MD Xasan Sheikh oo dib ugu soo celiyey derajooyinkii NISA Gen. Cabdalla Cabdalla
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku saleeyey Xeerkan Madaxweyne, sharciga dhismaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee Lr. 14, soona baxay sanadkii 1970-kii, codsi uu soo gudbiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed iyo muhiimadda ay leedahay in dib loo soo celiyo xuquuqdiisa iyo darajooyinkiisa ciidan, si waafaqsan dastuurka iyo sharciyada dalka.
“Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, laga bilaabo maanta oo aan saxiixay xeerkan Madaxweyne, waxa uu xaq u yeelanayaa dhammaan xuquuqda ciidan ee sharcigu uu u ogolyahay, iyadoo xeerkani uu baab’inayo dhammaan wixii xeer ah oo ka horreeyey.”
Xeerkan Madaxweyne ayaa dhaqan galay, Ogoosto 30, 2022, oo ah markii lagu baahiyey faafinta rasmiga ah ee dowladda.
DHAMMAAD
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=59297
Maasha’Allah, thank u madaxweeyne Hassan Shiiq. A justice leader. Waa hogaamiye cadaalad ah.
Walaahi in aanan aqoon ninkaan general Cabdalla qabiilka uu yahay, laakiin waxaan ku dhaaran in si dulmi ah, iyo isticmaal si qalad ah xafiiska madaxweeyne oo uu u istimaalayay Farmaajo in jagaddaan iyo darrajadaan horray looga qaaday. Taasna waa cadaalad darrada hooyo iyo aabo u ah burburka dowladnimadda iyo dalka Somaliya.
Madaxweeyne Hassan Shiiq waa hogaamiye daacad ah, nabadoon oday Somali ah. Manna ahan kalgiis taliye.
Bow he is undoing the injustice and damage that the previous president Farmaajo has caused.
Hadda waxuu saxayaa oo uu daaweeynayaa madaxweeyne Hassan Shiiq dhaawacyadii iyo caddaalad darradii uu horray u sameeyay Farmaajo.
Tillaabdaan iyo booqashooyinka uu madaxweeyne Hassan Shiiq ku tagay goboladda dalka dad ayaa fitno iyo dacaayad u baddalay niyad sammida madaxweeyne Hassan Shiiq si loo hello Somali heshiis ah. Waxaana waajib ah in heshiiskaas uu ahaado mid dadka Somaliyeed iyo qabiiladda u cadaalad falla, mid maya dhaha sadbursigga, mid maya dhaha in gobollada qaarkood eey canshuur bixiyaan oo lagu biilo xafiisyadda dowladda halka gobollada kalena qaarkood eeysan waxba ku darsan amabba kusoo kordhin dowladda dhexe.
Xisaab aan iskugu imaano.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
Muddane Madaxweeyne Waad Mahadsantahey
Ninkaan Cabdala Cabdala Waa nin Aqoon
Sare iyo Khibrad Fiican Ka Gaarey Xaga
Sirdoonka Waa Ninki Iftiimiyey Dilki Ikraan
Tahliil iyada o aan Cidi Ka Warq
Cid Ka Warqabta Ma Jirin Dilki Ikraan Tahliil
Waa Laso Hoobanaya Tartiib Tartiib
Sotta Scallo
Ninkaan Cabddala Cabddala Shaqadisi
Sirdoonka Ha Lagu Celiyo Karbaashkisi
Ha Bilaabo Tiirki Dambilayaasha Lagu
Toogan Jirey e Qalaley Waagi Ina Farmaajo
Waa in Lagu Qooyo Dhiiga Argagixisada
Iyo Poliska Laga Keeney Kalshaale iyo
Hagoogane e Dadka 2da Doolar u Tooganaya
Well come back Taliye
Mulkiileyashii oo Jaanta Isla helay iyo
Baari Hamza oo noo dheelahayo Dirgax dirgax
Ninkan ay u dodayan xata ma yaqanin debiga shaqada looga saaray ujedadoda
Keliya waxay tahay waqtigii ina farmajo oo daarood aha ayaa la kadhifay ee ku
Xumayn usoo celi hadee waa Ninkii galay khiyamo Qaran ina xasanka waraqda
Qoray iyo kuwa halkan jooga waa isku caqli
Yaa Salaam!
Horta Waxaa Ilaah Mahadiis ah Dadka sida ay u baraarugeen oo ay u Abaabulanyihiin markaan oo Dowladnimada loo ilaalinayo barobagando Hal mar ayaa Xukunka lagu koray Mar kale dhicimeyso waa sidii xukunkaan loo qabtay oo gacan aamin ah ayuu ku jiraa! gacan kale oo Aamin ah ayaa lagu wareejin doonaa inshaa alaah.
Hambalyo GER abdalla abdalla.
Daawo sababta xilka looga Qaday abdala
https://youtu.be/Gjk0EWs3M3E
Jabhad
KKK
Daarood aa,
Daarood kama Dambey Max’ed Siyaad
Haaa, ma waxaad ula jeeday Farmaajo
Oo soo Majeerten maaheyn wixii lahaa
Kharash iyo DABO-QOODHINIMO waxaan
u sameynaynaa sidii Farmaajo loo dhaafin
lahaa Villa Xoriyo.
Dee wuu oo hammigiini waad gaarteen ee
ordoo Saxara iska celiya
Arboowe ma ogeyn inuu Ogaadeen
igula JIDHO tartanka Qaadum Hawiye.
Farmaajo maahan C/llaahi Yuusuf
Mareexana maahan Majeerten
5 sano kahor ayaan kuu sheegay
Dagaal galiyahii Kablalax
General Xaliimo SOOFE
ayaa horey idinkugu sheegtay
Sade marlabaad idinkaga hormar taariikhda
Nin Daarood ah oo kursi ka degay
oo aan EXILE LOO DIRIN
* Arboowe ma durbaba
Jabhad,
Kkkkkkkkkkk omg, ma ninkaan khaniiska ah ee Daarood oo mooda in dhowr aayad oon ka dhab aheeyn uu ku qaldi karro dadka ayaad lasoo shirtagtay.
Aan kuugu dhaaro kan oo kale xataa wallaahi in aanan Salaad ku xirranin, iskaba dhaaf xaarka iyo beenta afkiisa kasocda in aan dhageeystee.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
Bisinka cadado
Culimada ka xishoo oo alah ka baq mise nacaybkii baa ku madax maray
Jabhad,
Caqli daanyeer 🐒 🐒 🙈 🙊 weeyn ayaad tahay hadii aad rabto in aad igu aamusisso sheekaddaan raqiiska ah. Culumo kan oo kale maahan umanna aqaano. Ee adiga ayuu culummo kuu yahay. Intaas ma fahmi kartaa mise caqli daanyeer 🐒 🙈 🙊 ayad tahay?
Dalmida
Gos bless Somalia 🇸🇴
ninka haddii basaasnimo lagu qabtay soo ma ahayn inuu xabsiga liinta ku cabo!
waa maxay shaqadaa laga caydhiyey! haddaan la xidhi karin nin dowlad kale u basaasaya! maxaa shacabka masaakiinta ah loo daalinayaa oo beenta loogu seexin. ma la waayey nin raga oo yidhaahda war dalka waa la haystaa oo msxmiyad buu ku jiraa!, dooorashada iyo baarlamaankuba waa maaweelo ee yaan lagu tashan, ninkii dowladnimo dhab ah raba ha u diyaar garoobo halgan dheer oo dib loogu yagleelo qaran soomaaliyeed oo xor ah!
Ninka moodaya in soomaaliya dowladnimo ka jirto waa nin aan qaangaadhin!!
Nin oday ah baa odhan jiray soomaalida marka loo yaabo baa ilaahay farash u furaa! maanta waxaa wadadii burburka cagta saaray amxaaro injirley oo ah cadowga 1aad, 2aad iyo 3aad ee ummadda soomaaliyeed! ma aqaan inaad maqasheen qowmiyadda amxaaradu waxay isla dhexmarayaan in xasan sheekh uu masuul ka yahay dagaalka dib uga qarxay itoobiya!! waxay yiraahdeen safarkii uu ku tagay masar iyo imaaraadka ayaa lagu go’aamiyey in itoobiya la burburiyo!
idaacadahooda kuwa ugu afdheer baa narratieve-kaas beenta qayaxan ah alifay oo is leh itoobiyaanka kale ee amxaarada neceb ha idin dhagaystaan! oo ha ku soo jeedsadaan soomaalida taasoon maanta sinaba u soconeyn! waxayna tusaale u tahay cadaawadda gaamurtay ee amxaaro injirley u qabto dadka soomaaliyeed!
Waxay ka xun yihiin in dagaalkii sokeeye soomaaliya ka dhamaaday, kaliyana ay al-shabaab yihiin kuwa nabadda hor taagan, iyagana sooner or later with a bit of luck in la soo afjari doono. is riix riixa Soomaalidu waa “headache” laakiin cadowga rasmiga ihi waa amxaaro injirley!!
Wallee hawiyee qaar madoobe baan dawlad baran waxay ku leeyihiin jawaasiistii xogta qaranka bixineysay baa darajooyinkii loo soo ceshay ninkii argagixisada la shaqeyneyey ee ka ceyriyey lagama maarmo Taasoo micnaheedu yahay in aysan hawiye qaar madoobe rabin dawlad dhiska somaliya iyo inay isku milmeen argagixisadii mahad salaad =mahad karatee. Fiqi fitno= abuu cubeyda. Muqraar roobaw = abuu camaar. 30 millionle = abuu kabokutukade. Xasan culusaw= abuu damjadid. Muuse Suudu,c/qeybdid oday xaad,m/darbaweyn,prof duul duul= ciyaal weero. Islaw,odawaa,xaa doolde,xaaf, mr baahane,alqabyaala, iyo qaar kaloo badan= beeso.
Jabhad
Odagaan Makhnuudka ah e Nac Nac Leh
Xaguu Jirey Muxuuse U Hadli Waayey
Marki Qaadka Ethiopia Lo Xirayey
Xasan Farmaajo iyo Qooska Maka Hadalyey
Warshada Sokorta So Saarta iyo Beeraha
Waa Weeyn e Xaaska ina Farmaajo Ka
Iibsatey Wadanka Ugandha o Lagu iibsadey
Lacagti Ummada Maka Hadalyey Guryaha
Qasriyaalka ah e Ameerika Looga Iibiyey
Canug Walba o ina Farmaajo Dhaley o
Lagu iibiyey Hantidi ummada Maka
Hadalyey Wixi Hanti Lagu Shubanayey
Aduunka Wadaad Maahin e Waa Munaafaq
Qabyaaladi Ka Dhex Guuxeeyso Marki
Ina Farmaajo Joogeyna 2Da Can Ayuu ku
Ruugi Jirey Xoolihi Umadda Hada Waxa
Uu La Qeeylinaayo Naaski uu Jaqi Jirey
Ayaa Gurey
Cidi aan Ku Qanacsaneeyn in Hawiye
Xoolihisa ilaashado heeyska Takto
Hadi La diido o Yuuska Lasi Wado Gafuurka
Leeyska Tumayaa
Faan iyo baqbaq dad loo sheegikaro ma noola maanta.
Dadka magaaladii ay qabsadeen,91kii wali qiiqayso,32 ee tagay isbaaro to Alshabaab u kala gudbay in wax laga sugaa waa qalad..
Waxaa jira wax xal loo raadiyo si wax looga qabto iyo wax laga quusto.Wax u baahan inaad ka quusato hadaad xal u raadiso waad qaldan tahay.Saa heerkii xalka ma joogo e wuu ka gudbay.Wuxu joogaa heerkii ahayd in laga samro.
Muqdisho in laga quusto ayay joogtaaye,ma joogto meel ah in xal loo raadiyo si nidaam looga yagleelo.
Waa sida qof kaa dhintay,dee inaad aastaa.
Maaha inaad maydka sidayo.
Waar 32 sano meeshaad wax ka wadiwayday,yaan wakhti lagu lumin.Waa in laga gudbaa..
Kolba Mooryaan isbaaro soo lahaa haku daalin.Iyo Mooryaan soo socda.
Dalmida
Mr Bahal
intaas facts weyn ayaa ku hadalkaan aad qortay
“Dadka magaaladii ay qabsadeen,91kii wali qiiqayso,32 ee tagay isbaaro to Alshabaab u kala gudbay in wax laga sugaa waa qalad..”
Alshabaabkuba waa niman madaxdooda Xamar hoteelo ku leeyh
ihiindhex jiifa, suuqa bakaaraha.
Hadana xal keena baa la leeyahay, waad arkin Amisom iyo Alshabaab midna meel uma socdaan.
Beelo ayaa ku ilmo dhashay,
Land of Punt
Magaalada Qiiqeeysa e Isbaaradu Dhex Taalo
e Aad Sheegeysid Maad Ka Tashatid Hadi
Aad Heeysatid Meel Ku Dhaanta o Ka
Maarantid Doqontu in Ay Ku Shaxaadana
Waa arabta in Aad Xoola Beeshana Waa
Rabta
Mr BaHal Adiga Futooy Waa Gus
Gus Isaaq Ayaa Kugu Jire e Heeysku Jebin
Wiil Hiraab
Xamar waa magaaladii ku dhashay, inaan degidoono u malayn oo maba la qabsan karo, ehel iyo asxaab inta ku hartay waa faro ku tiris.
Laakiin caasumad qaran oo belo ku habsatay yaan laga hadlin war miyaa?
Waan shoogidoonaa maalin kasta in Xamar aka the old white Pearl of Indian in Amisom, Atmis, Alshabaab, tuugo, Mooryaan iyo belo isbarkan 32 sano kufsanayeen.
Ilaa Caasumadda laga bedelana dadaalka waan waydaynaa..
Xageen uga harnaa caadumaddii aduunka noo aqoonsanaa.
Yaa kaa yeelaya in caasumad qaran ka dhigato tuulo qabiil leeyahay oo lo iyo ari ku xeraysto.🤧
Land of punt,
Qalad ayeay aheeyd in aad ku dhalato Mogadishu addiga oo Majeerteen ah. Siad Barre ayaa iddin keenay, iddinku hayay, xoolaha dadka Hawiye iddin xaddi jirray, guryo xaaraan ah iddin siin jirray. Waxaas oo dhamaaday ayaad la cabaadeeysaan. Gaalo iyo Muslim ba waa ogyahiin. Ee ka samra Somalia oo dib dambe u xukunta cid aanan Hawiye aheeyn.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴