|

Haweenay Cadaan ah oo arin yaab leh ku eedaysay Masuul caan ka ah Somaliland

Hargeisa ( Kalshaale )Anjanette DeCarlo, oo ah saynisyahanad PhD ah ayaa Mulkiilaha shirkadda Beeyada ee Asli Maydi Mr. Barkhad Xasan ku eedaysay in uu Kufsi u gaystay.

Waxay sheegtay in ay cilmi baadhis ka wadday Somaliland, iyadoo wakhtigaasi oo ahayd 2018kii ay Barkhad la kulantay isaga oo usoo bandhigay in ay shirkaddiisa la fuliso mashruucaas cilmi baadhista ah, balse ugu dambayn uu ku kufsaday qol uu qasab ku galiyay.

Haweenaydan ayaa sidan u sheegtay Channelka Vice News oo laga leeyahay dalka Maraykanka.

Vice News ayaa sidoo kale barnaamijka ay ku wareysatay haweenaydan kusoo bandhigtay qodobo kale oo ay kamid ahaayeen; In Barkhad uu lunsaday dhaqaale Hay’adda doTTERRA ugu soo dhiibtay dadka Beeyada beerta, dhaqaalahaasi oo loogu talogalay in dadkaasi loo siiyo Cunto, Caafimaad iyo Waxbarasho.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=57526

Posted by on Jun 30 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Haweenay Cadaan ah oo arin yaab leh ku eedaysay Masuul caan ka ah Somaliland”

  1. Waar anigoo qirayn eedaynta naagtan gaasha ah haddana ragga Soomaaliyeed badankooda inta diinta leh mooyeen waa sex offenders oo at large ah.

    Bal ceebtani imminka eega.

    Kii meel agaasime ah

    Ama

    Agaasime waaxeed

    Wasiir

    Wasiir ku xigeen

    Maareeye

    Maareeye xigeen

    Xoghayn

    Khasnaji

    Macallin

    Askari

    Arday

    Shaqaale

    Fannaan

    Tik tok leh

    You tuber ah

    iwm

    Dhammaantooda waxay rabaan inay fara xumeeyaan hablaheenna save inta yar ee nadiifka ah

    Bulsha bilaa akhlaaq weeye badanka bulshadeenna

    Markaasi ayay rabaan inay hablahooda iyo dumarkooda badbaadaan.

    Ilaa ummadda Soomaaliyeed diinteeda lagu dabbaalo nolosheeda siyaasadeed, bulsho iyo dhaqaale wallee mar dhow waxaa soo bixi doona wax badan oo aan la mahadin doonin.

    Ragga Soomaaliyeed save inta diinta leh waxay u baahan yihiin seefta Islaamka.

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitor

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented