Xarun uu Madaxwayne Xasan sheikh maanta Xadhiga ka jaray iyo Dood ka dhalatay
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyey Warbaahinta Qaranka ( SNTV DALJIR ) taas oo loogu tala-galay in shacabka Soomaaliyeed lagaga wacyi-geliyo fikirka xagjirnimada ah oo dhibaato weyn ku haya dalkeenna.
Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda Federaalka Soomaaliya sida ay ugu istaagtay la dagaallanka fikirka xagjirnimada ah, taas oo ka mid ah saddexda qorshe ee lagu cirib tirayo argagixisada Alshabaab oo kala ah dagaalka fikirka, dagaalka dhaqaalaha iyo dagaalka ka socda furimaha dagaalka wuxuuna tilmaamay sida ay uga goβan tahay in dalka laga xoreeyo argagixisada.
Dhinaca kale Idaacadda Daljir ee fadhigeedu yahay Puntland ayaa sheegtey in dowladda Soomaaliya ay ka dhacday magaceedii, ka dib markii maanta DFS ay furtay kanaal cusub oo loo baxshay Daljir.
“Kannaalka cusub ee ka tirsan telefishinka Soomaaliya ee (SNTV) ee uu maanta xarig jaray madaxweynaha dawladda federaalka Xasan Sh Maxamuud, waxaa loo cumaamaday magac ay leedahay warbaahinta gudaha Soomaaliya ugu weyn, lehna FM-yada ugu badan ee hawada Soomaaliya ku baaha, taasoo ah warbaahinta Daljir oo ku soo bilaabatay magaca Radio Daljir sannaddii 2003-dii.
Warbaahinta Daljir Soomaaliya iyo magaceeduba waa kuwo diiwaangashan, una diiwaangashan wasaaradda warfaafinta Soomaaliya iyo wasaaradaha kale dawladaha xubnaha ka ah dawladda federaalka, la aqoonsanyahay, sharci ah, misna canshuur bixiye ah.
Sidaas darteed, waxaan Daljir ahaan u aragnaa tallaabadaasi la bixidda magaca Daljir ee Channel-ka Telefishinka Qaranka ee SNTV mid xadgudub sharci ah oo aan laga baaraandegin.
Waxaan qoraal rasmi ah u gudbinnay hay’adaha dawladeed ee ay qusayso arrintaan ee labada heer dawladeed, annagoo dhanka kalana qabsanay qareen sharci” – War ka soo baxay Daljir ayaa lagu yidhi sidaasi.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=61658
Aniga waxaan u arkaa in SNTV-DALJIR lala bixi karo, waa haddii SNTV markasta la socdo..
Waxaa international law la diidan yahay in shacabka ku wareeraan warka dhagaysanayaan oo marna ku qaldamin shacabka warkaan Mediada qortay.
Daljir waa warbaahin weyn oo private ah oo ilaa 2003 jirtay.
SNTV (Somali national television) waa hay’ad qaran.
Ma magac kale ayey wayday dowladda federalka?
Aniga idin la hadlaya hadaan maqlo Daljir Media waxaan u fahmin war shirkad private ah qortay oo ma aamino.
Laakiin SNTV maaha private waa dowladda Somalia codkeeda oo u arkin warkii dowladda Somalia.
Shacabka yaan la wareerin!
DALJIR Puntland laga leeyahay, xitaa Dowladda dhexe maaha danteeda in warkeeda loo Fahmo warkii shirkadda Daljir.
Xagjirmida waxaa la mid ah qabiilka, musuqmaasuqa, mashaqaystanimada, faanka xanaaqa badan.
Waagii yaraa waxaa jiray wargays la oran juray ” Waaga Cusub” oo daanyeer Daahir Calasow bililiqaystay.
Haddii dowladda lasoo noqoto wargayskaas aniga waxaan moodi lahaa warkii Daahir Calasow!
Afsomaliga waa af qani ah, magac shacabka cid kale ku qaldin kan dowladda waa in la helo….!
Waxaan ogahay xitaa national telefon country cod 252.. in la bililiqaystay oo shirkadda Hormuud mamulato.
Xitaa “World Wide Webb” (www.blahaa blahaa.som) la bililiqaystay oo maamulin dowladda dhexe…!
Dalku chaos ayuu ku jiraa.
Hadana Daljir ma private news ayaan aqrinaynaa mise waa warkii dowladda Somalia. Haddii Daljir kawada yiraado? Seen ku ogaan..Yaab.
Wadanka intii burbursanayaa ayaa shaqsiyaad bililiqaysteen wixii dadka ka dhaxeeyey.
Waxaad arkin!!
Magadishu online.com
Hargeysa online.com
Garoowe online.com
Hiiraan online.com etc.etc, oo daanyeer bas wada leeyahay!
Adduunka waxaas waa ka mamnuuc in la baxo: www. Stockholm.com, waayo qofka wax ogeyn moodin war Stockholm qortay, marka horeba waa lagu tuurin haddaad furo damacdo….waa patent Stockholm. Cidna lama bixi karto.
Somalia waa in international patent geyso sida magaca Mogadishu; patent= you can’t use this name, it owns of some one; in this case Somali people.
Allow dowlad aqli leh nasii.
Dameer muxuu sharci iyo Dawladnimo ka kasaa, Bal fiiriya edeb darada Culusow samaynayo, absolutely unacceptable.
Waxay ku tusaysaa Siday mooooryaantu At Soomaali ga uga arradan tahay, xitaa Barnaamijkaas magac bixin ma u samayn karaan.
Yariisow
Calasow
Culusow
Jalaqow
Jilicow
Dhuxulow
Qalocow
Gududow
Gaaabow
Taaakow
Digirow
Fiidow
Kaafow
Xaayow
πππππππππππ. Yaa yaqaan cidaaan
Adoomadiii Awoowgay Suldaan Cali yuusuf
Akhyaareey telefishinada aduunka ayagoo hal magac wata ayay hadana qayb qayb ukala baxaan
Tusaale BBC qayb wararka ah qayb sportiga ah sidoo kale
Bal fiiriya SKY NEWS iyo SKY SPORT
Marka maxaa ku jaban hadii SNTV qayb kamida la furo oo qaabilsan dagaalada ciidamada kujiraan iyo baahinta afgaaraha xag jirkaa oo laga wacyi galiyo dadka soomaaliyeed oo barnaamijyo tvgu sameeyo oo culumada lagu wareysto oo ciidamada furimaha kujira lagu wareysto
oo 24hours shaqaynaya anigu Waxaan qabaa waa figrad fiican oo waliba social media dad badan oo ku xirnaa ay tvgan kuxirmi doonaan
Soomaalidu wax kasta meesha xun ayay kafiiriyaan yaab
Wax fiicanba uma muuqdaan kkkkk
Kkkk. Land of. Punt.
War ninyahaw. Gar xumidaa. Hadana. Comments kaagu. Waa conterversial
Wuu Iska hor imaanayaa. Waayo. Waxaad tidhi. Cali garleh. Caydiidna garleh.
Magaca. Daljir. Waxaa. Iska leh. Warbaahin caan. Ah. Oo. Xataa. FM keeda. North america iyo. Europe. Iyo Asia laga dhagsysto. Internetka
Waa. Khalad. In dawlada fedaraalka. Labaxaan. Iyagoon. Ogolaansho. Kahaysan. Ama. Ka iibsan.
Waxay lamid tahay. Adoo muqdisho. Idaacad ka furtay. Ama. Channel. Oo.u bixiyay
BBC. Ama. Aljazerra. Ama. Garoowe online
Waana. Inay dawladu. Ka laabataa. Ama. Ay ka. Iibsadaan One Millon. Dolor ka siistaan
Dajjir company. Ay magac. Cusub. Raadsadaan
@ Gado. Aka Qolodee tahay..
Qoraalka. Meesha ku qoran ma aadan. Fahmin
Waxa. ) Laysku haysto. Waa magaca. Loobixiyay. Channel ama qaybta wacyi galinta. Oo. Company. Warbaahineed. Ilaa. 2003. Jiray. Oo caan ah. Oo xataa xamar dad badan dhagaystaan. Uu leeyahay. Ee lama diidana. Qaybtaan. Waana fikrad fiican. In. Lafuro.
Magacbaa laysku haystaa kulahaa
Ma tv daljir mise radio daljir baa kuqoran
SNTV baa raacasan SNTV daljir waa magac sax ah
Sababtoo ah daljir kaliya lama sooqaadan
Ayaga laftoodaa magaca soo bililiqaystay
Axmed macalin fiqi xisbigiisa ayaa ladhahaa daljir
Fiqi waa inuu yiraahdaa waa tuugo magacaad wadataan anaa iska leh
Anyway magaca madaxweynaha ayaa bixiyay meel looga laabto maleh waana sax waa labo magac oo isbarkan
Leopon
Sxb saas kama wado, waxaad fahantaa
SNTV-DALJIR iyo DALJIR..waa kala labo.
Laakiin maba fahmin waxa ku qasbaya dowladda Somalia in warkeeda lagu qaldo war shirkad private ah qortay.
Waxaa jira nin furtay Webbsite; Magadishu.com
E-mail iigu soo dir Lop@mogadishu.com.
Can you imagine that and it works..kkkkkk.
How Mogadishu or Afgooye or what ever can be private?
Sababtoo ah; world patent organisation in magac shaqsi sheegan karo ahayn, cidna uma sheegin.
Ka waran haddaan gaari soo saarno Somalia oo u bixino Volvo or Margedez-Benz or Toyota ma kula tahay in okay u arkaan shirkadahaas, waayo patent magac shirkad leedahay oo cidna la bixi karin register ugu jirtaan.
Daljir waa shirkad private ah maaha in lagu qaldo Somali government news…thats what I mean.
Magaca Daljir cidna dhaxal uma laha.
Laakiin shirkadayda waa u bixin karaa “Lop-Daljir news” not only Daljir news or Daljir Radio…there is a big deferent.π€
Land of punt
Leopon wuu kaa saxan yahay! in sntv la raaciyo waxba ma badalayso, war baahin war baahinkale magaceeda qaadan kartaa ma jirto iyagoon ogolaansho waydiisan! marka culusow inuu dhiiqo lugaha la galo waa u caado! ninku waa doqon faashil ah tallaabaduu qaadaba waa fashil!
Hal abuur ma leh, markuu hadlayo waxaad mooddaa inuu ciyaalka xaafadda la sheekaysanayo! markuu shirarka caalamiga ah ka hadlayo lama dhagaysan karo wuxuu ku hadlayo, ninkani uma qalmo madaxweynenimo! maybe soomaalidaan waxba istaahilin, oon mudneyn hoggaan fiican!
Ha wareegto giraantu!!
Culusow horayna waxba uma soo kordhin haddana soo kordhin maayo!
dad dal dhan bililiqaystay ma magac inay bililiqaystaan baa wax la ah!
Maaha markii ugu horraysay ee uu magac bililiqaysto! waxaan xasuustaa inuu machadkii dowladdu lahayd ee ( Siidam uu ula baxay βsimadβ) labada magac wax yar bay ku kala duwan yihiin oo waa xarfaha oo lays daba mariyay!
Ninku hadduusan hal abuur lahayn dowladnimadana ehel u ahayn waa inuu meel walba ku raftaa! tallaabaduu qaadaba waa rafasho! nacas kuraas iibsaday madaxweyne ha kuu noqdo! waa sidan!
Wallee inta xaal sidan yahay inaan horay loo soconayn!
War Madaxweynaha ii daaya waa ducaysane masharicda ha fuliyo waxan ogaa mar
Magaca xisbigisa lagu Qabaaday oo laga xukumay kkkk waa xariif magalo lakiin
Hatan waa wadana madaxwayne noo soo Qaraab
Haddaan Canshuurteena yareyno
– Daaroodku wuu ooyi
Haddaan dagaal ku qaadno
Cadowga
– Daaroodku wuu Qaxi
Hadday dhintaan Askarta Hawiye
-Daaroodku wuxuu dhihi
Hawiye kale dilay
-Haddaan Xarumaheena iyo dhulkeena
Dhisano
-Daaroodku wuu calaacali.
* Laakiin Hadday SOMALILAND QABSATO
Dhul DAAROOD
– WAR DAAROOD LA MAQLI MAAH.
* Aqristow
Mataqaan sababta
Jabhad
Sxb xagey ku dambeysay
Doorashadii Cismaan Max’uud ee
JEEBSIIB HAGGAB CIISE MAX’UUD
– Warka laga soo sheegi maamulkii yaraa,.
ee Jufadii Yareyd ee Max’uud Saleemaan
ma fiicna.
Dastuurka Puntland oo uusan ku jirin
Xoreynta Laascaanood ” hala i laaliyo “.
Kkkkk
Dabshid dowlada puntland dorkan way ka gudbaysa 4,5 madama aan nahay
Hagaha siyasada somalia waxan soo wadna Qof iyo cod ka hana qaada dhaman
Dhulka somaliyed Federaalka aan bilownay sow kama shaqayn dhulka somaliyed
Insha allha waxan arkidoona somali ka gudubta 4,5
Sida kale dabshidow waxan helnay baari madaxwayne xasan shiiq abaar ma jirto
Wuxuu soo jeeb siibo ayan ka jeeb sibayna
Jabhad
Kkkkk
Saas waaye
Baariyow Xamza waa loo bogey
ee BAARIYOW Xassan Shiikh
ha idin deeqo.
Awalba waxa Daarood isku heystay
Waxay ahaayeen
Jeeb Hawiye iyo
Caasimad Hawiye
One man one vote hadday ka hirgasho
Puntland oo ay ku DEYDAAN SOMALILAND
iga filo inaan toggii Garowe cambuulo BEEBESHEE
ku soo cuno.