|

Siciid deni oo kusoo wajahan Garoowe iyo wadahadal lagu xalinayo xiisadii Karaash

Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Deni, ayaa maanta dib ugu  soo laabana magaalada Garoowe  ee xarunta u ah Puntland.

Siciid Deni  oo guul darro siyaasaadeed kala kulmay doorashadii Madaxwaynaha Soomaaliya  ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka KENYA.

Wuxuu laabanaya xilli ay horyaallaan xal u helista khilaafka ku-xigeenkiisa Axmed Karaash, dhammaystirka doorashada qof iyo cod, kiiska dhoofinta dhirta iyo qodobo kale.

Dhinaca kale Wada-hadallo hordhac ayaa u bilowday Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Karaash. Wada-hadaadaasi oo lagu xallinayo khilaafkii u dhexeeyey labada dhinac.

Axmed Karaash ayaa  lagu wadaa in uu ka qayb galo soo dhoweeynta loo sameyn doono Siciid Deni.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=56701

Posted by on May 31 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Siciid deni oo kusoo wajahan Garoowe iyo wadahadal lagu xalinayo xiisadii Karaash”

  1. Sidaan horeyba idinkugu sheegay
    Rajada Jufadaan Yar ee Majeerten waxay aheyd
    sideed u heshaan Rasalwasaare
    idiin soo Qidmeryo Qumbe Hawiye

    Kiina la iskuma hubo oo
    Ciid Wiil Celi Cumar iyo Saaxiib Xalane JIGJIGA
    ayaaba uga horeeyo DARKII Villa Xamar

    – Dhurwaagii doontey W** ee asaga laga Tuurtay
    Iga dheh DENI QURUX

    -Siyaasaddu maleh Saaxiib joogtaa iyo Cadow Joogtaa
    Hawiye calool ku qaad maleh oo maanta wada
    Shaahi Farmaajo iyo Shiikh Shariif

    – Ar Boowe haddaadba ka gudubtay
    Buundada 30 sodonley waad dhaantaa
    Kablalax kaa horeeyey.

    * Karaash oo isu dhiibay Somaliland
    ayaa ii muuqdo

  2. imaam dabshid waad salaaman tahay.

    imaam reerkaasu 5 sano ayey dagaal kula jireen ina farmaajo. raisulwasaaraha abaal gudbey u leeyihiin.

    nagadaaya dadkaan aad nagu soo ciyaarsineysaan.

    no moore ilduuf siyaaadeed..

    farmaajo ayaad nagu qaladeen waana ku qasaarnay.

    imaam iiga leexi kab iyo jaan. kkkk

    mudane soo dhawoow.

    xasan sheekh. ayaa kala dhex galay dani iyo karaash.

    nabadoon siyaasadeed iga dheh.

    somali heshiis ah dunidana heshiis la ah.

  3. Garqaad

    KKK

    Ma waxaad leedahay hala iska ilaaliyo
    IL IYO ILAACO Majeerten

    – Reer Xaaji Saleeman iyo Mujaahid Cabdi Xaashi
    haka soo dhamaystaan,
    Nimankaas ayaa ah Mulkiilayaasha Xassan Shiikh

    * Daniba waygu celin Dhagax-buur
    ( sorry Garowe)

  4. Aqristow

    Miyaad la socotaa wixii dhacey iyo waxa sababey

    SSDF marnaba kuma riyoon Max’ed Siyaad kadib
    Ayay Hawiye ogolaan
    1 Madaxweyne Mareexan iyo
    3 Rasalwasaare oo Mareexan.

    Why

    Hawiye maahan dad Caadiifad badan marka laga
    Hadli SAMALE IYO SOMALI dhexdooda lkn

    Innaba kuma riyoon dad Somali sheegto (not Samale)
    Ayaa Biyo ka soo dabo qaadi AXMAARO
    innaba kuma riyoon AXMAARO AYAA MAALIN QABSAN
    CAASIMADA BADDA INDIA

    Yes American ayaan Jebinay
    Yes Axmaaro iyo Kabo-qaad waan CEYRINAY

    Lkn miyaad ogtahey * Garqaadow)
    In WIILAL MAREEXAN ku dhinteen Difaaca Xamar
    Waqtigii Axmaaro iyo Meles

    Miyaad ogtahay in Mareexan ku mudaharaadijiray
    Safaaradda Ethiopia ee UK iyo America

    Markey Majeerten u niikinhayeen nimanka Tigriya

    Miyaad ogtahey markuu Faroole lahaa
    Majeerten waa Tigriya iyo Melesna waa wiilkeenii
    Inay Ragga Mareexan dhihijireen Cad lama wadaago
    Majeerten

    Yes Mareexan waa kursi jecelyahay lkn
    Kursiga iyo wuxuu boobo lama dhaafo Xamar

    Majeerten waa nimanka ku faani
    Waagan Rasalwasaaraha ahaa QALABKA AYAAN
    KA SOO XADIJIRAY XAMAR si loogu dhiso Garowe

    * Sade waa Sad jecelyahay lkn Majeerten waa Shisheeye jeclahay

  5. * Sawaaq-Roonba waa niman markey
    Marayaan XAAFUUNE

    * Suuxaanyaba waa Halaq markey
    Mareyso Surunee

    * Majeertena waa CUDUD markuu joogo
    Garowe ( Dhoobo Daarood vs Karaash)

    – Villa Xamar waxaa uga xoogbadan
    Reer Diini, ee nimanku waa geeyaan
    Kursiga Villa Xoriyo

    Hawiyow joojiya
    lug qabashada Majeerten iyo
    Garabsiinta reer Diini

    Iga qor
    Deni Qurux kadib ha sugin ninkale oo Majeerten ah
    oo Kharash galindoono, kursiga Villa Xoriyo

    – Hiraab iyo Hiraab Yare(Sade) lama Taraxo

    * Daniba qaygu celin Garowe

  6. kkkkk.
    dabshid iyo kablalax maxaa kala haysto.

    ka qaleey nooh.

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented