|

MUUQAAL. Rooble oo xilka wareejiyey, Muxuu ka yidhi MD. Farmaajo ?

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilka ku wareejiyey Raysal wasaaraha Cusub ee dalka Xamse Cabdi Barre.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaan mahad naq ballaadhan u gudbinayaa Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo fursad ii siiyey in aan dalkeyga u adeego labo sanno”. ayuu yidhi Rooble.

Wuxuu sidoo kale ka hadlay marxaladihii kala duwanaa ee dalku soo maray iyo arintii doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya.

“Howsheyda kowaad waxaa ay aheyd qabashada doorashada, ka gudbida marxalada kala guurka aheyd ee dalka uu soo maray, Waxaana noo suuragashay in aan ku guuleysano” ayuu yidhi Rooble.

Wuxuu sidoo kale ka hadlay arimo kala duwan – nala daawo khudbadiisa.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=57491

Posted by on Jun 28 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

39 Comments for “MUUQAAL. Rooble oo xilka wareejiyey, Muxuu ka yidhi MD. Farmaajo ?”

  1. raisulwasaare.
    maxamed xuseen rooble.

    waa SYL NOOL.

    waad mahadsan tahay mudane raisulwasaare.

    waxaad qalbiyadooda ku jiri doontaa shacabka
    somaliyeed qaasatan reer muqdisho.

    waan iska ilimeeyay markaan arkay.
    rooble oo xafiiska sii baneynaayo.

    raisulwasaare xamze soo dhawoow.

    somali heshiis ah
    dunidana heshius la ah.

  2. Kkkkkk

    Waxaad ku kacday khiyaano Qaran waxad u hiilisay ina xasan oo gurban Qabiil

    Tumaya waxaa ku adegsaday uhuru kenyata iyo uae qalbiyadena ma ilobi donan

    Markad jilbaha Qabsaty uhuru adoo macawis u xiraya waxad ku tumatay Qabkii

    Somaliyed yaa Qabiili

  3. Hiil Qaran Hogaamiye Rooble

    Taariikhda ayaan kugu xusidoona
    Sidii Adeeradaa.

    1. C/llaahi Ciise
    Ninkii ugu horeeyay ee Xorimada keeno
    Qabteyna Xafiiskii ku meelgaarka ee
    Soomaaliyi yeelato, qabteyna Doorashadii
    ugu horeysay ee Soomaaliyi yeelato

    2. Aadan Cadde
    Madaxweynahii ugu horeeyay
    Ee dowlad Wadaag iyo Democracy keenay
    Kursigana ku wareejiyey Doorasho iyo Democracy

    3. General Daa’uud
    Taliyahii ugu horeeyay ee dhiso
    Ciidamo Soomaaliyeed.

    4. General Ceydiid
    Taliyahii xukunka ka tuuray
    Dictatorkii Shuuciga ahaa ee ku dheelay,
    Xoriyaddii C/llaahi Ciise
    Democracy Aadan Cadde
    Ciidamadii General Daa’uud

    5. Cali Mahdi
    Madaxweynahii soo celiyay Democracy
    La kufsadey

    6. Nuur Cadde
    Rasalwasaarihii Axmaaro ka saarey
    Caasimada Irir Samale

    * Roob iyo Rooble Rabi noogu deeqay

  4. HIS EXCELLENCY PRIME MINISTER ROOBLE

    When the city sky of Mogadishu was dark
    When roads was closed guarded by angry soldiers
    When schools stop teaching
    When mums couldn’t feed their children
    When sycophants and CBB MARCHED WITH HATRED
    when democracy was raped and abused
    Oo you rooble was the man who saved the day

    Now we know what hero

    Rooble is in the history books
    Well done

  5. Rooblow

    Farmaajo wuxuu ahaa Inan Layaalkeenii
    oo XASSAN SHIIKH ku MAXLASHEY KURSIGA
    haddana waa ninkii ugu horeeyay Jaberti
    Oo Guri ka dego Xamar without EXILE

    Haddaad Xilkii ka xayuubisay
    Xumaan kale ha ugeysan

    * Haddan Xamze ayaa Qaadumeyn

  6. Kaahin

    Salaan sare Suldaan

    Xifaalo kasto ha dhex Marto
    Mogadishu iyo Hargeysa

    Lkn
    Markey Axmaartu qabsatey Xamar
    Shacabka Hawiye waxay u qaxeen
    Hargeysa ( ilaa 30 qoys oo jilibkayga hoose ah
    ayaa Hargeysa daganaa 2 sano)

    Markuu Macangag Farmaajo damaaciyay
    Xukun Boobna reer Somaliland
    Talo ayay dhiibeen

    Boqor Buurmadow waa ninkii kuri
    DUBBE, war ama saani ula shaqeyso
    Ragga dhulka leh, ama afkaada haku soo
    Jiidanin Eed

    * Markaad Liicdo ayaad kala garataa
    Walaal iyo Cadow

  7. IMAAM DABSHID

    WAAN KU SALAAMAY SAAXIIB

    dadku waxay isbartaan marka dhibaato dhacdo

    Maalintii suuqu gubtay ee aad millions ka soo dirteen iyo maalmo farabadan oo aad badbadiseen dadka reer Somaliland ayaa jirtay Anana sidoo kale

    UL IYO DIIRKEED BAYNU NAHAY
    DAWLADAHA SOMALIDU DEGTOO HESHIISA CAALAMKANA LA HESHIISA
    THATS MY SLOGAN

  8. Yaab.com
    Ma dalkaas ayaa rajo leh, Mooryaan aqligooda saas yahay oo qabiil ayaga lahayn ku waashay…..!
    I hope in yihiin daanyeer qurbaha ku waalatay oo dalkii waxba ku kordhin karin waxna u dhimi karin.
    Dad waalan oo raba in warkooda la qiimeeyo.!!!!!!
    Your days are numbured, waxaad dhiman adoo dulli ah oo dhashaada iyo dalkaaga midna wanaag ku kordhin..run

    Waa baan oran jiray: waa dad qurbaha boring ku hayo oo iska qarasbaxaya, hadda waxaan waa waali run ah.
    Dadka ogeyn in Somalia magaalo kasta leeyiin ummadda Somaliyeed, future generations. Magaladaan anigaa leh, taasna malihin….daanyeer waalan.com
    👊

  9. Waar horta Muqdisho yaa haysta?
    Yaa ku soo duulay ooo u diidan nidaam iyo nolol?

    Maxaa dhigay halkan ay taalo?
    Maxaa dumiyay dhulkan dib loo dhisayo?

    Yaaa laga cabanayaa oo Muqdisho ka dhigay meel uu habaar ku dhacay?

    Maxaa Geesi lagu noqdaa?

    Walee maxaaa Doqoniimo laga dhigtay dhaqan Geesi.

    Dad Caasimadoodii ku soo duulay oo muddo 31 sano ka iska biqlaynaya lol

    Geesigu la dhibyaraaa.

    Dalmida

    • Dadka meeshan wax ku qora waxaa ugu liita ka wata dabshid!!
      raggan uu tirinayaa waa kuwii xamar oo wada iftiimaysa soo geliyey mooryaan
      reer miyi ah, waxaa igu maqaala ah in qaar iyaga ka mid ah intay jabsadeen dukaan cosmetics ka lagu iibiyo kadibna ay shaambada timaha lagu maydho ka dhargeen iyagoo moodaya cabitaan😁😁😭!!! meeshay ku dambeysanna la wada og.

      Dad yaacaya oo aan xayawaanka waxba dhaamin baa dalkii diirtay. markii siyaad baxay bay meel ay wax ka bilaabaan garan waayeen kadibna jifo waliba oo iyaga ka mid ahi xaafad bay qabsatay oo isbaaro dhigatay.!! dadkii noocaas ahaa baa hadda doonaya inay dal maamulaan. inay wax maamulaan ha joogtee haddii Amisom baxaan shaki kuma jiro in isbaaradii soo laaban oo xaafaduhu kala xidhmi.

  10. Aniga ma ogeyn in beesha Daarood dadka qaar u arkayeen dad gumaysta oo ciil qabiil xargaha goosteen. Kkkkkkkk
    Ma ogeyn in jiraan dad tilaabo kasta oo qaadaan Daarood isku dhareri shaqo fultime job u tahay!!!’mm
    Ma ogeyn in qabiil Daarood oo daanyeerta Somalida waxba dhaamin la tartan dadka qaar nafta uga baxdo.
    Weligey liis madax Darood ku faan aqligayga ma keenin anoo og in Somali taariiqda horboodi jireen; dhaqan, murti, halgan iyo awood Somali hogaamin jirtay.

    War isdajiya, waxaas laga soo teg, Somali maanta inta iswada guursatay ayaanba lakala garayn….!
    Maxay yihiin dadkaan qabiil la xiiqsan oo caawa la ilmaynayo Daanyeer Rooble oo aqaan oo Farmaajo asagoo jobbless Sweden ku ah shaqo siiyey. Weliba sanad hayn…ma dadkaas ayaa fayoow?
    War xageed ku noolaan jirteen?

  11. Kkkkkk

    Maskiin

    XERYAHA Dhadhaab miyay ku gumeysteen
    Mise TUKORAQ

    Waxaa la gaarey waqtigii loo sheekayn jiray
    Farmaajo oo masuul ah ayuu ROOBLE
    KA DIIDAY INUU DOORASHO KU QABTO GARBAHAAREY

    Ilaa uu geeyay CEELWAAQ ” DAGOODI”

    * Boowe Ma waxaad dhalatey
    Daarood Cararkii kadib

  12. land of punt

    maskaxdaadii yarayd aad bay u mashquushay intan oon mar ayaan far waawayn wax kuugu sheegay,naftaada mashquul aanay xamilayn iyo dad baa reer hebel ka sheekaynaya ayaa cila daadii noqotay

    siyaasada cub la qabso
    qabiil iyo waxaa waa laga tegay
    somalidu waa dad isdhalay waa walalo..

    laakiin siyaasada cusub iyo nin xukun kufsaday waa inaad fahantaa

    take it easy,
    don’t create unnecessary headache

    puntland baa yaabtay

  13. Mr Bahal
    Sxb ha sugin in Mogadishu la tartanto Dalalka deriska sida Noirobi, Addis Abebba, Kampala, Dar es Salaam..
    Xagga badda Musqad, Dubai etc….meesha waxaa ku habsaday dad ogeyn; Mustaqbalka waxa kala sheeganaysaan ma shaqayndoono oo Somali nina meel lagama xigidoono.
    It’s battre to make good place to live everywhere in Somalia.
    Qofka taas ogeyn waa daanyeer aqli xun……run
    Haddii jufo yar dhul Somaliyeed oo waxwalba yaalaan ku faani karto, waaba jifadayda laakiin waxaan in cidna ka xigidoonin mustaqbalka….run
    Somalia for Somali people🇸🇴✌️✌🏿️

  14. Kkkkkk

    Dad yusaya oo Qabyalad dilotay yaa dowladnimo ka dhadhicin kara khladka

    Waxaa lahaa dowlada villa somalia oo xoluhu ku xarodan nadifisay oo tiri

    Somaliyey kalaya casimadii u hiilinee war raadiya casimad kale hada sharaf

    Somaliyed rabtan

  15. Kaahin
    Mid iga qor riyada beenta dadka ku nool ayaad ku jirtaa! Haddaadan riyo ku jirin waxaad ogaan lahayd; you will never see independent Somaliland From Somalia.
    Aniga kuuma diidani ee adduunka maxay kugu aqoonsan?
    Ii sheeg waxa Laascaanood iyo Garoowe laba dal u noqon?
    Waabaan English u shaqayn jiray miyaad dal ku noqon.!!!!!!!
    Bal iisoo ogow Dabshid cidda Isaaq ka yahay! Kkkkkk
    Nargale Alanshe!!
    War adduunka waa ogyahay daanyeer Somali ah oo qabiil isku eryanayey centuaries in Dowlado laga dhigin…
    Intaas haddaadan ogeyn waa danahaaga!🇸🇴

  16. Shacab soomaaliyeed qalbiyadooda kuma jiree mooryaanta qarankii baabi iyay ayuu qalbigooda kujiraa

  17. Lop
    Aniga waxaa isku kay qaban waayay:
    Muqdisho unukaale,unukaaa cashuurta bixina,unukaa le Muqdisho inta ku xeeran misana waxa dhibka wadaa maaha unuka,waxan qaraxa dhigaa maaha unuka,waxan wax laayaa maaha unuka ,Alshabaab maaha unuka iyo waxan wax bililiqaystaa maaha unuka.

    Dee meesha ma Jinbaa la degan?
    Aniga yaan la ii sheegin aqligaasi.

    Waxa I baadhay ee Muqdisho u diiday nolosha waa adiga Habar Hawiye ah.

    Anuu maba sugayo Somalia oo dib u soo noolaata.
    Ta Illaahay waa halkeeda,laakiin uma hayo wax rajo ah oo Somaliya ka hana qaada.
    Maya,taasi waaan ka gudbay.

    Aniga Jigjiga u socdaa.Xataaa Borama iyo dhul bilaa dawlad ah uma socdo.
    Jigjiga iyo degaan Somaliyeed oo nidaam ka jiro.
    Halkaa u socdaa hadii Eebe yidhaa.

    Dalmida

  18. Somali waxay qaxaysay ama colaad ceel-biyood la isku dilay ha ahaato ama dagaal beelo ha ahaato.
    Asxaabta kuli
    Aniga xukun Daarood reerkayga kasoo qaxay, lamana yaabani maanta oo kuwa xukunka dalka xukuma in beeshiisa qixiyaan kuwa markaas xukunka haysan ama laga awood bato.
    Laakin marka kor ka fiiriso waa wax mustaqbalka jiilka cusub u cuntami doonin iyo beel baanahay ama dhulkaan aniga ayaa leh.
    Dhul gaalo oo adoo walaalkaa kasoo carartay ayaad sida dalkaaga ugu nooshahay marka sidee qof Somali dhul uga xigsan?
    Reer Puntland kuwo yiraada dhulkeena ayaan ku qoslaa oo goorma ka yeelatay Somalida kale, bal superlogada noo keen…..kkkkkkk

    Anigaba waan iraadaa “Car Baraxley iisoo dhaafa” laakiin waa Metafor kawado waalida socota oo ka ag socon doonin future generations.
    Ha biqlayso maanta.
    Another metafor; vivo dhul Udug..kkkkkkk🤒
    Metafor= Hadal sarbeeban, waa hadal macne kale ku hoos jiro.

  19. Hoos ka daawoo mr Mashruuc aka sagxadaan jiifnaa.kkk

    Waxa baarlamanka ku cadeeyay in aan 2017 ilaa 2021 inaanu xisaab xidh
    keenin. Waxa uu golaha la yimi waraaqo loo saxeexay!

    Xildhibaan Sacdiya waxay ku tidhi: anagu saxeex maanan ku weydiin ee
    Xisaab xidh ma hor keentay Baarlamanka!kkk Walee waa naag nool.

    Wuu gaabtat marka uu su,aala ka jawaabi kari waayay. Waxa kale oo
    ku cadaatay in isaga, Fahad & Farmaajo lacag badan oo dayn ah
    ay amaahdeen ayadoon Baarlamaanka waxba ka ogayn.

    https://puntlandtimes.ca/2022/06/daawo-wasiir-beyle-oo-suaalo-adag-la-weydiiyay-dooddii-wasiirka-iyo-guddoomiye-sacdiya/

  20. Laalays
    Walaahi arin culus ayaad soo dhigtay, xagee lagu arkay hantidii qaranka oo wax xisaab celin ah meesha lacagta ku baxdo la horkeenin parlemanka 4sano oo ku qancin..
    Dayn la dal siiyey oo ogeyn parlemanka oo laga rabo future Somali generation ayadoo rabo la socota, ayadana waan la yaabay.
    Dayn iyo deeq Xamar waa qabri wax kasoo noqon.
    Maxaa loo lahaa dalka parleman ayaa awooda leh.
    Xitaa dictator sidaas uma dhaqmo…democracy xaalqaado.
    Aniga waxay iila egtahay hanti dhunsaday… Yaab.!!🤔

  21. Mr Bahal
    Ninkaan Samaroon lacagtii deyn iyo deeq iyo canshuur meesha geeyey hanoo sheego.
    Reer Maha Unukaa leh, waxbaba meesha kuma yayaan….kkkkkkkk
    Daynta ayaaba iigu daran ribada wadata!!! Yaab

  22. Laalays

    Waliba waqtigaas waxaa la waayey
    Caddeymo lacag dhan18 million

    Bayle Boorso Wayne iyo Macangag Farmaajo
    Ayaa boobey Canshuurtii Eedo Batuulo

    – waxaa la ii sheegay in odayo SAMAROON ah
    Codsi u gudbiyeen Madaxweyne Muuse Biixi
    ayagoo leh
    ‘ CAFIS U FIDI MR BAYLE BOORSO-

    ” Walawayn markii kista looga aruursado
    CALANKA BLUE ayaa la igu dhibaateeyay
    ayaa subaxda sambe diyaarad laga raaca

    Mr Maareeye ayaan dhahay
    Wasiir hantida waxaad galisaa Burco
    Markaas ayuu dhahey waa lama huraankii
    Iyo RABTII ( lahjad= halkii) retirement.
    Asagoo qoslahayo

    * Cismaan Kaluun ayaa daacad ka ah

  23. Aniga yaan qalad la iga fahmin, ma oran Wasiir Bayle waa tuug, waxaan ka wadaa, nidaam dowladeed waxbaa ka qaldan.
    Parlemanka ayaa chaos ahaa ayuu yiri; 4 sano ugu horeysay chaos ma ahayn.

  24. 50 millions waxay ku baxday
    Facebook iyo CBB dacaayay

    30 millions Gedo iyo Ciidan Curyaan

    60 millions LAFTAGAREEN iyo Qoor Qoor

    40 million burburiska Boosaaso iyo Kismaayo

    50 millions Warshadda Sonkor
    ee Macangag Farmaajo

    50 millions WALAALKIIS XASSAN MARFISHLE
    iyo HAREERIGA Ethiopia

    2 billions Fahad Yasiin iyo Farmaajo
    iyo Xerta Kursi Kororsi

  25. Dabshid

    kkkk

    Dawlada Xasan Sheekh waxaan si sharaf leh uga codsanaynaa inay
    Shaaruba weyne & Dube noo soo mastaafuriso.kkk
    6 bilood markay Madheera liin dhanaan ku cabaan waxaad arki ayagoo
    toobad keenay!

  26. LAALAYs abti waan Ku salaamay

    This is a bombshell waar abootuuladii Aan xisaabta aqoon maaha.
    Oo ileen 5 sanee udanbaysay jaamacad AYEY Ku maqnayd
    Siday wax u dhacayaan dhinac walbood Ka eegti it’s like a business plan

    Bayle at least lacagtiisa WUXUU galiyey wadankuuu dhashay
    Kenya iyo turkey ma gayn
    Ka xitaa jigjiga ama shul somaliyeed geliyaa lacagtiuu soo dhacay xagayga waa nin fiican

    Bayle replied;
    We didn’t actually overspend our budget. The allocation simply fell short of our expenditure.

  27. SACDIYO SAMATAR ” SACDIYO Qaran ”
    Oo suaalo uusan jawaab u heyn weydiisey

    Bayle Boorso Wayne

    – Farmaajo ayaa Waraaq ii saxiixey kuye

    Dhageyso adigaaba yaabi doone
    MAASHA KORORSI RAADI BIDAAR QARIYE
    https://fb.watch/dX2VgLRdus/

  28. Ceeb u dhimo Macangag Farmaajo
    Hantidii ayuu boobey

    Wiilashii ayuu iibiyay

    Dekedahii ayuu iibiyay

    Mujaahidiintii ayuu iibiyay

    Doorashadii ayuu diiday

    Dictator tuug ah ayuu ahaa
    Macangag Farmaajo

  29. Lop

    Wadan aan wax la xisaabinin,xisaab xidh aan la samayn shilin walba halkuu ka yimid iyo halkuu ku baxayn aan la cadaynin,oo shuruurdaha dayn cafiska buuxiya maad aragtay ama maqashay?

    Teeda kale hadii aanu jirin bajet lagu shaqeeyo,sidee dawlada loo waday?

    Sanad walba xisaab xidh ayaa jiray.

    Lagama diidi jirin,dee taasi waa wax kale.
    Haday orod ku ansixinjireen,maaha in wax qaladanaayeen.

    Dee midda kale,awal way joogeen indoors badan kkkk
    Maxay awal uga doodi waayeen?
    Waayo,maanta?
    Waayo,5 sano ka dib?
    Dawladii tagtay shaadhka ka wasakheeya.
    Magaca ka dila.

    Islaanta Sacdiya iyo Dr Bayle in maamul dawladeed isku arkaan ayaaa qakad ah.

    Xasan sheekh inuu Formaajo xil kala wareego ayaa iyadna qalad ah.
    Awr caloosha laga rarayo kkk

    Dalmida

  30. Kaftan iyo jiq Ku sii marka laga saaro dawladii ma bilaa budget AYEY Ku shaqaynaysay oo macnaheedu yahay wax miisanyad ah oo parliament l horkeenayba ma jirto for the past 4 years

    Waar nimanyoow dumarka hogaanka maw dhiibanaa bal gabadhaa eeg siday u itaxaantay Bayle.
    Sideedaba inagaa xaqirna dumarkeenee haday INA hogaamiyaan Sidan maynaan aheeneen .
    I m really impressed how she conducted cross examining Bayle

  31. Ha biqlayso iyo Heego isu jiibinaya mashruuca kala dilka iyo kala qoqobka kala qoyinta dalwaynaha iyo shacabka walaalaha ah ee Soomaaliyeed ayaa halkan ku feegaara…

    Raggii noolaa 70 tameeyadii ee Soomaaliyeed waxay ku hammin jireen in ay Afrikana iyagu u taliyaan 5 ta Soomaaliyana mideeyaan…

    Kuwii 1920 kii noolaa waxay aamminsanaayeen in ay Soomaalidu tahay dad ka sarreeya dadyawga caalamka xag caqli, sharaf, geesinnimo iyo dhiirranaan, gobannimada, muuqaalka, midabka iyo meel walba, waxayna ahaayeen dad isku hiilliya oo shisheeye aanu ku dhici jirin in uu sidaa u eego…

    Maanta 2022 waa kuwan jiilkii aqoon yahanku…

  32. Kkkkkkk

    Iidoor kan leh waan go.nay hadana fidnada la dhex jooga wardhigley maka yabten

    War caruurta idiin jeeda ujedadiina ee orda habraha kala celiya

  33. Jabhad

    Horta magacii daarood say u BADAN yihiin raga halkan soo gala way ceebeeyeen
    Waxaa Ku dhacay kalsooni Dari waxaan Ku cadaynayaa waxaad Ku hadaaqdaan idoor baa hawiye ISKU kaaya diraya .markaan iswaydiiyeyna waxaa iisoo baxay in AAD qaadan Waydeen hawiyoo xisaabtamay kana ilbaxay in Aan xoog iyo xoolo toona lagu darsan dawladan laraadinayo.. .dhibkuna iyaga Ku dhaco
    Qalbi xuunshana ulahaa markay maqlaan yaa somaliyaay waa hawiye ‘e .

    Raga isaaqa ee halkan soo gala garan maayo nin magac daarood wax Ka sheega anigana hadalkeedaba daa .

    It’s a very basic psychology to understand why Somalia is a failed state and to degrade even furthermore it has become a subject were students learn .

    Jawaab walba waxaad Ka helaysaa markaad si cilmiyeysan u deristit ama u baadhid waa Maxay Sababta labadii somaliyeed ee midoobay 1960 uu ugu dhacay burbur dawladeed
    You can find all the answers but to have clear understanding pretend you are not Somali .

    Finally waxa Africa khayrkeed Ka reebay cancerna Ku noqday nin madaxwayne noqday oo caashaqay kursigii si uu ugu fadhiyana dhiiga dadkiisa Ku daadiyey cudurkuu reebayna noqday qabiil SIYAASADII tartan Kula Jira

    United Nation AYAAN member Ka ahay macno wayn ma samayso hadaadan lahayn
    Dhul AAD wada xukunto oo ay Ka shaqeeyaan hayadaha dawligii
    Somaliland aqoonsigeedu
    It’s just a matter a of time

  34. Somali galbeed

    In dunida dhamaato is a matter of time.

  35. @kaahin

    Adigoo soo jeedaad riyoonaysa!! inbadan oo idinkamid ahi ma aaminsana goosashada laakiin waxay ku leeyihiin dumarka, caruurta wax ma garatada ayaan ku dhici la’nahay! over 30 years? ma is weydiisay in laascaanood iyo garoowe aysan laba waddan kala noqon karin?! you have to be unbelievably stupid to buy this nonsense! haddana waxaaba idiin taliya nin doqonimo iyo badownimo isku darsaday! a clueless idiot, sorry for my French !

  36. Lols @ Iimaam Dabshid iyo dameer Habargidir kkk,
    Somalia lagu kala tagi maayo oo midnimadeeda waa Muqadas. Taas macnaheeda maahan in Daaroodka yayarka ah, eelaayda, iyo godaqarmuunka dabadhilifka u ah Daaroodka in eey wax bilaash ah cunnaan. Waa la’idin xisaabin, oo la’idinla xisaabtami. Waxaaba xaaraan idinkugu filling waxii aadnaan shaqeeysan oo aad cuneeyseen ilaa iyo 1960gii, iyo giryahii xaaraanta oo uu si bilaash ah idiin siin jirray Siyaad Barre.

    Xisaabtan u soo diyaargarooba. Oh, warqad iyo been loo qorra gaalo iyo carab, taasna waa la’idinku fahmay, oo boqol warqad ayaan qorreeynaa markii aad hal warqad qortaan. Markii aad accounts been ah iyo social media toban magac uu islu qof ku furto, innagana boqol accounts ayaan isku qof ku furreeynaa. Xataa cacaabta hadii aad galeeysaan waxaan heeynaa dadkii aan u dirri laheeyn oo idinla galaya.

    Somaliya oo federal la xisaabtamaya ah oo hal wadan ah oo aan la’isku dulmineeynin. No more check wareega, iyo qaddo bilaash ah.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  37. Waxa la idinka faaiidayo uma jeedo reer KALSHAALE
    Waa sax in la xisaabtamo su,aalo la is weydiiyo cerb ma leh.
    Baarlamaanku xaggee jiray waqtiyadaa?Waan og nahay in mucaarad jiray,markaa sow ma cada in ay shaqadoosa gudan waayeen?
    Meelaha qaladku ka jiro waxaa ka mid ah.
    1-Aqalka sare shaqaba kuma lahan howshaan Abdi Xaadhi dawaladda cusub ayuu kula daaranayaa oo t7hinkii la qabay buu ileeyahay iska masax.
    Aqalka sare shaqadiisu meelna kagama jirto la xisaabtanka xukuumadda,shaqoiyinkiisu waa inuu ku raaco aqalka hoose sharuucda ay soo diyaariyaan.
    Inuu ku metalo maamul goboleedyada sharuuxsa ito arrimaha gaarka u ah maamul goboleedyada.Abdi Xaashi inuu ka hadlo sax ma ahan sida la isku raacay.
    2-Ansaxinta miisaaniyadda sida wasiir Bayle cadaynta u keenay,shaqsiyan kuma qancin.
    Laakiin laba xildhibaan aan weydiiyay waxay ii sheegeen habka ah in xildhibasnaddu ku meel mariyaan miusaanitadda qaab saxiix ah 8n ay jirtay waqtigii AU Cabdullahi yusuf,Sh Shariif iyo Xasan Sheekh intaba wey shacday ayay yiraahdeen.Sidoo kale lacagaha ay sheegeen MP Baarlamaanka waa la hor geeyay weyna aqbaleen si heerkeedu hooseeyo,balse standrad aan fiicnayn.
    Ma jirto lacag si qaldan u baxday ayay ku adkaysanayaan waa la siyaasadeynayaa.BAYLE WAX RECORDED AYAY AHAYD IN UU LA YIMAADDO SIDAN SHAQSIYAN ILA SAXNA ALLAHU ACLAM SIDA SAXDA AH.
    10 qof oo idinka khayr daran waligay ma arkin.

  38. Oo muxuu yiri irsiqii wase.. MASUUL inta loo doortay ayuu ku ciyaara mustaqbalkii dalka iyo koisii siyaasadeedba.. Ha na dhaaf Baahane..

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented