|

RW. Xamse “Waa nasiib darro in gabadh yar oo Amisom ah, Igu ilaaliso madaxtooyadda, oo Soomaali iga ilaaliso” (VIDEO)

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa  ka hadlay  Xaalada dadlka iyo arimo kala duwan oo muhiim ah, wuxuuna Fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Madaxtooyada aan Daganahay ah in Gabar yar oo afrikaan ah oo aan Muslim ahay ay iga ilaaliso qof Soomaali ah wax la aqbali karo ma ahan, waxaan soo Dhisi doona Xukuumadda Tayo leh” ayuu yidhi.

Ra’iisul wasaare Barre  ayaa sheegay in ay nasiib darro tahay in Shacabkeennu gaajo iyo harraad u dhintaan iyadoo ay biyaha webiyadu u muuqdaan, dalka intiisa badanna la isugu safro diyaarado sababo ammaan dartood, taas oo dowladda iyo shacabkaba uga baahan isbaddel dhab ah.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=57518

Posted by on Jun 30 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

57 Comments for “RW. Xamse “Waa nasiib darro in gabadh yar oo Amisom ah, Igu ilaaliso madaxtooyadda, oo Soomaali iga ilaaliso” (VIDEO)”

  1. Waa wareey
    Waa wareey
    Waxaa layiri 100 kii sanaba ogaadeen Waxaa kasoo baxa nin gumaysiga neceb
    Shalay ayay buuxsantay Maxamed cabdulle xasan
    Nin waa xamsa cabdi bare aar
    Waa reer cabdulle waa ninka gumaystaha ku kaadiya
    Mr xamsa hadalkaan waa loo wada riyaaqay come on xamsa
    Fir taariikh leh ayaad kadhalatay ixtiraam madaxweynaha qabiil ka bood naga saar xaaraanta atmis

  2. Fiiri fiiri ugu yaraan Qab somaliyed ayaa ku jira wuxuu dhibsaday odayada hawiye

    Ee xininyaha la jidayo yacni usc waxay ku Qanacday in wardhigley dhex deeda

    Lagu duleeyo lakiin ina xamsa Qabkii awowayalkii ayuu la soo baxay hora lo yiri

    Dameer gaari waa faras

  3. Waar ninkani waa iska hadle beenta u tahay manhaj siyaasadeed

    Haddii u run sheegahayo muxuu wax uga qaban waayay Kikuyada ku ilaalisa dhuxulayste Jubbaland?

    Mase Kikuuyadu uma arko African gaala ah oo gobollada Jubbaland gumeysa.

    Laba daraadle muxuu uga xoreyn waayay Jubbaland illayn waa isagii ku nabnaa Dhuxulayste aka Kaba Kikuuyu?

    Midda kale magaaladii u yidhi waan ku dhashay ee Afmado ahayd Kismaayo waxay u jirtaa 68 miles qudha muxuu 20ka wiil ee daanyeerta shabaab ee jidka fadhida uga xoreyn waayay?

    Kismaayo wax ka baxsan oo dhuxulayste loo xoreeyay miyeey jirtaa?

    Soomaalidu waxay tidhaa hashu qowda ayay aragtaa ee qarka ma aragto.
    Malaha Jubbalanadda Kismaayo dhaafi la’ wuxuu u arkaa Kikuuyada ku xaartay Jayshkii mu’miniinta.

    Kooxda Islaaxda sheekhaaleed baa aragtidooda tahay inay dadka ku soo jiitaan shicaaraada ama slogans dadka qalbiga walac ka siiyaa taa oo waaqic beddel ama ka dhabayn lahayn.

    Hal ku dheggoodi hore ee Islaaxda sheekhaaleed aka damun jadiid wuxuu ahaa:

    Allahu qaayatunaa

    Wa Rasuulu scw qudwatuna

    Wal qur’aanu dustuurunaa

    Wal jihaadu fii sabiilillaahi asmaa amaaniina

    Marka ay siyaasadda galeen waxay ku beddeleen such slogans

    Al xukum cabral khiyaana qaayatuna

    Wal khaadiciina qudwatuna

    Wal qabaliyaddu dustuuruna

    Wal maalu cabral qabilliyati asmaa amaanina

    Xamsa waa iska hadle ina igarre.

    Marka yuusan ku dagin masaakiinta moodaysa nin waddani ah.

    Islaaxda sheekheelaad ma noqon karaan waddaniyiin…….Abadan. Gaw
    Nin ka tirsanna waa la mid.

    Nin war hayaa ha kuu warramo

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  4. Somali galbeed

    War iska hubi gabadha yaan muuqaalkeed ku qaldin

    Waa gabadh hiraaba malahayga, mala hadashay?

    Dadka waa isu wada eg yihiin ,maryoley waa kibirtay!

  5. Somaligalbeed
    nin qabiilkiisa kabaqa waa nin aabihii iyo hooyadii inkaray
    Adoo diiday qabiilkaaga waa kugu ceeb kalshaalenews waxa kasocda inaad serious uqaadato
    Xagee laguu raacaa hadaad qabiilkaaga kacararayso
    Somaligalbeed kulahaa yaad wadani
    Oromyahow
    Magac daarood maba qaadan kartid nijaas
    Kulahaa somaligalbeed maxaa soomaaliya kaa galay
    Fitno majeerteen is qarinaayoow banaanka iskeen
    Xitaa cadaado waa majeerteen

  6. Hadaad aragtaan wax soomaali wata
    Waa looma ooyaan
    Somaligalbeed
    Somalijecel
    Somaliya hanoolaato
    Sadexduba waa ilmo faarax dagaag
    Faarax dagaag waa midgaan balanbale maqaayad kulahaa

  7. Somali galbeed

    Gedo

    Beryahan waad kacsantay xamar ma gabadh aan hiraab ahayn baa hub ku qaadan karta?

    Horaan kuugu sheegay qabiil muhiim maahan, wax qabad.

    Dadka dumarkooda meel kasta daadsan yihiin waa MARYOOLEY, africa oo idili waa kaa fiican tahay.

    Saddex walle hadaad mareexaan tahay reerkaan ahay 10 jeer kas badan, balse waxaa Alle igu ogyahay inaan aaminsahay inaanay kala fiicnayn.

    Waliba waa yareeyay may be 20 jeer..

  8. Somali galbeed

    Gedo

    Mareexaan iyo dadkaad midgaha ku sheegtay

    Agtayda waa siman yihiin, isdaji..

    Qolada majeerteen magac iyo miisaanba ku dheer

    Xasadka khayr malahan Alle haw siyaadiyo adigana

    waxaad tebaso hakuu fusudeeyo..

    AAAAAAaamiiiinn

  9. Jabhad meeqa Beteri ayaa Futada kaaga
    Jirta wateey kugu Gureen wiilashi Hawiye
    Koleeyba Futadaada Dhecaan baa ka Socda
    O Beteriyadi ayaa kugu baqey
    Hadda So Diyaar Garoow waa lagu jadiidinaya
    O kuwa Cudub baa lagugu Gurayaa

  10. Jabhad

    In Geyiga Somaaliya Gaalo Rag Somaaliyeed
    Ku wasto waxa ay ka Dhacdey magaalada
    Kismaayo waxaana lagu wasey Ragi Daarood
    Waxaana ku wasey askarti Bilgum iyo France
    Car Beeni warkeeyga

  11. Kkkkkkk

    Caqliga 65 jirka reer unuka leh muga beteri aa lagu gelina mayee ugandhiis aya ku

    Riixay yaa xayawaan

  12. Kalsame

    Sxb
    Taladii fiicneyd ee ahey
    SHIR DAAROOD

    Waxaad haddana bilowday
    Xamar iyo Hawiye WAY BAABI’IDOONAN

    War Hawiye iyo Xamar la’aanteed
    Ma tashankaro JABERTI
    War maxaa idiin diiday inaad barataan
    Sida LOO SHAQEYSTO

    WLH ninbaa igu dhahey
    Ragga Mareexan ee OHIO ” USA”
    joogo 10% ayaa shaqo aado

    Baararka ayaa la FADHIYAA,
    Anigu waxaan lahaa, Kun Xidigoog,
    Anigu waxaan qaadan jiray 5 GUNO
    BAABUUR GD ah,

    Habaar idinku dhac ee waxaas
    Max’ed Siyaad ayaa idinkaga boobey Hawiye

    – Habaar ayaad bilowday
    Iyo Hawiye wuxuu noqon weel daato

  13. Maskiin

    Waa gartaa inaad Maagto
    GABDHAHA HIRAAB
    maxaa yeelay raggii Hiraab American
    iyo AXMAARTA aad kabaha u CASEYSO
    Ayaa ka yaacey

    – Canshuurteena ayaa nabartey
    Inay nala murmaan
    Bartire iyo Waaq Waaq

  14. Rasalwasaare Xamza waa runtiis
    Wax la aqbalikaro maahan
    Inay KUUKUUYO maamusho
    Dekedda Kismaayo iyo Dhirta Kismaayo

  15. walaalayaal.
    golahaanu waa golo gobeed.

    golahaan waxaa ku kulmo
    5 somaliyeed.

    fadlan aflagaada nooga daaya.

    hawiye darood kama maarmo.
    daarood hawiye kama maarmo.
    somali oo dhan walle in aysan maarmin.

    golaha waa lagu kaftamaa
    waa laysku baacsadaa.

    aflagaadada hallaga daayo.

    ninkaa ku doodo xamar unukaa leh
    wuxii la mid yahay qof dhoho
    kalshaale unukaa leh.

    bilaa calaag naga xishooda.
    kaftanka inoo wanaajiya.

    somali dhexdeeda heshiis ah.

  16. Adeer Naagtani waa naag ka ragsan waxa jooga Muqdisho oo dhan.Waa naag la aaminikaro e naga aamus.
    Badbaado Mooryaan iyo Alshabaab isbarkan ayay kaa ilaalinaysaa,adna waad ogtahay.Yaa ku ilaalin haday kaa tagto?
    Magaaladu waa mid uu ku dhacay isbadal dad iyo mid siyaasadeed.Dadkii lahaa oo ka qaxay iyo kuwo yaacaya oo soo galay – Unukaale kkkk.

    Waaa Caasimad ceebaysan kkkk

    Dalmida

  17. Boqortooyada somaliya

    Waa kuwii ilaa lib jirey Rooble markuu diiday cxds.

    Xamse waa nin ka dhashay Halyeyadiii somaliya (Daarood). Wuxuu xamili waayey inuuu sidiii Rooble Baahane laga ilaaliyo Askarta soomaaliyeed

    Hawiye shacabkiisu runtii waa dad aad u fiican oo soommaalinimafa jecel inkastoo ay mooryaanimada iyo lawlesska ay jecel yihiin waxaan ma u malaynayaa inay ilbaxnimada iyo aqoontu ku badnayn Laakiin arrinta runta ahi waxa weeye Madaxda Hawiye malaha qab iyo karti ay Dowlad ku wadaan waana arrinta keenaysa inay sida Rooble iyo X Culusow u dhaqmaan

  18. Garqaad

    Salaan sare Ugaas

    Rag aad ku ooday XERYAHA Dhadhaab
    ayaad ka sugeysaa hadal Caasimad qabo

    Jaberti waa
    Toban hoos joogto Hawiye
    Toban hoos joogo Isaaq
    Iyo Toban Qaxooti ku ah Qurbaha

    Dadnimo haddey leeyahiin meeshay
    Ka huleelen HARAG ( sorry GAAWEETO)
    uma soo qaateen oo Hawiye kuma kor
    Calaacaleen

    Iida ha isku dagaaleen Anigaa Qaadum
    ka noqon Qumbe Hawiye iyo mayee
    anigaa daris la ah

    * Test ayaa ku socdo Ogaadeen
    Natiijada ka soo baxdo ayaa lagu
    Dhaqi labada hoos joogto Mogadishu
    ( Mareexan iyo Majeerten).

  19. = hadal Caafimaad qabo

  20. Koox yar oo isku tilmaamey
    Xildhimaano PUNTLAND ayaa
    Waraaq calaacal ah u soo qorey
    Mulkiile Xassan Shiikh

    Waraaqdan ayaa waxaa ku qornaa
    Mudane waxaad noo diiday Rasalwasaare
    ee hanoo diidin Wasiir ka mid ah
    WASIIRADA “A”

    Sida la filaayo Wasiirka A qeybta Jaberti
    ayaa loo wadaa SADE, maadaama Daarood
    yahey SADE iyo KABLALAX
    ( Kablalaxna yahey Rasalwasaare)

    Mulkiile Xassan Shiikh oo ah
    Nin loogu yeero AAYAR DILE
    ayaa ku dhahey Kudlo Majeerten
    SACDIYO SAMATAR ( Sacdiyo Qaran)
    ayaan kala tashan CADKA REER BARI

    * Test ayaa ku socdo Ogaadeen
    Natiijada ka dhalato ayaa lagu dhaqi
    Labada hoos joogto Mogadishu
    ( Mareexan iyo Majeerten)

  21. imaam dabshid.
    kkkkkkkk.

    AAYAR DILE.

    ERAY BIXIN cusub iga dhex.

    waan iibsaday kelmadaas.

  22. Dabshid

    Kaftanka marka laga tago, waa la isu baahan yahay, oo la kala tagi mayo…

    Xamar waa in ay 2 mid soo gashaa… 1. Caasimad Soomaaliyeed 2. Goof Hiraab…

    Hadday Goof Hiraab tahay u caddeeya Soomaali oo si official ah arrinkaa u iclaamiya…

    Hadday Caasumad Soomaaliyeed tahayna yaan la idinka maqlin Unukaa leh iyo Sheeka baraleeyda Mooryaantiinnana dadka ka ceshta oo ka hor wareega dawladda…

  23. Kkkkkkk

    Kuye waxay dalbadeen wasiir A ah been badana horta wasiirka aan afgoye iyo

    Balcad gaari karin muxuu soo kordhin wlahi wasiir wardhiigley jooga waxaa ka

    Qiimo badan oo ka hanti badan gudomiyaha gobolka bari oo degmoyin xukuma

  24. Boqortooyada somaliya

    Hawiye waa dad ku wacan shaqadooda Laakiin dhibku wuxuu ka jiraa marka qaar siyaasiyiin sheeganayaa isku dayaan iney madaxtinimada ku qabsadaaan Boqortooyada (Daarood).

    Dhib maba jireen wadankuna barwaaaqo ayuu ku jiri lahaa hadii cid waliba ku qanacdo shaqadeeeda, ileen isaaqba cunto karintiisii iyo heeesaha ma diiidee muxuu Hawiye xamaalka iyo waaardiyaha uga ordayaaa war anakaa belo aragnay. Ilaahay SWC. Isaga magaca iyo Saldanada bixiya’e. Qadarka Hawiye ma aaaminsana miyaaaa. Ninka Hawiye wuxuuu aduunka ugu jecel yahay in uu Gabadh Boqortooyada ( Daarood) ah guursado, gabadha Hawiye na. Wiil Daarood ah.

    Anigu garan maayo sababta Hawiye u diidan yahay Dowlad iyo kala danbaynta. Maxay ku jeclaadeen fowdada , isbaarada, bililiwada, IWM. Cajiib sow maaha

  25. Kkkkkk Gedo Land seeftiisa waa kacsanrahay, anigu waxaan aaminsanahay in meeshan Kalshaale ah inaysan aheyn masaajid ooy tahay xero looga hadlo qabyaalad iyo qurun, in yar ayaa ka faaloota siyaasad, markaa haddii qofku isagoo qabyaalad iyo qabiil ka hadlaya la yiraahdo abtirso oo xagee gashaa waa inuu is cadeeyo oo sheego qabiilkiisa waxa uu ka yahay iyo waxa uu kasii yahay, tusaale waa inuu qofku dhihi karaa war anigu waxaan ahay Daarood waxaan ka ahay reer hebel waxaan kasii ahay reer hebel waxaan kasii ahay reer hebel waxaan kasii ahay reer hebel waxaan kasii ahay reer hebel, haddiise qofku inta layiraahdo abtirso isqariya qabiilna ka sheekeeyo 24/7 sheekadaas anigu ma fahmin.

  26. Akhyaarta

    Asa

    Waar golahan ninka la yidha Dabshid ayaa ku xaaray. Maalin walba riwaayad aanan jirin iyo qabyaalad bakhti ayuu soo dhigaa meesha. Waxaa ka sii daran inuu qariyo halka uu ka soo jeedo maadaamaa uu qabiillada saaran yahay?

    horaan uga caal wayne inuu sheego beeshiisa. Imminkana waa geddiisii

    Anigu waxaan ku idhi waxaad tahay sheekhaal? Dhaar muu ka maray qabiilkaasi.
    Markii hore dhaartiisa dhab baan mooday laakiin markaan fiiriyay nacaybka iyo beenta uu maalin kastaa halkan ka miiso waxaan gartay inuu yahay nin rag iyo Rabbi aqoon oo beentu ay xalaal u tahay, macquulna tahay qariskiisa dartiisa inuusan Hawiye ahayn.

    Marka ha ku daalina Dabshid waa nin beenta heensaystay oo xaaqid raqiis ah oo weligiis halkaan ku soo qorin hadal dhab ah

    Haddii uu sidaa ahayn bal golaha hala wadaago beeshiisa maadaama fikirkiisu yahay dacaayad raqiis raqiis dhul yaal ah.

    Hadduu diido ogaada waa sheekhaal reer aw qudub ah oo weliba daanyeer Islaaxi ah.

    Nin war hayaa ha kuu warramo.

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  27. ali zubeer.

    imaam dabshid halkaan cay reered kuma soo qoro
    waa hadii laga hadlaa xaqiiqda.

    hadiisa daroodku dhibsaday faaleyntiisa
    waan ku dhibsanay ee naga leexo toos how dhahaan.

    war ninkaasu waa nin hiraab ah weliba reer imaan ah.
    hadaad dooneysaan reerka uu yahay.

    alla maxaa laga qaylshay garbaashka imaamka.

    bal halkaan noogu soo gudbiya hal kelmed oo aflagado
    ah oo uu golaha ka gaystay?

    daroodku caasimad maleh ma caybaa?
    daroodku malahan meel loogu soo hirto
    ma beentiisbaa?

    daroodku wexey ku qasban yihiin
    xamar iyo hargeysa in ay shaqo u doontaan
    ma beentiisbaa?

    dad aan is hubin runta ma jeclo?

    nin war haayo

  28. Qabiilkaaga noo sheeg si aan u cayno, ma sidaasi ayaa hadalkiinu?.
    Dabdhidoow noo sheeg qabiilkaan aan caynee lol
    Weger, weger!!

    Dee Dabshid ma doqonbaa markuu idiin sheegayo qabiilkiisa – yacbi si aad u caydaan kkkk
    Aqlimaaha kaasiye si kale u raadiya qabiilkiisa haday dani inniga hayso.

    Dabshid waa Nin Warculus ah ama Wacdaan dhiblaawe kkkkk.

    Ciise Mutuloodbaa yaabay.

    Dalmida

  29. Imaam Dabshid Halkaa uga Haay ha uga kicin
    Ma awelbaa Daarood amaan iyo mahadnaq
    Laga helayey hadaad Malab afka iyo Futada
    Ka siisid waa uun iyagi o abaal maleh

  30. Daara oodow

    Imaam Dabshid reerka uu yahey inta aad
    Raadineeysan wakhti baddan baa idinkaga
    Lumaya Dabshid anaga ayuu Imaamkeena
    Yahey Adinka Imaam idiinma aha Marka
    Nooga leexda meelihina Hilibkiina Jugleey
    Goroyada iyo Qubbada Fuudka ka Caba
    Isku Dhaqanba Maanaga ah

  31. mr mahal.
    kkkkkk.

    noo sheeh qabiilkaaga aan caynee.

    dabshid waa
    wacdaan dhiblaawe.kkkkk

    adiga leeba fahmay qabiilkiisa

    mr bahaloow.
    dee garta dabshid iyo jabarti waa in aad qadaa
    qof adiga kugu dhaamo garanmaayo.

  32. Boqortooyadda khaniisiinta,
    Waxaan ku weeydiiyay Hawiye ma kuwasseen misse waa ku kufsaddeen?

    Walle iyo bille in mar dambe uusan xukunka Somaliya qaban doonin nin Daarood ah issaga oo Hawiye raali ka’aheeyn, hadii uu qabtana uusan qorri ka jabbin doonin Mogadishu iyo Somaliya. Mar danbe Hebel Sharmaarke, iyo Afweeyne iyo wax lamid ah thumma walaahi in eeysan see an doonin Villa Mogadishu. Xataa Aadan Cadde maantay 2022 xulunka Somaliya ma qaban karro sababtoo ah waxuu ahaa nin jillicsan oo Siil lagu blackmail gareeyay.

    By the way, Daarood anniga oo waxba ka sheegeeyn, Hawiye iska dhaafee, kuwa sambuuqa waaweeyn iyo khaniisiin sidda David Bowie ayaa gabdho Daarood wasso! Macaadala nin Hawiye oo badar, beeso iyo gus dheer haayee! Horta adiga naagtaada nin Hawiye makaa wassay walli?
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  33. Garqaad

    Dee garta waaban qaadi lahaayee,Hawiye gartiisa ma qaadanayaa?

    Markay iga baxaan ayuu Hawiye odhanayaa,”Dabshid garle,Daaroodna garle”.

    Dalmida

  34. Kkkkk waxaa wax lala yaabo ah qof maalin kasta halkan loogu soo qorayo war heedhe adigu yaa tahay bal noo sheeg qabiilkaada waa adigan 24/7 qabiil, qabyaalad iyo qurun ka sheekeeynayee oo hal maalin afkiisa laga waayey inuu yiraahdo anigu reer hebel baan ahay, laakiinse dad kale ay isku dayayaan inay difaacaan oo maalinba qabiil ay ku sheegayaan.

    Ma awoodii waayey qofku inuu yiraahdo war anigu reer hebel baan ahay ileen isagaa afkiisa laga waayey wax aan qabiil iyo qabyaalad aheyn inuu ka sheego meeshuu fikirkiisa ku aadan siyaasada Soomaaliya wax ka dhihi lahaa.

    Calaakuli xaal waa qof lagu muransanyahay heybtiisa, sidaas ayayna aheyd ilaa waagii iigu horeeysay een soo galay barxadan Kalshaale oo laga joogo dhawr sano, markaa kuwa isku dayaya ineey udoodan ooy ku sheegaan qabiil uusan isugu afkiisa ka dhihin anigu reer hebel baan ahay waxba hays daalinina qofkan waa qof lagu muransanyahay sidaas bayna ahaaneeysaa ilaa uu ka abtirsado.

  35. Gabadh yar oo halkan soo gali jirtay magaceeduna aan filayo inuu ahaa Iftax ama Istar sidaa uma xasuusto ayaa waxay dhihi jirtay laguma qasaarin siyaasadii adeerkay Caydiid ee aheyd qarameynta qabiilada yaryar ooy ula jeeday in Caydiid qabiilo aan Hawiye aheyn ka dhigay Hawiye sida Sheeqaasha si ay u caawiyaan dagaalkii uu kula jiray Daarooddka, gabadhu waxay tiri waakan hada waxaan haynaa mid maalin, saacad iyo daqiiqad walba u taagan inuu Kalshaale nooga doodo hadaan nahay Hawiye kkkkkkk..

    Gabadhaa yarta ah wax badan baan warkeeda ka fahmay.

  36. Kkkkkkk

    War wuxuu yahay ba sow cuqdad daarood kuma soo hana Qaadin iska daaya

    65 ka ciilan ha iska Cala calee

  37. mr bahalow.
    hadii aad tahay mr bahalkii 2017 ka hor
    dee gartaad noo qaado waan qaadan karnaa
    laakiin mr bahalkii aan aragnay sanadihii ugu danbeyey

    gartiisa kuma qanci karno waayoo ninkii waxbaa
    ku dhacay.

    alla maxaan wax baranay 5 sano ee farmaajo
    wax yaabo badan ayaan ka faa.iidnay.

  38. Gabadha yaree aan kasoo hadlay waxay noo sheegtay inay tahay Habargidir Sacad, hooyadeedna ay tahay Majeerteen waa hadii aan khaldin.

  39. Garqaad
    Sxb anuu meel ma joogo sida aanu jidhkaygu meel u joogin ee uu isku badalayo.Waan isbadalaa.
    Anuu waxbaan bartaa,waxbaan ka koraa,wacyi ayaa ii kordha.5 sano ka hor halkii aan joogay maanta ma joogo.
    Mar kasta waxaa jira koboc fikir iyo aqoon Bulsho oo Aadamaha ku soo biirta.

    Formaajo waa Hogaamiye wayn.

    Maaha Nin Reer iyo Nin hunguri e waa Nin qadiyadeed.
    Wax aan tabayay iyo qaranimo ayaa iiga muuqatay fikirkiisa iyo shaqadiisa.Taasina waa mid aan xaq u leehay.

    Dee saw adiga kuma dhaamokkk
    Unukaale iyo Badbaado ka tirsanayd.

    Dalmida

  40. Kuwiinaan Daaroodka waaweeyn iyo kuwa daaroodka yaryar, noo daayaa iimaamkeena Dabshid. Idea uu yahay waan naqaan, sababtoo ah waa iimaamkeena.

    Adinku Nuux Mohamed, iyo midgaanta idin sheegato, iyo kaad boqor ugu yeerataan kama hadalnee, joojiya in aad iimaamkeena aflagaadeeysaan! Hadii kale kuwa aad cinwaanadda u sameeysateen iyo garaad, boqor, suldaan, been daaqe ayaan caayneeynaa.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  41. kkk

    Garqaadow

    Soomaalidu waxay tidhaa nin jooga looma hadlo. Miyuusan hadli karin oo qabyaaladda uu ku tasbiixado goobtiisa ka icraabi karin mar haddii uusan wax xikmad ah qorin. U abtirintaada Dabshid waa iska cover..

    Berigii aynu all Galgaduud ku doodi jiray wuxuu sheegan jiray miskiinkan marna Hawiye marna Sheekhaal.

    Anigoo qabyaaladda ku wanaagsanayn

    Wuxuu qoraa

    Midnimada Somalia ma aaminsini oo Somalia ha kala tagto………..Traitor

    Iidoorka ha go’aan……….khiyaano qaran

    Darood caasimad malaha ……….Riwaayad sida Xamar iyadoo caasimad Somali ahayn

    Muqdisho oo Soomaali oo dhan dhisatay waa goof Hawiye………Been iyo riwaayad

    Canshuur Hawiye ayaa la cunaa sida iyada oo Hawiye qudha deggan yihiin Xamar

    USC oo lagu sameeyay Itoobiya mahbar maaha waa mujaahidiin……………Riwaayad

    SNM oo lagu sameeyey Itoobiya mabhar maahan waa Mujaahidiin…………..Riwaayad

    SSDF oo Itoobiya lagu sameeyay waa mahbar mujaahidiin maaha……………..

    SPM oo lagu sameeyay Jubbaland…..Kayntee Joorre iyo Waamo galay weligiisa kama hadlin.

    Ogow afartaa Jabhadood ayaa riday xukunkii Afwayne.

    Marka ha iska ahaado nin lagu muransan yahay oo niicda la fadhiya

    Wallee Soomaali baanan qarannimo garan.

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  42. Bro Cadaado

    Asa

    Waan hubaa inuu Dabshid imaam kuugu ahayn qabyaaladda aad la dagaalaysay sanada badan ee naga daa bro xayeeysiinta shaydaankan aanan qorin wax ummadda isu keenahayo.

    Xitaa ma tix gelinayo hadalkii Xasan Sheekh ee ahaa Soomaali Heshiis ah..

    Nin aqoon leh baad tahaye ka beri noqon ninkaan intuuna ku wasakhayn oo qabyaalad aanan jirin ama aadan aaminsanayn lugaha kuu gelin. Waa iga talo

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  43. ali zubeer.

    marna wuxuu sheegan jiray hawiye marna
    sheekhaal.

    suldaan hadda ma waxaad rabtaa in aad ii sheegto
    sheekhaal iyo hawiye in ay labo kala yihiin?

    aan ku soxo sheekhaal waa hawiye.
    hiraab martiile hiraab.

    suldaan halla kala xishoodo.
    kkkk

  44. Anuu hal shay ayaan hubaa oo soo taabtay halka u dambaysa.Qabiil walba waa Habar isku yimid oo dano wadaagay.Isbahaysi iyo xulufo dano ku dhismay.Haa,waa la soo kala horeeyay,laakiin magacu meelbuu ka bilaabmay iyo Unit xoog sheegtay ama Sultanate,Ugaasate sheegtay.

    Haday Sheekhaal Hawiye ku biirtay waa wax dhacay aduu nool..Awoowgaa waxbuu u soo joogay iyo Reero isku biiray.
    Abgaal iyo Murursade ayaaa magaca Hawiye assal ahaan u yeeshay.Qolaba marbay ku soo biirtay xulufada..
    Qabiil kasta ama jilib kasta oo 6 ilaa 7 Tirsi ka sareeya waaa xulufo. Waligaaba Abtirsi tiri,waa been asal Aabo in la wadaago.Mana dhicikarto.

    Dalmid

  45. Kkkkkk Sheekhaal waa Martiile Hiraab? Waxaan soo xasuustay Martiile Hiraab iyo Kamasle Hawiye waa laba magac oo uu bixiyey Caydiid mid waxaa lasiiyey Shiikhaal oo layiri waxaa tihiin Martiile Hiraab, oo halkaas ayaad Hiraab iyo Hawiye kasoo gashaan midna waxaa lasiiyey Jareerta oo layiri waxaa laydin dhahaa Kamasle Hawiye oo halkaasaa hawiye kasoo gashaan waa xiligii Caydiid la dagaalamayey Daaroodka.

    Waxaan daawaday mid Sheekhaal ah oo Youtube lasoo galiyey waxuu ku leeyahay anaga iyo Hawiyaha wada qaarka madaw isku farac iyo isku dhaqantoona ma nihin anagay magac Martiile Hiraab layiraahdo noo bixinayaan oo goormee anagu marti naqonay ayuu ku dooday.

  46. Cadaaddo:

    Adigu ahaa midkii inbadan halkan kusoo qori jiray in aadan dhiig iyo dhalasho lawadaagin Habagidirta kale sida Sacadka iyo in badanoo Hawiye sheegta aadna keeni doonto Soomaaliya mashiino dhiiga lagu baaro si markaa loo ogaado kuwa sheegadka ah waliba doodaadu waxay gaadhay in Sacadku aysan dhalad aheyn adoo markaa uduur xulayey mid kaloo ku leh Habargidir baan ahay waliba sacad, hada ma waxaad na leedahay waxbaa hagaagay oo xaalku waa okey oo xitaa kuwa laysku haysto oo heeybtooda ay doodu ka taagan tahay oon ayagiiba afkooda aan laga maqal waxa ay yihiin inaad tiraahdo halaga leexdo waa madaxdeenee? Waa sheeko cusub.

    Waxaase nasiib daro ah qof lagu muransanyahay waxa uu yahay oon isbari yeeli karin, yacnihi is difaaci karin oo dad kale u doodayaan.

  47. Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u saaray Guddi baaritaan ku sameeya xisaab xirkii Miisaaniyadda afartii sano ee la soo dhaafay oo aan la horkeenin Labada Gole ee Baarlamaanka.

    Fahad, Farmaajo, Mursal iyo Beyle seef ayaa dulsaaran! Waxaa filataan-ba
    waa Beyle u soo Somaliland usoo baxsaday!

    @Cali Qoti adiga oo soomaali sheegato ah miyaa 4 legde Dabshid qoladiisa
    ka daba yuusaya oo leh lama yaqaan qoladiisa???

    Waar Dabshid sanado ka hor ayuu halkaan ku cadeeyay inuu ahlul Hiiraab
    yahay ee adigu yaad ka tahay Oromo aanu kugu caynee?kkk

  48. In badan baan halkan ooga hadlay siyaasada Soomaaliya anoo waliba mucaarad ku ahaa kana soo horjeeday Madaxweyne Farmaajo, xitaa waxaan halkan ka cadeeyey inaan taageero u ahaa Xassan Sheekh waagii Farmaajo la doortay, anoo og in Xassan Shiikh lagalay dagaal labo sano qaatay maamul goboleedka Jubaland inkastoo markii danbe la heshiiyey wax walbana dhamaadeen, anoo og in Farmaajo igu heyb ahaa ugu danbeyn Xassan waa soo laabtay xaalkuna waa okey oo waliba reerka Kuumade wuu sharfay waxuuna siiyey Raysulwasaaraha Soomaaliya. (Soomaali heshiis ah dunidana heshiis la ah)

    Waxii ku saabsan siyaasada Soomaaliya waa laga wada doodi karaa, laakiin markay noqoto Daarood nacayb oo halkan 24/7 la sooqoro Daarood, Daarood, Daarood, Daarood, taa cidna laga yeeli maayo war intaa mala fahmay?

  49. Qof Daarood ah kaliya ayaa halkan ku soo qori kara anigu waxaan ahay Daarood waxaan kasii ahay reerkaas waxaan kasii ahay reerkaas waxaan kasii ahay reerkaas waxaan kasii ahay reerkaas waxaan kasii ahay reerkaas, waa kalsoonida iyo laandheernimada waxaan arkay intaas oo nin iyo gabadh Daarood ah oo halkan ku abtirsaday, laakiin kuwa kale ee laangaabyada ah kama soo dagaan IIDOOR baan ahay iyo Hawiyan ahay ama Hiraab baan ahay halkaasay ku dhuuntaan hadana waxayba keeneen IRIR baan ahay.

  50. sargaloow.
    dee nagadaa sheeko xumada sheeka majeerteenka.

    heblaa igu tiri hableey ahayd. hebla la dhihi jidhay..
    reer hebelbeey ahayd reer hebelbaa dhalay.
    kkkkkk
    waryaa awowga la janeye.miyaadan absame aheyn.
    waa maxaay sheeko gebdhoodku.

    sargaloow.
    waxaan dib u daawaday hadal jeedinti xalay ee
    riasulwasaare xamze.
    war ninku ileen siyaasiba maaha
    sidii in uu urur dimeed hogaamiyo ayuu u hadlay.

    hadalkii xalay qaladaad waa wayn ayaa ku jiray.
    luqad diblumaasi kuma uusan hadal.

    somali heshiis ah
    dunidana heshiis lah iyo hadal jeedintii
    xalay aadbey u kala fogeyd.

    war ninka halla too toosiyo.
    khudbadaha hallaga soxo.
    waxaan rabnaa ilaa 2030 in uu meesha joogo.

    unukaa yaabnay

  51. Ali Zubeer

    Kkkkk

    Maxaad tiri, Dhaar Islaam ma yaqaano
    Marba hadduu noo keenay Xisaabtan.

    War shiikhashu maxay kugu sameeyen
    War kaaley Xamar anigaa kaa damiinan

    Ninkii ku dhaho Tasho
    Waa nin kuula taliyey si
    Walaaltinimaa

    Anigu way dhibee
    18% oo marna doon u siisaaran
    Kenya marna Turkish airlines
    u soo saaran Xamar.

  52. Sagaaro-na ma hadashay?kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  53. Mr BaHal

    Kkkk

    Sxb naga qabo adigaa dadkaan KAFIIL ka ahe

  54. Garqaad:

    Waxaan aaminsanahay haddii ay wada shaqeeystaan Xassan iyo Xamse inay mudo badan hogaamin karaan Soomaaliya ugu yaraan labo safar oo kale haddiise ay sheekadii lagu yaqaanay madaxda Soomaaliya bilaaban ee aheyd khilaafka markaa sheekadu ma fiicnaaneeyso.

    Haduu Xassan ku talo galo inuu hal Raysulwasaare la shaqeeysto maduu joogi karaa kursigana reer Unukaa leh mudo sidii boqoryooyo ayey u noqon, haddii kale xaalku uu khilaaf iyo baqbaq noqdo bilaabato ma fiicnaaneyso.

    Safarka ugu horeeyana madaxweyne Saciid Deni halagu soo booqdo.

  55. Garqaad

    Kkkk

    Ugaas noodaa Rasalwasaare Xamse
    Waa nin dhago fudud

  56. Habeen wanaagsan aqyaarta cafis iyo musaamax.

  57. Dabshid iyo kooxdiisa ii daaya shqao fiican bay ii hayaan…

    Halkaa ka wada xeer-beegtiyeey…

    Danta Soomaaliya waxay ku jirtaa reerka Daarood oo midooba, oo qabyaaladda barta… Dee sida loo wada dhaqmayo waa in uu reerkani asna u dhaqmaa…

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented