JIGJIGA: Mustafe Cagjar ” lafahayaga haddii la shiido waxaa laga helayaa Soomaalinimo”
Jigjiga ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Musfata Cumar oo Jigjiga kusoo laabtay kaddib todobaad uu socday hawl-gal ka dhan ah Al-shabaab ayaa ka jawaabay fal-celin ka dhalatay haddalkii shalay uu ka jeediyey ee Feer-Feer ee ahaa inay geli doonaan gudaha Soomaaliya.
– “Soomaalinimada iyo karaamada shacabka soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan oo ay ugu horreeyaan kuwa Jamhuuriyaddu cid naga jeceli ma jirto”.
– ”Dhiiggayaga iyo lafahayaga haddii la shiido waxaa laga helayaa ‘Soomaalinimo’.”
– “Xudunta Soomaali oo dhan meelay ku nooshahayba waxay taallaa deegaanka Soomaalida (Soomaaligalbeeed). Soomaali jacayl waakii aan calanka deegaanka u beddelay ee aan astaanta soomaalinimo ugu dhex muujinnay (Buluugga).
– ”Ma jiro dhul iyo xuduud aan cid ku haysannaa laakiin haddii marka ay (Al shabaab) weerarka soo qaadayaan iyada oo la arkayo cid wax ka qabanaysaa ayna jirin, waa inaan ka hortagno”.
– “Xaafada kugu dhagan in saacad walba lagaa soo dhagax-tuuro,muraayadahana laga jabiyo,waxay keeni inaad iska qabato oo aad u tagto qofka soo tuuraya ama inay iyagu kaa qabtaan”.
-“Wixii gar ah in laga garaabo ayaa fiican.Haddii maalinkasta cadawgu soo dhaafayo oo aan waxba laga qaban ama uu isku abaabulayo meel kuu muuqato,waxay lamid tahay dhagaxtuurkaas.” Ayuu yidhi Madaxwayne Mustafe Cagjar.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=58301
Wixii gar ah waa 8n laga garaabo.AfSomali sax ah,balse lagama yaqaan ama lagama fahmo Koonfurta Somaliya.
Xadkaaga ilaasho,xaq uma lihid in aad kasoo gudubto jaalle.Hadda ayaa Kenya Jubaland laga saari,la yahay mid kale ma yeeli karno waanba fahannay casharkaas.
Shabaab waa lagu shaqaystaa waana loo diray ddsi.
Mustaf cagjar iyo intii caqli leh waa ogtahay.
Mustaf waa ku amaanan yahay difaaca dalkiisa iyo dadkiisa.
mustafa cagjar
waa kufay ee halla istaajiyo.
walaalkeen cagjar wuxuu ku dhiiraday wuxuu abya axmed
ku dhiiran waayay.
hadii ciidanka uu ku dharanaayo ahaan lahayeen
kuwa somalida waxbeey ahaan lahayd laakiin
in uu dhoho isagoo somali ah ciidanka
itoobiya wexey bufey zone ka sameysanayaan
gudaha somalia waa hadal diwaanka u galay.
alshabaab waa cadow waa in layska kaashadaa
ayadoo caqli dadaal lagu dabaqaayo.
kenya ayaa somalia sharci darro kusoo gashay
madaxwaynihii somalia markuu kasoo hor jeestay
waxaa soo dhaweeyay raisulwasaarihii wadanka
isagoo qabiil dartii ugu tagerayaay in gudaha somalia kenya soo gasho.
maanta dhibatadii ayaa maaro loo la.yahay
in hadana maanta itoobiya gudahs somalia bufer zone
ka sameysato mecnihii waa qayb somali xurta ah ka mid ah oo gacanta itoobiya gasho.
somalia somalibaa leh.
MUSTAFE CAGJAR IYO DEGANKA UU MADAX WAYNAHA KA YAHAY EE SOMALIDA EITHOPIA XAQ BUU U LEEYAHAY IN UU DIFAACDO OO KA DIFAACDO KUWA LASOO FUULO EE BILAA XIGMADAA WAAYO WAXAAN OG NAHAY IN DULMI IYO DAALIM NIMO LOOGU DIRAY WIILASHA KOONFUR SOOMALI LAGA SOO ARUURSHAY NOOCAY DOONAAN HA NOQDEEN WAA IN XUDUUDA AY XIDHAAN DOWLAD DEEGAANKA SOMALIDA EITHOOPIA OO WELIBA AAD LOO CIQAABAA KUWA LAGU HELO CADAAWADA IYO DOQO NIMADA LALA DOONTAY WALAAHAY WAA XAQ WAAYO MAXAA U GEEYEY ALL SHABAAB MEEL SOOMALI DEGAN TAHAY OO NABAD AH WAR HOYADOOD HAWASEEN EE FOOR FOORARIYA OO MADAXA KA WADA CALAAMADIYA UGUS IYO DHAMAAN KUWA KU MAMAY DHIIGA UMADA SOOMALIYEED KOONFUR BAA QUDHUNTAY OO MADAX IYO MINJO KALA YEELAN WAYDEY E WAXAAN UMAD SOOMALI NIMO IYO LUUQAD SOOMALIYED OO WALAAL TINIMO WAX KU LEH MA AHA WAXAY FAH MAAN WAA MADAXA OO LAGA WADA CALAAMADIYO MUSTAFE WAA INUU QAATAA GO AAN DHAB AH SOOMALI NIMO KOOFUR WAA KA DHIMATAY XAQIIQDII
weerarka alshabaab ee itoobiya xiligaan iyo hadalka mr cagjar.
xeeldherayaashu siyaabo kala duwan ayey u dhigeen.
1 Dad diidan in ogaadeen ay Noqdaan
R/wasaare iyo dowlado ay ka mid tahay itobiya
2 ogaadeenka Qaarkii oo Aan Rabin in uu xamse R/wasaare noqdo sida cagjar oo kale iyo xulufo uu wato ,
midna iga Qora itobiya Hada xoog leh oo soomaali soo haweysata in aysan jirin , Qaabkaan hada lagu gambanaayo Ee shabaabka waxa uu Darnaan lahaa hadii farmaajo joogi lahaa oo waxay ugu tala galeen hadii uu soo noqdo in ay sidaan been beentaa kusoo galaan kadibna ciidamadii bada ay la yimaadaan Ee waxba yaan laga Qawaafin.
Cagjar maatadii soomaali ee uu xukumaayay waxaa laayay Oromo iyo Cafar deris la Ah waana ka celin waayay.
alla maxaan farsamadaan cusub.
Soomaaliya soomaali baaleh cagjaroow.
Markasta Soomaaliya waxaa Amxaarada kusoo hogaamiyo Mid Daarood ah maxay Tahay Sababta ? Shalay waxaa TPLF Xamar kusoo Hogaamiyey Warlord Cabdulaahi Yusuf asagoo leh “ Ma Quustaa la i yiraahdaa “ ! Laakiin waa la Quusiyey Ciridkaana laga garaacay asaga iyo Gaaladii Amxaaro Injireeygii uu Watay. Hadana waa kan mid kale Cagjar Dabadhilif Amxaaro asagana wuxuu Leeyahay Puffer Zone ayaan ka suubinaayaa Dhulka Dalka Somalia 🇸🇴 ! Yaab !!
War Dadkaan waligood cuqdad ka bixi mayso ee aanu ka tashano Mustaqbal keena Hadii kale 60 Sano kadib meesha uun baa la taagnaanayaa.
Ina cagjar iyo somaligalbeed xaq ayey u lee yihiin inay is difacan madama sirdonkii
Somalia iyo ina xasan ay dawanayen markii ugus u talabayen somaligalbeed ilaa
Hadana ayna ka hadlin marka laga reebo ina xamza oo hambalyeyey qaabka
Midnimada leh oo ay isku difaceen somaligalbeed dhaqanka somalida saaqiday
Ee lahaysta yalka u ah ugus ayaa wuxuu yahay marka la iska dhiciyo ugus inay
Dhahaan somali ayaa lagu soo duulay iyo reer hebel ayaa loo socda macalin dugsi
Ayaa la dilay war la shaqeeya cida ugus la dagalamaysa si aad xornimo u heshasn
Ama ku jira dulinimada iyo geerida jogtada ah hatan sow cidamo ithopian ah iyo
Yugandhis ma sugan madaxda somaliyed maxaad isaga dhigaysan dad amnigooda
Ku filan lax walbaa shilalkey is dhigta lagu qalaa ee adkaysta ama is xoreeya o iska
Saara amisom
Dhuusa Weeyne ina Cagjar Adigu So Hor
Kac kuwi aabaha Iyo Awoowga Gumeeysan
Jirey e Haso Galaano Taaka ka mid ah
Dhulka Xorta ah markaas Waa balan in
Leeys arko Hortaa Ayuu Socon Waayey
Filimka aad Dooneeysid in aad hada jishid
Waxa Horey u Jiley Cabdulaahi Yuusuf waana
La ogaa Ti Xabashi ka Raacdey e Car Hal
Nin o Ethiopan ah haso Galo Xuduuda waa
Balan in lakala Garan waayo kuwi Shabaabka
Ahaa iyo Dadki Caadiga ahaa Ethiopia Timaada
Waxa Ay Walaaleeysa kuwi Saakey is Dooxayey
Inan Gumeed inan Gumeed Dhaley Horta
Daara ood Maxaa Xabashi Daba Dhigey o
Waligood Ruufyaano ugu Noqdaan Warkaan
Waxaan Ka Rabney in uu Afkiisa ku Dhaho
Oromamka Abiy lakiin Waxaa Kaso Hormarey
Kuwi Kaso Horeeyn Jirey
FADALUU Makhbira Xagakum Yaa Falaasha
Cagjar waa nin Somaliyeed.Waa Nin la qabankaro,anagaa qaban.Waa Nin noo qabsoomaya ka yeelimayno inuu Somaliya dhibaateeyo,balse Mooryaanta Muqdisho yaa ka waas ah?
Mooryaanta Muqdisho yay u qabsoomaan?
Lama aqbalikaro in Maleeshiya laga hubeeyay Somaliya ku soo duulaan Ethopiya guud ahaan,gaar ahaana Dds.
Waxba yaan lagu meeraysan Alshabaab iyo shaatiyo Hawiye toshay oo dad kale la xidheen e runta ha la wajaho.
Aamusnaan iyo been,dad kale oo la eedeeyo Socon mayso.
Somalinimo madhan oo Muqdisho taala Socon mayso.
Alshabaab waa shaati Hawiye toshay,dad kale oo la xidhayna way jiraan.Waa in shaatigaasi la bixiyo.
Muqdisho waa magaalo Hawiye.Waa lagu dila ninka Hawiye wax ka sheega,waana saldhiga ugu wayn ee Alshabaab.Taasi waa hoosta laga xariiqo.
Hadaba inta aan cagjar afka lagu taagin,waa in Somalidu dhexdeeda isasa saxdaa.
Mooryaanka Villa Somaliya fadhiya iyo Alshabaabka wax qarxinayaa waa isku mid.
Ilaa intee in leeg ayaan been lagu jirayaa?
Mooryaanta wajiyada badan wadanka iyo ummada ha laga qabto,hadii kale xaq ayuu wadan kastaa u leeyahay inuu ku duulo meesha lagaga soo duulay.
Somalinimo madhan oo taala Muqdisho aduunku wuu ka daalay
Dalmida
hobyo godan
waxaad ku dartaa.
2012kii markii ciidanka kenya somalia soo galeen
madaxwayne sheekh shariif waa ka hor yimid
laakiin waxaa tageeray oo kusoo dhaweeyay raisulwasaare
abdiweli gaas isagoo reer ahaan u tageeyay axmed madoobe
madaxwayne shariif hadii raisulwasaarihii ka hor yimid wuu iska aamusay.
reeerku ma necbo somalinimadw laakiin wexey aaminsan yihiin in aysan hawiye siyaasadda somalia la qaybsan karin hadeysan shisheeye garab ka helin oo wadanku qulub noqon.
bal u fiirso 2016kii wadanka itoobiya ayaa haysato ayey lahayeen 2022 wexey joogaan walaalaheen itoobiya.
golahaan kalshaale ragga iyo dumarka jabarti ee soo galo
maanta waa isku raacsan yihiin in itoobiya gudaha somalia soo gasho.
u fiirso shalay markii ina farmaajo joogay xamar caasimad somaliyeed ayey ugu yeerayeen maantana wexey leeyihiin
waa magaalo hawiye.
marka dadkaas ayaa ilaahey dal nagala dhexeysiiyay
xageey sharaf iyo karaamo kuu talaa.
Waa war cad, oo gar ah, oo la fahmi karro hadalka hogaamiyaha Killinka Shanaad ee Somalida Ethopia. “hadii dhagax lagaaga soo tuurayo xaafad kugu dhagan, oo dadka leh xaafadaas, amaba deggan eeysan kaa qabaneeynin cidda dhagaxa kugu soo tuurtay, sow xaq iyo gar maahan, in aad u talaabto xaafadaas, oo aad iska qabato dadka dhagaxa kugu soo tuuraya”! Waa hadal cad, oo gar ah.
Dowladda dhexe ee Somaliya, iyo qaasatan Hawiye qaarmadoobe guryaha ayeey ku qarsadaan argagaxissada alshabaab, amaba waa ka baqaan, marka waa arrin qasab ah in Ethopia, amaba Yahuud iyo cid kasta oo qaban karta, burburrin karta argagixisadda alshabaab eey soo gashaa Somaliya, ugunna tagtaa Jamaame, Xarardheere, Galgalla iyo meel kasta oo eey joogaan.
Waan ogahay dagaal gardarra ah sidda tii Maxkamadahha Islaamiga, iyo Ethopiankii uu soo qalday madaxweeyne Cabdulaahi Yuusuf in labadda dalba waa Somalia iyo Ethopia ba eey ku qasaarayaan. Waxaan kaloo ognahay in Ethopia waxyaabo badan, iyo qalalaase siyaasadeed iyo dagaal ku furran yahay maantay, oo eeysan laheeyn awoodii eey laheeyd waagaa Melea Sanawi. Laakiin, no doubt, waa eey isku dayeeysaa wax walba oo eey awooddo oo eey dalkeeda iyo dadkeeda kala nooca ah ku badbaadineeyso iskuguna heeyneeyso. Somali maryooleey iyaddu intaas ma awoodaa?
Madaxweeyne Hassan Shiiq dabinka loo dhigay ee Ethopia cadow ka dhigashadda waa uu ku dhacay. Masar wax naga dhaxeeyo, iyo wax eey noo tahay majirto. Period. Waa daanyeernimo tan ugu weeyn in la dhaho arday ayaa masar naga joogto oo Somali ayaa wax ka barata! Yaab, bal taas iyo waxan xuduudda ugu dheer kaala dhaxeeyso, ganacsi, diin, dhaqaalo, amrni iyo wax walba kaala dhaxeeyso sidda Ethopia, iyo Masar oo layiri kaliya arday Somali ah ayaa wax kabarrata, keebaa muhiimsan?
Caqli daanyeernimadda hala joojiya. Ethopia dal nooga muhiimsan majirto.
Caaqil Garqaad, bacda salaan, bal ninyahow dib u fiiri arrinka aad ka qabto Ethopia. Dad Daaroodka yaryarka ah, iyo agoonta kacaanka ayaa marwalba ka dhiggo Ethopia in eey cadow tahay, iyagga oo inta ku dabba marraan, Ethopia u dhuunta, oo been kusoo aqriya. Sida dhacday, markii eey Ethopia soo gashay Somaliya waagii maxkamadaha, waxii ku dhacay Ethopia, Somalina ku dhacay taariiqda ayeey ku qorrantahay iyo sidda uu qorshahaas ku dhamaaday. In Ethopia iyadda oo jabtay wadanka Somaliya ka baxdo, in ninkii soo hogaamiyaya Ethopianka, waa madaxweeyne Cabdulaahi Yuusuf ee la dhaho xukunka ka dag isagga oo waqtigiisii dhameeysan, laguna yirri waxaa lagugu badalayaa ninkii kaa soo horjeeday, oo hogaaminayay maxkamadaha islaamiga waa madaxweyne Shiiq Shariif’ee. Those are facts!
Marka, waa in uu madaxweeyne Hassan Shiiq joojiyaa daanyeernimada. Oo uu Ethopia la shaqeeyaa si labadda dal eeysan uga faa’iideeysan cadowga argagixisadda alshbaab, daaroodka yaryarka ah, iyo agoonta kacaanka, iyo Masar iyo carab daanyeero ah.
Dalmida.
God bless Somalia.
In aan isku Soomaali la ahayn, isku danna la ahayn, waxaa caddayn kuugu filan faallooyinkan Kalshaale iyo sida ay bari iyo galbeed ugu kala jeedaan…
Haddaan isku dan iyo dad la ahayn maxaa la isku luggoynayaa horta…
Waqtigii xorriyadda sidan oo kale ayaa loo kala saftay, waxaa ka faa`iidaystay gumaystihii oo dalkii qaybiyay, rag baa ingiriis u soo jeediyay in uu NFD iyo Ogadenya ku kala daro Kanya iyo Ethiopia…
War horta xinka iyo xasadka maad ku beddeshaan walaaltinnimo iyo wada noolaansho, is garab istaag iyo iskaashi… Isu turid iyo isbahaysi soomaaliniimo…
Caku raacato aan garan nolosha qiimigeeda…
aqoon yahan cadaado adna waad salaaman tahay.
itoobiya abya axmed ayagaa ayagaa meel cad kw duday
oo colaadsaday dowladda cusub laakiin weli maheyn
meel dowladda somalia itoobiya ku maagtay.
1 xasan sheekh markii la doortay wax yar kadib
itoobiya wexey u yeertay mid ka mid ah maamulada somalia.
2 madaxwayne xasan sheekh intii uusan masar aadin
wuxuu rabay in uu itoobiya tago laakiin itoobiya
ayaa ka cudur daaratay inkastoo labada dowladood aysan
si rasmi ah uga hadal.
madaxwayne xasan sheekh 100 maalmood ee hore
wuxuu rabaa in uu wadankii 5 sano siyasadiisa arimaha
dibadda la kufsay in uu soo hagaajiyo kadibna
gudaha usoo jeesto.
booqashada masar kama duwana mida uu ku tagay
wadamada kale.
beenta suuqa ay ka wareegayaan CBB ee ah masar iyo somalia ayaa kawada hadlay biyaha niil waa been
dowladuna arintaas si cad ayey u sheegtay.
madaxwayne xassan sheekh waa nin balaaran itoobiyana
waa tegayaa wax dhibaato ahna itoobiya iyo somalia
kama dhex dhici donaan hadii alla yiraahdo
abya axmed waa in uu mid ogadaa.
1 xasan sheekh in uusan farmaajo aheyn.
2 itoobiya in aysan aheyn midii melez ee reeer galbeedka
wakiil uga aheyd somalia.
3 somalia in aysan aheyn midii 2000 ilaa 2004.
alshabaab waa cadow xun oo dilaa ah.
weliba wexey hoosaasin ku haystaan deeganada hawiye
dego taas waan kugu raacsanahay
arintaas deganada hawiye dego waa in ay jawaab
ka bixiyaan.
hadalkii mustafa cagjar ee shalay maaha hadal
la yeraysan karo.
mr cagjar dadka uu masuulka ka yahay waxaa dhameeyay
oromo iyo jaarso waxna wuu ka qaban waayay
in lo soo dhiibo hadal abya axmed ku dhici waayay
waxaan u arkaa daanyeeernimo.
itoobiya iyo somalia waa in ay qorshe xigmadeysan
iskaga celiyaan alshabaab laakiin bufer zone ayaan
sameysanayaa yeysan kula fududaan.
waxaa taas dheer. alshabaabka
itoobiya galay waxaa hogaaminayaay dad reer itoobiya ah oo dhulka kala yaqaan marka alshabaab maaha somali
kaliya.
Garqaad
Itoobiya hadday diido in ay kula hadasho, ma waxaad oranaysaa waxba igama galin shabaab xadka ka gudba?
Haddaad saas tiraahdo ayaguna shabaab waxay uga tugayaan meeshuu ka soo duulo.
Haddaad waddankaaga fidna walaha ka qaban waydo, in uu dariska u gudbana ka celshan waydo dee waa la iska dhicin oo meeshuu ioogo baa loogu tagin.
Markaad leedahay cabdullahi yusuf baa tplf keenay, maxaa ka horeeyey?
Saw mooryaan indhacadde maahayn kii lahaa Addis Ababa ayaan ku tukanaynaa?
Ma in ay ku sugaan baa rabtay
axmed najaad
alshabaab itoobiya ha gasho anigu ma dhihin somaliyana
ma dhihi. adu xageed ku aragtay meel somalia ku dhahday
alshabaab itoobiya ha galaan?
alshabaab itoobiya iyo somaliyaba way joogaan
asalkoodina mesheey ka yimadeen itoobiya ayey ahayd
itixaadkii itoobiya ka dagaalami jiray.
xuduudkooda haka ilashadaan laakiin yeysan keena soo gelin.
ogoow mar marsiimo taas oo kale ah ayey kenya somaliya
kusoo gashay dhibka naga haysto waad aragto.
hadda ma fahmi kari sababta ay kuula fiican tahay in itoobia somalia bufer zone ka sameysato.
marka la fiiriyo qoraladiina waxaa la dhihi karaa.
wadanka waa lawada degan yahay ee lama wada lahan
Cidina diidimayso xidhiidh dhex mara Masar iyo Somaliya. Laakiiin waxay Ethopiya diiday in saldhig ciidan Masar laga siiyo Somaliya si ay Ethopiya ugu duusho,taasi maaha mid la aqbalikaro.
Dee ka Mooryaan ahaan Somalida been waad u sheegikartaa,laakiin aduun ka kale been looma sheegikaro.
Way joogaan Somaliya Saraakiil Masri ah,waxaa jooga sirdoonka Masar gudaha Somaliya ee Muqdisho.
Intaa waxaa dheer in Xasan sheekh ka aamusan yahay shirkii jaraaid ee uu la qabtay Sisi.Mr Sisi warka uu sheegay ee Masar iyo Somaliya aduunka ayuu gaadhay.Dee Xasan ha beeniyo oo ha u beeniyo qaab caalami ah.Maaha in miskiin afhayeen lagu sheegay Somalida u nacnacleeyo Xasanna aamuso.
Xasan ayaa laga inuu sheego wax ka duwan wixii uu sheegay Sisi.
Midda kale lama joogo waagii dadka la qalday ee cumaamada cas madaxa lagu soo duubtay ee Yaa Somaliyaay dadka lagu qalday.
Midda kale.Qofka Hawiye wax ka sheega waa lagu dilaa Muqdisho kkk,maxaa Alshabaab loogu haystaa Muqdisho?
Dee Akshabaab ayaa ah Hawiye oo goofka unukaale.
Cabdullaahi Yuusuuf waa iskaga tagay xilka kii oo aan dhamatsan.Formaajo ciidanbaa lagu wareejiyay qaylo iyo dulqaad ku dhamaystay.Laakiin Alshabaab waa joogta Muqdisho,Cashuurbay qaadaa.
?
?
Dee waa inay Alshabaab Hawiye noqotaa – saaa cid aanay Hawiye rabin Muqdisho ma joogikarto.
Beentana ha layga daayo.Waan ka daalay beenta Mooryaanta.
Dalmida
Caaqil Garqaad,
Sadexda arrin ee aad sheegtay in uu ogaada Abbey Ahmed ka hogaamiya Ethopia waa runtaa/sax, for sure, wuu ogyahay arrimahaas sida in uusan madaxweene Hasssn Shiiq aheeyn ciyaala suuq Farmaajo oo kale; In eeysan Ethopia aheeyn tii 2006kii ee Melez Sanawi; iyo in eeysan Somaliya aheeyn tii 2006kii. Sadexdaas sheey waa muhiim Abbey Ahmedna waa ogayahy, aduunka iyo Somalida caqliga lehna waa ogyahiin.
Hagaa, arrinka ah in Ethopia u yeertay hogaamiyaha Majeerteen ee Denni, annigu ma qabo. Eee waxaan qabaa in uu Denni isaga ku orday Ethopia sidii caadadada u aheeyd mararka qaarkood. Muuse Biixina waa uu tagi doonaa mardhow. Waxaani amaba labadda qabiil ee Majeerteen iyo Isaaq, waa dadka hormuudka ka’ah in dadka caqliga xun qaasatan Hawiyaha laga dhaadhiciyo Ethopia ayaa cadow ah, si eey iyagu kaliya Ethopia uga fushadaan danahooda qabiilada. Taas waa muhiim dadka caqligga daanyeerka leh in eey fahmaan.
Arrinka in Ethopia diiday in uu madaxweeyne Hassan Shiiq booqda waa dacaayad iyo been eey faafiyeen isla dadkaas aad ku sheegtay CBB ee ah Daaroodka yaryarka ah, agoonta kacaanka, iyo Farmaajo iyo Fahad Yaasiinka argagixissada alshbaab u shaqeeya/la shaqeeyso. Suuqana waa la galiyay sheekadaas. Dadka caqliga daanyeerka lehna waa rumeeysteen.
Dowladda dhexe ee Somaliya waliba maahan ninkaan Afhayeenka dowladda ah ee Mr. Kaar, ee madaxweeynaha iyo ra’iisalwasaare Hamza ayaa laga rabaa in eey ka hadlaan danaha iyo ahmidaya eey leedahay in Ethopia iyo Somaliya wada shaqeeyaan, iska kaashadaan danaha tiradda badan ee ka dhaxeeya. Maahan, ninkaan Simad oo bug ah wax kusoo bartay ee afhayeenka Mr. Kaar in lagu daayo arrimaha noocaan ah ee sidaas u muhiimsan.
Somaliya oo heshiis ah, aduunkana la heshiis ah oo eeysan ku jirrin Ethopia waa caqli daanyeernimo tan ugu weeyn.
Hadii uu si dagdag ah madaxweeyne Hassan Shiiq u tago Ethopia sida uu u tagay wadamadda tiradda badan ee uu diyaaradaha u raacayay labadii bilood ee lasoo dhaafay waxaa meeshaas ka baxaya dacaayada, munaafaqnimadaa, iyo qaska eey wadaan argagaxissada alshbaab, Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo ah argagixisso la shaqeeystayaal, agoonta kacaanka iyo Daaroodka yaryarka, iyo Isaaqa oo rabba in eey munaafaqnimo iyo kala shaki dhex dhigaan labadda wadan iyo shacab ee Somaliya iyo Ethopia.
Isha ayaa lagu hayaa in uu madaxweeyne Hassan Shiiq ka been sheegay Somaliya oo heshiis la’ah aduunka hadii eeysan aduunkaas ku jirrin Ethopia!
Dalmida.
God bless Somalia.
Garqaad
Cadowgu meesha uu ka imaanayo haddaan nidaam ka jirin, ma jirayso qof xuduuda ku sugaya. Meeshuu cadowgu joogo baa loogu tagayaa. Tan kale ma garanayo xuduuda aad ka hadlayso itoobiya saw hadaba gudaha kuma jirto oo baydhabo ma joogto oo beledwayn ma joogto, maxaa diidaya hadday shabaab ugu tagaan meesheey joogaan hadaad adi ugu tagi wayday.
Dalkaad leedahay lama wada laha, cidda usoo halgantay taariikhda dib ugu laabo
hadal aan ka maqlo shaqsi la yaqaan oo
somali ah kii iigu xubaa ebidkeey.
https://fb.watch/eyAGn5PvIg/
somalia waa lawada degan yahay laakiin
lama wada lahan.
Af waa kane May lagu aama
Markii uu sheikh shariif uu xukunka yimi wuxuu ku dhawaqay in cidanka ithopia
Somalia sii jogan oo la soo badiyo muu yirahdo dalka iiga baxa?
Markuu ina xasan xukunka yimi ee hore wuxuu yiri yiri ithopia ha ii joogan waxan
Aragnay isagoo jigjiga ka dhanteynaya kaga sii darane Gabre wuxuu dejiyey villa
Wardhiigley shekada ah reer goniya ayaa wata shisheye oo gurban kursiga lagu
Fuulo now xarardheere ilaa iyo muqdisho maad xoraysatan ya idin diidan war runta
Ka hadla ama uguskii la dilo waxad dhahdan waa macalin dugsi ee Maxaa loo
Dilay ina xasan yuusan somali kale wax u Qaban ee ha xoraysto deganada rerkisa
Dego keliya wlahi intaa haduu sameyo wuxuu noqon halyeey hadii kale canbulada
Iska cuna oo eedeya dadka kale ee amnigoda ilashanaya