|

Madaxtooyadda war cusub ka sheegtay Ciidanka ku maqan dalka Eritrea

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda dhallinyaradii tababarka loogu qaaday talka Eritrea.

Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdikariin Cali Kaar, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheeneyso inay ciidamadaas dhawaan dib ugu soo celiso dalka si “looga faa’ideysto.”

“Tirada markii uu madaxweyne Farmaajo wareejinayey 5 kun ayuu ku sheegay, wuxuu madaxweynaha ku wareejiyey faylkooda, waxaana shaki ku jirin maadaama uu amniga yahay waxyaabaha hortabinta u leh dowladda maanta maalin looga baahi badan yahay ma jirto,” ayuu yiri afhayeenka madaxtooyada..

Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in keenitaanka dhallinyaradaas ay u baahan tahay waxyaabo badan oo uu kow ka yahay dhaqaale.

 “Waa la keeni doonaa, qorshahooda ayaa socda, in 5 kun oo askari lasoo daabulo waxay u baahan tahay waxyaabo badan oo dhaqaalaha ugu horreeyo, dowladda diyaar garow ayey ugu jirtaa sidii wiilashadaas loo keeni lahaa loogana faa’ideysan lahaa,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey.

Afhayeenka ma faah-faahin waxa uu ula jeedo dhaqaale, iyo haddii uu ka wado sidii meel loo saari lahaa mushaharkooda. Horey waxaa u jiray war suuqeed sheegaya in ciidankaas ay u xayiran yihiin dhaqaale, balse taas wax caddeymo ah looma hayo.

Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay inay dowladda Soomaaliya diyaar u tahay inay la fadhiisato waalidiinta dhalay dhallinayaradaas, si ay xog fiican uga siiyaan xaaladda wiilashooda.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=57470

Posted by on Jun 27 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

15 Comments for “Madaxtooyadda war cusub ka sheegtay Ciidanka ku maqan dalka Eritrea”

  1. Ciidankaa Ereteria Rahmad Dhaqaale ayay u haysataa. $50 milyan oo dolar
    ayuu Afwerki ka dalbaday dawlada Soomaaliya, dhaqaalahaana lama hayo
    sidii loo bixin lahaa. Waa go,aan si maafiyo u maamuleen Fahad & Farmaajo
    khasaare mooyee faa,iidona laga gaadhi maayo.

    Dhalin 3 sano jeel ku jirtay oo been loo sheegay miyaa HADII la soo celiyo
    hada dal difaaci oo laga faa; iidaysan??????

    Ilama aha!

  2. Waa markii kowaad oo aan maqlo wax fiican oo dowlad ani qabanayso.. Xasan sh laba talaabo ayaa muhiim u ah
    1. Inuu dejiyo qorshe siyaasadeed oo dalka lagu badbaadinayo tani a waa talaabo fiican
    2. Inuu ka hor tago intii uu awoodo qorshe kasta oo xagal daacinaya ama hoos u dhigayaa xor ahaanshaha Soomaaliya qaran ahaan xataa hadduu sumcad ahaan dhhawac ku tahay ama uu kaga baxayo heshiisyo hore oo aan faa, iido u lahayn ha Sami u socodka ha aanka dowladnimo
    Lama diidan In la xeeladaysto balse waxaa la ogolaan karin In laysu dhiibo cid aan istaahilin waa KUWO aan ku difaac karin markaad u baahan tahay. Kuwa lagu adeego ha iska fogeeyo haddii aanay amar kiisa ku soco ayn waana inuu ka dheeraado Qabiilka iyo qabyaaladda waayo isagaana waa dilaysaa caruurta Soomaaliyeedna waa mustaqbal beelayaan
    Xasan waa inuu u dhaqmaa hogaamiyo dal Maya hogaamiyo koox ama qabiil ama magaalo

  3. Somali galbeed

    Ciidankan warkiisa waa batay!

    Mar waxa la dhahay tigrinya bay ka dagaalameen

    Markale waa reero gaaraa la dhahay

    Marka ma maantay ciidan somaliyeed oo nool noqdeen.

  4. Aniga waxaan u fahmay in wiilashaas yihiin niman masaska cuna oo jiiridoono meesha loo diro, sanado ayaa latabarayey…. Somali lions haloo bixiyo….Gorgor baqti cuna iyo Haramcad, maxay tahay. Kkkkkkkk

    Waxay noqon kartaa Abaal Eriteria Somali ku lahaandoondo.
    Warkii Fahad Yasin iyo ninkaan Xasan Sheik afhayeenka u ah waa isku raaceen.
    Tan arinka dhaqaalaha waa mid meesha ku jirta in Eriteria oo kharash badan ku bixiyey rabto dhaqaale loo celiyo iyo ayaga marka dalka kusoo noqdaan suuqa lagu dayn ee mushaar bishii 1000 dolar gaara la siiyo ileen waa rag muddo nolol adag kunoolaye.🇸🇴🖐🇸🇴
    Dhaqaale marka noqoto wixii Eriteria sheegato 50 million ilaa 100 million deyn iyo deeq hala raadiyo iyo mushaarkooda sano badan….midna waan codsanayaa yaan wiilashaas in Burtinle qabsadaan loosoo dirin…kkkkkkkkk

    War wiilashaas aniga waaba ka baqay sanado badan Eriteria abeeso ku cunayey, haddii HAG group u gacan galaan.kkkkkkkk😆

  5. 5000 askari oo sano badan baqli loo xalaaleeyey ma cayaarbaa?
    Alshabaab boor waa ka kicin, haddaan dowladda Xasan Culusow mushaarka ka cunin oo sida kuwii hore noqon millitia beeleed.
    Rag soo Jabay laakiin cidda kahor timaada jabin doono ayey u egyihiin.
    War jirtaba Cakaaro ayuu imaan.

    Cakaaro waa tuulo Bari ku taal oo waagii Gumaysiga warka la iskugu dhiibi jiray!

  6. Sheekada boor waa kaa kicin, waxaa keenay Caarshe, odag Isaaq ahaa oo sanad hore Sanaag qabsaday oo Somaliland khalkhal geliyey, wuxuu ahaa ku xigeenka Sanbalooshe ooo isna Isaaq ahaa Xalane ex Botico madax ka ahaa, Meesha hadda Xamar gaalada degtey.
    Ciyaalka kii soo daaha ama undeciplinato ah marka usha ku dhufto boor ka kici jiray….aniga masoo gaarin Walaalahay iga waawaynaa hadday kaaga sheekeeyaan, Caarshe waa xiniinyaha alle goo….ey ciyaal dil ah.
    Hadda waxaan rajayn in wiilashaan Alshabaab boor ka kiciyaan…kkkkkkk😎

  7. Eritrea waa in lagu qaado dagaal ay hogaaminhayaan
    Walaalaha Jabuuti,
    Sidoo kale waa in lagu daabulo UGUS iyo Daacish

    Maxkamadna la soo taago
    Macangag Farmaajo iyo xertiisa
    iibisay Wiilasha Soomaaliyeed

  8. Sidaan xogta ku hayo cidankan waa kuwii soo afjari lahaa reer badar iyo beeso

    Waa cidan Qaran oo waqti badan la geliyey waxay diidi donan Qab Qabyaladaysan

    In wadankan loo mamulo reer unuka leh war baa u yaala sorry badbado Qabiil ma

    Sii joogi doonan jidadka wardhiigley

  9. Waxaan dugaagaa oo awoowgay
    Gurxan muuse cawl xambaari jiray yaa ila tirsanaayaa maanta
    Yacnu adoontiisay ahaayeen cayr iyo saleebaan
    Waa xambaari jireen
    Markaasaa xasa culusoow yay ku indho furteen
    ilmo faarax dagaag baa loo yeeri jiray waqtigii boqor cismaan
    Midkaan imaan raashinka waa loo diidi jiray ilaa uu yiraahdo adoon daarood baan ahay
    Alla maxaa lakibray

  10. iska gawrac mooyee
    Hawiye guul kufaan maleh
    Cabdi galayax aun
    Sayid Maxamed cabdulle xasan wuxuu yiri
    Maandhoow Hawiye ma aqoon
    Maanta ka horoowe
    Bal inay halyeey leeyihiin
    Lahubsandoonaaye
    Bustahaagii habacsanaa
    Qaado oo qoomka ugu roone
    Khaliif shiikh maxamuud aun
    Wuxuu yiri
    Hawiye meeluu joogaba
    Dagaal wayska maanacaye
    Abgaaloo mahiigaan kabadan
    Miyaa moxoga loodiray
    Habargidirta maashu qooshatoo
    Mudug korkeed dhooban
    Dudublelaha jaahilkaa
    Ee hilibka maashaysta
    Intaas kabadan waa igu ceeb

  11. Culusoow waa soo dhigtay
    Cabdiraxmaan ducaale bayle miyay kudhacaan
    Saynlayaasha cawda xiran jiray dameereey dawlad loo dhiibay
    War horta Culusoow isagaaba is ridaaya
    Waadna arkidoontaan ninkaan waa ladiiday
    Haku ekaado xamar

  12. Kkkkk, lols, Jabhad iyo land of punt waxeey moodaan askartaan Eritrea si aan cadeeyn loogundirray waxeey u moodaan in eeybDaarood yahiin. Laakiin waxeeysan ogeeyn askartaan in eey yahiin boqolkiiba sagaashan Hawiye. Dhowr ujeedo ayeey daanyeerro Farmaajo iyo Fahad Yaasiin kalahaayeen dhalinyaradaas Hawiye. Kaligiis taliye Afawerkina ujeedooyin kale ayuu kalahaa. Laakiin aaqiritaanka sidda daanyeero Farmaajo iyo Fahad Yaasiin iyo Afawerki rabbeen eax uma dhici doonaan.

    Marka land of punt iyo Jabhad iska hilmaama in askartaas Hawiye ka hiryimaadaan madaxweeyne Hassan Shiiq. Ciidanka lasheego ee Somaliya haddeer iyo waa horreba waxeey ahaayeen majority good Hawiye. Maxaa lasameeyn then?

    Gedo land, waa iaku dhex yaacday, ee cabaadka aad beenta ku dhex qarrineeysid is kasii waddo. Awoowgaa iyo Ilkayar hadii eey xaniinyo leeyahiin Cadaado, iyo Galinsoor iyo inta baddan Galgaduud lagama raacdeeysteen hadii uunrag ahaa!
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  13. Cadaado
    Maad aqrin warkaan kor ku qoray oo erayadaan ka mid ahaayeen=
    midna waan codsanayaa yaan wiilashaas in Burtinle qabsadaan loosoo dirin…kkkkkkkkk
    War wiilashaas aniga waaba ka baqay sanado badan Eriteria abeeso ku cunayey, haddii HAG group u gacan galaan.kkkkkkkk😆

    In Hawiye u badan yihiin waan ogahay, Daarood intee askar looga qoraa Xamar maba joogaane.

  14. Wiilasha markay soo laabtaan waa in la geeyo
    Hospital, la baaro MASKAXIYAN, QALBIYAN, IYO
    JISMIYAN.

    Caruurtaan markii la iibinhayey looma sheegin meesha loo wado
    Markii xagga la geeyay 2 sano kahor, looma ogolaan inay
    la hadlaan dadkoodii iyo dalkoodii

    Sidoo kale waxaa laga yaaba in loo diiday
    Salaad iyo Soon
    Naxariis iyo qashuuc

    In la cunsiiyay Doofaar iyo eeyo

    * They need long kind treatments

  15. Cadaado

    Maalin dhaweyd ayaa Naag Eelay ah
    oo degan Baraako ka hooseyso guri aan
    Ku soo degay ayaa waxa ku tiri Engineer
    dhisahay Guri ku dhagan

    Ayaa waxay Ceyday Hawiye

    Markaas ayaan dhahey oo naagtu geesisanaa
    Wuxuu dhahey
    Eelayda iyo Daarood looma jawaabo xitaa
    Haddey Biyo wasaq ah kugu shuban
    Waa dad naga tirsan

    Marka waa in la aruuriyo dadka
    Thucufadaa ee idin dhex GUURO ama
    Idinka dhex qaraabto.

    * Biyo, Badar iyo BEESO xitaa haddaad
    Daarood siiso amaal maleh, DNA JABERTI ayaa ku jirto

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented