegin Walaahi waa kibrayaan
    Adoon caqli iyo heshiis midna mayaqaan
    Vuvu iyo ugaali nin cuna aaway caqli
    Laakiin haloo seeto dheereeyo awalbaan visaha Kenya qiimo lahayne

  8. Garqaadoow si khaldan inaan u hadalnay inaana kaaga markhaati ah. Waxaa naga keenay xanaaq iyo inaan ognahay inaan madaxwayuhu go’aan fiican ka qaadanayn.
    Hadduu kenya talaabo ka qaado cayda ammaan baan ugu badalaynaa

  9. Boqortooyada
    Madaxweyne xasan shiikh heshiis laba dawladeed ayuu lagalay dee hadii ay kabaxeen soomaaliya waa kabixi waa qasab
    Xasan shiikh muxuu qalada oo galay
    Jareerka wiliam ruto ayaa heshiiska kabaxaye yaab

  10. Asxaabay sax ma ahan in Hawiye loo saariyo wixii dawaladda ka qaldama dawaladda waa dawlad Somaliyeed wixii ka halaaba waa naga wada halaabeen,wixii u hagaaga waa wax noo hagaagay.
    Sidoo kale sax ma ahan in Md Xasan la caayo,waan ogahay akhyaarta qaar in ay Farmaajo qabiil ahaan u caayi jireen laakiin dhaqanka kala roonaashaha waa lagu liibaanaa waana isku kalsoonaan.
    DF Dan kastaa haka yeelatee heshiiska wey ku degdegeen iyadoo dabta ugu weyn uu musuqmaasuq ahaa laakiin maanta ayaa la hayaa faaiido iyo khasaaro kuu lahaa.
    Maxay Kenya sidaan u yeeshay?Kenya sitaasadda wey nooga horeysaa runtii,waxay og tahay daanyeero Somali ah in ay u kala dhuumanayaan oo maantantaba la joogaan.
    Waxay haysataa Cancer siyaasadda Somali Jubaland +Puntland +daanyeero kaloo ku biiri doona oo Cafe latte kaliya lasiiyo xoolo ah+NN ku qoslaayo una sheegaya shacabka Somaliyeed in ay arkaan DF.
    3 Shir oo lagu qabtay 1 Kigali Rwanda iyo 2 Nairobi DF wey awoodi weyday in dhaqaalahaas Muqdisho ay gasho malaayin ayaa gashay Nairobi iyo Kigali absolutely DF wey ku qaldan tahay.
    Adduunka baarlamaan ka cararaayo dalkiisii dalal kale iska wareegaayo ayay DF ogolaatay.
    Wixii qaldan waa in la sheegaa,wixii sax ahna waa in la sheegaa CAY MAYA PLEASE.

  11. Somali jecel
    Si kasta labadeenu aan isugu dhacno mar hore
    Laakiin mid aan runtii laga aamusi karin ayaad sheegtay waana run Kenya meel bay soomaaliya ka heshay oo ah kulli xildhibaan ilaa wasiir mid aan guri iyo ganacsi kulahayn majiro waana sababta ay Kenya isaga dhaadhicisay inaysan danaheeda hor istaagi karin
    Anigu Waxaan layaabay markii rag iigu dhaarteen niman aanan waligeey kafilayn inay passport of Kenya haystaan
    Laakiin layaabi maayo oo xildhibaanada kala bar dhalashada reer galbeedka ayay haystaan
    Waa wadan boqol dawladood isku haystaan

  12. Maahmaah. aan ka bartay dadka Reer konfureedka ayaa ahayd, run sheeg waaa balo sheeg.Taasi ayaad ka garan kartaa sida wax u socdaan.

    20 Nin oo Ilma Adeer ah, sheegan jiray Midowga Murashaxiinta iyo Mooryaantii ka koobnaa hormoodka Hawiye oo dhan Kenya ayay la safnaayeen markii 5 sano oo uu Formaajo Xilka hayay.

    Formaajo iyo Kenya iskuma haynin dan shaqsi ah oo uu Formaajo leeyahay. Waxay isku hayeen aan sinaano iyo mayee sida aan rabno u dhaqan oo nala shaqaysto.

    Midowga Mooryaanta ee uu horboodayay Xasan Dameer Kenya ayay la safnaayeen 5taasi sano. Waxay u dagaalamayeen danaha Kenya – in ka badan dagaalka Kenya ku haysay dadka Somaliyeed.

    Kenya wax heshiis ah oo ay ka baxay ma jiro. Saa heshiis 2 wadan dhex maray oo laga baxaa Wax dhibyar maaha. wax dhayal dhayal u dhaca maaha.

    Waan ogayn in aan waxba lagu heshiiin e Xasan Sheekh laga saxeexday Wixii ay Kenya rabtay. Kaasi oo ahaa waxa lagu balansanaa marka horeba.

    Formaajo nala rida waxaad rabtaan waa idiin yeelaynaa ayay la yimaadeen ragii la safnaa Kenya.
    Intaasi ayay lambada dhinac ku heshiis ahaayeen.

    Nacnacda naga yareeya.Kenya waxay keensaday dadkii khaadimka u ahaa e.

    Car wakaase Xasan Sheekh hadal ha soo celiyo..

    Ballan ayaan ku qaadi in aanu Xasan Dameer qaadan karin go’aan la mid ah ama ku dhaw go’aanadii uu Formaajo ka qaatay bahdilka ay Kenya ku hayso Maryoolay.

    Dalmida

  13. Inta baddan dadka Daaroodka yaryarka sheegta iyo dabadhilifkooda waxa eey kor ku qorreen waan ka booday oo mabba aqrin 90 percent wallaahi sababtoo ah waan ogahay caqli daanyeernimadooda iyo dayuusnimadooda.

    Wax ma’idiin sheegaa, Kenya Somali oo dhan ayaa investment ku sameeysay oo kulli dowladahii Somaliya soo marray ee 400 wasiir iyo 600 xildhibaan lahaa oo dhan ayaa waxeey ka gatteen dhul, ganacsi, iyo businesses in Kenya. Marka, already Somali national security and interest is compromised.

    Having said the above, yaa waaye dadka iyo qabiilka keenay in Somalidda, Kenya u qaxaan, in Somalida Kenya dhahaan waa walaalaheen ugu horreeyn, yaa dhihi jirray Uhuru Kenyatta waa Daarood iyo nac nac? Waan naqaanaa daanyeeradda dhihi jirray hadaldaas sameeyn jirrayna munaafaqnimadda. Waa isla dadkii dhihi jirray Ethiopia waa walaalaheen.

    Isla dadkii ayaa confused in eey yahijn, daanyeerro in eey yahiin soo baxday. Oo isla iyagii ayaa marna dhahaya Kenya caddow waaye, Ethiopia caddow waa, marka eey dan qabiil ka fakkarayaana dhaha, Kenya saaxiib iyo walaal waaye, Ethiopia waa walaalaheen iyo blah blah.

    Ugu dambeeyn waxaad kuseexataan, madaxweeyne Hassan Shiiq kamma liidan doona daanyeer Farmaajo oo handicap ahaa, oo munaafaq stupid ahaa. Hawiyanna hadde walgiis kama liiddan Daarood iyo munaafaqnimadooda.

    Kenya iyo Ethiopia labaddaba waan la ganacsan, waanna la shaqeeysan. Wax aad ka sameeyn kartaana ma jirto. Go kill yourselves.

    Visa aa la diiday kulahaa! Who fucking cares?
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  14. Asc Dhammaan Asxaabta Kalshaale…

    William Ruto Siyaasaddii Siyaasaddii Uhuru caantayn-na kama dhimin kumana darin, mana raafin dadkii la shaqaynayay Uhuru ama ma layn… Halka uu qoslaaye intii uu joogay ku mashquulsanaa raafidda iyo qaarajinta dadlkii la shaqaynaya dawladdii ka horraysay walina wado…

    Soo ma aragtaan farqiga u dhexeeya?…

    Ninkan Xasan ah waa 3 qof oo isku hal qof ah… Bal u dhabba gala…

    Wali ma aragteen asagoo dan Soomaaliyeed ka hadlaya ama cadow Soomaaliyeed il gurux leh ku eegaya… War meesha M/weyne kuma haynee ha ina danbaajina…

  15. @Kalsame labada JINSI Somalida vs Kenyan waxaa garasho badan Kenyan aan jareerta ku sheegno.
    Somalidu dawladnimada waxaa ay u taqaan reer hebel vs reer hebel national interest ma yaqaanaan taa ha illoobin.
    Madaxda Somalida xukunka markuu yimaado wuxuu ku mashquulaa maxaa reer hebel sameeyeen Md Xasan waa la mid.
    Sidoo kale British Kenya nidaam dawladeed buu baray,Italy tuuganimo lagu faanayo ayuu Somali uga tagay.

  16. Cadaado
    Dee malihid caqli aad ku garato muhiimada fiisuhu visa-hu leeyahay sababtoo ah waxaa lagugu koriyey moxog iyo garas.
    Passportigaaga waddankii liida waxba kuulama harin oo waa bahdil meeshii u dambaysay.

    Su’aal aan ku waydiiyo xiligii farmaajo maxay kenya saan u samayn wayday oo visa u diidi wayday?
    Waliba ogoow farmaajo dagaal walba ayuu kenya la galay.

  17. Daaroodkii Ciilanaa ee ina Gumeedka miiran ahaa baa Hawiye iyo Xassan Shiekh Ku maagaya go’aan Kenya ay leedahay..? Yaab iyo Fajac !!

    Heshiiskii labada Wadan gaareen hadii Kenya ka baxday marka ma Hawiye iyo Xassan Shiekh baa loo ajaafayn oo lagu aflagaadayn ? Daarood Yar Yar Ciilanayaashoow la dhinta ciilkiina god la gala inlayn waligiin waxba uma dhibi Kartaan Hawiye iyo Xassan Shiekh.

    Gun gun dhashay……

    Hadii Kenya ay ka baxday heshiiskii ayadana waa looga baxayaa simpel as that Bro.

    Dawlada Soomaaliya dadaal ayay wadaa waxaana dhowr cisho ka hor Wasiirada Wasaarada Duulista Hawada gabadha Leelkase shir la gashay safiirka Kenya u Fadhiya Xamar ayada oo waydiisay sababta kaliftay in Kenya joojisay Visaha Baasaboorka Somaliga ah.

    Waxaa jawaab laga sugayaa Dawlada Kenya waxaana loo qabtay waqti ay kusoo jawaabaan hadii ay waqtigaa loo qabtay kusoo jawaabi waayaana markaa Dawlada Somalia ayaduna go’aan bay ka qaadanaysaa Heshiis kiina halkaa buu ku Burburayaa.

    Waxaa jira hab ay Dawladaha ku wada hadlaan oo aydin garan karaynin xataa Hadii laydiin sharxo inlayn waad wada dhega xiran tihiini.

    It takes two to tango……👍👍

    • Daarood iyo gunnimo kala daa adeer. Wallahi daaroodku inuu nasab yahay adiga hadlaya ayaa qalbiga ka og.

      Hawiye qabiil ma ahan ee waa dad isugu jira Daarood iyo Somalibantuu, dadkuna waa noocaa uun.

      Marka anigu Hawiye caayi maayo waayo waa jabhad reer walba leh, ee ma ahan qabiil.

      Xassanna waa Madaxwayne soomaaliyeed in isaga iyo Madaxweyne hore Farmaajna kala dhiirranaayeenna caalamka oo dhan ayaa og.

      Afcaytamaa ninkiisuu ku yaal.

  18. Horeba wax ugama sugayn Mooryaanta wadan dhan oo dhisan diirtay oo ka dhigay -90 noloshii dadka iyo duunyaba,91kii.Maanta wixii ay dhaleen ee wasakhda ahaa noqdeen,Akshabaab iyo Weero.

    Maxaan ka sugaa Mooryaanka maanta ee ku socda raadkii Mooryaanka 91kii?

    Waxba ka sugimaayo e futadiisa ha qarsado.

    Mooryaan miyaa ka raba inan ka xishoodo caydiisa?
    Waaba lagu jano tagayaa cayda Mooryaanta.Waa u dawo iyo dan Mooryaanta in runta loo sheego.Waa waajib saaran qof kasta oo Somaliyeed in la caayo Mooryaan iyo Mooryaan gargaarka.

    Dalmida

  19. Mr Bahal

    War anagu cay waxba nagama dhibto maxaa yeelay waxaynu nahay Dad isku Kalsoon.

    Niicdaa uun meesha ka wada…. Blah Blah Blah…. iiwad sheekada !

    Wadanku waa Federal ee maxaad nagu darsateen ???? Af cidla’ah waa la diiday.

  20. Cadaado
    Eebaw jambalka caatada ah harumeysan,qolyihii wali mahadhin,

  21. Hobyo

    Kkkkk

    Wax aad aduu dhistay maba jiro e wixii Somaliyeed ayaad xaraashtaa.kkl

    Sxb,wax uu Hawiye u dhisay dan guud oo haystaa ma jiro..

    Anuu maba sugayo wax uu Hawiye dhiso ama uu isagu dhisto.
    Wallaahi hadaad wax fiican dhusataan oo iga daysaan qaraxa iyo isbaarada aad u dhigataan caruurta iyo dumarka.
    Waxba inaanan idinka rabin.

    Waxaa ii muuqda rag dabka saaraya caruurta iyo dumarka.

    Dalmida

  22. Mr Bahal

    Waanu guulaysanay Khawaarijta Shabaab na maalmo ayaan kusoo afjaraynaa Kadibna Xassan Shiekh for life Madaxweyne ayuu ahaanayaa. Ninkaan ogolayn Albaabka waa kuu furan yahay …. You can leave !

    Mardhowna Batroolkaanu lasoo bixi doonaa marka Hawiye waa guulaystay marba Hadii ay garbaha is qabsadeen.

    Bahaloow arki maysid Nin dambe oo Hawiye ah oo Dawlada Xassan Shiekh Mucaarad ku ah…..!!

  23. Frist. In. Reer . La caayo. Waa doqonimo
    Second. Hishiis. Labadawladeed. Galeen majirin
    Hishiisku. Wuxuu. Ahaa. Personal interest. Ee maahayn. National. Interest
    Waana hishiis. Qaadwale. Group xasan sheikh. Lacag. U oomanaa. Ayaa qaadka Soo daystay. Ee waxaan. Aad sheegaysaan ee kale. Waa. Huu haa.
    Waxay sugiwaayeen. Inta. Doorashadu. Dhacayso
    Qof shisheeyaana. Waxba kama diidikaraan. Ilaahay amarkiisu. Badanaa. Oo mayba maba. Odhan karaan. Haduuba. Foreigners yahay.
    Iminka. Atmis. Waxay. Ka dhamaysatay. Inaysan bixin. Ee sii joogto
    Ugu danbayn. Yaan. Laysku. Khaldin
    Dawladnimo. Iyo. Dad Dan shaqsi. U ordaya..
    Xasan. Sheikh. Iyo. Dadkii doortay
    Dawladnimo. Iyo. Dan umadda soomaaliyeed. Iyo ayaga shaqo iskuma leh..
    %100 waa. Personal. Interset..
    45 xildhibaan. Ee. Reer waqooyigaa. Codka siiyay. Waxaa. Muuse iyo geele kula balameen. Hadii farmaajo Soo noqdo. Dawladnimadii somalia Soo noqotay. Danina nooguma jirto. 70. Xildhibaan. Axmed madoobe iyo deni. Soo xusheen. Ee codka siiyay. Iyana.dawlado. Shisheeye. Ayay. Ushaqaynayeen.
    Waa deni iyo madoobe waa foreign agent
    Marka. Qofkii sugaya. 4ta sano ee Soo socota in somalia wax u hagaagaan. Waa qof. Riyoonaya.

  24. Leopon

    Dee Reerku haduu yahay Reer ku jooga Reernimo,cidina caayi mayso,laakiin waxaa Somalida ka jiraa waa Reer wada socda oo daba jooga Tuug ay qabiil iyo dano gaara ku taageerayaan.

    Tuugani ma socdeen oo waxba muu dhaceen haduuna haysan Reer ku taageersan damaciisa dhaqaale iyo boobka wadanka.

    Reernimo duulaan ah oo wadata Tuug caalami ah maaha wax loo dulqaato.Reernimo socota oo wadan iyo dadba lagu dhacayo in laga aamuso waa waxa 32 sano loo waayay jid loo maro dawladnimo.

    Waxa wadanka sidaa ka dhigay waa Reernimo.
    Xasan sheekh Reernimo ayuu ku yimid oo ku joogaa.

    Hadaad rabtaan isdiidsiiya,laakiin waxa dhibka oo dhan hogaaminayaa waa Reernimo.

    Reer meel fadhiya,dee cidina caayimayso,mid wax qabad iyo dadaal ku jira cidina caayimayso,laakiin Reernimo shiraysa oo u shiraysa inay wadanka iyagu yeeshaan,waa on la caayo.

    Dalmida

  25. Madaxweyne xasan shiikh adeerkiis gen.xuseen kulmiye afrax ayaa Nairobi tagay waxaa soo dhaweeyay vice president xuseen kulmiye nin wuxuu ahaa cajiib ah
    Wuxuu waydiiyay aaway dadkii aan masuulka ka ahaa yacni soomaalida Kenya anagaa masuul ka ah ee Kenya kama ahan masuul
    Maantana bad ayay nagu haysataa
    Laakiin xasan shiikh ama awoowayaashii ayuu raaci ama
    Meel xun kudanbee ayuu noqon haduusan nijaastaan edbin

  26. Daarood ku calaacal badanaa
    Ma waxay moodeen in la xiray
    Xeryahii Dhadhaab

    Dowladda Hawiye ee Banaadir State
    iyo Dowladda Kuukuuyo ee Kenya
    Waxaa ka dhaxeeyo ONLY GANACSI
    hadduu mid xumeeyo kan kalena wuu
    Xumeyn.

    Lkn
    Daaroodku Qaxooti ayuu ku yahey
    Caasimadaha Hawiye Mogadishu
    iyo Caasimadda Kuukuuyo Nairobi

    – Doqontu inaad Quudiso way rabtaa
    Inaad Xoolo beeshana way rabtaa

    * Jaberti iyo Jiirkuba amaal maleh

  27. Leopon

    Kkkk

    Maskiin. IRIR SAMALE miyaad ku qarowdaa
    Maxaa meesha keenay
    Ismail Cumar Geele iyo Muuse Biixi

    Ma waxaad ku jirtay kuwii Diinta ka baxay
    Markay dhamaatey Waqtigii Maxlashii
    Madaxweyne Farmaajo.

    War Farmaajo wuxuu jooga gurigiisii
    ee Diinta ku soo laabo
    Haddaad furtay Islaantiina u tag Culumada

  28. mR. Bahal

    Anigu ma aaminsani. In. Lagu. Edeeyo. Group kaan reer. Gaara.
    Eeg. Example.

    Xasan. Sheikh. 210. Xildhibaan. Codka. Siisay. Reerkiisa. Maximam. 42 codka siisay. More than. 160 xildhibaan. Somalida kale ahaayeen.
    Taasaa kuugu Filan. Inaan. Reer. Keensan. Ee ay ahayd. Doorasho. Boob ah. Oo xaaraan ah. Oo koox. Magafayaal ah. Ay maa mulayeen

    • Leopon

      Waxaad tiri 160 soomaalida kale ah ayaa codka siiyey! laakiin waxaad ka illowday inuu codka iibsaday! dadkii maal galiyey ee kuraasta u iibiyey oo dano gaara leh baa ku khasbay inuu horay heshiiska ka saxeexo! isaguna illeen waa doqon ma gudbe ahe ma odhan aan sugno madaxweynaha cusub!

      Marka culusow maxaa xasan dhiiqo loogu bixiyey? waxaan u malayn in jawaabta cid waliba ogtahay! ninku waa meelxun joog! mar walba bah-dilan!!

  29. Xitaa waraaq official ah
    Ma soo bixin
    Kulahaa Tahriibayaasha xeryaha
    Dhadhaab ayaa sheegay

    Suga ilaa laga dhaho waala idin celin
    Awal miyaad Ganacsi keenijirteen
    Xamar iyo Nairobi

    Subaxdiina waxay u soo shaxaad tagi
    Canshuurteena

    Habeenkiina waxay habaari
    Caasimaddeena.

    Jiirka ayaa ku xaaro
    Juuniga uu Bariiska ka cuno.

  30. Leopopn

    Natiijo soo baxday ayaad ii sheegaysaa.

    Natiijada codadka waxaa ka horeeyay dagaal qabiil ah oo cadaan ah kkkk.Horena wuu jiray maantana wuu jiraa.
    20 nin Murashax oo hal qabiil ah ayaa watay ciidan ay isku qabiil yihiin iyo shacab la qabiil.Wax marmarsiiyo ah iyo Somalinimo ah lama xeerin.

    Dalmida

  31. Ahmed Najaad, moxog iyo garass waa wax fiican, super food waaye. Sidda aad diggirta u caayi jirteen ayaad haddeer moxogga u caayaan Daaroodka, 20 sanno kabacdinna iyagga oo cunnaya ayaad arki doontaan. Murqo ayaa laga hellaa moxogga lols. Su’aaaha ah waagii daanyeer Farmaajo maxeey Kenya Visaha u diidiwaayeen, waxaan ku leeyahay wax ka darran Visaha ayeey ku sameeyeen Kenyaatiga Farmaajo laakiin addinka waad iska indha tirtaan, innagusse waan la soconnaa.

    Gaafow, waan ogahay qolyahii qeeyladda badnaa in eeysan harrin, but all good, looma joojinnaya. Barraha bulshadda iska dhaaf’ee, cadaabta jahannama ayaan la galeeynaa qolyahaas.

    Kenya iyo Ethiopia labaddaba waa dallala dsn naha dhaxeeyaan, waxa u ruufiyaano, waxa qabyaaladda iyo qurrunka Somalia ka jirra u tillaabsiiya dallalka Kenya iyo Ethiopia eaa dad Daaroodbah. Big facts. Those practices need to be exposes and stopped.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  32. Cadaado
    Dadkii dhihi jiray uhuru kenyatta waa daarood waxaa kamid ahaa reysawasaaraha soomaaliya xamza cabdi bare kkkkkkkkkkkkk kasheekee hee

  33. Gedo land

    Xamze xaggeed ku baratay? mise hadal jacayl bay kaa tahay?
    dhibku maaha kenya, ee waa soomaalida adduunkii ka aamin baxay, nin 2 maalmood u harsan tahay ninka heshiis la galay ee garan waayey inuu sugo madaxweynaha cusub maxaa lagu tilmaami karaa? mase istaahilaa inuu dal hoggaamiyo?!

    Dad wada corrupted ah oo dalkooda 2 shilin siisanaya soo ma istaahilaan in cidwaliba ka adeegato! tabar iyo talo midna gacan uguma jirto!

    Dad waa hore dhintay oo haddana is moodaya inay noolyihiin !!

  34. Mo
    ..
    Waa sax. In lacag. Farabadan. La bixiyay. Oo dad. lagatay ahaayeen. Kuwa codeeyay. badankood. Iyagoo. Heli karay. Shaqsi kale. xataa. Hadaysan. Rabin. Team kii hore ayay dalka god ku rideen. Ilaa meesha 42. Nin. Fadhiday.

    Mr. Bahal.
    Kkkk. Waxaan. Xasuustaa. . Maamadii. Dabshid. Eedadiis. Ahayd. Ee tidhi. 180. Wiil. Ayaan. Haystaa. Villadaan. U daadanaa. Haduusan farmaajo kasoo bixiin.
    Waxaad. Arkidoontaa. Meesha. Iminka. Lajooga. 4. Sano kadib. Ayadoo. Lajoogo
    Ama. Dib loo noqday.

    @. Dabshid. Waan. Ku salaamay. Ayaantaan. Laguma arage. Ma NISA. Ayaad. Ku mashquushay.

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented