|

Wariye Maxamed Ciise iyo Taliyihii Hodan oo lagu dilay Weerarkii Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Wariye Maxamed Ciise Koonaa kamid ah Saxafiyiinta magaalada Muqdisho ayaa ku geeriyooday Weerarkii maanta

Geerida weriye Maxamed Ciise waa mid si gaar ah uur ku taallo u leh.

Maxamed waxa uu ahaa MADI keligii ka joogay qoys dhan oo siyaalo kala duwan hore loogu laayey. Hooyadii iyo aabbihiii ayaa la diley isaga oo yar, iyadoo walaalkii keli ahaa ee u lahaana South Afrika lagu dilay sannad ka hor.

Maanta ayaa isagiina lagu diley qarax ka dhacay Muqdisho.

Eebbe jannadiisa ha geeyo.

Sidoo kale Taliyihii Saldhiga Degmada Hodan Xuseen Cadceed, ayaa ku shahiiday weerarka argagixiso ee maanta ka dhacay Muqdisho.

Alle haw naxariisto.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=60913

Posted by on Oct 29 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “Wariye Maxamed Ciise iyo Taliyihii Hodan oo lagu dilay Weerarkii Muqdisho”

  1. Qaladka ugu weyn waa in Somalida ayaga is fiirsanayaan..
    Dhibaatada dalka ka jirta cidna uma jeedo, waxaa lagu mashquulsan yahay qabyaalad.
    Dalkiiba waa gubanayaa..adduunka dhan lagu layaa Somalida, meel kasta South Africa etc, ayagoo ilaahay siiyey dal weyn oo deeqa..Somali daanyeer.
    Allah ha u naxariisto miyaa lagu jirin?
    Haddaan diin la baran ama ninnimo middida daabka la adkaysan, dulli baa lagu socdaa wallee laba daarood= aduun iyo aakhiro.

  2. @Land of punt

    Waryaa punt war nagga jooji baroortan beenta ah ee aad waddo.

    Waryaa dhabayac anagu weeynu ognahay in dhibta hawiye ay farxada daarood tahay, waana ogahay ooo waana ku dhaaran karaa in arrintan maanta dhacday iyo wax kastoo xun oo horay u dhacayba ay farxada daaraood tahay oo ayba ku duceeystaan in hawiye ay dhibi haleesho Alle ma haleeshiiyee oo daaroodka munaafaqiinta xaasidiinta ah Eebe habaarkooda haku celiyee.

    Marka punt-yoow anagu weeynu garaneeynaa dabeecatul munaafaqiin ama dabeecada munaafaqiinta, munaafaqiinta waa kuwa carabkooda iyo qalbigoodaba uusaan is waafaqsaneeyn, waana kuwo dhib kula jecel oo laakiin ineey wanaag kula rabaan kuugu sheekeeya, daaroodku waa munaafaqiin malcuuniin, eeyo, xaasidiin iyo waxkastoo xunba, waana cadawga koowaad ee soomaaliya iyo soomaalidaba gaar ahaan beesha dhulkaan iyo dalkaan iska leh ee hawiye EEBE ha barakeeyee beesheena hawiyee.

    Marka saaxiib punt naga jooji baroortaadan beenta ah ee aad nala dul taagan tahay, waxaanba kuu hubaa in dhibtaan aadba adinka (daarood al mulciin) aad ka dambeeysaanee.

    Bye.

    Hawiye-mida and no more fucking shit daaroods.

  3. Alaha unaxariisto wariyaha iyo taliyahaba
    Meel aan laga filayn ayay kaasoo galayaan
    Bal hada yaa islahaa wasaarada waxbarashada ayay weerarayaan

  4. Innaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun
    Ilaahay hawna xariisto dadkaas mooryaantu laysay.
    Waa meel sirdoon shisheeye iyo sirdoon argagixiso gacanta ugashay .

  5. Boqortooyada somaliya

    Hiraab kuye

    Magacaas in aad sheegato maba ahayn

    Maxaad ugu caasiyaysaa Land of punt , you know that he is your master, miyaanu ahayn nin MJ ah oo Maxamud Saleeban ah oo Cumar Maxamud ah see waaye 😂

    Miyaa ilowday mise Waad is mood siinaysaa. Aduunnnn.

    Mida kale wasaaradii Waxbarashada ee AABe siyaad dhisay kadibna Farmaaajo dayactiray markaad bililiqaysateen hadii la weerarary waa hanti soomaaliyeede maxaa Hawiye keenay. Dhaqankiii DAMEERAHA iga dheh ceelbuur iyo Xaradheere meel ku sheeg waxba.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented