MUUQAAL: Ciidanka xooga dalka oo dhiigooda shubay, kana hadlay Howlgalkii Masaajidka cali Gaduud
Muqdisho ( Kalshaale ) Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa gaaray isbitaalka Ex-Digfeer ee magaaladda Muqdisho si ay dhiiggooda u bixiyaan isla markaana ugu caawiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay qaraxyadii shalay kooxaha Khawaarijta ah ay la beegsadeen dadka Shacabka ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Waxaanu halkan ku bixinaynaa dhiigeena, ciidanka xooga dalka wuxuu marwalba u taagan yahay gurmadka ciidanka goob kasta iyo goorkasta”
Dhinaca kale waxay ka hadleen howlgalka ciidamada xooga dalku ku qabsadeen magaalada Masaajidka Cali Gaduud.
Gen. Cabdullaahi Cali Caanood afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa la hadlay warbaahinta Qaranka

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=60955
To: Dabshid -Salaan Gobeed- Hawiye””Kuma
Faa,idin 91-dii- Mogadisho-
Maanta- 30-10-2022-
Hawiye – Vs – Shabaab
—————————————–
Hawiye – Ayaa Maanta Mogadisho= marti U- Shabaab?
Thank You and a Thousand blessings
I Could and you Can Too…
Masjid cali guduud lama dhaafo miyaa kkkkkkkkk
Aniga kollay Alshabaab waa yasi jirey oo ciyaal Faay Cali wareersan moodi jiray, laakiin waxaan ogaaday in yihiin xoog la dhayalsan karin.
Sow kuwa dumar ka dhigay Hawiye oo Xamar cidna ninna hadli karin marka suuqa marayso. Yaab.
Arinku ka wayn ciyaalkii Alshabaab oo Puntland na tuseen ciyaal caano u qaybinayaan.
They are powerful enemy….Hala caawiyo Hawiye in iska xoreeyaan Khawaarijta cadow Somali adeegsado oo nagu soo duulay.
Dagaalkeena qabiil fadhi ku dirirka aan dib u dhigano laakiin dalka hala xoreeeyo.
Good lucky✌️