|

Madaxwayne Xasan oo kulan deg deg ah la yeeshay Taliyeyaasha Ciidamada xooga iyo booliska

Muqdisho ( Kalshaale )  Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Xasans Sheikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay  Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Jen. Odowaa Yuusuf  Raage iyo  Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar.

Waxaan kulan la qaatay taliyeyaasha Xoogga iyo Booliska Soomaaliyeed. Waxaan ka dhageystay warbixinta guud ee amniga dalka iyo qorshayaasha hortebinta leh xilliga kala guurka.  Ayuu yidhi Madaxwayne Xasan,.

Wuxuu sidoo kale sheegay in  Amniga uu yahay  muhiimmadda koowaad ee dowladda Soomaaliya.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=56296

Posted by on May 16 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, VIDEO, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

14 Comments for “Madaxwayne Xasan oo kulan deg deg ah la yeeshay Taliyeyaasha Ciidamada xooga iyo booliska”

  1. Allaahu Akbar,Allaahu Akbar,waa maalin madoow!!!

    Maalin madoow ayay u ahayd shalay,15/05/22 Ummadda Somaliyeed.Waxa dib loogu noqday gacantii Mooryaanta.
    Mooryaan Xaadoole,Sanay Cabdule iyo Indhacade ayaa guulaystay.Oday Xaad,Sadaaq Joon,Darbawayne,Sheekh Shaakir,yaa xanaan yaa manaan,Shariif Sakiin iyo Xasan Sheekh ayaa guulaystay.Ina CCW,dhuxulow,qaarmadoobe iyo Mooryaan oo dhan ayaa guulaystay.Alshabaab,waxa loogu yeedho Badbaado qaran,hadhaagii Usc iyo Daalinka Somaliyeed ayaa guulaystay.Waxaa soo raaca Mahbar,Kabaqaad shidheeye iyo Qalbidhax oo guulaysta..Dugaagii ku habsaday Somaliya ayaa dib u kacay.Hag iyo Isbaaro ayaa soo noolaaday.

    Yaa guuladaraystay?

    Xoogagga Wadanniyiinta Somaliyeed,qabkii Somaliyeed,dhaqaalihii korayay,rajadii iftiintay,sharaftii soo noqotay, madaxii kor loo qaaday iyo wadajirkii ayuu dhaawac soo gaadhay.

    Maxaa u talo ah xoogagga Wadanniyiinta Somaliyeed?

    Xoogagga wadaniyiinta Somaliyeed,waxaa u talo ah inay sii wadaan kacdoonka Somaliyaysan si Mar labaad ugu soo noqdaanka hogaanka oo wadankooda hantiyaan.In wadankooda gacanta ku qabtaan oo ka sifeeyaan Dugaagga isku dhaldhalay.

    Isku soo wada duub oo ma dhimato fikradu e waxaa dhinta hogaamiyaha.Iskastaba Xoogagga wadanniyiinta Somaliyeeed way hantiyidoonaan guusha wadankana way ka dabargooyndoonaan kooxaha hunguriga Mooryaanimada ku naaxay.

    Dalmida

  2. Mr bahal
    Caadi iska dhig xasan shiikh raaskaboon ilaa raascasayr buu madaxweyne uyahay
    Faysal cali waraabe oo xag jir ah ayaa uhambalyeeyay
    Maxaa kugu dhacay
    War noo daa madaxweynaha xumaan iyo wanaagba anaguu noo yahay oo kurabnee no more cuqdad
    Waqti sii
    Xasan shiikh awoowayaashii abaalbay noo galeen
    Horta mataqaan
    Gen.daauud cabdulle xirsi
    Xaaji dalfac
    Cabdulle barre
    Salaad gabayre
    Xuseen kulmiye
    Ismaaciil jimcaale
    Iyo qaar kaloo badan
    War ninku ragaasuu kasoo jeedaa ee kaleexo nin kaftama maaha

    • Gedo land

      Horaa laguu sheegay inaadan marreexaan ahayn.
      maad iska sheegatid cidaad tahay, uma maleynayo in aad gedo iyo caabudwaaq
      midna cag dhigray! marka waxba qiiq haysku qarinine isa sheeg cidaad tahay.

  3. Guulwade Xijaar & dhicis odawaa Xasan shiikh waa inuu jeelka
    Jilacoow u taxaabaa.

  4. Bukaan jiifayaasha Ispitaalka
    CBB MENTAL HOSPITAL

    oo qaarkood ku sugan xaalad ka siidarayso

    https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10159931926264850&id=646064849&sfnsn=wa

  5. Xasan Sheik waad arkin in labada tuuro.
    Waa dhaqanka siyaasadda.
    Wuxuu ugu yeeray: amniga ii suga inta ciddii idin bedeli lahayd ka keensayo. Kkkkk

  6. Dabshid

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waar dadkaan waashay ma adigaa meel isugu geeyay?kkk kkk kkk

    Muuqaalkan sawir gacmeed muraayad ah ka sameeya, si ay maalinkasta isugu daawadaan n&n.

  7. Laalays

    Salaan sare Suldaan

    Qaar ayaa ku dhaartay inay ka bixidoonan
    DIINTA ISLAAMKA.

    Haloo duceeyo Bukaanka CBB

  8. Waa bukaan socod kale oo
    Hadda lala soo gaaray hospital
    CBB MENTAL HOSPITAL

    – Haddii la yaabo Yaasiinka

    https://fb.watch/d2icxolW8P/

  9. Gedoland

    Adeer orod oo ku noqo Caabudwaaq oo Reeraha magta u kala qaad(Xeer Maryoolay).Halkaasi ayay dadku isku meel ku dhacaan(Salad isku mid ah)

    Diiniyan
    Nafina ka masuul maaha naf kale oo dambi gashay ama wanaag samaysay.

    Qofka sharkiisa iyo khayrkiisa qabiilku lama yeesho.
    Ragaa aad tirisay iyo Xasan Sheekh waxba iskama khuseeyaan.

    Xasan Sheekh waa la yaqaan,maaha nin cusub oo nagu soo biiray.

    Duufaan Mooryaan ah,dibindaabyo qaran iyo shisheeye ayuu hor socdaa.Waa in sida ugu dhaqsaha badan loogu kiciyaa duufan wadaniyad xambaarsan.

    Dalmida

  10. Dee adna orod ku noqo Boorame!!! Walaahay Xamar Gedoland ayaa kaa
    xiga. Waayo marti kaaga horaysay ayuu ahaa, yaa mudawakh! Waar waxaan
    indha adakaa!

    kkk kkk kkk

  11. Laalays
    Hadii lawada hadlayo somaliland iyo soomaaliya ama waqooyi iyo koonfur ama muqdisho iyo hargaysa
    Anigu muqdisho ayaan ahay
    Asaguna waa hargaysa
    Sifiican ufaham
    Walaalkay mr bahal hal boos xitaa xamar kuma laha
    Aniga shaqsiyadayda intaan kuleeyahay samaroon oo dhan kuma laha
    Isaaq baa xitaa taariikh kuleh xamar sida jirde xuseen
    Iyo xaafadii aad xooga kuqabsateen KPP hodan kkkkkkk
    Laalays KPP ii fasir

  12. Gedoland

    Sxb,waxan ka hadlayaa Yurup.
    Xageed iila kacday?

    Waar anuu meel Somaliya taala uma kala sooco qofka Somaliyeed.

    Waxan ku leehay qurbaha iskaga tag oo ku noqo caabudwaaq.
    Dhulkaas sida meelaha kale qabiilo iyo waxaas ayaa ka jira.Waxan u malay inaad noloshaasi isku fiicantihiin kkk.

    Hadaad doonto Borama tag,Bosaso ama Ceelwaaq waa wasa dhulkaagii.Halka aad joogtaa Birmingham halkaasi ka noqo ayaan ka wadaa.

    Walee Maryoolay xanuunbaa ku habsaday.

    Dalmida

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented