|

RW. Xamse oo maalintii ugu horaysay ka shaqo bilaabay Xafiiska R/wasaaraha Somalia

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha 21aad ee Soomaaliya , Xamse Cabdi Barre ayaa Saaka oo  Arbaca ah tagay xafiiska , halkii oo ay uga billaabatay maalintii u horreysay ee shaqada, ka dib markii uu shalay xilka kula wareegay xaflad ka dhacday barxad ku taalla bartamaha dhismaha uu ku shaqeeyo Ra’iisul wasaaraha iyo Golaha wasiirrada.

 “Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre mar uu ka hadlay howlaha u horreeya ee shaqadiisa, wuxuu ka sheegay munaasabadda uu xilka kula wareegay “ Qorshaheenna koowaad waa dhimashada baahidu keenayso inan ka badbaadinno Dadkeenna, si aan uga baad-baadinno waa inan amnigana sugno.”

Waxa dhammeystiraya Shaqada Ra’iisul wasaaraha ee la sugayo ayaa ah in muddo soddon cisho ah ku soo magacaabo Golahiisa Wasiirrada , isagoo ballanqaaday markii ay ansixiyeen Baarlamaanka inuu soo dhisayo Xukuumadda tayo leh.

Balse surtagalnimada inuu booqanayo qaar ka mid ah Dawlad-gobolleedyada Dalka ka hor inta uusan magacaabiin Golaha wasiirrada ayaa soo baxday maanta.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=57499

Posted by on Jun 29 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

28 Comments for “RW. Xamse oo maalintii ugu horaysay ka shaqo bilaabay Xafiiska R/wasaaraha Somalia”

  1. Cadaado

    Kkkk Salaan sare Ugaas

    Anagoo qaatir ka joognay la Kaftanka
    Labadii na hoos joogtey Mareexan iyo Majeerten

    Ayaa waxaa na bartey CABO CASEEYIHII AXMAARADA
    iyo Hoos joogoyaashii Somaliland

    Jaberti oo markii horeba ahaa 18% without
    Capital and Resources, ayaa haddana waxaa
    Nabartey kuwii ahaa NAFAQO DAAROOD
    ( Barire iyo Waaq waaqyo kkkk )

    Allow na cafi

  2. Raysalwasaare good lucky–Garabkaaga alle ha galo.
    Rag iska dhig oo wax Somali ku qanci karto la imow.
    Somali heshiis ah, dunida heshiis la’ah

    Dabsid…kkkkk
    Hoos joog ayaa jaabay..
    War Suldaankaagii ka xishood yaan afka ku qaloocane

  3. Dabshid
    Najis sayn leh, oo lama yaqaan ah..kkkkkkkkkk
    Inuu Somali ahayn oo cir kasoo dhac yahay, waxaan ku gartay sida taariiqda Somalida waxba uga aqoon.

  4. Kalsame

    Sxb qoraal qiimo leh ayaad
    hoos soo dhigtay
    – aad iyo aad ayaan kuugu amaanayaa
    inaad dhahdo
    MAXAA DAN U AH DAAROOD
    AFTER SIYAAD BARRE ”

    Waxaan qabaa inuusan Daarood wali fahmin
    Dhimashadii hashii Hawiye ee la wada maalijiray

    Waxaad MOODAA inuusan wali fahmin
    Farqiga u dhaxeeyo JIILKII AABAHEY EE
    u heystay Daaroodka dad dhiban oo u baahan
    In la soo dhaweeyo

    Iyo Jiilka Dabshid ee aaminsan inuu Daaroodku
    Ku caasiyey soo dhaweyntii kadibna noqdey
    UGAAR YAACDEY, sidaas daraadeed amaankooda
    iyo Xisiloonida Somalia ku jirto inay degaan
    oo ku laabtaan Tuulooyinkoodii
    Yes waala isu soconkaraa lkn
    Inay Somalia noqoto siday aheyd waqtigii
    Aabahey lagama yaabo.

    – 2-

  5. xamze iyo xasan.

    rejo fiican ayaan ka leenahay.

    isku haynta shacabka.

    la dagaalanka alshabaab.

    maqaamka gobalka banaadir.

    mideynta canshuuraha.

    atmis oo dalka laga saaro.

    deyn cafista oo lasii wado.

    baraha bulshada oon lagu bixin
    qarash lagu tageero.

    isla sheqeyn isla xisaabtan.

    wasiiro aan barlamaanku u badneyn.

    hay.adaha dowladda oon isku dhex milmin.

    maamulada oo wada sheqeyn fican
    lala yeesho.

    doorashada oo waqtigeeda ku dhacdo.

  6. Hawiye waa dad Ganacsiga iyo darisnimada
    Ku fiican waa dad lala noolankaro
    Lkn haddey wax gariifaan ama u FAHMAAN
    Amaal laawe way adagtahey inay
    U noqdaan siday ahaayeen

    – Daaroodka aan ka hadlaayo waa labo
    Mareexan iyo Majeerten

    Iyo Ogaadeen oo hadda ku Socoto
    Tilaabo, ama barasho
    Siday u dhaqmaan waxay ku xirantahey
    Aragtida 30 sano ee soo Socoto

    Kadib
    Kismaayo waxay noqon Xuduud sida
    Galkacyo AMA waxay noqon magaalo
    La wada yeesho oo lagu wada noolaado.

    – Shaley maahan – Maanta
    – Maanta maahan – Barito

    * Tasho intaan laguu talin
    – Dhiso dhulkaada intaan lagu qaxin

  7. lop.
    kkkkk.

    maxaad imaam dabshid ku haysataa?

    war imaamka aragtidiisa kala dood
    maxaad la yuuseysaa.

    qofka in aad reer hebel u taqaan maahane armaad si kale
    ula doodi taqaan??

    imaam dabshid reeerku uu yahay qof walbo waa fahmi karaa hadaadan qalbi caruur aheyn.

    nooga leexo imaamka yaa labo miirle.

  8. Kkkkkkk

    Markaad cuqdad daarood ku soo korto waa iska sidan 90 ka waxad ka shekayn

    Qabiil horaa loo yiri dameer faras gaari waa wardhigley inta ka baxdo afgooye iyo

    Balcad xorayso ka dibna la dood dadka xorta ah

  9. Reysalwasaaru wuxuu layaaban yahay meesha uu fadhiyo wuuba rumaysan la.yahay
    Maalmo ayay kuqaadanaysaa inta laga dhaadhicinayo villa soomaaliya ayaad dhex fadhidaa
    War xasan shiikh cagdheer waa kaducaystay waligood iloobi maayaan

  10. jabhad.
    sxb waa dhamaaday waqtigii ilduufa.

    ama wixiinii xumaa iska qaata ama iska taga

    waxaan kuu xaqijanayaa.

    in aan dib danbe cirbad ceel loogu sahmin doonin.

    waxaa laydin siiyay fursad. fursadaas oo aad ku soo
    bandhigi karteen in aad tihiin dad wadanka
    lagu aamini karo iskuna kalsoon
    oo aan doorasho ka baqeyn.

    taas bedelkeeda
    wadankiii ayaad qal qal geliseen.
    shacabkii ayaad iska hor keenteen

    muwaadiniintii ayaad qayb iibsateen.

    caruurtii eritereya ilaa weli lama ogo xaalkooda
    50 milyan waa la sheegayaa.

    doorashadii waad diideen.

    hal wado ayaa idiin furan
    wadadaaasu waa in aad dhahdaan waan go.aynaa.

    no more kursi ilduuf.

  11. Hadiiba uu Xamse yahay Nin Geesi ah,kaba soo qaad inuu yahay Nin karti bada aqaba uu yahay Nin wax u soo kordhinkara meel uu ugu sareeyo,hadana meeshu waa Muqdisho.

    Muqdisho waa meel ay uu habaar ku dhacay oo deganyihiin dad Dambiilayaal ah oo aamusan.
    Qofku marka uu Xilka ka qabto meesha ayaa arkaa wajiga runta ah iyo Miyaha soofaysan ee Mooryaanta.

    Waa midda keenta in qof kasta oo halkaa tagaa uu fashilmo.

    Inkasta aanu Xanse ahayn qof wanaagsan,hadana waxaabu joogaa Muqdisho ruufadkana wuu galidoonaa.
    Xanse waa Nin la soo shaqeeyay Axmed Madoobe.
    Nin la soo shaqeeyay Axmed Madoobe iyo waa qof wanaagsan way kala fogyihiin.
    Habase ahaatee meesha u xilka u gayaana waaba Mudisho.
    Waa ruufad la dega qof kasta oo soo mara.

    Dalmida

  12. buuq iyo qaylo uma baahnin
    weli waxaan dhexda uga jirnaa
    mahad celintii maxamed wardi.

    Ka: Dareenka Shacabka:
    Ku: Rw Mohamed Xusen Rooble.
    Ra-iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
    Nabad Allaha ku yeelo soo noqo 4sano kadib adigoo Madaxwayne ah insha Allah.

    Waxaad Umada Somaliyeed ugu shaqeysay heerkii ugu sareeyey ee uu masuul Somaliyed ku shaqeeyo.Waxaad kasoo baxday dhaartii Iyo Kitaabkii aad ku dhaaratay waxaadna Somalia ka bad baadisay dagaal sokeeye iyo burbur.

    Xurmadle Rooble siduu sameeyey hadii saraakiishi ciidanka Xooga ay sameeyn lahaayeen 1991 dalka Somalia wuu jiri lahaa,dagaal sokeeye waalaga baaqsan lahaa.
    Kaliya waxaa burburi lahaa hankii siyaasadeed ee kaligii-taliyaha, balse ciidankii xiligaas joogay iyo madaxdii xiligaas joogtayba waxay kala garan waayeey badbaadada dalka Iyo badbaadinta shaqsiga.

    raisulwasaare rooble.
    wuxuu doorasha qabtay
    madaxwaynihii dalka ooon doorasho rabin.

    wuxuu doorasho qabtay.
    taliyaashi ciidanka oon raali ka ahey.

    wuxuu doorasho qabay. barlamaankii 10
    oon doorasho rabin.

    wuxuu ahaa shaqsigii yiri.
    hadaan dhinto maydkayga ha AASININA
    ee doorashada wada.

    Ra-iisul Wasaare Rooble taariikhda Somalia waxaad uga qorantahay baalka dahabiga qeybtiisa Dheeymanka ah nabad galyo.

    somali dhexdeeda heshiis ah.

  13. Dabshid. Arinkiisu waa Kaligeey ayaa ladagaalamey Beel heblaaya. laakiin waxaa jira TUHUN ah Haybtaada. Hawiye Cuqdad intaas dhan kuma aana ogayn

  14. Ali

    Daaroodku waxay Cuqdad u yaqaanan
    Aan wax isku darsano ama aan kala joogno
    Waa markey noqoto Xisaabtanka Caasimadaha Irir Samale

    Dhex dooda xitaa qaarbaan hadli Karin
    Sida Cali Saleemaanka ama BICIID DABE
    ( sorry Biciid yahan)

    Tusaale
    @Land of Punt ayaa suaal ku saabsan
    PUNTLAND future waydiiyay
    @ Ahmed Najaad oo ah BICIID YAHAN

    Waala kalma waaxid uu furiwaayey
    Why because Ahmed Najaad knows
    PUNTLAND waa maamul Max’uud Saleemaan

    Lkn Amar Alle
    Marka laga hadli XAMAR IYO HARGEYSA
    @ Ahmed Najaad ka warbadan oo ka doodbadan
    Oo ka Daaroodsan, Max’uud Saleemaan
    ( Cajaa’ib)

    Sxb
    Ninka Cuqdad loo qaado waa ninka
    Lagu soo hirto, not Marti

    Lkn markuu Feysal Waraabe xisaabiyo
    Canshuurta Hargeysa inuu INA KOORE
    Ooyo

    Markuu Muuse Suudi xisaabiyo
    Canshuurta Mogadishu inuu Faroole
    Cabaado
    ( Koorana Calanka geyn Karin Buuhoodle
    Faroole Canshuur ka keenikarin Boosaaso)
    Waxay ka tarjumeysaa wali Daarood wuxuu
    Mooda waqtigii Xisaab la’aanta.

    • Dabshid
      Horta IRIR Nagadaa Waxjira Mahee. Horaan kuugusheegey Hadana waan kuuguceline IRIR nin Marqaansan arey uu iskayiri weeye.
      Tusaale Hiraab kasooqaad
      Habargidir ama Bahmurusade Ninba siduu uyaqaan
      Sanwaynaa oo Sarar waynaa Ilaahayoow Saruur iigadhig.
      Bakhtibeey Cuneen Midna wuu iska soomatajiyey IWM. Beelha Daaroodka iyo Isaaq oo Dhalasho iyo Dhaqan wadaag aad ufog kadhaxeeyo,Abtirsiinyo Aan Muran Galilarin ayey Leeyihiin oo Waykaduwanyihiin Somalida Kale
      Waligaa iyo Waaqaa. Bah IRIR mamaqashey?
      Tankale Xamartan Tunka kuusaaran Mala isla ogolyahay Inaad Adiguleedahay?

  15. War deg deg
    Reysalwasaare xamsa cabdi bare
    Oo kaguuraya madaxtooyada una guuraya
    Xarinta dhexe ee xisbiga hantiwadaaga kacaanka soomaaliyeed iyadoo Reysalwasaare xamsa sheegay inuu kusoo aaday waqtigii xasuusta xisbiga hantiwadaaga kacaanka soomaaliyeed
    Reysalwasaare xamsa ayaa sheegay in asagoo yar oo dugsiga hoose dhexe dhiganaayay inuu kamid ahaa ardaydii kusoo dhawaysay xarunta xisbiga madaxweynihii east Germany iyo madaxdii kacaanka
    Wiil absame waa dhashii jaale siyaad

  16. Geelii absame iyo dameerihii mudulood oo ciidanka haramcad
    Lakala dhex dhigay iyadoo laga cabsi qabo inay saacad kasta isku dhici karaan
    Xayawaankii ayaa lakala saftay
    Madaxweynahii iyo reysalwasaarihii
    Halkaaseey maraysaa

  17. Ma aar gosigii siyasaded aya bilowday ?????? Hodhodho

    https://youtu.be/oTuaVlJlhbE

  18. Gedo land

    Waxaan u maleeynaya in aad halkaan
    Ku waalan Doontid Horta ilkayar Ma leedahey
    Geel iyo Dameero maya maya Ma lahan
    E waxeey Dabtaan Sagaarada Jugleeyda iyo
    Goroyada Miraha Quunlahana waa Dubtaan
    Hawiye iyo Absame waa laba laandheere
    O xoolo iyo beeraba leh o wabiyadu Dhex
    Maraan ilka yar Duudka iyo Feeraha ka wada
    Guban inteey Gaajo TB ku wada ridey
    Ayaa Faanaya o Rag la haasabaya intuu
    Hilib Jugleey So Feen Feentey. Kkkkk
    War anigu nin idin yaqaana ayaan ahey
    O idinla so Dhaqmey Dhul marna ah o
    Dhulka Somaaliya o Dhan Geed Geed uso
    Harsadey

    Walaahi Billaahi Diridawa bartamaheeda
    Waxaa ku yaala Geed la yiraa Geed Hawiye
    Aniga ayaana u bixiyey Xaafad Ciise ayuu
    Ku yaala som iska daa Somaali e Oromada
    Iyo Xabashida ayaa yaqaana Geed Hawiye

  19. Wiil hiraab
    Ma dameerkaadkaad kacarootay
    War ninkaan aad lahadlayso
    Waa ninkii 21 sano aad aabo lahayd iyo shan sanoo buuq ah
    Sxb see camal nin reer diini waa inaad kushugridaa
    Afkaad hada qorayso yaa kuu dagaalamay oo kuu hirgaliyay
    Soo matihid ninkaan hortiisa adeeradiis kutoogtay
    Soo matihid nin kaan ahay oo kuyiri dameer kuma xaari karo ex muqdisho soo matihid nin kaan warmaha shiribka udhiibtay oo aan ubaxshay barbaarta gaashaaman
    War yaad imooday najisyahow saynta leh
    Congo Zaire waxba madhaantide ii mahad celi kkkkkkk
    Kulahaa absame war absame anuu iga dhashay
    Waa kii magacyada kala duwan kuubixiyay
    Sida bustahaagii habsanaa qaado
    Soo ma ahayn sayid Maxamed cabdulle xasan
    Adaale adaalihiis oo ku indho furtay
    Xasan culusoow

  20. Aun cali ugaas cabdulle ayaa golihii sare kacaanka utagay
    Waliba duqa magaalada muqdisho ayuu ahaa
    Wuxuu yiri ninkaan biyaha dhaaminaaya ee baladka muqdisho oo dhan waraabinaaya xaa laga rabaa
    Dameerkuu kawaday
    Xuseen kulmiye ayaa beledkuu halay haa kkkkkkk yacni waa xaar badan yahay
    Aun xaafadeena waxaa waraabin jiray
    Cali cagajabeey daauud ayuu ahaa waa xasuustaa

  21. Ali

    KKK maskiin

    Waxaad rabto sheego lkn
    Abtirkaada JABERTI haka reebin

    Jabertina Allaa kaa dhigey ee maahan
    Ceeb

    Waxaa kuu soo harey
    Irir Samale

    Waan ogahey inay idin qalqal GELISO
    Lkn nina kugu waxyeelayn mahayo
    Irirnimo ee cabsida Iska daa

    Caasimadaha Xorta waa dhex joogikartiin
    Lkn wada lahaansho haddey jirto nina
    Dhadhaab ma aadeen, nina kuma hareen

    * iga raali ahow haddaad dhalatey 1991
    Kadib

  22. Sheekadii madaxaa na furan waa dhamaatay
    Hada waa cagahaa na furan
    Cagdheer hanoolaato

  23. Gedo land
    Hadaad Sheektey halki nin e Afweeyne
    Toogtey ma is weeydisey wixi ka Dambeeyey
    Iyo ragi ilka yar e loogu aarey
    Jeneraal Salaad Gabeeyre
    Mise waan ju Xasuusiya
    Waxaan ugu aarney 6 Janan o guryaha
    Kala so baxney waxaa ugu Cabaad badna
    Jen. Nuur Xasan Looyaan Nuur Bidaarki
    Baadaboorada Heeysan jirey Guriga Habar qadiijo
    Hadaad ag taagnan laheeyd Sida uu Cabaadey
    Daljirka Dahdoon Hortiisa laamiga bartamisa
    Ayaa looga Tegey Meeydkiodi o 5 Maalmood
    Halkaas yaalen o eeyuhu ku Cunaayen
    Adina waatad ka Cararteen
    Odagi idinkugu Weeyna e Afweeyne yaa
    Badey in uu Abuuja Musqul ku taal ku
    Dhex dhinto wixi meeyd Daadsana Muqdidho
    Ilaa Kismaayo yeey Ahaayen yaase
    Adonta Xeryahooda orod kugu Xereeyey
    Sida Geel Horweeyn ah

  24. Wiil hiraab
    Salaad gabayre siyaasad baa lagu dilaye
    Adeerkay nuur xasan looyaan maxaad kudisheen
    Waa qabiil maxaad kafaa iiday dilkii nuur bidaar
    Oo waliba isaga gaari saaran lagu dhuftay madfac
    Xitaa hawiye dhexdiisaa jufo walba jufo kale usaartay
    inkastoo duduble ay kusoo baxday
    Ogoow anigu ma aargoosto gobanimana maaha
    Umalayn maayo hawiye siduu uyaqaan xabada mareexaan inuusan aqoon xabad kale
    Waa ragu waa is yaqaanaaye
    Labada ninba Salaad gabayre iyo nuur bidaar ba rag xidid ah ayay ahaayeen
    Salaad gabayre gabar buu naga qabay
    Dalays layiraahdo
    Nuur bidaarna gabarbuu idinka qabay
    Halkaas waa bareejo
    Shabeel beledxaawo maku jiiday
    Calasoow dheere buaale iyo baardheere dhexdooda maku jiiday
    inta uu bare hiiraale kuqabtay baidoa oo hiraab ah lama xisaabin karo uu sii daayay

  25. Ali
    Sxb horta aan ku waydiiyee Daarood Ismail Jaberti beel ahaan ma ka tirsanay?
    Daarood waa bad oo East Africa cidi la murnin. Kkkk
    Macal Amxaaro, Oromo iyo Kikuyo.etc
    Waa madaxdii Somalia intii jirtay.
    Kjkkkkk
    Sxb ka waran anoo caawa baar Europe maqaayad Somali rag fadhiyo! Mid yiraado ninkaan yaa waayo?
    Haddaan iraado: waxaan ahay Daarood..kkkkkk
    Oo fadhiyaan Ogadeen, Mareexaan, Majeerteen ama Harti kale, Tanade..kkkkk
    Aga iyo awowgi la gub, Boowe nin falan, iyo waa waalan yahay!! ayaa ka dhici lahayd. Kkkkkkkk

    Marka gun la aqoon ha facaysan oo Irir iyo waxaan la aqoon iyo Hiraab joogo. Anigu Irir waaba soo dhawyn lahaa ee bal noo saara….Waa qabiil cabsi loo alifay..kkkkkk
    Haddaad Somalida kale tahayna!! Walaale aniga Cumar Maxamud ayaan ahay, asal reer Mudug🦧

  26. Beesha daarood waxaan u iclaaminayaa SHIRWEYNE QARAN oo ay kaga tashanayso danaheeda iyo midnimadeeda…

    Dabshid iyo kooxdiisu shaqa wanaagsan bay noo hayaan, waxay soo dadajinayaan baraarugga iyo midnimada beeshan oo fure u ah mustaqbalkan Soomaaliya…

    Waxaan u malayn mar dhow inay ducada Dabshid iyo kooxdiisa ALLE aqbali doono, oo ay arki doonaa Daarood mid ah oo isu hiillinaya…

  27. Kalsame
    Walaahi inay kaa tahay hanjabaad baa laga yaabaa
    Laakiin daarood haduu wax arkay waadna arki doontaa
    Xitaa deni iyo madoobe iyo xamsa baarlamaanka intaan kuleenahay oo dhinac uwada jeeda
    War waa kibreen bal sug reerkaanaysan
    Waxa meeshaan soo gala wax jira maaha culusoow wadnuhuu farta kuhayaa

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented