|

Deg deg Itoobiya oo sheegatay dilka Fuaad shangolle iyo saraakiil kale

Muqdisho ( Kalshaale ) Milatariga Itoobiya oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa xaqiijiyay in dagaalkii socday lagu dilay saddex kamid ah hoggaamintii Alshabaab.

Waxayna kala yihiin;

1.Fu’ad Mahamed Khalif[Shengole] oo ku qornaa abaabulka iyo borobagandhada kooxda Alshabaab.
2-.Abdul Casiis Abu muscab oo ahaa afhayenka alshabaab.
3- Cubeda Nuur Ciise oo ahaa masuulkii Alshabaab u qaabilsanaa dhinaca xuduudka Itoobiya iyo gobalka Bakool.

Si kastaba warka dilka Fuaad shangolle ayaa maanta gelinkii hore qaar kamid ah warbaahinta Soomaalidu ay tebiyeen.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=58329

Posted by on Jul 29 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

13 Comments for “Deg deg Itoobiya oo sheegatay dilka Fuaad shangolle iyo saraakiil kale”

  1. Adinka iyo kuwaad disheen waa isku kaaya mid
    injireey alshabaab nacalatulaah waa ii farxad isku jaba

  2. ina shangoole waa awrtable adeerkiis maxamed cabdi yuusuf canshuurtii hawiye ayuu 30 sano wali xamar kucunayaa wadani baan ahay hakaa saarto
    Wadanimo mareexaan oo hawiye deris iyo maamul iyo difaac la ah ayaa kuqasaaray
    ilaa hada dhulkakygii baan dhisan la ahay
    War mardhaw waa lakala tegi doonaa ee nin walboow tuuladaada dhiso
    Mr bahal
    May maqlaydaa ileen adaa tuuladaada muuse biixi kugu xukumaaye

  3. Gedoland

    Anuu adiga kuu caayi maayo Mareexaan ahaan,walee.
    Xataaa hadii aad tahay.

    Saa wax jira ma tihid.
    Waligay kuuma caayin Mareexaannimo.
    Muddo dheer waa igu soo orodaa kkk
    Waar noocaaga waan u dul qaataa.Waxaa jira dad aan iska dhaafo lol

    Mar hadii aanad haysan guri bililiqo ah,iska baashaal.

    Borama iyo Hargisa waa isku mid.
    Cid uunbaa xakumi.
    Muuse ha xakumo,ama Ciro,Samatar,Faysal.
    Ama cid kale oo timaada.

    Waaar dadkaasi waa nolol wadaag.
    Mustaqbalkoodu waa isku mid,gaajada iyo haraadka way wadaagaan,barwaaqadana waa wadaagaan.

    Dalmida

  4. Mr Bahal Gedoland waa asxaabta magacyada badan waqti haku luminin.
    Magac la qaato iyo beel la iska dhigo waa nooc ka mid ah daciifnimada.

  5. Oo hada ma ina shangoole ayaad difaacaysaan
    Somali jecel
    Nin kaa daciifsan kalshaale soo ma galo
    Abtiyaaloow so adigii hawiye ugu digri jiray
    ilaa uu garqaad kuyiraahdo abtinimadaada waa ku daalnay ee qalbiga ha ixanuujin
    Maantana abtigaa xasan shiikh oo aan hal danbi lagu hayn oo waliba reer sade beerka dhulka ugu haya yaad afka kutaagaysaa
    Maalin walba xasan shiikh reer sade ayuu leeyahay jubalaand sidee urabtaan maxaan dawlad ahaan lanala gudboon
    Adiga iyo kalsame kastuumo cay unbaad wadaan
    Waadna arki soomaaliya madaxweyne xasan shiikh adinkoo wada amaanaya hasugi waayin waa sadex bil ceeb caleeg
    Mareexaan dhabayaco iska daba ordaya adinkaan idinka arkay

  6. Raxanweyn oo hawiye udhaaranaysa waa calaamadaha muuqda ee qof walba is weydiin karo
    Aragaanee kaalaya oo jasiira qabsada
    Walaahi inaan cidna idinka celinayn hawiye
    Adaa bilaabee ha ooyin hadhow

  7. Gedo land

    Adigu maxaa tahay?, yaase tahay? marreexaan inaadan ahayn way caddahay!
    anigu waxaan ogahay in hawiye gaar ahaan habargidir ay duulaan ku tahay dhulka koofur galbeed! raxan weyn hadda ka hor waatii usc baydhabo ka soo jaftay ee caydiid iyo mooryaantiisii firxadka ku soo galeen muqdisho!

    marka nimankaa raxanweyn xaq bay u leeyihiin inay dhulkooda difaacaan.
    culusow inuusan caqli iyo dadnimo midna ma le, waana nasiibdarrada dadka soomaaliyeed ee joogtada ah. bal nacaskan iska qoslaya isagoon cidina la qoslayn
    baa la leeyahay waa madaxweyne!

    Soomaalidu waa dad aan istaahilin in ay helaan hogaan fiican! waa ummad habaar qabta oo meel lagahaysto aan la ogayn!

    Wakhtiga hadda la joogana talo faro uguma jirto, oo maba laha capacity ay dalkooda ku hantaan! waxay ku jiraan maxmiyad (trusteeship) mana oga goor ay ka bixi! dowlad ku sheegta waa uun tababar loogu diyaarinayo in ay bal dowlad noqon karaan mustaqbalka!!

  8. Mo

    Dawlada adaa reysalwasaare ka ah waxba xasan shiikh haku mashquuline
    Maku qanacsan tahay ina cabdi bare aar
    Haa ama maya
    Kursigaaga majeerteen iyo mareexaan baa isku haysta
    Jubalandna waa kaa qaadi

  9. @Gedoland kkkkk war miyaadan xishoonayn?Qof kastaa garan kara in aad munaafiq tahay. Damiirkiu waxaa kaa qaaday comments Kalshaale waxba ma bedelayso.
    Xasan Sheekh Maxamud beenlow in aad tahay waligay ma caayin,mana mucaaradin.
    Hawiye oo dhan abti iima ahan ee hooyaday ka la dhashay ama qaraabo dhaw la ah un baa abti ama seedi ii ah doqon yahow.
    Illahay ka baq munaafaqnimo ma fiicna comments waxba ma ahan.
    DAANYEER CAQLI DAMEER LEH AYAAD TAHAY.

  10. Nacaskan Ha biqlayso yaa magaca nooga dhiga…

    Waliba waa Habiqlasyo kii ugu doqonsanaa, waa bahal uray oo ama waalan ama qalbi carruur ah oo waliba Alkolik ah…

    War Amxaar xitaa wuu garan karaa in aadan Mrexaan ahayn iska daa Soomaaliye…

    Gedo Sheegad

    Xassan dadka kama xigtaan, waa la caayayaa oo lagu tufayaa, runtuna waa inuusan ahayn hoggaamiye qaran, ma laha beeshaada in uu Madaxweyne u ahaado ee laga aammuso ayaad rabtaa, taana dhici mayso…

    Hadduu Jufadaada/Jufadiisa Madaxweyne u yahay caddeeya asna ha caddeeyo, markaa Soomaali madaxweyne qaran bay dooran asna cidu wax ka sheegi mayso…

    Wax aad is qarisoba horta ma ku gaarsiiyay in aad iska tuurto hagoogta?… Najis..

  11. Kalsame,
    Kkkkk, ninyahow waad ka dhacsantahay sidda eey illa tahay u fiirsashadeyda dartood.

    Horta aan ku bilaabee yes, waan u dannaaniyaa Gedo land sababtana waxeey tahay addinka oo dhowr nin oo Daarood sheegta ayaa halkaan waxaad lasoo fadhissaan ninkaas Gedo land maahan Mareexaan. Lols, sow lamma mid aha isla sidda eey addinkabba dad meeshaan wax ku qorra eey iddiin dhihi jirreeen inaad magacyadda soo badalattaan amabba qabiillo kale aad tahiin?

    Waxeey illa tahay in addiga iyo kooxda ku dhagan Gedo land eey iddiinku adkaatay in aad aqbashaan in uu jirro qof amabba dad dhaliili karro reerka uu kasoo jeedo, amabba taageerro u noqon karro reer kalle! Miyaad aragteen midkaan Godabiirsi ee u dhimanaya Daaroodka kahor qof Daarood inta uusan u dhimman? Ma arragteen innaga oo dhaheeyna Godabiirsi ma tihid oo waxaad tahay Daarood? Masse arragtay anniga oo Hawiye Qaarmadoobe dhahaya amabba Ceeyr iyo Sacad dhaliil caay u eg ka sheegaya? Ma arragtayse dad Hawiye ah oo halkaan i leh Hawiye ma tihid etc?

    Farqiga addiga iyo group kiina halkaan iyo dadka reer magaalka ah ee caqliga leh iddiin dhaxeeya waa kaas!

    Hadda ninkaas Gedo land waad caaysayee adkeeyso/adkeeysta in uu labba jibbaar iddin caayo, waa haddii aad tahay nin rag ah oo geesi ah oo aanan caqli daanyeer laheeyn. Xasuus, ninkaan Gedo land hadda kahor waa is galnay anniga iyo issaga.

    Teeda kalle sow addiga maahan qofkii lahaa war Daaroodow aan shirno aan is abaabulno kaddib markii la raacdeeyay Farmaajo? Marka, sow caqli daanyeernimo maahan in aadan u ogollaan qabiiladda kallana in eey siddaas oo kale isku abaabullaan? Haddii waxyaabahaan aan sheegay eey run yahiin, mushkiladda addiga iyo dadka siddaada u fakirra eey ku hayaan Somalia ayaa ka weeyn tan Gedo land ku haya Somalia.

    About the topic, haddii uusan warkaan Ethiopia ka faafinayaan uusan aheeyn dacaayad.raqiis ah iyo caqli daanyeernimo oo run tahay in eey dilleen hogaamiyayaashii argaggixisadda alshabaab, waa guul eey Somalia iyo Ethiopia gaareen qaasatan Somalida. Waan ku amaanaya Killinka Shanaad iyo geesiyaashooda Liyuu Booliska sidda eey u tusseen argaggixisadda alshabaab in eeysan lamid aheeyn Somalida eey dulleeysteen argaggixisadda alshabaab
    Dalmidda
    God bless Somalia

  12. Cadaado

    Gedoland af buu leeyahay, yaa noo kala turjun adiga ku iyiri…

    Waan garanayaa sababta, waxaad 2 igaar oo Habiqlayso ka wada tirsan isna og…

    Midda Daaroodka, soo xaq uma laha Daarood in uu shiro sida aad u shirtaan, maxaa diidayay in shiraan oo bidcada ka dhigay… Mise Mrexaan Daarood
    sheeganaya baa ku dhibtay ood ka naxday?… .. NB… Anigu arrinkaa waxaan kula hadlayay koox meeshan wax ku qoraa ood ku jirto oo 5 tii sano oo la soo dhaafay aan maalin ka nasan wax ka sheegga Daarood. gadayayna Hawism aan fahmi meeshuu u socdo…

    Hadalkaygu wuxuu ku jihays-naa kooxdaa reer Kalshaale, iyo Habiqlayso siyaasaddii Soomaaliya u beddelay Hawiye vs Daarood been ah, waqtigaa waan garan la`aa sababta lkn imminka waan ogaaday…

    Sababtii waxay noqotay Kooxda HAG ayaa waxay soo naqliyeen ama soo loox jiiteen siyaasaddii SSDF iyo SNM ee ahayd dadka qabiilkaaga haddaad doonayso in aad iskuna duubato askarna ka dhigato waxaa loo shidaa filim cadaawo, yacni cadaw aan jirin baa loo sameeyaa, cadawga ugu macquulsanna wuxuu markaa noqday Daarood… Arrinkaa waan soo ogaaday…

  13. Ilaahay run haka dhigo in dhinteen nijaastaas ummadda dhameeyey.
    Doofaar Ina Shanqole waa big deal asaga iyo Cali dheere waa isku level.
    I hope they bite the dust and face the the gods justice in death.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented