Siciid deni oo kusoo wajahan Garoowe iyo wadahadal lagu xalinayo xiisadii Karaash
Garoowe ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Deni, ayaa maanta dib ugu soo laabana magaalada Garoowe ee xarunta u ah Puntland.
Siciid Deni oo guul darro siyaasaadeed kala kulmay doorashadii Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka KENYA.
Wuxuu laabanaya xilli ay horyaallaan xal u helista khilaafka ku-xigeenkiisa Axmed Karaash, dhammaystirka doorashada qof iyo cod, kiiska dhoofinta dhirta iyo qodobo kale.
Dhinaca kale Wada-hadallo hordhac ayaa u bilowday Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Karaash. Wada-hadaadaasi oo lagu xallinayo khilaafkii u dhexeeyey labada dhinac.
Axmed Karaash ayaa lagu wadaa in uu ka qayb galo soo dhoweeynta loo sameyn doono Siciid Deni.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=56701
Sidaan horeyba idinkugu sheegay
Rajada Jufadaan Yar ee Majeerten waxay aheyd
sideed u heshaan Rasalwasaare
idiin soo Qidmeryo Qumbe Hawiye
Kiina la iskuma hubo oo
Ciid Wiil Celi Cumar iyo Saaxiib Xalane JIGJIGA
ayaaba uga horeeyo DARKII Villa Xamar
– Dhurwaagii doontey W** ee asaga laga Tuurtay
Iga dheh DENI QURUX
-Siyaasaddu maleh Saaxiib joogtaa iyo Cadow Joogtaa
Hawiye calool ku qaad maleh oo maanta wada
Shaahi Farmaajo iyo Shiikh Shariif
– Ar Boowe haddaadba ka gudubtay
Buundada 30 sodonley waad dhaantaa
Kablalax kaa horeeyey.
* Karaash oo isu dhiibay Somaliland
ayaa ii muuqdo
imaam dabshid waad salaaman tahay.
imaam reerkaasu 5 sano ayey dagaal kula jireen ina farmaajo. raisulwasaaraha abaal gudbey u leeyihiin.
nagadaaya dadkaan aad nagu soo ciyaarsineysaan.
no moore ilduuf siyaaadeed..
farmaajo ayaad nagu qaladeen waana ku qasaarnay.
imaam iiga leexi kab iyo jaan. kkkk
mudane soo dhawoow.
xasan sheekh. ayaa kala dhex galay dani iyo karaash.
nabadoon siyaasadeed iga dheh.
somali heshiis ah dunidana heshiis la ah.
Garqaad
KKK
Ma waxaad leedahay hala iska ilaaliyo
IL IYO ILAACO Majeerten
– Reer Xaaji Saleeman iyo Mujaahid Cabdi Xaashi
haka soo dhamaystaan,
Nimankaas ayaa ah Mulkiilayaasha Xassan Shiikh
* Daniba waygu celin Dhagax-buur
( sorry Garowe)
Aqristow
Miyaad la socotaa wixii dhacey iyo waxa sababey
SSDF marnaba kuma riyoon Max’ed Siyaad kadib
Ayay Hawiye ogolaan
1 Madaxweyne Mareexan iyo
3 Rasalwasaare oo Mareexan.
Why
Hawiye maahan dad Caadiifad badan marka laga
Hadli SAMALE IYO SOMALI dhexdooda lkn
Innaba kuma riyoon dad Somali sheegto (not Samale)
Ayaa Biyo ka soo dabo qaadi AXMAARO
innaba kuma riyoon AXMAARO AYAA MAALIN QABSAN
CAASIMADA BADDA INDIA
Yes American ayaan Jebinay
Yes Axmaaro iyo Kabo-qaad waan CEYRINAY
Lkn miyaad ogtahey * Garqaadow)
In WIILAL MAREEXAN ku dhinteen Difaaca Xamar
Waqtigii Axmaaro iyo Meles
Miyaad ogtahay in Mareexan ku mudaharaadijiray
Safaaradda Ethiopia ee UK iyo America
Markey Majeerten u niikinhayeen nimanka Tigriya
Miyaad ogtahey markuu Faroole lahaa
Majeerten waa Tigriya iyo Melesna waa wiilkeenii
Inay Ragga Mareexan dhihijireen Cad lama wadaago
Majeerten
Yes Mareexan waa kursi jecelyahay lkn
Kursiga iyo wuxuu boobo lama dhaafo Xamar
Majeerten waa nimanka ku faani
Waagan Rasalwasaaraha ahaa QALABKA AYAAN
KA SOO XADIJIRAY XAMAR si loogu dhiso Garowe
* Sade waa Sad jecelyahay lkn Majeerten waa Shisheeye jeclahay
* Sawaaq-Roonba waa niman markey
Marayaan XAAFUUNE
* Suuxaanyaba waa Halaq markey
Mareyso Surunee
* Majeertena waa CUDUD markuu joogo
Garowe ( Dhoobo Daarood vs Karaash)
– Villa Xamar waxaa uga xoogbadan
Reer Diini, ee nimanku waa geeyaan
Kursiga Villa Xoriyo
Hawiyow joojiya
lug qabashada Majeerten iyo
Garabsiinta reer Diini
Iga qor
Deni Qurux kadib ha sugin ninkale oo Majeerten ah
oo Kharash galindoono, kursiga Villa Xoriyo
– Hiraab iyo Hiraab Yare(Sade) lama Taraxo
* Daniba qaygu celin Garowe
kkkkk.
dabshid iyo kablalax maxaa kala haysto.
ka qaleey nooh.