Madaxwayne Xasan sheikh oo ka hadlay Xaalada Muqdisho ee Faraha ka baxday !
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Masjidka Shuhadaa ee ku dhex yaallo xarunta madaxtooyada, kadib Salaaddii Jimcaha ayaa ka hadlay ammaanka magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa si gaar ah carabka ugu goday dhibaatooyinka adag ee ay xilligaan wajahayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhaca ka socda magaalada Muqdisho.
Sidoo kale wuxuu farriin u diray dadka shacabka ah, wuxuuna ugu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa Booliska Soomaaliyeed.
“Dadka deggan magaalada Muqdisho waxaan leenahay walaalayaal ciidamada amniga halala shaqeeyo, waxaan leeyahay dib ha isugu noqdaano,” ayuu yiri madaxweynuhu.
Waxa kale oo uu intaasi kusii daray inay ka go’an tahay in la xaqiijiyo amniga, si looga hortego falalka amni darrada ah ee xilligaan ka dhacaya caasimada Muqdisho.
“Dowladda waxaa ka go’an in amniga la sugo waa saxeynaa, waana la ciqaabayaa askariga qaldan waa la toosinaa, waana la daba socdaa,” ayuu sii raaciyey.
Dhinaca kale madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday dagaal ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose, gaar ahaan deegaanka Jilib Marka, kaas oo lagu qaaday kooxda Al-Shabaab.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in howlgalkaasi khasaare lagu gaarsiiyey Al-Shabaab, xilli ay ku sugnaayeen koontarool ku yaalla halkaas, balse ma shaacin khasaaraha rasmiga ah.
“Jilib Marka saaka howlgallo waa weyn ayaa ka dhacay nimankii nabad diidka ahaa ayaa lagu laayey waddada ayey taagnaayeen ee dadka ku dhibaayeen askari ayaa qatartaas u qaatay,” ayuu markale yiri madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Hadalkaan ayaa ku soo aadayo, ayada oo howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka socdaan qaybo badan oo ka mid ah dalka, waxaana Al-Shabaab dhankooda ay kordhiyeen weerarada ay ka fuliyaan gudaha dalka, ayaga oo xittaa u tallaabay dhanka xadka Itoobiya.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=58341
reeer muqdishoow 2 arimood iska daaya.
1 qofka tuuga ah bustoladda iyo toreyda dadku dhacaayo
hadii lasoo qabto in uu wiilkiini noqdo oo ka daba timadaan.
2 ciidanka amaanka ee habeen iyo maalin usoo jeedo
ilaalada amaankiina in aad edeysaan.
sidaaas waxaa yiri MW hassan sheekh.
anna waxaan ku darayaa.
qofkii tuugada lasoo qabto ka daba yimaad
halala xiro oo isku si haloo xukumo.
muqdisho 3 xaafadood ayey xoog uga howl galaan
ciyaalka wacalada ah ee ciyaal weero.
3 xaafadood waxaa u badan beesha uu madaxwaynuhu
kasoo jeedo.
hadiiba magaladii ugu amaan xun tahay qaybtii reeerka
madaxwaynaha in aan wax kala ka hadalno sow faduul maaha?
dhibka ugu wayn ee gobalka banaadir waxaa masuulka ah
madaxwanuhu reerka u kasoo jeedo.
anigoo oo garqaad ah.
4 asbuuc ka hor ayaan madaxwaynaha u gudbiyay.
CV. waxaan ka codsaday in lay magacaabo taliyaha
amniga ee gobalka banaadir.
hadii madaxwaynuhu xilkaas igu aamino
waxaan ku kalsoonahay in aan wax badan ka bedeli
doono amaanka gobalka banaadir.
somalidu indho garasho maleh ee wexey leedahay
indho cabsado.
Xassan Shiikh dawlad dhisan oo sal adag oo xag amni iyo xag dhaqaaleba xawli ku socota ayuu la wareegay ka dib marku cinqilaabay xukuumaddii hore…
Dawladdi halakay ahayd inuu halkii ka sii amba qaado ayuu illayn waa Madaxweyne raacatee ku wareejiyay raacatadii u cinqilaabay, oo ku abaa mariayay hoggaankii dalka, asna diyaarad buu iska fuulay ingayr ah…
Natiijadii waxay noqotay in Xamarna ciyaalweero qabsato, dalka intiisa kalena Shabaab… Waxaad mooddaa in ku talo gal loo samaynayo amni darrada…
Waxaa socda qorshe dalkan la rabo in uuna kaga bixin gacmaha Atmis iyo UN…
Waxaa socda qorshe qotodheer oo lagu minja xaabinayo dayn cafintii…
Musuqii oo noqday wax aan laga yaxyixin… Damjadiid awalba waa la ogaa inayna dan qaran lahayn ee tahay NGO ay shisheeyuhu Soomaaliya ku cabiidsadaan…
kalsame
kkkkk.
hadii xasan sheekh raacate ahaa farmaajo muxuu ahaa?
waa aduunyo caloosha ka raran in aad adigu xasan sheekh raacato ku sheegto.
5 maalin markii xasan la doortay ayaan kaa hayaa
waan is cel celiyow hayaa in aan mucaaradu.
aniga ayuu ahaa qofkii kugu dhahay hays caburin
ee waxaad doonto sheeg cidna kugu colaadin mayso.
ciyaal weeeradu wexey bilowdeen dowladii farmaajo
waqtigeedii dadka somaliyeed oo dhami waa ogyihiin.
in aad h dowladda cusub oon weli la dhameystirmin
3 biloodna aan gaarin aad qaladaad dowladii hore jiray
ka tagtay aad ayada ku eedeyso wax kale maahan
waa uun qabyaaladii oon geed lala soo marin.
ciidankii melateriga oo madaxtooyada horteeda
difaac iskugu jira.
madaxtooyadii dhexdeeda oo laba oo ciidan u kala xiran.
alshabaab oo 5 sano canshuur qaadaneysay.
alshabaab oo 5 sano xurnimo ku nolaa oo maanta
awood u yeeshay in ay itoobiya weeraraan.
waa wax laga dhaxlay dowladii 5 sano wadanka maamuleysay aduunka waxaa ugu liito qof wuxuu
isagu haleeyay ka dhumanaayo ee weliba donaayo
in uu dadka dusha ka saaro ninka ragga ah waa ninka ku dhoco in uu sheego wax isaga ka halaabay.
dowladda xasan sheekh shaqo adag ayaa hortaalo
kama saari doonto nac nac annagu shaqo ayaan uga fadhinaa qofkii hadlaahu hayska hadlo.
madaxwayne farmaajo ayaa lagu dhahay.
madaxwayne ciidankii qayb ka mid ah muddo kororsiga
kasoo hor jeedo ayaa fagax xirtay. wuxuu waydiiyay
qofkii aqbaartaas u keenay fagax meesha ay ku taal?
madaxwayne farmaajo inta qoslay ayuu dhahay annaga
fagax waxba nagama gelin ee ameey madaxtoyada
ku dhex jiraan kkkkkk qofkaas ayaa 5 sano wadan noo mamulaayay.
Dadku wax ay dhacaan ayay rabaan sidaadii.Wax ay xoogaan ayay rabaan sidaadii.Dawladnimada ma rabaan sidiinii.Beenta ayay shubayaan sidiinii.
Dadkani wax dhacaya,Xasan Sheekh waa Macalinkooda.Waaa kii Ciidanka samaystay ee diiiday inuu sharciga u hogaansamo.Waa kii dafiray dawladnimada ee ciidanka amaanka ku sheegay kuwo uu Formaajo leeyahay.
Xasan waaa Dameer Wasakh ah oo Mooryaan ah..
Sidee dadka ugu sheegikaraa inay sharciga ilaaliyaan?
Sidee dadka ugu sheegikaraa inay Policeka la shaqeeyaan?
Saw maaha Odaygii diiday inuu u hogaansamo nidaamka Policeka ee ammanka magaalada?
Saw maaha Odaygii watay ciidan uu ku sheegay Badbaado?
Haa,waa kii.
Sidee u diidikaraa ciidan uu wato Oday kale?
Sharcigu waa maxay?
Kkkkk
Adooo Mooryaan ah,oo mansab iyo dhaqaale ku helay bililiqo iyo inaad diiday nidaam shacbi ah,cid kale wax nidaam ah uma sheegikartid.Waa qaacido aan sina loo dhaafikarin.Waxaas meesha uu joogo dulinimo ayaa taala.
Waana taa ka muuqata Somaliya.
Waa dhaqan aad Bulshada tustay.Bulshadu waxay raacaan raadadka kuwa hogaamiya ama hormoodka la yidhaa.
Waxa uu Xasan Dameer ku hadlayaa waaa yaayakhsi iyo wax uu ka khajilo qof Damiirle.
Saa dadku isaga ayay la safnaayeen.Wixii u baray,wixii uu tusay,wixii uu ku abaabulay iyo wixii ay barteen ayay ku socdaan.
Ciidanka maxaa iga galay.
Ciidanka Reerkayga
Amaanka maxaa iga galay
Reerkayga ayaa I taageersan
Lama xidhikaro.
Xoog ayaan wax ku rabaa.
Dhaqankaasi waxaa hogaan u ah Xasan Dameer.
Wuxu u yimid meesha inuu baabiiyo nidaamka dawladnimo oo la yagleelay.Wuxuu ka baqay in la soo qabto oo maalin aan dheeray maxkabad la keeno.
Haatana waa u baabiinayaa wixii dhismay ee Ciidan iyo dawladnimo ahaa.
Dad badsn oo uu ku jiro dani uguma jirto dawladnimada Somaliya.
Ninka sugaya Xasan Dameerbaa dawlad dhisaya,ha xusaabtamo.
Tuug Xabsi ka baqaya,xisaab ka baqaya,magac xumo ka baqaya oo sidan ugu badiso weeyaan Xasan Dameer.
Sidan iyo nidaamdarada ayuu ku macaashaa.
Dalmida
Caaqil Garqaad waan kusalaamay,
Maasha’Allah, good job, in aad amniga gobolka Banaadir in laguu dhiibo dalbatay. Waxaan ku kalsoonahay in aad shaqo ka fiican tii eey qabteen daanyeeradii horray xilkaas u soo qabtay aad qabanneeysa wallaahi.
Garqaadow, ninkaan Kalsame iyo agoonta kacaankii haddii eey moodaan maantay in eey tahay 1969kii Somalida eey arkayaana u moodaan Somalidii horre, waxaanna hubbaa in eey adduunkaan ka tagi doonnaan iyagga oo wareersan, confused ah oo ciil qabba. Taasna umma fiicna weeyse riyoonayaan!
Dalmidda.
God bless Somalia.
Kkkkkkkk
Garqaad kuye taliyaha amniga ee banadir hala ii magacabo
Bos iyo balwaan waxay dheheen Qandaraska Qadka ha nala siiyo kkkkkkk
War dowladnimo Iyo Qof Qabyalad madax martay wala kala ilaliya ee ka xishoda
Dadka somaliyed
Hadii Maarta dahab lagu sheego kkk
Qofka aan aqoon waa lagu qaldaa.
Dad 31 sano Muqdisho isku dhex dilayay,ayaa maanta 2022 dawlad Somaliya u hagaajinaya kkkkk
Sideebay suurto gal u tahay arintaasi?
Waaba kii baabiiyay oo isla goobtii fadhiya.Iyo dawladbaan hagaajiyayaa lol
Alla maxaaa nacasnimo lagu Abtirsaday.
Qaraxa miinooyinka ayay soo dejiyaan waan aqbalikaraa.Waa sax.
Dalmida
Garqaad
Waan qoslaa marka ay kooxdaadu BADBAADO MOORYAAN geelaqalto ku sheegtaan CXDS… Intaa ayaaba kuugu filan halka aad qarannimo iyo dawladnimo ka joogtaan…
In case you forget ma jirin CXDS oo ku geel qashay Madaxtooyada agteeda…
Waxaan jeclaan lahaa in aad dib u xasuusato ciyaal weero iyo Badbaado Mooryaan 2 daba waxaa sameeyay Kooxdii H.Jazeera oo uu Xasan sh horboodayay shaqona kuma ayna lahayn N&N…
Wixii dhacayba dhace adigu sidaa doonto u fasir cid kalena dusha u saar jariimooyinkii 5ta sano socday ee ay Kooxdii AR KA BAX villadu samaynayeen ilaa xukunka sidaa ku fuuleen, lkn hadda adinkaa meeshii jooga…
Waxaa la idinkakaga baahanyahay in aad dalka sida u dhaantaan…
Madaxweynahana noo daaya aan rifnee, 5 sano ayaad Farmaajo iska daaye carruurtiisa iyo caa`iladiisa halkan ku aflagaaddaynayseen, maalin idinkama aynaan qaban… War dalka iyo Madaxweynuhuba way naga dhexeeyaane waxba yaan la is guulguulineey…
Kalsame
Tuuladii Cabudwaaq oo ay degan yahiin
Population ka yar kuwa Degmada Deyniile
ayuu Mareexan u kala xirtay Diini iyo Wagardhac
Markaas ayaad ka hadleysaa Caasimad ay
ku nooshahey 5 million
War Inan Layaalku wuxuu nala joogey
ilaa Waqtigii aan ka soo wadney Barafkii Buffalo
Wlh Dhaley ayaan soo hormarey Guriga
aan ka dajiray Xamar, markaas ayuu nin
Cismaan Maxamuud ah igula kaftamey
Sidaad u xeeriseen Farmaajo u maadnaan yeerin
Cabdullaahi Yuusuf.
Aawey raggii Mareexan hanaga qateen
Midkaan reer Dalal aawey inay Xabbad ridaan
waa uun Reer Mataan camal.
– Ganuunac badanaa Ma Gunba
Dabshid
An kula kaftamee horta sxb adigu ma qabri baad wax ka soo qortaa?…
Uma ekid nin la socda dunidan waqtigan iyo Soomaaliyaba…
War adigu bal dalkii orod oo tag, oo markaad soo ogaato wax Kalshaale imoow, inta ka horraysa komentigaba iska daa…
Qaddarka sida aad u hadasho miyaa kaa daacad ah oo kaa Lillaahi ah?…
Caabuwaaq dad walaalo ah baa deggan ama ha is dileen ama ha heshiiyeene, kolley sida tuulooyinkaaga carruur shabaab ahi ma gumaystaan…
Dadka noocaaga (Raacatada) ah way adagtahay in dood la isla fahmo, waayo STONE AGE kii baad ku nooshihiin…
Dabshid
Wax iskula har sidee wax kaa noqdeen ?
Reer Mataan Dad aad iyo aad u wanaagsan baan ka aqaan sida Reer Mataan Reer Diinleey ( Reer Tiiroow ) marka kaa yeeli maa anoo nool in aad Hortayda ku Ajaafayso ee sida ugu dhaqsaha badan Raali Galin ka dhiib hadalkaa kaa soo Yeeray !!
Kalsame
Salaan sharaf guddoon aqliga ku jeclahay.
Siyaasad waa meesheeda laakiin Somalinimo waa muhiin.
Meesha waxaa soo gala dad aad moodid in lacag ku qaataan in Somalia qabiil la iskugu diro.
Waxaad tiri: Haddii qabyaalad joojiya la diiday anigana waa in dhashiii Daarood isku raadiyo oo shiriyo..kkkkkk
Haddii beesha Daarood qabiil waxkasta ku cabiraan Somalia boqorka xukunka dhicin ayey noqon lahaayeen.
Taas waa run.🖐
Kalsame
Dabshid waa sida aad sheegtay; waa nin cirka ku nool, meel la isku dagaalay ayuu ogaa ee meel lagu heshiiyey ma oga.
Quruxda Xamar ka muuqata dagaalkii sokeeye ka dib, kasoo bilow Cabdulahi Yusuf oo mooryaantii ka qabtay iyo Farmasjo nidaam dowladnimo u eg ka sameeyey ma oga Dabshid and company.
Xasan Sheik ayaa looga fadhiyas in dal adduunka la jaanqaada ka tago…
Bal inay Hawiye halyey leeyihiin la hubsandoonee!!!
Hobyo Godan
Reer Mataan waa ragga keliya oo Hawiye ka degi jiray meel Balcad ka dhow oo cawska keeni jiray, dhagax Kaawada jabin jirin oo Nuuradda gubi jiray. Kkkkk
Reer Mataan ma afgarankaraan Mooryaanta kasoo yaacday gobolada dhexe oo Dabshid ka mid yahay.
Marka goof sheegtaan been been ah, waxaa loogu yeeraa ” Goof-jooge” oo reer Mataan ah.. kkkkk
Bililiqo iyo Reer Mataan oo noqday= dhaxal Goroyo Dhabad baa leh maxaa kala haysta…kkkkkkk
Guryihii Majeerteen oo Dabshid sheeganayo ayaa mid reer Mataan ku oran ” Ar maha ka kud, qandho fildaran ku qaadaye”🤭 Gurigaan aniga oo nuuradda mariyey ayaaba ka xishooday in sheegto, dad xalaal quudato ayaa leh..kkkkkkk
Xamareey xaaladaa badan..🥴
Daanyeernimada xamar loogu khammaarahayo nabaddeeda garan maayo. Waar damun jadid aka Islaax aka himilo qaran garan maayaan garannimo.
Mooryaan Mahad Salaad wuxuu ku badhaadhaa fashinta dowladda.
Xasan sheekh waa in shaqada ka caydhiyaa Mahad salaad weliba lagu daraa saldhigyada ku fashilma aagga ay joogaan .
Garqaad
Sugidda aminga xamar waa shaqa fudud oo sal u tahay Horumuud iyo qabalayaasha wareegayaha xaafadaha oo mooryaanta dhashiikaha u saaran yihiin la soo xareeyo. Labadaa haddi la sugo ghost soldiers/saraakiil laga sifeeyo ciidanka laba daraadle NISA la casriyeeyo lagu ladho…….Xamar waxay ku noqonaysaa golden age albeit iyadoo waxbadan dhiman yihiin.
Bal eeg Horumuud oo adeeg Telecommunication ah laakiin oggolayn tartan isgaarsiineed oo xalaal ah, og daanyeerta shabaab adeegsanaya, arkaysana halka uu ka hadlayo cidda uu la hadlahayo, wuxuu ku hadlahayo, marahayo ama u jeedo iwm oo cid ka hadlaysaa jirin oo ay ka aamusan yihiin. Yaab
Why dowlad ku sheeg kasta oo timaada free pass u siisaa Horumuud iwm ?
Why horumuud u saarayn black out Jubbada dhexe, iwm ee ay shabaabku subscribkooda hormuud iyo its subsidiary ie Taaj money transfer caddahay?
BTW maxaad ula jeedda xamar waa la wada deggan yahay ee lama wada laha?
Yaa leh caasimadda Qaranka?
.
Wallee Soomaali baanan garan qarannimo
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
LOP
Arrinkaa maalinkii aan iri ayaan sugayay in aad wax ka dhahdo…
Waad gabbatay maalinkaa… Sabab?…
Kalsame
kkkkkkkkkk
Ma gaban ee intaan qoray tirtireen Kalshaale mise aniga ayaa wax qalday..
Dee hadaba waan kaaga jawaabay..
Darood in ayaga isciilaan mooyee cidi ma ciilin, waa marka qabyaalad ka hadlo.
Aniga kuma jiro dadka aaminsan in Somalia qabiil ku dhaqanto.
Talada Mareexaan oo ah, wax Daarood la yiraado dal ku maamulimayno ayaan ku raacsanahay. kkkkkkkkk
Kuwa meeshaan wax ku qora Hawiye iyo Darood midna ma matalaan.
Dhalasho waa meesheeda laakiin Somalia waa loo siman yahay.
Farmaajo ayaan diiday oo Xasan Sheik ka doortay, qabiilna ma ahayn ee fikirka Farmaajo ayaanan u bogin oo ahaa Dumiya federal, cidda bariis rabta Xamar ha timaado anigana warkayga ha dhageysteen…
Farmaajo ma qabin nacayn Kablalax anigana ma qabin nacayb Mareexaan ee waa siyaasad iyo fikir kala duwaanasho.
Tuulaydayda in nolol iyo xornimo ku helo ninka diidan taageeerimaayo macal Aaabahay hadduu yahay..thtas true.🖐
Lols @ land of punt,
No comment!
Dalmida.
God bless Somalia.
Lop
Bani aadamka caadiga ah siday u fekeraan baad u fekertay…
Intaa aad tiri baan anba aamminsanahay… Muhiimaddu waa in dib loogu noqdo Soomaalinnimadii iyo is walaalaysigii… Xaqiiqaduna waa in dalku u afduubanyahay kooxo yar oo dantooda ku ilaashada kala faquuqa Soomaalida lkn cid is neceb iyo cid isu cadow ah aysan jirin…
Federalnimadu waa in aysan dilin Soomaalinnimada iyo Pan-somalism-ka, hadday dilayso iyada laftirkeeda ayaa noqonaysa mushkiladdeenna…
Waa in laga qabtaa Soomaaliya kooxaha kala faquuqa ee ka macaasha bur burka iyo dib u dhaca shucuubta Somaali wayn…