|

Muqdisho. Loolanka Xilka Madaxwaynaha iyo C. C.shkuur oo la kulmay Madoobe, Qoorqoor iyo Laftagareen

Muqdisho [ Kalshaale ] Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday ololaha doorashada madaxwaynaha JFS ,  Waxaana Siyaasiga C.raxmaan Cabdishakuur oo caawa sameeyay kulamo kala duwan oo dhowr ah.

Waxaan caawa degaankiisa ku booqday Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah, Md Sheekh Aadam Maxamad Nuur (Madoobe). Waxaan ka wada hadalnay sida ugu wanaagsan ee ay doorashada madaxtinimada ku dhici karto.

Guddoomiyuhu wuxuu balanqaaday inuu u dhaxeynayo Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Musharraxiinta xilka Madaxweynaha. ‘ Ayuu yidhi C.raxmaan Cabdishakuur.

Dhinaca kale wuxuu booqasho ugu tagay Madaxwaynaha maamulka GalmudugAxmad Cabdi Kaariye Qoor qoor. ‘ Kulanka ayaa qayb ka ahaa kulamo isdaba joog ah oo aan maalmahan uga arrinsanaynay doorashada madaxtinimada dalka. Wadatashiyada ayaa sii socon doona, iyadoo ay qayb ka noqonayaan dhinacyo kale oo saamayn ku leh siyaasadda dalka.’.

Sidoo kale wuxuu kulan la yeeshay Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen , waxayna iska Xog-waraysteen Xaalada Dalka iyo Dhamaystirka Arimaha Doorashada.

Kulanka waxaa sido kale qeyb ka ahaa Xildhibaano ka tirsan labada aqal Baarlamaanka Soomaaliya.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=55757

Posted by on Apr 30 2022. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

10 Comments for “Muqdisho. Loolanka Xilka Madaxwaynaha iyo C. C.shkuur oo la kulmay Madoobe, Qoorqoor iyo Laftagareen”

  1. Umada koonfur Soomaaliya ee aan walaalaha nahay waxaan u rajaynayaa ;

    1. In ilaahay dhaafiyo mujrim xaarmaajo & guulwadayaashiisa dhiig miiratada ah.

    2. Ka dibna ay doortaan hogaan ka saara dhibka ay 31 sano la daaladhacayeen ka saara.

    @ Dabshid, Hobyo Godan & Wiil Hiiraab waa ka guulaysateen canaasiirtii nifaaq & nolol diid.kkk Adoogiin ayaa wiil dhalay! Mujaahidiin ayaa tihiin! Hambalyo.

    16/05/22 marka aqalaka/villa xamar mariidka farmaajo jiifo ka saartaan, casuumad rasmi ah ayaa sadexdiinaba idiinku samayn magaalo madaxda Somaliland Hargaysa.

  2. Mudane Cabdirahmaan Cabdishakuur soo dhawoow Mudane.

    Cabdirahmaan Cabdishakuur iyo Xassan Shiekh waa labada nin finale is kugu soo Hari doono qiyaastayda. Hadii Hassan Shiekh soo baxo waa Guul wayn sidoo kale Cabdirahmaan Cabdishakuur asna sidaa iyo la mid ah.

    Waxaa jira Xildhibaano fara badan oo diidan wax Alle iyo wixii Farmaajo wato Tiradoodana qiyaastii dhan ilaa 110 Xildhibaan oo labada aqal ka kooban. Xildhibaanadaa waxay jecel yihiin oo ay rabaan isbadal cusub oo badala Maamulka Hada jira.

    Xildhibaanadaa isbadal doonka ah ayaa waxaa laga yaabaa in ay Cabdirahmaan Cabdishakuur u arkaan in uu noqdo Qofka ay raadinayaan..!

  3. Laalays

    Walaalkay Laalays waan ku salaamay sallaan qaali ah iga gudoon. Sallaan kadibna Alle ayaa Mahad leh.

    Saaxiib waanu ka guulaysanay Qaswade Munaafaq Farmaajo waxaa hada u haray Maalmo kooban uu Villada sii dhex jiifo inta Doorashada ka dhacayso kadibna waa Lala xisaabtami doonaa wixii Dambiyo uu asaga iyo Maafiyadiisa gaysteen Insha Allah. Laga hari maayo !

    Waad ku mahadsan tahay Casuumada aad inoo fidisay !!

  4. In Hawiye iyo Isaaq laangaab cudqaba yihiin ayaa caddaatay..run…
    Bal waxa isku qorayaan fiiriya.. Kkkkkk
    Shaagle laga baqay aka Darood…kkkkkkk
    Ma suuxi doontaan hadii Farmaajo soo noqdo ama Deni kala wareego…..kkkkkk
    Laangaab iyo oohin waa is huran yihiin.😎

  5. Hawiye iyo Isaaq kaa sharaf badan ee afkaaga Qurmoon ka leexi. Waan garanayaa Waxa ku dhibaya oo ah cuqdad Laan gaabnimo Daarood🤣🤣

    Hadii laba nin oo IRIR Samaale isa salaamaan waxaad u aragtaa “Threatened “ !
    War caadi iska dhig Majeerteen miskiin ah baad tahaye …… Xataa cid kaa Hadasha ma jirto !

  6. Aniga iyo Hobyo Godan midna bogan
    Qabiil daarood maanu soo qaadine maxaa ku daaray?
    Farmaajo ma looyar baad u tahay inan gumeed waaxid?😃
    Deni haduu kursiga villa Xamar ku guulaysto, balan baan
    Kuugu qaadi inaan bil kasta qabsano Garoowe. Markaad nac nac noola
    Timaadaan.!

  7. Been ayaa la’isku sheegi ee ninkaan Cabdirahmaan Cabdishakuur waa daanyeer caqli laheeyn. Qofka u codeeynaya ninkaan waa in uu is weeydiiyaa horta ninkaan Cabdirahmaan Cabdishakuur waa reerkee, hadii uu Ceeyr yahay, maxuu ealigiis Ceeyrkaas caqliga xun u qabtay, u sameeyay intii eey daanyeernimadda ku shex jirreen 30 sanno? Now, qof aanan qabiilba laheeyn, hadde Somaliyana doorashadeeda iyo dowladnimadeeda waxeey si sax ah ugu dhisantahay qabiil. Marka, hadde, Isaaqaas munaafaqiinta ah ee Hawiyaha isticmaalo ha u codeeyaan Cabdirahmaan Cabdishakuur oo bal madaxweeyne haka dhiggaan! Illeeyn Hawiyaha caqliga leh, Daaroodka qabiiliistaha ah, iyo Raxanwreynta cuqdadda u qabba daanyeerta Ceeyrka ee leeynayay 10kii sanno ee lasoo dhaafay umma coddeeymayaanee. Markaas ayuu caqlilaawe Cabdirahmaan Cabdishakuur ag fadhiisanayaa Raxanweeyne ku dishay 100 iyo kabaddab nin oo Ceeyr ah magaca alshabaab! Waa taas caqli daanyeernimadda aan ku sheego dadkaan.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  8. War waa isku dhex yaacdeen.Si fiican maa u sheeksystaan idinkoon is caayin. Hab academic ah wax isugu sheega

    Waxay ila tahay aniga Farmaajo in uu ugu fursado roon yahay haddaan WASHAMSI lagu qaadin,anigoo ku salaynasyo doorashooyinkii labada aqal iyo ku xigoonadoodii.Waxaan ku sameeyay daraasad gaaban.
    1-Aqalka sare kooxda Farmaajo waxaa isu qabtay in ay kala doortaan.Abdi Xashi,Mr Salax iyo Mr Dubbe.
    Abdi Xashi iyo PM Rooble iskuma fiicnayn Abdi Xashi waxaa loo diiday 2 nin uu watay waa Bayle iyo nin kale halkaas ayay isku gafeen mana jirin qolo wadatay illaa la heshiisiiyay.
    Mr Salax wuxuu qatar ku ahaa Mahdi Gule labadaa waxay ku khasabtay kooxda Farmaajo in ay taageeraan Abdi Hashi si toos ahna ugu biiray.
    2-Ku xigeenada ninka Hirshabeela Sh Shariif ayaa watay,ugu danbayn wuxuu taageeri doonaa kooxda Farmaajo.
    3-Timacade wuxuu ku diiday Deni iyo Madoobe inuu u tanaasulo Gen Fartaag,halkaas fursad ayay ka heleen kooxda Farmaajo Timacade ayay si fudud ku heleen.
    Aqalka sare kooxda Farmaajo ayaan qiyaasayaa in ay ku awood badan yihiin.
    AQALKA HOOSE.
    Aadan madoobe mucaaradka ayaa watay,Xasan Cabdi Nuur group Farmaajo Sansoor iyo Black Xasan A Khayre iyo Farmaajo group.
    Sidee wax u dhaceen mucaaradka oo dhan oo Puntland Jubaland 74 ayay heleen Farmaajo group 98, Sansoor 23 Black 33 Sh Abdala 13.Haddii WASHAMSI dhici lahayn lacagna bixin lahaayeen group Farmaajo ayaa soo bixi lahaa.
    1kii habeen ee doorashada illaa 3 million ayaa baxday.
    Ku xigeenka Sacdiyo Puntland iyo Jubaland waxay ka diiday Caananuug in ay u taanaasusho.Maxaa dhacay?
    Khadiijo Diiriye waxaa u tagay Gen Indhacade iyo Jacfar lacag 300kun ayaa loo shubay waxayna si cad u sheegtay in Caananuug siinayaan codkooda taasi group Farmaajo mar kale fursad ayay siisay Sacdiyo codkooda siiyaan.Ku xigeenka labaad group Farmaajo ayuuba ahaa.
    I sko soo duub MP Somalida la iskuma halayn karo waa isbedbedelaan waana lacag.Markaan shaqsi shaqsi fiiriyay Farmaajo ayaa ugu rajo roon tii Allen waa gooni.
    ANIGU WAXBA MA CAAYO.KII WAALAN ALLAHA U SIYAADIYO WAALIDA KII FIICANNA ALLAHA U SIYAADIYO.

  9. Somali galbeed

    Daarood ma adka ee wax ka jilicsan buu helay!! taariikha waxan usoo joognay villa Somalia ina siyaad barre 21 fadhiyay, 1991 waa laga saaray, markay 20 xero mooryaan ahayd dib waxa u xaadhxaadhay ina yeey, dadkii kale aaway.

    Marka mowaan daarood wax ka liita helin??

  10. Cabdulaahi Yusuf saw ma ahayn ninkii soo watay Xabashida u soo watay Hawiye si Ay Wadanka ugu qabtaan ?

    Amxaaradii uu watay iyo asagiiba sawtii laad futada laga geliyey?🤣🤣 Gaaladiina Ay ku yiraahdeen is casil waxaad tahay 18 % Minority aanu ku qaldanay ! Kadibna Nin Hawiye ah Shiekh Shariif lagu badalay…..! War taariiqda been haka sheegina ee fadlan Runta sheega.

    Daarood waa minority Ciilanayaal ah oo waligood ciil qaba awood ay ku aarsadaana Malaha ilaa ay Xabashi soo wataan ay nafbiday.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented