|

Madaxwayne Xasan sheikh oo siwayn loogu soo dhoweeyay Itoobiya iyo kulanka Abiy Axmed

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu billaabatay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u ah socdaalka uu ku maray dhammaan dalalka Gobolka ee Soomaali heshiis la ah darsikeeda.

Wefdiga Madaxweynaha jamhuuriyadda waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Adis ababa si diiran ugu soo dhaweeyay Ra’iisul wasaaraha Ethopia mudane Abey Ahmed oo ay yeelandoonaan wadahadallo ku saleysan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan xal u helidda caqabadaha amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee ay wadajirka u wajahayaan labada dal.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ahmiyad gaar ah siinaya in dalalka Gobolku ay mideeyaan dadaalladooda ku aaddan dabar-goynta argagixisada Al-shabaab oo caqabad ku ah xasilloonida iyo nolasha shucuubta geeska Afrika, horumarinta hannaanka iskaashi ee labada dowladood, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo wax-wada qabsiga.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=60056

Posted by on Sep 28 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

32 Comments for “Madaxwayne Xasan sheikh oo siwayn loogu soo dhoweeyay Itoobiya iyo kulanka Abiy Axmed”

  1. Boqortooyada somaliya

    Dhibaataa haysata Somaliya, bal fiiriya Gurguurte NAFtiiba ka baxdaye. 😂😂😂😂
    Sii orod soo orod buu ka bixi la, yahay.

    Mida kale ma ninkii kuu diidey baad ilaa hada ABEY ii geeya ku haysaaa, walaahay waa mushkilad.

    Horta madaxda Hawiye wax yaalaha ceebta ah ee mar kasta ay madaxa kula jiraan maxaa ugu waxan, fiiriya hada in uu sidiisii sujuudo buu ku sigtay.

  2. Abiye Ahmed oo isa soo dhiibay
    Markuu arkey jabka gaarey askartiisii UGUS

  3. Itoobiya waxaan nahay daris waxaan rabnaa in aan wanaag iyo darisnimo kuwada joogno.
    Waxaa Naga dhexeeyo wax badan oo aanan isku hureyn.

    Sidaas oo ay tahay ma dooneyno in aan aragno madaxwaynihii somalia oo itoobiya hoos fadhiyo ma dooneyno in aan aragno madaxwaynihii oo hadba diyaarad lasii saarto ayadoo wakiil laga yahay.

    Ma dooneyno madaxwaynihii somalia oo lagu leeyahay annaga hargeysa ku geyneyno annaga jabuuti ku gayneyno Annaga Kenya ku gayneyno.

    In layska kaashada cadowga gobalka
    In layska kaashada dhaqaalaha gobalka.
    In layska kaashada wax soo saarka labada wadan
    Waa waxa kaliya ee itoobiya iyo somalia iska kaashan karaan.

    Siyaasadda madaxwayne xasan sheekh.
    Waa somali aduunka heshiis la ah.

  4. Boqortooyada somaliya

    War Xasan Gurguurte haysba duleeyee haduu ku guuleysto in cunaqabtaynta hubka laynaga qaado iyo Arrinta Somaliland. He will be a hero Laakiin haduu sidiisii ku dhamaysto inuu dhulkii danta guuud ula wareegaan isagiyo saaxiibadii Damuljadiid meeshuu tagana ku sujuudo garan maayo wax lagu taageero aan ka ahayn qabyaalad

    Guul somali weyn…

  5. Marka hore ayaa afkaaga la haystaa kkk
    3 bilood ayuu baryootan ku jiray..

    Axmed Shide ayaa luwaha la qabsaday,Areey Abiye noo gee,Areey Abiye noo gee.
    Areey siduu rabo aa yeelaa.
    Areeykkkk

    Waa meel xun joog,bahdilaada saxiib ayuu la yahay kkk,
    Bahdilka..

    Dalmida

  6. Iimaam Dabshid iyo caaqil Garqaad waan iddin salaamay.

    Waa tillaabo fiican oo ii qaaday madaxweeyne Hassan Shiiq in uu ka shaqeeyo xiriirka Ethiopia Kenya iyo Somalia sababtoo ah waxaan nahay Dallas eey aayahoofa isku xirran yahiin. Masar iyo Somaliya amabba Somalia iyo carranta aayahooda iskuma xirna. Tussaale, Somalia eaxeey butbursannewyd 32 sanno, iyo walliba 30 sanno oo ka horreeysay, wax wanaag iyo sharaf oo eey carrabta Somaliya u qabteena majirto.

    Waxaa ku xigga, in uu madaxweeyne Hassan Shiiq xaqiijiyo in safiiradda Ethiopia iyo Kenya ee Somaliya eey noqdaan dad Hawiye ah waligood, si looga hortaggo munaafaqnimadda iyo isku dirka, iyo isku qaska siyaasadaha dallalkaan eey ku sameeyaan kuwwa Daaroodka kamid ah. Kuwaas waxaa kow ka’ah kuwa isku dayya in eey isku dirraan Hawiyaha iyo wadamaddaan iyaga oo dhahaya marna Ethiopia waa caddow, Marna Kenya waa caddow, haddana jecel in eey dhabta Ethiopia iyo Kenya ku fadhiistaan. Waaba intaas siyaasadda eey Daaroodka, Farmaajo iyo kuwa baddan oo ku caqli ah eey naf ka raadiyaan. Waa in lasoo afjarraa siyaasaddaas isku dirka iyo munaafaqnimadda waddamadda geeska Africa eey kulla dhex jirraan.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  7. Cadaado

    Salaan sare Ugaas

    Jabka gaarey Askartii Ethiopia
    ee UGUS, waxay meesha ka saaridoonta

    Farogalintii Ethiopia iyo Kenya

    Waxay meesha ka saaridoontaa
    Maamul goboleedyadii u xajin jiray Addiss Ababa

    Dagaalkii Kacdoonkii Caado Kibir
    oo si xowliya u socdo.

    * eryaay eryaay eryaay

  8. Iimaam Dabshid sallaan sarre iimaam.
    Waa siddaas hadii la jabbing argagixissada alshabaab, caddowga Hawiye iyo caddowga Somalia oo ah one and the same isku mid waa ugga dhamaaneeysaa in eey ka dhex faa”iideeystaan waddamadaan.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  9. Mr BaHal

    Kkkk

    Meesha ku cun cunaysaba
    aan kuu xognee

    Soo AXMED SHIDE, Wakiil kama
    ahan Caasimadaha Xortaa ee Irir Samale.

    Caadi iska dhig, even Faarax macallin
    Waa Caadiye.

    Faarax Macallin waxaa laga ruqseeyay Gabadhiisii

    Mr BaHalna waxaa laga ruqseeyay adeerkiis
    Wasiir Beyle Boorso Weyne

  10. Kkkkkkk

    oo hada ma waxaa lagu farxaya amxaaro ayaa na soo dhowaysay kkkk caqliga

    Reer unukaa leh iga dheh waxan ku Qoslay safiirada kenya iyo ithopia hawiye ha

    Noqdaan ma u malaysa inay awood ku lee yihiin nairobi iyo adiss shalaad barataye

    Waala shubi jirey

  11. Geopolitical ka Aduunka waxaa ku soo wajahan isbadalo waawayn haday ahaan Lahayd Europe iyo Mareykanka ( Western World ) iyo China, Russia, India, Africa and so on.

    Business will not be as usual…!!

    Ethiopia waataa kala daadatay Dagaalka Abbiy Axmed Vs Tigray uu socdo mudo Ka badan labo sanadood ilaa iyo hadana lagu guul daraystay in la xakameeyo ama La joojiyo. Anaga Soomaali ahaan fursad wayn ayay inoo tahay in Dagaalka Ethiopia sii socdo oo isku riiqmaan maxaa yeelay Ethiopia oo Nabad ah waxay Qatar ku tahay jiritaanka Somalia.

    Ethiopia waa Caddawga Somalia marnaba raali ka noqon mayso Ethiopia cariga Somalia oo nabad ah. Meles Zenawi ayuu ahaa ninkii kusoo duulay Hawiye asagoo Waray Dabadhilif Amxaaro marka waa kee ninka maantay inoo sheegi kara Ethiopia Ayaa wanaag inaga dhaxeeyaa..??? No way waa Caddawgeena Ethiopia.

    Ugu Dambayn waxaa Xassan Shiekh horyaala fursado badan uu ku noqon karo Hogaamiye laga waraysto arimaha Geeska Africa. There’s an old saying “ Chance Knocks The Door But Once “ ! Mudane Madaxweyne Xassan Shiekh Maxamuud Don’t miss this opportunity.

  12. Somali heshis ah dunidana la heshiisa
    Last game and last journey
    Inta kadib
    Ugaas DABSHID
    aan kuu saxo magaca
    Tuulada maahan
    Caado kibir ee waa
    Caday kibir geedka
    Layidha cadayga
    Ee lagu cadaysado
    Oo badan baa meesha
    Kuyiiley marki lagu
    Dagaalay oo ninku kibirka ula yimid niman
    Kii Meesha degana
    Marka waa caday kibir

  13. Jabhad

    Kkkk

    Sxb yaan la gaadareemin
    Rasal wasaare ayaan qeybtii u dhiibnee

    Wareegu waa dheeryahey MJ wuu ugu dambeyn

  14. Adeer Ethiopia caddow nooma ahee, sheekadaas eey Isaaqa iyo Daaroodka ku qaldaan Hawiyayaha meesha kala tag. Waa dad aad u caqli xun dadka ku fakarraya kaararkii Ethiopia iyo Kenya naceeybka ee beenta ahaa oo eey Daaroodka ka gaddi jirreen Hawiyaha caqliga daanyeerka leh in uu walligiis sii shaqeeyn doona. Kaarkaas waad soo xoqotteen, wax ku jirra malahan, manna lagu shubbi karro wax dambe.

    Yaad u taqaan cidda amabba qabiilka Somaliyeed ee awwood ku leh Nairobi iyo Addis Ababba? Taas ayaaba caddeeyn u ah in dad Hawiye ah eey Somalia u fadhiyaan safaaradaha Nairobi iyo Addis Abbab. Dad aanan ka shaqeeyneeynin ruufiyaanimo iyo munaafaqnimo qabiil ku dhissan. Sababtoo ah waxeey is tussiyeen sidda kaliya oo eey uga dhex noolaan karraan 3daan waddan in eey tahay in eey isku dirraan oo perpetual war, dagaal aan dhamaad laheeyn uu ka dhex jirro.

    Somalia oo dagaalo kasoo kabsanneeysa oo la dagaalameeysa argagixissada alshabaab qassaaro weeyn ayaa ugu jirra Ethiopia oo burburto sababtoo ah, argagixissada alshabaab ayaa ka faa’iideeysaneeysa. Si lamid ah taasi waa qatar waddamadda geeska Africa oo dhan.

    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  15. Professor Cadaado
    Wan ku salamaya
    Sxb group kii ka naxsana safarka
    Madaxweyne xasan sheikh
    Ma waxa kusoo hadlay oo
    Comments kaso qoray
    JUGGLE uun oo is yidhi bal
    Xoga dhiiri is geli
    Intii kale wey aamuseen
    Bal qiyaas hadii qormadan ahaan laheyd shabaab baa
    Meel qabsaday meesho dhan
    Waxa qabsan lahaa dhuuso
    Caana boore iyo mid quale
    Iyo mashxarad lakin hadii ey
    Noqatay qormadii
    Madaxweyne xasan baa meel
    Lagu soo dhaweyey
    Naqaska ayey si hoose u qaadanayan yaaab

  16. Hade adigu Siyaasad waxba ka garan maysid wixii lasoo marayna Lax Dhukan Baad ka tahay !

    Ethiopia miyeysan ahayn tii Xamar soo gashay ayadoo 50 Kun oo askari wadata Kadibna Hawiye Xoog kaga saaray. Ceelasha Biyaha miyaa jiri lahayd hadii Ethiopia aysan ahayn Caddaw ? Dadka Qaarkii waxbaa ka si ah runtii 🤣🤣 Maba Ogo wixii shalay Ethiopia la isla soo maray waxay kaloo ogayn Dadka Dhoohanayaasha ah sida Nacaskan Cadaado la baxay in Ethiopia iyo Hawiye maro Dhiigleh kala gurteen…!

    Almiino waa layska aamusaa Hadii aad tahay Doqon afka lama kala qaado …!

  17. Mujaahid wiil Xeraale, salaan kabacdi.
    Waa siddaas aad sheegtay kuwa argagixissada alshabaab la shaqeeya ee Daaroodka yaryarka ah iyo agoonta kacaanka waa eey dhuunteen kaddib markii eey arkeen in madaxweeyne Hassan Shiiq uu kabbayo xiriirka Somaliya iyo Ethiopia sababtoo ah, waxeey waligood ku shaqeeysanayeen Hawiye iyo Ethiopia amabba Somaliya iyo Ethiopia oo la’isku dirro.

    Hobyo Godan, daanyeer caqli xun ayaad tahay hadii aad ii aragto nacas. Runtii nacaska runta ah waa addiga. Anniga cidda iyo magaca aad waddatid I don’t give a fuck, maadaama aannan caddeeyn karrin, manna ku dhahayo Isaaq ayaad tahay iyo blah blah. Laakiin, waxaan ku dhaaran in aaddan dan Hawiye thuma wallaahi aadan ka shaqeeyneeynin. Waxaan kalloo hubbaa in aad daanyeer tahay maadaama aadan maskax shaqeeysa laheeyn oo aad ku fahanto jawaabta su’aasha aad i weeydiisay.

    Having said that, daanyeeryahow aan kaaga jawaabo su’aashaadda. Haa, Ethiopia iyo Hawiye maryo dhiig leh waa kala furteen, dagaal xun oo waddanka looga saaray Ethiopia waa lalala gallay. Laakiin siddeey ku dhacday taas? Waxeey ku dhacday Abdullahi Yuusuf oo mislead garreeyay Ethiopia yacni marrin habbaabiyay. Waanna dhacdaa in higaan waddan amabba dal intelligence qaldan lagu dagaal galliyo (remember Sadddam’s weapons of mass destruction) oo Mareeykanka iyo adduunkana lagu dagaal galliyay.

    Anyways, kaddib qiimo baddan oo eey labbadda waddanba uga baxxay caqli daanyeernimadda labbada waddanba, waa la saxay, waana tan keentay in Cabdullaahi Yuusuf xukunka eey ka raacdeeyaan Ethiopia ka, walliba uu ku warreejiyo ninkii hogaaminayay maxaakiimtii islaamka iyo muqaawamadda Shiiq Shariif.

    Hobyo Godan, meel ayaa ku danqattay markii aan ka shiffay in aad la ordeeyso kaar eber ah oo uu waxba ku jirrin, kaarkaas oo ah Ethiopia ayaa caddow noo ah. Hawiye ayaad rabtaa in aad sii marrin habbaabiso masse kuu shaqeeyneeyso. Waxaad ka mid tahay dadka argagixissada alshabaab taageera amabba caqli daanyeernimo hakuu wacnaato, amabba kas hakaa ahaatee.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

    • Cadaado

      Haddaad moodayso in sadam lagu weeraray inuu haystey ( weapons of mass destruction). nin wax og ma tihid !!! maraykanku wuu ogaa in sadam uusan haysan “ weapons of mass destruction “. kaliya waxaa loo weeraray maraykanka oo wayraxsanaa oo 9/11 ay ku filnaan wayday burburintii afqaanistaan! waana midda keentay in sadam la weeraro si loogu ciil boxo! digniinna uu ugu noqdo dowladaha wada fadhiidka ah ee carabra!

  18. Cadaado

    Marka runta la sheego maxaad sidii ruux waalan la rafataa?!
    itoobiyaa soomaali xiriir darisnimo oo wanaagsan la yeelan waa hadal nin aan fayoobayn! waxaa la yidhi ninka wixii la soo maray aan ogeyn waxa jooga ma garto! way caddahay inaad lunsantahay! safiirka itoobiya ha laga dhigo hawiye?!
    waa hadal nin indho la’ oo haddana moodaya inuu wax arko! itoobiya ma kala jeceshahay soomaalida?! ninkii caqli lihi wuu ogyahay jawaabta!

    Maalintii dhaweyd ee al-shaydaan weerareen dowlad degaanka soomaalida hal askari oo itoobiya leedahay ma gelin dagaalka! why? ma kala jecla soomaali is dilaysa! itoobiya maanta iyadaa is cunaysa oo qarka u saaran inay burburto lagamana yaabo inay heshiiso waayo si aan la arag oon la maqal bay isu xasuuqeen!

    Marka Mr cadaado hobyo godan run buu kuu sheegay ee waxba kuma yeelin!
    midna aan kuu raaciyo itoobiya tabar leh oo soomaali wax yeeli kartaa ma jirto
    ee baqdintan badan iska yaree !!!

  19. Cadaado aka ( Mentally ill )

    Like I said before you have no clue wixii la isla soo maray Hawiye Vs Ethiopia ! Qof Kastaa oo an Doqon ahayn waa ogyahay colaada gaamuurtay ee dhex taal Ethiopia iyo Somalia mana aha wax hada biloowday shalay iyo maantay laakiin ay soo Jiitamaysay dhowr Boqol oo sano.

    Adiga Cadaado ah sidaan qiyaasayo ama aan ka arkay qoraaladaada mid wax ka Og ama ka garanaya ma tihid halgankii Soomaalida soo martay iyo taariiqihii Xiligii Gumaystaha xataa wax figrad ah kama haysatid ! Isku day in aad Library tagto Aqrisato Taariiqihii hore ee Soomaalida.

    Mida aad igu sheegtay aniga in aan ahay Shabaab waa wax lagu qoslo waxayna Cadayn u tahay in aad tahay Qof aan fiyoobayn oo waalan. Habeen iyo Maalin baan Halkaan ka sheegaa in Shabaabku yihiin Shayaadiin hadii Qof Shabaab noqonayo Labadeena adaa iigaga dhowr oo kuwa badan oo reerka aad ka dhalatay yihiin Shabaab.

  20. Mo

    Waa sida aad Sheegtay 💯 %100 Ethiopia waa Caddawgeena waligeedna Dooni Mayso Ethiopia in ay aragto Somalia oo nabad ah. Ethiopia ma kala jecla Hadii aad Hawiye tahay iyo hadii aad tahay Daarood Xabashidu Soomaali waa u Soomaali.

  21. Mo and Hobyo Godan,
    Caqligiina ayaad hadasheen, been ayaadna isku sheegeeysaan, rabtaanna in aad dadka kalle u sheegtaan. Labadiinaba waxaad ka simmantahiin in aad Hawiyaha ka dhaadhiicisaan Ethiopia ayaa caddow noo ah si aad Hawiyaha ugu dagaal gallisaan.

    Midda kale, Hobyo Godan, addiga waaye qofka aan fayoobeeyn maadaama aad anniga iiga sheekeeyneeyso library tag oo wax soo aqri lol. Daanyeer inta buug aan aqriyay umma maleeynayo noloshaada baqtiga ah inta ka harsan in aad aqrin doonto.

    Btw, afka annigaba waan ka dhihi karraa alshabaab ayaan necbahay, laakin behavior ka qofka ayaa ka muhiimsan waxa uu afka ka sheego daanyeer caqli xun ayaad tahay hadii aad naga rajeeyneeyso in waxa aad afka ka sheegto aan kaa rumeeysano.

    Ethiopia iyo Somaliya oo heshiis ah ayaan ka shaqeeyneeynaa. Hadii eey Daaroodka iyo Isaaqa la dagaalayaan Ethiopia, addinka ayeey iddiin taal.

    Sheeko raqiiskaas no more ma shaqeeyneeyso. Haana, rag Hawiye ah ayeey qasab tahay in eey Somaliya u joogaan Addis Ababa iyo Nairobi si aanan la’iskugu dirrin wadamadaan.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  22. Cadaado

    Ethiopia waa Dhimatay ayadoo mayd ah bay sariir tii Caasha Dheer saaran tahay ee Cabsida iska daa…🤣🤣 Daanyeeryahoow Caqliga Muufada ah wata.

    Ethiopia waa Burburtay mar dhowna waxay noqon doontaa Dawlado yar yar sidii Ku Dhacday Former Yugoslavia Balkanization oo kale bay ku Dambayn doontaa Insha Allah ee Niyada qayr u sheeg.

  23. Hobyo Godan,
    Funny, sidda aad waxa aad addiga iskaga baqeeyso iigu tilmaantid amabba dadka kalle ugu tilmaantid sidda waali, fullaynimo etc. Waana ogahay sababta aad siddaas ugu hadleeysod laakiin annigu taqtarkaada amabba macallinkaada ma’ihi.

    Bal inta aad maskaxdaada daanyeerka inta aad ka shaqeeysid, is weeydii dhibka iyo faa’iidadda Somaliya oo ah dal soo kabannaya ugu jirra burburka Ethiopia? Waana sababta dad caqligaada oo kalle leh eeysan ugga shaqeeyn missions ka amabba safaaradaha Somaliya ee Kenya iyo Ethiopia.

    Niyaddeeyda qeeyrka aan u sheego maahan Ethiopia ayaa burburreeysa, ee waa in kaararkii Ethiopia iyo Kenya ayaa caddow ah eey dhamaadeen. In khaadka Ethiopia waa fiican yahay, laakiin qaadka Kenya waa xun yahay, kuwaas waaye kheeyrka aan niyaddeeyda u sheego.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

    • Xasan sheekh ha loo sheego in itoobiya maanta tahay doon sii degaysa!
      ee yuusan raacin doonta abiy iyo itoobiya la dagaysa!

      Abiy waa oromo, Oromana waa sida xaabada dabka lagu shito oo itoobiya waxba kama aha! waxa meesha isku haya ee birta iska aslay waa ( tigree iyo axmaaro)
      abiy waa dameer geed ku xidhan oo sugaya ninkii ku xammaalan lahaa!

      Marka xasan sheekh ha is dejiyo, itoobiya way ku daysay, dagaalka xabashiduna wuu socon ilaa xabashidu kala adkaanayaan! dagaalkani wuxuu galaafanayaa wixii itoobiya la odhan jiray! qowmiyadiha tirada badan ee xabashidu madaxa kaga taagneyd maanta waxay rabaan xornimo iyo inay aayahooda ka tashadaan

      haddaan soomaali nahay burburka injirleydu wuxuu noo hor seedi nabad iyo barwaaqo!

      Viva Somaliweyn

  24. Dabshid

    Lol

    Bayle wasiirbuu ahaa,Cilmi waa wasiir.
    Waliba Cilmi ayaan isxignaa.

    Waar dan gaara kama lihi Somaliya e runta ayaan sheegayaa.

    Misgiinkan kolba gidaar ku dhacaya bal wax la qabta kkk
    Waar hunguri iyo siyaasad kala ilaaliya.

    Dalmida

  25. Boqortooyada somaliya

    Hobyo Godan. Xaaal iyo badh qaado UGAAS.

    raali gelina waan ku siiyey, walee maanta waan kuu qiray 100% inaad aragti dheer tahay. Dadka kula doodaya aqoon ethopia uma laha isbedelka dunidana haba sheegin

  26. Hobyo

    Ethopiya ha kala tagto,maahee ha wada joogto,waa wax iyada khuseeya.Innaga maxaa dan inoo ah hadaan nahay Maryoolay?

    Itaal ma jiro oo dhulka ayaan jiifnaa,dee waa inaan dabagalo dadka wax fahansan si aan u helno dawo iyo baxnaano kkk

    Xasan Sheekh waaa saaxiibka Tplf iyo Masar.Dee Abiye 2-daaba dagaal ayuu kula jiraa.Walib Abiye waa Nin Somaliyeed asalkiisa,laakiin maanta waa nin Oromo ah oo rabay inaan isgarabsano hadaan nahay Ummadihii ay soo karbaasheen Reer Abasiniyanku.
    Somali.
    Canfar iyo Oromo.Inaan is garabsiiso ayuu jeclaa,laakiin Xasan waxaadi dan kama kaha – lacag ayuu yaqaan.

    Waar hooy ka daa iyo ka joog waa laga quustay.
    Maantana baryootan ayuu ku jiraa,dee marka hore wax ha dhegaysto.
    Siduu isku lahaa Formaajo chalengree ayuu gudaaro ka go’ay kkkkkk

    Waar odayga ha waalina,waad waasheene e.
    Dalmida

  27. Nacamleeyn munaafaqnimo ayaan ujeedaa kkkkk.
    Hawiye dambe Ethiopia lamma dagaalayee, Daarood iyo Isaaqow orda la dagaalama Ethiopia hadiibeey cadowgiina tahay. So stupid 🙄
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  28. Cadaado
    Itoopiya waxay u atagtaa Soomaali WAYNA NA necebyihiin dad iyo Dalna way naga haystaa ma Diplomaasiyad inan la shaqyno Innagoo Hal ilna isag eegayna.

    Iyada iyo Kenya, bal car arag Soomaali ka didsan Djibouti, Itoopiya waa cadow Soomaali oo dhan u taagan cagta hoosteeda geryso.
    Soomalida ha nolaato

  29. Boqortooyo

    Waan ku salaamay sidoo kale waan kaaga Mahad celinayaa amaantaadii iyo Raali Galintii aad isiisay Mahadsanid saaxiib.

    Saaxiib Ethiopia waa Caddaw soo jireen ah hadaan ku yara xasuusiyo waagii ama Xiligii Obama fadhiyey White House ka Ethiopiyana Meles Zenawi madaxda ka ahaa wuxuu Reer Galbeedka u sheegayey in Somalia iyo Dadkeedu ay qatar ku Yihiin amniga Geeska Africa iyo Aduunka si uu markaa lacag iyo taakuleen uga helo Reer Galbeedka.

    Meles Zenawi waxaa uu Hub is kugu dhiibi jiray Soomaalida hadba kii u taga waxaa Uu u sheegi jiray in uu asaga la jiro marka….. To make a long story short Meles Zenawi waxaa uu taageero xad dhaaf ah ka heli jiray Reer Galbeedka waxayna Sanad walbo siin jiray lacag dhan almost 2 Billion Dollars !! Waa u hirgashay Beentii Uu ka gaday Reer Galbeedka oo ahayd in Somalia tahay wadan halis badan kasoo Socoto una baahan in laga hortago.

    Ethiopia hada waatan xaal keeda yahay Bariga Dhexe oo aysan jirin wax ay iskula Hartay qaasatan Abasiiniya kuwii la isku oran jiray ee ahaa Amxaarada iyo Tigray. Intii kalana ay daawanayaan ayagoo leh Alloow Labo Digo isku baaba’aan.

    Waxaa hubaal ah in dhawaan Ethiopia kala tagi doonto marka waa in ay Soomaalida ka faaiidaystaan Bur burka Ethiopia ee soo socda iyo wixii laga yeeli lahaa Soomaalidana ay la jimaadaan Siyaasad Midaysan si markaa loo xoreeyo Dadka Soomaalida ku hoos nool Ethiopia.

    Mahadsanid

  30. Mr Bahal

    Saaxiib adiga waxay kaaga dhagtay Xassan Shiekh laakiin Waxaa kuu soo jeedin Lahaa in aad eegto ( The Big Picture ) iyo isbadalada ka socda Dunida aynu joogno Qaasatan ( The Horn Of Africa ) !

    Waxa ka socda Ethiopia waa i quseeyaan “in a way” maxaa yeelay Ethiopia waxay Xoog ku haysataa Dhul iyo Dad Soomaaliyeed.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented