|

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA WARBIXIYEY XAALADDIISA CAAFIMAAD

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed farriin ku saabsan xaaladdiisa caafimaad, waxa uun uga mahad-celiyey ducada iyo dareenka ay u muujiyeen muddadii uu u hoggaansanaa habraaca iyo talooyinka bahda caafimaadka ee COVID-19.

Madaxweynaha ayaa sheegay in baaritaannada caafimaad ee la xiriira COVID-19 ee laga qaaday ay muujinayaan in laga waayey, sidaas awgeedna uu dib u fariisan doono xafiiska, si uu u dardar geliyo shaqada qaranka.

“Muddo 5 maalmood ah oo aan u hoggaansanaa habraacyada iyo talooyinka bahda caafimaadka ee la xiriira COVID-19, waxaan shalay iyo maantaba maray baaritaankii ugu danbeeyey, kaas oo natiijadiisu ay noqotay in la iga waayey COVID-19, sidaas awgeedna, waxaan dib ugu howlgalayaa xafiiska, si aan u sii dardar geliyo shaqadii qaran ee aad ii wakiilateyn.”

Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadaha todobaadka xorriyadda dalkeenna, waxa uuna ku boorriyey in ay dhexda u xirtaan sidii ay u samata-bixin lahaayeen dadkeenna dhibaateysan ee ay abaaruhu sameeyeen.

“Waxaan mar kale ugu hambalyeynayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed todobaadka xorriyadda oo aynu ku guda jirno, anigoo ka codsanaya in ay is caawiyaan, si gaar ahna u xoojiyaan gacansiinta iyo taakuleynta dadkeenna ku dhibaateysan abaaraha.”

Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre kalsoonida uu ka helay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo in uu la wareegay xilka Ra’iisul wasaarennimo, waxa ayna wadajir u kormeereyn Madaxtooyada qaranka, gaar ahaan qeybaha jimicsiga iyo beeraha.

DHAMMAAD

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=57508

Posted by on Jun 29 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

24 Comments for “MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA WARBIXIYEY XAALADDIISA CAAFIMAAD”

  1. Xasan ilaahay ha caafiyo hadduu jiranyahay.
    Si buu caatoobay! Howl adag baa u taal asaga iyo Pm;ka
    Qayr idiin rajayn.

  2. Somali galbeed

    Covid19 warkiisa waa dhamaaday, habrihii 90 jirkaa suuqa ordaya, waase marin habaabin maryoley.

    Carab iyo cajam musaad baa laysu dhiibay

    Haddii ina zayied kaa gaday Netanyahu awalba

    MARYOOLEY wax ugaari ma jirin, waxaan sugnaaba

    Waa Colombian mercenarieskii oo todobaadada soo socda soo gaadha Somalia, ayagoo lagu sheegayo inay nabadgelyo ka caawinayaan somali.

  3. Amen, land of punt, iyo dad badan oo cid walba leh oo wanaagsan ayaa jirra kuwaas oo madaxweeyne Hassan Shiiq u duceeynayay, waana mahadsanyahiin.

    Kuwa waxaan la hadlayaa daanyeerta ah ee xoyaala suuqa taageeri jirray daanyeer Farmaajo, kuwaas oo ciyaala suuqnimo darteed habaar, marrin habaabin shacab iyo fitno dacaayad ah wadday usbuucii lasoo dhaafay iyaga oo dhahaya warar badan oo been ah. Eaana tan cadeeynta munaafaqnimadooda oo waa kan Hassan Shiiq waa nool yahay, ee maxaad ku dameeyn kartaan? Ilaahey ayaa wax nooleeya amaba oofsadda adolmahiisa. Laakiin ciyaala suuqa u badan ilkayar waxeey dadka Somaliyeed tusseen midabkooda raamiga ah. Wallow anniga iyo dad yar eey horray u ogaayeen waxa ka suurowda daanyeer Farmaajo iyo reerkiisa oo la qabba wax walba oo uu bi’iyay nijaas daanyeer Farmaajo.

    Waa lamid kuwa haddeee dhahaya Mosad iyo Yahuud ayuu la Shirley oo been ah. Laakiin, waxaaba imman mar dhow in Yahuudaas aan la shirno, maxaad sameeyn kartaan? Misse Yahuuda iyo Kufaarta iyo Amxaarka eaa bannaantahay in uu daanyeer Farmaajo iyo ilkayar la shirraan, laakiin dad kale iyo qabiiladda kale lama shirring karraan? Eaxaas oo kale waaye caqliga ilkayarta uu Afweeyne baadiyaha kasoo arruurin jirray, kuwaas oo xataa 50 sanno kabacdi ah baddow, caqli daanyeernimo, eaana sababta eey u fashilmeen nidaamkii Afweeyne loona dhicis dillay nifaamkii Farmaajo. Gacanta Ilaaheey ayaa jeebka iyo qorriga Hawiye garab taagan. Ma xasuusataan Meles Sanawi iyo Amxaaradiisii iyagga oo seeyntooda labadda lugood ka laadlaado barqa cad Xamar laga eryay, Afweeyne sidoo kale, Mareeykan, Talyaani, iyo qabiilo baddan oo gaaladda la shaqeeysan jirray siddoo kale kala waqtiyo laakiin isku si eey dadka Hawiye markii eey la dagaalameen qiyaar la’aan iyaga oo dulli ah laga kiciyay dalka iyo dhulka Somaliya meelo baddan oo ka mid ah!
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  4. Hawiye iyo daarood ha is caayaan laakiin madaxweynaha waa astaanteena good to see you again madaxweyne xasan shiikh gedoland mar marbuu kugu taraaraxaa laakiin madaxweyne kuguma fogaanayo astaatayda ayaa tahay

  5. Anigu imaaraatka ayaan kashakiyay soomaaliyeey
    Madaxweyne caafimaad qaba yaan ugaynay madaxweyne xanuunsan bay noo soo celiyeen
    War aduunka wax walba
    Soomaali heshiis armay imaaraatka kacaroodeen

  6. Madaxweynaha uduceeya
    Madaxweyne kuma necbi laakiin xukunkaad iga qaadatay iisoo celi afar sano kabacdi
    Ma ogtahay indhaha iyo uurkuba
    Daraadaa inay kuu ilmeeyaan
    Mareexaan la ooyaan
    Cimri dheer caafimaad qab aabe xasan shiikh
    Madaxweynaha soomaali weyn
    Ilaahoow caafimaadi wax denbi ah oo uu aniga iyo dalkaba kagalay ma arag qabribaan gali caawa ama beri
    Wallee xasan shiikh inaanan maanta waxba ku tilmaami karin
    ileen laysma gaarine ma hal bil
    Maya maya

  7. Cawaan taageersan cawaanta kale

    Waa wareereen hore waxay farmajo ula simeen Nabi muxammad csw ayagoo dhahay “ninkii farmaajo caabudayay waa dhintay” waxayna soo qaateen odhaahdii Abubakar .

    Hadii analogygoda qabiga ah loo raaco ma culusow baa Alle u ah oo ay caabudayeen!!

    Farmaajahaad ku waa lateen reer galbeed buu shaqaale u ahaa balse waa idinka xariifsanaa, hadii laydiin sheego ceebaha culusow ma tacsi iyo baroor baad dhigaysaan..

    Waad ku mahadsantiin inaad nagu waafaqdaan in culusow shaqaale u yahay diinta ccusub Abraham accord.

  8. Kooxaha akhwaanka ee durbaanka tumaya 6 bilood kadib baan warkiina sugaynaa, haddi ALLE idmo.

    Waxaan sugnaaba waa Colombian mercenarieska oo guryaha “booqasho” hawleed ugu taga kooxahaa Dalka wareeriyay..

  9. Somaligalbeed
    Adoo raali ah umalayn maayo inaad ogaadeen tahay
    Waa tahay daarood laakiin waxaan is iri waa geri goombe
    Sibaad ucaraysan tahay

  10. Gedo

    Meeshaan qolo umasoo galo waayo hadaan qolo rabo MARYOOLEY geed walba waa taagan tahay, waana cajiib markii farmajo joogayna waxay odhan jireen farmaajad necebtay.

    Caalamka kama dhicin kacaankii qabyaalada balse waxa soo maray kii beeraha,warshadaha ,liiskaas waa dheer yahay kumana jirto qabyaaladu.

    Sidaa darteed haybtaada waxba soo kordhinayso balse fikirkaaga waa laga yaabaa inuu wax badalo haduu ku dhaco dhego waaciya..

  11. Kkkk

    Canshuurteena ayaa nabartey inay nala murmaan
    KABO CASEEYAYAALKII AXMAARADA

    Bartire iyo Waaq waaqyo,

    @ Gedo Land

    Gari ma qabiilbaa

  12. Somaligalbeed
    Mahadsanid aniga aragtidayda cid badali kartaa majirto
    Sadexda mooryaan ee kalshaalenews soo gasha
    ilaah baa ilehe madaxweyne xasan shiikh daraadood maalin walba uma aflagaadayn karo
    Maxaa yaalay kuwaan qabiil bay kutaageerayaan
    Aniguna waxaan leeyahay war madaxweyneha qabiil kadaaya
    Hadeed ayaguu madaxweyne uyahay
    Hadii ay qaran kutaageeraan ayagoo laqabiil ah yuu guul gaari

  13. Dabshid
    Geri koonbe waxay ladhasheen
    Harti koonbe
    Kuumade koonbe
    Kkkkkkkkkkkk
    Eithopia ayay dagaan Kuumade ma maqashay
    Kuumade waa absame baro Daanyeeryahow

  14. Kalsame

    Sxb wali arinta TALO JABERTI dhab kaama ahan
    haddey dhab kaa tahey ka bilow
    Naftaada, ilmo Adeeradaa, jufadaada, Mareexan

    Maxaa la gudboon Daarood Jaberti
    1. Ninkii Buul iyo Cariish kuleh XAMAR inuu iska
    Iibiyo, waliba hadda wuxuu ku helaa qiimo fiican

    2. Waxaad dhul iyo Hanti uga sameysataa
    Tuuladaada CABUDWAAQ,

    3. Jufadaadu ha isku daydo, inay Tuulada ka sameystaan
    Schools, Hospitals iyo universities

    Haddaad sida aan hadda ku arkey Xamar
    u soo jirtaan Xamar, lacagtana waan idinka
    Qaadabeynaa, shaqana siin meyno

    * Anigu waxaan ogahey
    HAWIYE ACTION PLANS, for the next 30 years

    Hawiye maahan maanta Hawiyeyahii Aabayaasheen
    Sidaas daraadeed, Qax iyo Buuq dambe ma rabno

  15. Gedo Land

    Kkkkk

    Anigu waxaan aheyn MAREEXAN Ma xaaleeyo
    Maxaa naga dhaxeeyo GERI iyo GURGURO

    – Canshuurteena ayaa dhibkaas noo keentay.

    30 sano oo soo Socoto waxaan
    Tijaabinaynaa OGAADEEN
    natiijada ka timaado ayaa lagu dhaqi
    Jaberti iyo Jidka dheer

  16. Dabshid
    Caabudwaaq maxay dhuusamareeb anaa iskaleh
    1960 xildhibaankii ugu horeeyay aadan low buu
    Dhib maleh reer dalal iyo cayr xilalka dhuusamareeb waa qabsadeen
    Mideeda kale ee kooxda kablalax
    Aniga gedoland ima fahmi karaan hawiyaan inta caayo yay soo yaacayaan oo leeyihiin reer diini baa dagaalkii bilaabaye aan caawino
    Hadaad runta doonayso mareexaan ukumihiisa muqdisho ayuu dhigtay
    Hadaan kula hadlaayo niman abgaala ayaan isla joognaa
    Halkaan waxaa nooga tagay oo madaxtooyada fadhiya waa Maxamed amiin
    Taliyaha ciidanka waa mareexaan
    Wasiirka arimaha dibada waa dr doodishe
    Laakiin adeerkay gen. Biixi waa kudaayay maxaa yeelay 4.5 weeye in isaga laga dhigo Biixi habargidir baa rabta sida qaybdiid iyo fiqi iyo qaar kaloo badan
    Laakiin wax walba waa is badali doonaan

    War anigu nin sharaf leh ayaan ahay madaxweyne xasan shiikh walaahi laygama maro Laakiin adinka waa iska kiin dhicin hadaad ii dayn waydaan caruurtayda kablalax

    • Gedo

      Somali raacashada xoolaha wax bay ka taqaan laakiin “Dhaqashada” waxba kama taqaan waana labo mawduuc oo kala duwan (Daryeel vs ilaalin) .

      Marka caalamka siyaasada la yimaado waa taas oo kale, kaliya waxay yaqaanaan qolomaad tahay! Halbeega garashadooda intaas ma dhaafo, tusaale waxaa kuugu filan koox badan oo hadda wax ku qoraya boggan..

      Qolyihiina galbeedka jooga qaar waalida lacag ku qaataa naloo sheegay, malahayga kuwo kamida kooxdaas inay halkan ku jiraan..

      Nin waali qoran doodiisa goormay dhamaan!!

  17. Gedo Land

    Sxb
    Kuma dhihin Xamar ha joogin lkn
    Waxaan ku dhahey Xamar maahan
    Xamartii hore,

    Yes Mareexan wuu jooga Xamar oo
    Qabiil Daarood ah oo Tuulo ka xaar xaartey
    Xamar, waxaa ka jiro Mareexan
    ( War laliskii)

    Xamar waad joogikartiin lkn
    Marey noqotaba sida Gaaljecel iyo Xawaadle
    ayaad aaqirka noqon ” Hiraab iyo Gugundhabe “.

    Xitaa Nairobi waxaa Hantidii la wareegay
    Hawiye,

    Guno raadis ayaad Ceeb ku dhigteen
    Inkastoo Mareexan xooga ku geysteen
    Townka haddana Eastleigh becomes
    Hiraab.

  18. Ninkii ku dhaho
    Dhulkaada Hanti gasho Ceeb ma sheegin

  19. Dabshid
    Xamar hiraab kaliyaa iiga badan
    Murursade ayaan kudhaganahay xawaadle warkiisa iska daa
    Warninyahow reer jeberti muqdisho kama maarmaan
    Waa xaaqan karnaa tuuliyinkeena laakiin xaaqitaankii yaan isku haysanaa
    Kuwaaba diidan inaan wabiyada iyo beeraha jubaland waa ok absame iyo sade laakiin dhinaca
    Jamhad iyo land of punt ayaa nagu qasbaaya inaan xaaqin qaadano oo nin walba ardaagiisa xaaqdo si uu marti badan uhelo

  20. Gedo Land

    Kkkkk

    Wali sheeko ayaad haysaa iyo
    Adeerkay wuxuu ahaa General

    Deyniile ayaa ka weyn Cabudwaaq

    Qeybo Howlwadaag ah, qeybo Buulo-xuubey ah
    iyo Deyniile – waa dhul Murusade

    – Af waakane Taag intee looga keena

  21. Dabshid
    Nin layiraahdo Axmed najaad yaan damcay inaan kutuuro markuu booteeyay oo yiri reer biciidyahan baan ahay
    Yaan damcay inaan iraahdo
    Labo t t
    Labada tt waa mid waa tuulo nuux
    Midna waa tumaal waa kaqaleeyay walaahi waa is xakameeyay kkkkkkk

  22. Dabshid

    Talada HAG iyo HEEGO socon mayaan, aniga iga qor…

    Soomaaliya is beddel baa ka dhacaya, weelku hadduu buuxsamo oo wax lagu sii daro wuu daataa… 30 sano oo mooryaanism ah ha idinku filnaato…

    Casriga raacatadu waa gabaabsi, dalkan rag baa u kacaya kol dhow…

    Mooge-disho ama Muqdishu waa xarunta 5ta Soomaaliya, ama bililiqayso ama ku habso sidaa bayna ahaanaysaa forever…

    Ujeeddada raacatadu ma aha qabyaalad iyo qabiil difaac ee waa kooxda mooryaanta ah iyo maafiyada shisheeye oo is barkan cunaha ha haystaan shacabka Soomaaliyeed hana kala qoqobeen oo xaynba meel ha ku haysteen…

    Masalan raacatada Hargaysa haysata, tan Garoowe haysata, tan Kismaayo haysata iyo Xamar haysata waa kala dan waxayse ka midaysanyihiin in qabyaalad been ah ku haystaan shacabka dhuunta hayaan inta kale si ay iaygu u cayilaan… Maalin baa iman meel qarisa ay waayi doonaan…

    Waxaan ogahay kacaammada wada guuxaya ee ciil dartii wada kar-dhaafay oo in ay wada dhaqaaqaan sugahaya… Riyada iska sii wada adinku…

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented