DAAWO Madaxweyne Xasan Sheekh oo raadinaya Ra’iisul wasaare maqaar saar ah iyo arin la yaab leh
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud ayaa laga sugayaa inuu soo magacaabo raysal wasaaraha, waxaana imtixaanka ugu wayn yahay nooca raysal wasaaraha uu dalka u doori doono.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dad badan oo kasoo jeeda Puntland iyo Jubbaland ayaa suxul duub ugu jira inay helaan xilkan.
Dadka ka faalloonaya magacaabista Raysal wasaaraha ayaa sheegay inuu madaxwayne xasan doonayo inuu keeno Raysal wasaare magac u yaal ah, sidii uu horay awooda uga tiray Raysal wasaare Saacid, isagoo xiligaasi magacaabay cutubka siyaasadda oo ahaa rag la taliyeyaal ah, balse saacid ayaa noqday raysal wasaare xishooday oo awoodiisii ay qaateen xubno uu sameeyay Madaxwayne Xasan.
Madaxwayne xasan ayaa hada qaaday markale dariiq kii hore la mid ah, wuxuu shaaciyey dhowr la taliye, sidoo kale waxaa jira xubno la qariyey oo magacaaban, kuwaasi oo hoos loo dhigay, waxaana hada madaxwaynaha u muuqdaa inuu ka fekerayo inuu magacaabo raysal wasaare dhalinyaro ah oo isticmaalka awoodiisa uu uga muhiimsan yahay xilka loo dhiibayo,
Wuxuu hada qaaday madaxwaynaha dhowr Tallaabo oo ay ahayd inuu la sugo raysal wasaaraha, waana arin xoojinaysa in la raadinayo Raysal wasaare maqaar saar ah.
Soomaaliya waxay u baahan tahay xiligan raysal wasaare is bixin kara, dalkana samata bixin kara.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=56692
Culusow waxa laga hayaa RAYSUL wasaare rooble waa la inqilaabay!
Waraysi wuxuu ku sheegay maalmo ka hor in isagoo dhawr sano hawshan ku jiray uu nin hada gurigiisa joogaa ku qabsan doono maamulka dalka.
Halkaa waxa ka cad inaanu aaminsanayn awood qaybsiga qaab dhismeedka liita ku shaqeeya. Taa badalkeeda uu isu haysto nin lottery ku guulaystay…
Waana sida siimaalida wax loogu xarxariiqay taasoon waxba kala xadidayn…
Reysalwasaare waxaa lahelay
Rooble laheloow badalay waa madaxweyne kuxigeenka galmudug
Cali daahir ciid oo sheegta hada cali wacbuudhan abgaal
Markii horana ahaa celi mareexaan
War kablalaxoow raali ahaada bahasha adinkaa leh is dajiya
Anagu waa ka dharagnay laakiin cagdheer iyo dhabayaco
Yaa ukala garqaada
Aaway imaam garqaad nimanka kala qabo
Waxaan qabaa masaalixda dalka in ay ku jirto kala danbaynta.Inuu bilaabo aad ayay u fiican tahay sababtoo ah Xasan Sheekh Maxamud isagaa la doortay,wuxii Rooble oo kale ee fowdada ahaa ee maalin sirdoonka Kenya lala shiraayo,maalin safiirka Emarate lacag laga soo qaadayo dalkaan dan uma ahan.Xasan Sheekh ha baashaalo wixii xeer ah uu dajiyo waa lagu soconaa.
Raisal wasaaraha ha magacaabo guri ha kusoo xerto.
Saacid waxuu ku qabsaday ticket wiil shaqaalihiisa ah oo Dir ah maxaa u bixisay.Rasal wasaaraha mid Cumar Cabdirashiid oo kale ha keeno, laakiin wax qabad ha keeno. Haddiise ay noqoto Cumar oo kale,wax qabad la,aan,musuq,qabyaalad markaas dadkaan waa bislaadeen jiiraddaa lagu sugaa.
Waxaa social media qabsaday beesha majeerteen oo leh yaa daarood aheey
Waxaan soo xasuustay kismaayo oo daarood isugu tagay oo layiri hawiye waa soo socdaaye aan iska dhicino ee Maxamed siyaad naga tag hadalkaas gen.gaani ayaa yiri
Kabacdi daarood waa soo rogaal celiyay
Majeerteen aag bay galeen ciidankooda Waxaa hogaaminaysay aun xaliimo soofe oo tuute wadata waa wax jira oo lawada ogyahay
Walee inaanan sugayn Raysal wasaare xor u. Ah shaqdiisa
Damjadiid-junta iyo. kooxaha isbarkan. Ninkay u ogolyihin shaqdiisa waa kee ma nin aan wali dhalanbaa.???
Ciidanka. NISA. Ee Kalafurfurka lagu bilaabay waa. Inay. Baydhabo xarun. Ku meel gaar ah kadhigtaan. Oo ay uguuraan. Kana dhexbaxaan. Mooryaanta iyo damjadiid-junta
Inta shacabku. Dooranayaan. Cidii ay rabaan.
Waxaan. Daawaday. Nabadoon yidhi
Xildhibaanadii dir. 2 nin mooyee. Inta kale xasan sheikh. codka siiyeen
Xasan. Sheikh na. 2 nin oo beeshanada. Ah. Oo shaqaale madaxtooyada ka ahaa. Ayuu. Markiiba eryay. Waana layaabnay.
Laba beeshaana kumuu badalin.
Yaaba Is gaaray.
Baydhabo. Waa xarunta ku meel gaarka ah. Ee soomaalida. Dawlad doonka ah
Inta xildhibaanada. Musuqa kuyimid. Katagayaan umadda horteeda.
Iminka ayaga tuugada ah. Iyo damjadiid-,junta. Waxay qorshaynayaan. In. 5 sano kadhigtaan. Waqtigooda. Haday u marto
Somaali habaarka. Ay qabto
Iyo falastiin habaarka ay qabaan. Waa isku mid.
kalshaloow warka iska qurxi.
madaxwaynaha waxaan ka sugeynaa. raisulwasaare macquul ah oo dalka u sheqeeyo.
waxaa jiro aragti dad badan qabaan jiritaankaa somaliyana dan u ah.
aragtidaasu wexey leedahay. inta aan raisulwasaare cusub madaxwaynuhu keenin. marka hore waa in wax laga bedelaa dastuur. waa in la dhimaa awooda raisulwasaaraha.
hadii raisulwasaaraha iyo madaxwaynuhu is qabtaan waa in madaxwaynuhu eryi karaa raisulwasaaraha isagoon barlamaanka u baahan.
barlamaanku qofka uu la xisaabtamaayo waa in uu noqdaa madaxwaynaha. xukuumadanu waa in ay noqotaa mid uu madaxwaynuhu la xisaabtamaayo.
waxaan ku talin lahaa madaxwayne xasan sheekh inta uusan raisulwasaaraha magacaabin in uu halkaa howsha ka bilaabo. ilaa inta howshaas la qabanayaana uu sii joogo raisulwasaare rooble.
raisulwasaare aan madaxwaynuhu xilku u dhiibay uusan ka qaadi karin waan aragnay dhibaatada lagala kulmay.
somalia wexey u baahan tahay isbedelo dhanka sharciga ah oo wax ku ool ah.
madaxwayne xasan sheekh. waa madaxwaynihii ugu horeeyay tariikhda ee 2 jeer madaxwayne noqdo. sifiican ayey shacabka somaliyeed ugu riyaaqi lahayeen haduu dastuurka kasaari lahaa is qabsiga madaxwaynaha iyo raisulwasaaraha.
tareenku waa nawada qadaa. ma ogolin in uu qofna ka tago. kusoo wada dhawaada.
SOMALI HESHIIS AH DUNIDANA HESHIIS LA AH.
Ma jirto caalamka dawlad dunida la wada heshiisa. Marka laga reebo wadamo yaryar oo lagu cuno lacagaha caalamka laga soo dhaco..
Dawld kasta khatara ay maan iyo muruqba u diyaarsaday iyo masaalix ay ilaaliso ooy daba taagan tahay..
Marka waa hal-hays aan ku qotomin kana turjumayn waaaqaca siyaasadeed ee caalamka maanta. Waa odhaah nin shaarac taagani oon warhayni la dhici karo, oo xikmad siyaasadeed moodi karo…
madaxawayne xasan sheekh.
wuxuu daran yahay 15 maalmood.
wuxuu madaxtooyada joogaa 8 maalmood.
waa kaligiis waayoo xukumadii sooma dhisin.
caqligu wuxuu kuu sheegayaa. in aysan jirin wax lagu mucaarado ama loogu nacamleeyo.
dadkiina mucaaradka iska dhigayoow.
waxaad la mid tihiin kuwii lahaa habeenkii la doortay.
waan is qarxineynaa.
suuqayada dab halagu qabto.
general daa.uud yaroow inqilaab sameey.
naagteydu waa iga furan tahay.
guursanmaayo.
wadanka yaan laygu aasin.
waxaan leenahay.
meel naga fadhiista intaad taqaneen way dhaaftay.
27 years.
Haddaan nahey Mulkiilayaasha Maamulka Banaadir State of USC
Waxaan rabnaa Rasalwasaare SAACID oo kale ah
aaminsan in reer Muqdisho yahiin dadka isku hayo
5ta Soomaaliyeed.
Yes Xassan Shiikh waa Mulkiilaha maamulkaan
mana ka yeelayno nin Daarood ah oo isku dayo
Inuu MASAABIIR uu ka soo aruuriyey Tuulooyinka
Alley Badey, ku banjariyo maamulkeena.
I don’t believe and I have never seen any HAG GROUP members
Who believe ( DAAROOD put any contributions to our Administration).
Wax micnaa ma iisameynayso in la keeno
Shaqsi aan Canshuur iyo contribution ka keenikarin
Maamulada DARAFYADA.
* waqtigaan Rasalwasaare waa Rooble,
2023 aan gaarno.
Majeerteenoow hawiye daandaansi daarood buu wadaaye
Warka keena adinkaa noogu qaylo dheer
Kolleey uhuuru iyo abey waa nalooga hor maray yaan kaloo aadnaa adinkaa ku xeeldheer arimahaase
Juxa wuxuu yiri war hawiye waa soo dhigtay Kkkkkkkkkkkk
Garoowe ayuu maanta kahadlay yaa isgaaray
gedo land
kkkk.
juxe ma wuxuu leeyahay tareenkii isagoon na soo gaarin ayuu buuxsami rabaa.
ninyahoow hawiyuhu. hawiyihii hore maaha.
xukunkii ina farmaajo wax badan buu na baray.
qabyaalad.
xisaabtan.
somaliwayn iyo badhaa badhaa nalaguma gaadi doono.
eboow mugaan mudulood waa dimuquraadi vilada isku dheji maa waa dhamaatay.
unukaa leh unukaa leh
Kkkkkkk
Gedo land
Ha walwalin hafiye dowladnimo uma socdo xoolo la boobo ayuu u socdaa ogow
Durba abiye waa isku dheceen markii sirdoon laga dhigay jajuskii Weyna e masar
Waa mahad salaad war qabyalada ay wadan waan fashilinayna ina fahadna adiss
Ayuu u fadhiya
Garqaad
Nimanka reer tolkeey majeerteen shiikh shariif oo baari ah yay iska arkoodeen xasan shiikh waa hogaamiyaha taariikhda hadii hawiye lafiiriyo ugu qabiilisan uguna madax adag
Sababtoo ah jufada uu kasoo jeedo ee wacaysle ayaaba ubadan madax adaygaas
Laakiin ogoow hadana waa nin dawladeed oo yaqaana shaqada maaha shiikh shariif oo marba dhinac faroole ujiidanayo marka juxa waxbuu arkay
Madaxweyne xasan shiikh maalintii aan nici lahaa oo tufi lahaa oo aan karahsan lahaa waa maalinta uu shariif sakiin kusoo celiyo siyaasada
ilaahoow marqaati ka ahoow
Dad aanan magacooda maqli karin ayaa jira
Shariif sakiin indha adakaa
Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee ku jira Quluubta Wiilasha iyo Gabdhaha IRIR SAMAALE Mudane President Xassan Shiekh waxaa looga fadhiyaa in uu Dawladnimada u dhiso Canshuur Bixiyaasha Dulman.
Tayda lihi taadana kula lihi sheekadaas Waa dhamaatay eey aa cunay !
Jabhad
Maxaad tiri ? Xassan Shiekh iyo Ethiopia Abbiy Ahmed waa isku dhaceen? Abbiy Axmed miyuusan ahayn kii shalay Tahniyada usoo dirayey Xassan Shiekh asagoo Lahaa yeysan kaaga hormarin TPLF Tigray ? Ethiopia ayadaa naftii kasii baxaysaa Marka Ethiopia dhimatay Boowe Kenyana lama aadi karo meel kaloo la ciirsadana Malaha ….!
Albaabadii Majeerteen u carari jiray waa soo xirmeen ….. Are Boowe see la yeelaa?
Ari Boowe Ma Durba ? Balo !!🤣🤣
Rasalwasaare waa GOVERNOR ku/xigeenka
Galmudug
Waa nin CELI CUMAR ah
Waa nin ka dhashey dad yaqaano sida loo ganacsado
Not sida loo GUNEYSTO
Xassan Shiikhow keen nin reer Galmudug ah
* Ar Boowe Looma dhama
Ar Boowe Na looma Juuqin
Aqristow
Sideedaba Xassan Shiikh Canshuur kama qaado
Huuriyaasha Dekedda Boosaaso
( ONLY PUNTLAND INCOME RESOURCES )
Sideedaba PUNTLAND maleh Webiyo BEERO lagu taabo
So marka kama maarmaan QUDIN iyo Kabid Xamar
Sideedaba PUNTLAND kuma taalo CENTRAL Somalia
oo maahan DHUL HALBOWLAA oo isku xiro
Dhulka Webiyada iyo Dhulka Badda iyo
Dhulka Dowladaha Dariskaa
( Sida Hiiraan, Baydhabo, Gedo iyo Jubbada Hoose )
Sidaas daraadeed waa Saxaro kore oo u baahan
in la KOBCIYO lana kaalmeeyo.
Tilaabada Xassan Waa Qabyo Ninkeedaa DHAMEYSTIRO
Howshii Cabshuur mideyntii
Dekedda 5ta Soomaaliyeed ee Kismaayo waa inuu ka sii wado
Meeshuu uga tagey.
* Ku darso ama ka tasho
Midnimada Hawiye ayaa ku jirto
In Daaroodka SANKA laga Taabto
Taageerada HAG GROUP Ayaa ku jirto
In Daaroodka laga Xanaajiyo
Bal inay ka maarmaan Luf Luf Hawiye
Xassan Shiikh iyo HAG GROUP
waxay isaga dabeecad yahiin
Both are provocative and controversial
* Feysal Cali Waraabe oo lagu bedalay
Qabyaaladiiste Max’ed Cabdi Yuusuf
kkkkkkkkkkk
yaa is gaarey cabaadi oga
oo cuna jecela cidii daarood
10 cisho ayu jooga xasan shiikh
bal eega waxa cabaad iyo
qeylo la yeedhaya 40 cisho
ayuu dastuurku siinaya inuu
kusoo magacabo Raisulwasare
goorme qeylineysen waa in
60 cisho lasuga sidii qaainul wadan farmaajo koley wuu
kasoo hor maraya oo waa
hawiye oo daacad baa
dileyse inta kadib
__________________________
@Garqaad waxan la yaaba
hadalka wanagsan
iyo daacada ee aad
kula hadasho dadkan
waar wax wanaaga malahan
dadkan waa dad qalbiga
ka dhintay oo xuman iyo xiqdi
iyo ciil iyo colaada qalbiga
kuwata dowlad bey
ku mar marsodan marki
ey xukunka jogaana xumaan
uun bey falan iyo ku xadgudub
sharci dal iyo dad iyo diint
marki qola kale xilka qabatana
dastur ey ku tunten iyo diin ey
kabexen iyo dal iyo dad ey iibsaden bey ku mar marsodan
@garqaad
waxa cadeyn kugu filan
marki mahad salad
la magacaby
waxey ku waashen
waa nalaga aarsanaya
oo hadii ey danbi galeen
oo ey ogyihiin iney
danbi galeen in laga
aarsado maxa diidaya
mida kale waa maxay
waxey danbiga ey galeen
oo ey leeyihin waa
nalaga aarsanaay
mida kale sow cadeyn
kuma fila eragas waa
nalaga aarsanaya iney
danbi galeen
mida kale mala dhegeysan
kara Fahad yaasin
baa amni iyo sirdon
garanayey oo ALJAZIIRA
kasoo bartay
mahad salad na garan maayo
hadaba aniga idiin sheegaya
Hawiye calool madobe
xoolo caadi ayaa tihiin
dadkan qaxootiga Runta
u sheega ka ilaaliya
wax wanaaga iyo
wax naxarisa
intan ka bada looma dulqaadan
karo kabatole oday Yamani ah
iyo Habar axmaara iska dhalen
Wiil xeraale
Kkkkk
Salaan sare Ugaas
Daarood Lama tuso Maslaxo
ee waxaa la tusaa XISAABTAN
markaas ayuu kala Dooran inuu noqdo
KABA TOLE ama Daar-oode
* Mukulaashu indhahey isku qabsataa markaad CAANO siiso
Kadib way ka dhaarataa inaysan labadeeda indhood saarin
CAASIMADO IYO CARUUR IRIR SAMALE ( sorry Caano).
Dabshid
aad baan kuu salamaya
ugaas
sxb dadkan wax wanaaga
shaqo kuma lahan aduunka
sidaas bey u cabaadayan
iyago tabasho iyo ciil qaba
baa naftu deyneysa
dal uma roona oo diin uma
roona oo dad uma roona
iyagu isuma roona oo
dad kale uma roona
dhaqan suuban uma roona
marka haka raadinina wax
wanaag xita hadii nin daaroda
ku yidha nakeen masajidka
aad nee maya dhex xita
hadii aad usocatey masjidka
ka baaqo ninka dartii
maalinka lakin hawiye
ma gartan halka nin ee xoog
yara fahma sida xasan shiikh iyo
sanbalolshe iyo mahad salad
na sidaas bey uga qelinayan
hawiye kale ee xoolaha ayeey
ku diraan
Warar xogogaal ah ayaa waxay leeyihiin in Madaxweyne Xassan Shiekh markii ay Ka dhamaato waqtigii la siiyey in uu kusoo xulo ama keeno Raysal Wasaare uu tagi Doono Baarlamaanka asagoo ka codsan doona in Madaxweynaha la siiyo 45 cisho Kale uu ku keeno Raysal Wasaare kadibna uu sidaa Raysal Wasaare Rooble kusii Joogo Shaqadiisana sii wata ……. 🤣🤣🤣
Taloow ma Darbiyaday Madaxa la dhici doonaan? Reer Qayloow ! Qaylo quutayaal.
Mise waan go’aynaa bay oran ?
Mise Alloow Dhulka nala goo bay oran ?
Mise Naagtaydii waa furay…? 🤣🤣🤣🤣
War meesha sheeka waalan baa ka socota…. Ina Culusoow igu soo orod maaha..
Daanta Galbeed ee Wabiga Jowhar ayuu kasoo biyo cabay !
Unukaa yaabnay !!
Weli ma gun ciilan baa weli halkaan ka cabaadaya…kkkk
Raysalwasaare cidda ka dhashay ma caruueta u biilayo ayaa la mooday.
Walaaho baan cidda u dhashay kala jeclayn.
Daanyeer dumisay inay dibdambe chansen ayaa muhiim ah waayo waxa dal ku samayn karto ayaan baranay.
Armed and powerful regions waa gaarantee in daanyeer Xamar joogta sida rabaan isaga biqlayn mustaqbalka.
@Dabshid uga5
intaan kabadan looma
dulqaad karo kabatole
aan fir wanaagsan iy sinji
laheyn ee ey iska dhaleen
habar amxaara oo tahriiba
iyo oday Yamani ah
oo biraha tuma
dad iyo dal uma Roona
oo diin iyo dhaqan uma roona
sharaf iyo karameyn iyo
xushamad bini aadan
malahan waxan muuqalka
ayey dad uga egyihin
afka Somaliga waa barten
lakin hawiye dad caadiya
ayuu moodaya
@Hobyo godan
intaa ma garto xasan shiikh
soo eeg marki uu baydhaba
kasoo laabto wuxu keenaya
mid maskaxda ey kaga qoran tahay. 1991 oo ciilka haya owgii shiir kiisa banaanka laga daremayo
oo inyar ba soo xasuusanaya
maalin xeryaha qaxootiga dhadhaaab askari Kenyan ah ku
dharbaaxay oo qabyalad
la il daran oo qurbaha ku galay
hawiya i kufsaday oo jaajusa
oo canjeero daafi madaxa ku sida oo marki uu yara farxo ku sheekeya amxaar Somaliya
duulan ku ah ayaan biyaha
kadaba sidi jirey xita hadli uu ukaadiyo inta dastuurku siinayo waa wax dhan iyo in yar oo dalku badbadey
TURKEY oo VETO saaray inay
Finland iyo Sweden noqdaan ama
ku biiran NATO
Somaliland oo VETO saartay inay
Dhuloos iyo Waroos noqdaan ama
ku biiran TARTAMOYAASHA Rasalwasaare Koofur
– Feysal Waraabe ayaa laga soo xigtay
Labada idin hoostagto KALTANSIIYA
Lkn NO NO Labada hoos joogto Hargeysa
* Afmadoow oo ku soo biirtay
Kaltanka iyo Kaftanka Koofur
AQRISTOW
Ma is Weydiisay wuxuu MADAXWEYNE CUSUB
ee AMERICA ugu horey u soo booqdo ama aado
LONDON ” UK ” Queen of UK
Sidoo kale ma isweydiisay wuxuu Madaxweyne
Kasto oo loo doorto VILLA XORIYO ugu horeyn
U SOO BOOQDO ama ugu SAFRO
BAYDHABO JANAAY
Dalku waa SADEX VILLA
– Villa Xamar
– Villa Hargeysa iyo
– Vill Baydhabo
Wiil Xeraale
Anigu waxaan oran lahaa inta uusan Madaxweyne Xassan Shiekh magacaabin Raysal Wasaaraha ha tago Baarlamaanka hana ka codsado in uu Madaxweynaha Cayrin karo Raysal Wasaaraha hadii ay is fahmi waayaan. Hadii qaar ka mid ah Xildhibaanada diidaana markaa cod loo qaado qodob kaasna la badalo.
@GARQAAD
Aragtida ah in madaxweynaha uu cayrin karo raisal wasaaraha oo aan baarlamaanka la hor gayn 100%waa talo sax ah.Dalka ayay Dan ugu jirtaa.
Waxyaalaha ay tahay in la saxo ayay ks mid tahay.
1-Rasail wasaaraha waa executive wuxuu qabtaa instructions ka,qaataa madaxweynaha haddii uusan ju qanacsansyn intaas raisal wasaaraha ha is casino.Masaalixda dalka kuma jirto wixii aan soo aragnay waliba ROOBLE oo kale iyadoon qabiil loo eegin waxay agayd fowdo cad la idku dayaayay in dhiig daato.
Xogta aan hayo ROOBLE nidaam dawaladeed marna ma raacin taas oo kale Xasan Sheekh Maxamud yuusan yeelin waa in sharci laga dhigaa PM hadduusan raacayn instructions madaxweynaha ha is casilo ama hala cayriyo.
FG:Sidoo kale waa ceeb ticket 1000$ in aad ku qabsato priminister sidii Saacid.Qudbaddii Xasan Sheekh qalad kii ugu weynaa eed gasho muxuu ahaa ayaa la weydiiyay?Carinthia Saacid ayuu yiri,nin afgaaban shaqadiisa ku fiican wax badan xeerin jiray,yuu keenay YUULKA oo sida ROOBLE Farmaajo dhiigga ugu kiciyay,dhiigga ku kiciyay kkk
Sidoo kale masmul goboleeyadan dadka baabi iyay ee ka dhigay sidii central government in wax laga qabto waa in ay is ogol yihiin oo in kaligii wuxuu doono uska samaynin.
HAWIYE haddii wax kastaa ka usugu daro waxaa ku filan waa lagu siray in la dhaho,ankee ma awoodaan maxaa nalagu siray in sy dhahaan.
Dawaladdii Farmaajo HAWIYE ayaa dhinac kastaa ugu saami badnaa,dhibka HAWIYE haysto waa waaye haddii wofkaas qaylinaayo aadan aamusinin HAWIYE la dulmaayaa waaye.Bal noo sheega wax weyn oo dalkaan burbursan oo HAWIYE si gaar ah loogu dhimay?Ikraan la dilay?Yaa dilay?MP Aamino ayaa la dilay yaa dilay?CCW ayaa ls weeraray?Yaa sameeyay Xasan Sheekh iyi Shariif ayaa safar laga hir istaagay kkk shacabka ayaa lagu kicinaayay.Waana shaqaysay intaasna waa la og tahay wax kale ma haysaan anigaa ifinka xog ogaalsan.
BAL FIIRI DHAGXAANTII IN LA QAADO DF WEYDIIYAY WAA KA FIIRSANAYNAA KKKK CAYAARTA NAGA DAAYA.
Marka aad kala garato Hawiyaha saxda ah ee halkan ka dooda iyo kuwa sheegta ee xero-mirqaan wax ka soo qoraya ayaad qaan-gaadhay… Inta ka horraysa dabaylaha la hadal weeye xaalku…
War aaway akhyaartii Hawiye magaciinnii waa la boolyaday…
Somalijecel anba waan kugu raacsanahay in inta aan la magacaabin PM-ka sharciga la beddelo, waa dalkan uu hal naakhuuede yeeshaa, 2 naakhuude hal doon ma wada wadi karaan….
Ana amiir wa anta amiir, man yarkaubul-ximaar?…
PM iyo M/weyne isku awood ah awalan ciddii ku talisay in dal wada hoggaamiyaan waa cid ugu talo gashay in ayna waligeed Soomaaliya tillaabo horay u qaadin…
Waan dareemi karaa dareenka ay beelaha qaar qabi karaan, oo ah in Madaxweynaha la siiyo absulte Power in horseedi karto diktatooriyad…
Xasan Shiikh waa Madaxweynihii ugu nasiibka badnaa tan iyo bur-burkii 2 da jeerba, markii fursaddii uu taariikhda ku gali lahaa way seegtay, hadda yayna seegin… Ha ka tago taariikh Soomaaliyeed, yuuna ka tagin mid beeleed ama kooxeed….