|

Siciid deni oo siwayn loogu soo dhoweeyay Garoowe (Daawo)

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka  Puntland, Saciid Cadullaahi Deni, ayaa  maanta dib ugu soo laabtey magaalada caasimada ah ee Garoowe.

Mas’uuliyiin uu horkacayo madaxwayne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.

Siciid Deni ayaa maalmahan ku maqanaa xarunta Kenya ee Nairobi halkaasoo uu tagay kadib doorashadii 15-ka May ee Soomaaliya oo guul darro uu kala huleelay.

Dhinaca kale waxaa heshiis hordhac ah laga gaadhay xiisadii u dhaxaysay Madaxwayne Deni iyo Madaxwayne ku xigeenka Axmed Karaash.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=56708

Posted by on May 31 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

18 Comments for “Siciid deni oo siwayn loogu soo dhoweeyay Garoowe (Daawo)”

  1. Horta iskuduweyaashii uu magacaabey
    Governor Karaash ma shaqo galeen
    ( Sorry Wasiiro Jufo)

    * Sawaaq-Roonba waa niman
    Markey SOCOTO Xaafuuneee

  2. Kooxdii Hag iyo tii Mahbarku way kala dhaqaaqeen.Halkaasi waa guul.Waxa kale oo kala dhaqaaqidoona,Hag iyo Alshabaab wakhti dhaw.

    Emaaraatka iyo Alshabaab way kala danaysandoonaan,iyo waliba wixii danaha ka lahaa Maryoolayland.

    Shacabku ha ka fogaadaan meelaha layskugu yimaado.
    Dalmida

  3. Mr BaHal

    Sxb HAG iyo MAHBAR never ma noqon
    Bed-lovers ee waxay ahaayeen isku BUS aan
    la ogeyn stop ugu dambeeyo

    Sidoo kale MAHBAR wuxuu u bukaa Rasalwasaare
    HAG na ” waxay” u bugtay Villa Xamar.

    Lkn yaa dhahey DABEYLAHA XAGAA
    Bari ha aadeen.

    * Nin
    kula jeel ah
    kugu jeeb ah
    Kula seediga

    Iiga roon HANFIDA GAROWE

    ” ARBOOWE ma durbaba

  4. Raysalwasaare cidda ka dhashay ma cid caruurta u biilayo ayaa la mooday.
    Walaahi baan cidda u dhashay kala jeclayn.
    Daanyeertii dalka diiratay inay dibdambe chansen u helaan ayaa muhiim ah waayo waxa cawaan dal ku samayn karto ayaan baranay.

    Armed and powerful regions waa gaarantee in daanyeer Xamar joogta sida rabaan isaga biqlayn mustaqbalka.

    Deni kusoo dhawoow Dhul Udug oo la heshii Karaash and Company.
    dhul weyn oo haddii la quruxsado barwaaqo alle buuxdo ayaa laguu dhiibay, Harti ishaysta yaan la maqal.
    7 durdur Puntland 5 ayaa badda ku shuba.
    War malaayga gaalada bililiqaysanaysa ka cesha oo naaxiya xoolo si u dhoofsataan.

  5. Aqristow
    Markaan iska dhaafno Kaftanka hoose
    Maxay AXMED CADDE GARMADOOBE
    IYO DENI QURUX u soo hooyeen
    Beesha Daarood ISMAIL Jaberti

    1. Kablalax
    Wuxuu ka qeyb qaatey KARAAMO DARADII
    loo geystay Madaxweynahii hore Mr Farmaajo

    Waxay ka qeyb noqdeen WAKIIL la’aantii
    loo geystay GARBAHAAREY

    Waxay ka Qeyb qaateen
    Guul-daradii Daarood ka qabsatey
    Doorashadii ( sadexda kursi ee ugu sareeyo
    Koofurta Soomaaliya).

  6. Maxay Dhaxleen ama Deni iyo Axmed Cadde
    U sheegidoonaan shacabka Maamulada DARAFYADA

    – Madaxweyne,
    -Guddoomiye Aqalka Sare
    – Guddoomiye Aqalka Hoose
    – Rasalwasaare Xukuumadda
    – Taliyaha Gaashandhiga

    Oo Irir Samale wada ah

    Iyo Sharci iyo Sharcidaro
    Madaxweyne Hawiye oo iska magacaabi Taliyeyaal Ciidan
    iyo Rasalwasaare Hawiye OO SUULKA SAARI.

    Suaashu waxaa waaye
    Muxuu Kablalax farqaha u heystay Farmaajo
    Muxuu filahayey ( political calculation)
    MAXAA HADDA LA GUDBOON.

    Yes QALOW QALOWGA MAJEERTEN wado
    Wuxuu uga danleeyahey labo arimood

    1. inaysan DHOOHANAYAASHA Daarood la xisaabtamin
    Ama suaalo ka keenin Ceebtii ku qabsatey Deni qurux
    ( Case Iska waal)

    2. Inaan lagu GARBIN Kursiga Qaadunka Jaberti
    DIBIGA GEESAHA WEYN, Cowska ma daawo
    Lo’adana uma ogola inay daaqdo

  7. governo dani.
    waa ninkii majeerten ku yiri. maxaa nagu xiray garowe.
    waxaan xaq u leenahay in aan fadhiisano villa somalia.

    ninka ragga ahi in uu kaliya gulaysto muhiim maaha laakiin in uu hami sare leeyahay ayaa muhiim.

    majeertenku dani ka hor wexey xooga saari jireen in ay pudland wax ku goostaan laakiin dani taas wuu bedelay.

    2026 tartan kale oo adag ayaa lagala kulmi donaa.

    xaqiiqdii anigu waan tageraa qofka gamiga sare ku jiro.

    dani 2 u jeedo ayuu lahaa.
    1 in uu ina farmaajo meesha dhaafiyo.
    2 in uu kursiga villa somalia soo qaato.

    midna waa ku guulaysayay midna waa looga guulaystay.

    hadda tartiibkiis ayuu pudland kusii maamuli donaa.

    raisulwasaaraha imaan doonana talo ayuu ku yeelan donaa haduusanba isagu noqo.

    somali heshiis ah dunidana heshiis la ah.

  8. Gabo gabadii
    Deni iyo Axmed Cadde waxaa guul joogo
    Axmed Cadde Garmadoobe

    Why

    Problems Axmed Cadde Garmadoobe wuxuu ahaa
    Ma maamuleysid GARBAHAAREY,
    Qoor Qoorna wuu maamuli Cabudwaaq

    Innaba Qorshaha Axmed Cadde Garmadoobe
    Maaheyn sideed MAALIN U KEENTAA RASALWASAARE ABSAME
    ee wuxuu ahaa sideed u heshaa Saaxiib dhaamo Farmaajo

    Hadduu XALANE noqdo Rasalwasaare
    Axmed Cadde Garmadoobe waa ninkii SAGAARADA DABTAY
    ee COWSHU ugu dhacdey

    Hadduusan helinna wuxuu helay saaxiib XASSAN SHIIKH
    Oo uu kula buneysto Villa Xamar marna uu keeno Kismaayo


    What about saaxiibkeen Damul-jadiid DENI QURUX
    Waxay ku xirantahay Tilaabada iyo action uu qaado
    Xassan Shiikh dhanka Rasalwasaare

    Xassan Shiikh maahan Qabyaaladiiste lkn
    Wuxuu leeyahay REACTION HAG GROUP
    waa nin aan la wiyaasikarin wuxuu sameyndoono

    Hadduu magacaabo XALANE
    waa siday rabaan HAG GROUP oo
    Powerkii Daarood wuxuu aadey KISMAAYO

    Hadduu magacaabo CIID wiil Galmudug
    Waa siday rabeen Habar-Gidir oo waxaa
    Waaye DAAROOD WAA SADE, Darisna Waade Sade

    Xassan Shiikh wuxuu dheelidoona Game waqtigii
    Rasalwasaare Mujaahid Saacid

    – Sikastaba FARMAAJO waa MASUULKII UGU HORERYAY
    Daarood Jaberti- ee VILLA KA DEGAY XAMAR
    Carar iyo Cabsi la’aan, haddadan fahmin Xigmadda
    Iyo Jaceylka ka dambeeyo
    ( maahid nin u saaxiib ah siyaasadda Soomaalida cusub
    ee Sida Dhoohaneyaasha ayaad Diinta ka bixi
    Ama Xaasaska wada Dalaaqi.

    ” safarka Baydhabo kadib waxaan ogaaneynaa
    Meeshay dabeyshu aado maxaa yeelay
    Deni qurux iyo Axmed Cadde Garmadoobe waa
    Baydhabo u xoogbada Axmed Cadde Garmadoobe

  9. ?Dabshid?
    Waa. Su aal fiican.
    Daaroodka. Sida beelaha kale. Ee soomaalida. Ayuu magaca wadaagaa ee. Dhalasho mawadaago. Waa. Laysku milanyahay. That is fact. Isku qabiil baan nahay iyo. Reerkanaga. Iidaaya. Waa fake. Dalkaan xisbiyo. Ayaa Dan u ah. Balse qabiil iyo dhalasho. Been ah. Dan uma ahan.

  10. Majeerteen isku dhererintiis Daarood dhexdiis,waa la eeday…

    1.Siyaad Barre,ayaa eeday.

    2.Axmed Cumar Jees,ayaa eeday.

    3.Barre Hiiraale,ayaa eeday.

    4.Cali Khaliif,ayaa eeday.

    5.Farmaajo,ayaa eeday.

    Kaalmaysiga iyo ehel ka dhigashada Majeerteen!!

    Madaxweyne Axmed Madoobe,ayaa kaaga filan tusaale nool oo wax lagu qaato.

    Boqortooyo aan dhicin oo la nool Madaxweynihii Afraad ee Dalka talisana rubuc qarni,ayuu ku haystaa soo dhawaysashada Majeerteen.

    Dharbaaxada ku dhacday Farmaajo waa fariintii ugu danbaysay ee ku socota Daaroodka isku dayaya in ay Majeerteen isku dhereriyayaan.

    Tanade waa soo hanuunay oo waa talo qaatay gadaal buuna udegay Farmaajo dhamaadkiisii.

    Iska ilow isku dhererinta Majeerteen.

    xigasho. jibril qobey. ake majeerten.

    unukaa yaabnay.

  11. We are in Baydhabo Janaay

    – Nimaan Booqan Bay ma maamulin
    Villa Xoriyo

    Waxaan xasuustaa Waqtigii C/qaasim
    oo si diiran loogu soo dhaweeyey Baydhabo
    kuna hasley Afka MAY MAY

    Afku waa May iyo Maxaa
    Dadku waa Samale iyo Somali

    https://fb.watch/dlLaKQQdGF/

  12. DIGNIIN

    Ha fiirsan haddaad Necbayd
    Madaxweynahii hore Mr Farmaajo

    – Markaan Tamar hayey Talo maheyn
    Haddoon Talo hayana Tamar ma hayo

    * Arboowe ma durbaba

    https://fb.watch/dlLLd18Blf/

  13. dabshid.

    tareenkii nabadu baydhabo ayuu taagan yahay.

    qoraalka lagu soo qoray pegka villa somalia.
    wuxuu ceeb ku yahay safarka madaxwaynaha.

    wixiii aan shalay necemleyn ku sheegi jirnay. in uu isla xasan sheekh istimicmaalo sow mecnuhu maaha maamulkii in uu isbedelay laakiin nacamleynti socoto?

    qaladaad dhanka madaxtoyada ah ayaa muuqdo.
    waa in wax laga bedelaa. not nacamleyn belaa mecno ah.

    somali heshiis ah dunidana heshiis la ah.

  14. Majeertenow

    Ma waxaad leedihiin Rooble
    Wuu fiicnaa markuu YUREYNHAYEY
    Madaxweyne Farmaajo

    Lkn

    Maanta Wuxuu ku soo jeestay
    WIILASHAYADII u NAQRAACEY XAMAR

    * Boowe
    Roob iyo Roobla reerka u yimid
    Raas la’aanna lama dhigikaro Rooble
    ee naga warsuga aan aragno
    Madaxweyne Hawiye iyo Rasalwasaare Hawiye
    oo wada shaqeyn, dadkuna wada jecelyahiin

    Hadda waa kala guur ee
    Wixii ka bilowdo 2023 hala sugo.

    * Mr Farmaajo oo Gows dambeedka
    Ka qoslaayo ” Arboowe ma durbaba”

    Waagii Habar-Gidir bilaabeen
    No more Abgaal ayay Xassan Shiikh iyo
    Shiikh Shariif hoos dhigeen Farmaajo
    No Rasalwasaare Hiraab

    Hadda MAY BE oo May be
    Farmaajo ayaa dhahey ilaa
    4 asbuuc ROOBLE ii daa aan arko
    CALAACAL MAJEERTEN

    * Maxaad igaga Digan Deniyow adigaa
    Diley Daaroode
    ” Xigasho Farmaajo “.

  15. Garqaad

    Kkkk

    Eebow
    wuxuu Farmaajo qaldey waan
    saxeynaa

    Wuxuu saxayna waan sii wadeynaa

    Lkn Seedigeen Villaa loo dhisaa
    Haddey Majeerten u xanaaqsanyahiin
    Maala mariyo Dariiqii C/llaahi Yuusuf

    Maya maya
    Doorasho, Xilwareejin, deegaan Xamar
    Waa ninkii ugu horeeyay Jaberti ee
    Taariikhdaas u soo hooyey Jaberti

    * Amaan-duule General XALIIMO SOOFE
    ayaan ka hayaa KABLALAXOW
    Markale ayuu SADE idinkaga hormarey
    Villa Xamar

    Hadda Markale ayuu
    Sade ku biirey List Xilwareejuyeyaasha

    * Allow u naxariiso General Xaliimo SOOFE
    Dagaal galiyahii Majeerten

  16. Daanyeer Dabshid
    Alla maxaa shaqo la’aan ku haysa.
    Qofka raba in ogaado waxa Somali ka qaldan oo ka reebay umadaha kale adduunka waxaa tusaale kuu ah Dabshid oo ogayn maxaan uga dhiman dalkayga iyo dadkayga. Ma moodaa nin The reality of the ground wax ka bedeli kara….
    Cayayaan rag iga dheh.

  17. Daanyeer Dabshid.
    Munaafaq xanuunsan inaad tahay:
    Bal caawa habar dhimatay AUN been ka sheegayso.
    Soo dhig meesha eraygaan ku qortay “”Amaan-duule General XALIIMO SOOFE
    ayaan ka hayaa KABLALAXOW
    Markale ayuu SADE idinkaga hormarey
    Villa Xamar”””” yaab
    Gaalada ku biila ayaa dambiga iska leh oo kursi adoo ku fadhiya wax ku siiya…nijaas.🖕

  18. Dabshid

    Runtii isha ayaad ka riday.
    Deni iyo madoobe waxay ka soo qayb qaateen karaamadarii cadaalada iyo dadnima ka fogayd ee loo gaystay Formaajo.

    Ma ahayn Formaajo oo kaliya – xataa Tolkiisa ayaa si gooni ah loo faqooqay,Ceelwaaq iyo Garbahaaray.

    Waa yaab e way iska cadayd u jeedka Hag.
    Ujeedku Hag wuxu ahaa mid ku wajahan dhamaan Somalida gaar ahaan Daarood oo kursiga ku fadhiyay.
    Inaan Muqdisho laga rabin nin aan ka soo jeedin Hawiye.Hawiye inuu kursigani leeyahay iyo inuu yahay hanti Hawiye warku sidaasi ayuu u cadaa.
    Tii oo warkaasi cadyahay ayay Deni iyo Madoobe dagaal kula jireen Formaajo oo qayb ka noqdeen inuu Rooble ku biqleeyo nidaamkii oo dhan.

    Isku soo wada duuub oo waxan la yidhaa Daaroodnimo,waa wax waa hore u dhintay sida Somalinimada ama Dirnimada.

    Raxanwaynnimada iyo Hawiyenimadu waa xulufooyin shidan oo noolnool oo lagu fushankaro danaha loo socdo.

    Waxa kale oo dhan iyo Beesha 5naad waa isku dheef iyo dhaqan.

    Dalmida

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented