Madaxwayne Xasan sheikh oo ka hadlay Geerida Farxaan Qaroole iyo Qaraxii uu ku shahiiday
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Qalabka Sida uga tacsiyeeyay geerida ku timid Taliyehii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan iyo askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku shahiiday dagaalkii saaka ka dhacay deeganno ka tirsan Shabeellaha Dhexe.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay sida ciidamada geesiyaasha ah ee Soomaaliyeed ay uga go’an tahay in ay xoreeyaan dalka oo ay nolol karaamo leh ugu noolaan lahaayeen dadkoodu ama in ay u shahiidaan iyagoo gudanaya waajibaadkaas qaran, waxa uuna sheegay in Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan, Alle ha u naxariistee, uu go’aankaas lahaa, kuna shaqeeyey, maantana u shahiiday.
” Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan iyo askartii kale ee la shahiidday waxa ay waqtigoodii iyo naftoodooba u hureen sidii ay nabad ugu noolaan lahaayeen shacabka Soomaaliyeed, waxayna dadaal badan galiyeen sidii Soomaaliya looga sifeyn lahaa kooxaha argagixisada ah.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud iyo askartii kaleba ee la shahiidday waxa uu Alle uga baryay naxariistiisa Jannatul Fardowsa, qoyskii iyo ehelladii ay ka tageenna sabur iyo iimaan in uu ka siiyo.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=60137
Shaki waa igalay mar Laakiin umalayn in madaxweyne xasan shiikh lagu tuhmi karo isagaaba soo saaray farxaan qaroole iyo saadaq john
Madaxweyne xilkaan yuusan dhaafin reer xaaji saleebaan maadaama reerka rag badan looga laayay dagaalka
Gedo xilbaad ka hadlaysa somali garaadkooda waa iska nooca ninka baxay xil reer loo magacaaba kala wayn subxaanalah noocagaso kale reer jabuuti waxay yiraahdan akhas caleeg,,no one or nobody can fill his shoes farxaan illaahow nin ma ahaa
Hobyo
Adi jabouti majogtay
Hodan
Maxaad igu maagtay anigu waxbaan qiyaasee horta ku caayi maayo in badan baan rag kaa difaacay ee caruurtaada dhaqo waaba hadaad caruur leedahay
Maxay tahay akhas wansheensiyad baa tahay farmaaajo kuwaalatay ileen wiil hiraab wuxuu kugu arkay wax yar maaha
Habar waalatay ayaa tahay ee gedo land ha isku soo jeedin
War naagtu edebdaraa maxaa kuu dhimay
Horta qabiilkaaga sheeg
Noocayga hadii reer Djibouti akhas yiraahdaan
Reer Djibouti ayaa tahay
Laakiin midbaan kuu sheegi haku dhexwaalan soomaalida
Aglagaadana hayga raadin
Naag isku dhexyaacdaa tahee
Gedo maxaad qiyaasi waad isku dhex yacaade,aniga hodan jiilan ma ana ku idhi idifaac anaaba nool oo ka aqli iyo ilmi badan somali badan oo waliba raga somaliyeed ee wada dhagoolka ahe reer jabuuti noocina waxay yiraahda aan kugu celiye akhas caleek yaa labo wajiile xasan dhiiqo sacabka u tun ma dhaantide wada shabaab baa tihiin aniga waxba caydiisa iga qaadi mayso wax adoo kale ah nolosha ka dhacey oo qabiil la ildsran,I am somalian first qabiil ka xorowday jecel wadanka somalia oo horumar iyo barwaaqo gaadha for your information anigu farmaajo kuman walan ismaba soo gaadhno ee waxan jeclaa la jirey team nabad iyo nolol oo dream team aha wadankana cirkaa ku waday,adigu hadiiba aad u qaadatay tageeradaydii dowlada somaliyeed in farmaajo jeclaa wax madhan baa tahay halkaa ha inoo joogto don’t ever mention my nick name.period
Hodan
Car iisheeg qabiilkaa tahay
Farxaan qaroole aun rag kaqiimo badan ayaa dhintee adigu is cadee
Cadeey boolo warka isii xaasbaan leeyahay
Waa ku ogahay waad cidlootay
Wehel baad ubaahan tahaye kabax siyaasada
Hodan
islaamaha qurbaha jooga markay isku buuqaan siyaasadeey kuwaashaan
hagbadii aad diri lahaydeen xasan shiikh baad uga baqdeen inuu cuno kkkkk isku dhexyaaca
Farxaan Qaroole, Allah yaa arxamu.
Waa nin isku deyey in Hawiye adoon Alshabaab noqday xoreeyo oo naftiisii ku waayey.
Geesi intii adoon ahaan lahaa in dagaal ku dhinto ka doortay, weliba wiil yar ahaa.
Reerkiisa u tacsiyadayn gaar ahaan hooyadiis, samir iyo iimaan.
Geerida Farxaan Qaroole waa porsament Alshabaab tusayso rag badan waan dilaynaa.
Waa cabsi gelin, laakiin yaa mpog haddii dagaal dhaco in geeri imaam.
Waaba natural war results.
Shabaabku xog buuxda ayay ka haysteen dhaqdhaqaaqa qaroole!
waxaa caddaan ah in taliska ciidamada nooc walba howl galintooda shabaabku xaadir ku yihiin!! mar haddii lagugu dhex jiro oo aadan sir qarin karin seed horay ugu socon, Al-shaydaan wardoonkoodu illaa Villaduu xidhiidhsan yahay!!
Marka xaalku ma sahlana!!
Wallee waxbaa soo socda
Dawladaan oo hawiye islaayo yaa muuqata
Beesha saleebaan oo udhaaratay xasan shiikh iyo mahad salaad falaq falaq
Wallee culusoow shabaqbuu kudhacay
Qoor Qoor oo dhuusamareeb kulaabtay
Gen.biixi oo lagu cadaadiyay inuu kabaxo Dawladaan xasan shiikh waa farxad adeerkay biixi isatag meesha
Caruurtaada London aad
Meeshaan dawlad kama jirtee