|

RW Xamse oo magacaabaya Nin horey loogu eedeeyay inuu is qarxiyey

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa magacaabidii koowaad sameynaya saacadaha dhaw, wuxuuna magacaabayaa Xoghayaha joogtada ah ee Xaafiiska Raysalwasaaraha, iyadoo loo magacaabayo Mohamed Abukar Zubeyr, ookamid ah hadda Agaasimayaasha wasaaraddaha dawladda.

Subeyr ayaa macalin kanoqday Jaaamacada SIMAD ee Muqdisho, isagoo ay si gaar ah saaxiibo dhaw u ahaayeen Xamse, xilina madax usoo noqday masuulka maanta magacaabaya, taas oo hadda usoo waariday In uu joqdo Xoghayaha OPM Somalia.

Horey Mohamed Abukar Zubeyr, kooxda gaarka ah ee QM uqaabilsan cunaqabateynta Hubka ayaa horey uga sameeyey warbixin been abuur ah, oo ay ku sheegeen in uu is qarxiyey oo dhintay, taas oo ahayd dacaayad iyo sumcad-dil, Dacwad adag kadibna ay raaligalin kabixiyeen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midowbay.

Imaanshaha Mohamed Abukar Zubeyr ayaa kadhigan in Raysalwasaare Xamse qaatay go’aan u gaar ah oo kuwajahan sidii siyaasadda uga shaqeyn lahaa

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=57523

Posted by on Jun 30 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “RW Xamse oo magacaabaya Nin horey loogu eedeeyay inuu is qarxiyey”

  1. Somali galbeed

    Waa in loo yeedhaa cayaalka la qalday dawladana lagu daraa sida ugu dhaqsaha badan.
    Ha dhagaysan sheeko xariirada ICGda.

    Xasan aways iyo roobow hotel bay jiifaan oo warka kasoo duubaan waana nimankii aasaasay ee abaabulay cayaalka Cid dambi u haysata maaragtay!!

  2. kanna xow ahaay. ma igaarkii daniyaa?

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented