Galdogob oo isku tashatay iyo diyaaradii ugu horaysay oo maanta ka degtay (Sawirro)
Galdogob ( Kalshaale ) Diyaaraddii u horreysay ayaa maanta ka degtay garoonka diyaaradaha ee degmada Galdogob oo lagu dhisay hab isku tashi bulsho oo hormuud u yahay Wasiirka Duulista Federaalka , Duraan Faarax
Garoonka Diyaaradaha ee Galdogob ayaa la soo gabagabeeyay wajiga koowaad, waxaana Munaasabad ka dhacday garoonka oo wali dib u dhisku ku socda, ayaa lagu daahfuray duullimaadyada isku xiraya Galdogob iyo gobollada kale.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya , Duraan Axmed Faarax, maamulka degmada iyo qeybaha Bulshada Galdogob ayaa munaasabadaa ka qeybgalay.
Maamulka gobolka Mudug iyo golayaasha kale ee Puntland ma jirin cid ka socotay oo ka qeybgashay munaasabadda duullimaadyada Galdogob lagu daahfuray, waxaana diyaaradii ugu horaysay ee kasoo degtay ay kasoo kacday magaalada Muqdisho ee Caasimadda ah.
Magaalada Galdogob ayaa kamid ah magaalooyinka ay dadkeedu isku tashaadeen, waxaana ka hirgalay horumar kala duwan.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=58347
happy to welcome you- Galdogob- international-Airport?..
—————————————————————————
it was my pleasure- waxay ahayd farxad
Guul-Gobonimo
Dawlad Mise Deegaan Tol?
————————————
Dhaqankaa soo jireenka ah ee ku dhisnaa dawladnimada tolka ah iyo dawladnimadii uu keenay maamulkii gumeystuhu ee ku salaysnaa in wax la wada yeesho aanay ilaa maanta is-qabanayn?..
———————————————————————————————————–
= Talo xumo tol ma badiso
= Tol wada toosan lama helo
Waa in Somalia meel kasta nolol ka jirto.
Caafimaad, waxbarasharo, Isgaarsiin iyo nabadgelyo.
Dadku marka intaas helaan ayaga ayaa wax qabsan.
Federalism, democracy and above prosperity.
Waa dal wax kasta yaalaan.. Xoolo nool, Kaluun, beero waana dhul weyn oo dad yar ku nool yihiin..
Vivo Puntland.
Vivo Somalia✌
Watch Galdogob city.
Rag tashaday xitaa cirka waa toli karaa.
https://www.youtube.com/watch?v=wX3t4qAqHrA
Who will beleive this is tuuladii Galdogob oo xitaa guri sar ah ku oolin 1990
Watch one minute clip.
https://www.youtube.com/watch?v=yU4RKuPXA4I
Ilaahay roob ha siiyo Somalia. Aamin
Hadda abaar xun ayaa ka jirta Somalia oo dhan.
Land of Punt
Aaway Maamulkii Puntland ? Saw kuma haboonayn in ay meesha ka muuqdaan in Kasta oo aysan waxba ku darsanin dadaalka socda ?
Goldogob waa taa Xamar ku xirantay Burtinle is next !
Hobyo Godan
Waxaad ku jirtaa dadka ogeyn taariiqda Galdogob iyo Leelkase iyo Majeerteen waxa ka dhaxeeya…run
Galdogob magaalada lafteeda iyo haddaad Galkacyo aado ama Wardheer aado ama dhica Ceelcad ( Dhudub iyo Galaadi aado waxaa Dega Majeerteen.
Leelkase iyo Majeerteen maaha dad cidkale dhexgeli karto..run.
Galdogob meel Puntland iyo Killilka 5aad ahayn oo ku xirnaan karto maba jiri karto.
Yaa yiri: Wasiir Somalia ah gobolkiisa ma tegi karo, sow kuwa Majeerteen ma taqaan Garoowe.
Haddaad is leedahay armay Leelkase aka Tanade ka xarig furtaan Majeerteen, Taas ilaahay ma oran waayo geografically ayey u socon karin….
Welina ma arag nin Leekase ah oo igu yiri: Majeerteen dhibbay nagu hayaan, dee dhaliil Puntland maamulka anigaba waan dhaliilsanahay…
100 sano sug in Majeerteen iyo Leelkase ciddi kala dhexgadho…kkkkkkkk meesha ma Sool iyo Sanaag ayaad mooday oo shisheeye nagu dhex jiro nakala laashuusha oo xuduud leh.
Galdogob 200km meel u jirta kuma arkaysid qof Daarood ahayn..True
For your information 🤔
Hobyo goadan
By the way:
Ma jirto degmo iska socota oo iska nool keligeed.!
Puntland meesha kama maqna.
Guddoomiya gobolka Mudug Deni ayaa magacaabay, gudoomiyaha degmada Galdogob iyo golaha degaanka Deni ayaa magaacay.
Mushaarka police-ka Galdogob Puntland ayaa bixisa, Macalimiimta mushaarkooda Puntland ayaa bixisa, Cusomka laga dhisay Tuurdibi waxaa maamula Puntland.
Shaqaalaha caafimaadka waxaa maamusha Puntland..Vetenario xoolaha caamimaadkooda waxaa maamusha Puntland oo xoolo badan oo Boosaso ka dhoofa laga keeno. etc.
Marka Puntland intee uga maqan tahay?
Caadi iska dhig Boowe.😑
dalka waa in nolol meel kasta ka jidho waa yahay A reer gal Dogob horta han balyo hanbalyo marka xigta Tolow Doqon kii Madaxa Wan ka lahaa ee Shir shore magsciisa ilaah ku imtixaamay oo lagu miisaamay shir shooraha Weli maqolkii La taliyaha loogu magacaabay Buu weli sidii Uga madax cad yahay sida wankii malooliga ahaa puntland lama wada laha baa lagu yiri saa waa tegi waayey in koore kay Lee yihiin ee qaaday rikoorka Doqonimada waa isla qoyas isna oo waa ku wa looga Caratay magcii shir shore soomali land lama wada leh baa lagu yiri welina toobin buu wataa uu murqaha ka saaro snm toobin baan maqlay cajiib
Qofka iswaydiinaya intee ka timid lacagta laamiyada Galdogob.
Waa tan ee daawo.
https://m.youtube.com/watch?v=Edg92dXBky0