|

Askari Qof Shacab ah u dilay  Arin Sigaar la xidhiidha oo Dil Lagu Xukumay

Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sids ayaa maanta dil toogasho ku xukuntey Maxamed Cabduqaadir Sheekh Ibraahim oo ka tirsanaa Booliska Koonfur Galbeed qeybta ka howlgasha degmada Afgooye.

Askarigan dilka lagu xukumay ayaa loo heystaa kadib markii uu 25-kii April, 2022 uu toorey ku dilay marxuum Cabdifitaax Cabdullaahi Cali.

Arrinta la yaabka leh ayaa ah in Maxamed Cabduqaadir Sheekh Ibraahim uu u dilay marxuum C/fitaax muran ku aadan jantaha lagu shito sigaarka.

Goobta xukunkan uu ka dhacayay waxaa ku sugnaa ehelada labada qof, saraakiisha maxkamadda ciidamadda iyo dadweyne kale.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=61652

Posted by on Nov 23 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Askari Qof Shacab ah u dilay  Arin Sigaar la xidhiidha oo Dil Lagu Xukumay”

  1. Ninkaan Eelaayga oo kale waxuu calaamad amabba tussaale u yahay sidda eey caqligooda u hooseeyaan Eelaayda iyo qabiiladda yaryarka ah ( to be fair, tan waxaa lagaa yaabaa systemic discrimination iyo dhib kagu sameeyay ilaa iyo waagii Siyaad Barre ilaa iyo markii aan xor noqonnay in eey sabbab u tahay) but facts are facts. Dadkanni dadka kalle waa ka dambeeyaan, waanna ka caqli xun yahiin. Taas ayaanna sabab u ah in uu askarri ku sheegaan uu qof ku dillo cigarette lighter. Waanna caqli daanyeernimaddaan sababta Eelaayda iyo Gaaljecelka iyo Jareerta eey u qortaan, unna recruit gareeyaan argagixissada alshabaab sababtoo ah caqli baddan malahan, diin baddan mayaqaannaan, cilmi baddan malahan.

    Waxaa kalloo daanyeer ah kan ninkaan askarri ahaan u soo qorray. Daanyeer.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented