Daawo Xogta dilka: Atoorihii Badda ee Muqdisho oo saaxiibkii si la yaab leh u fuliyey dilkiisa
Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada muqdisho waxaa maalintii shalay lagu dilay Wiil dhalinyaro ah oo caan ka ahaa Baraha Bulshada, oo lagu magacaabi jiray Atoorihii Badda ama Xeebta Liido,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Atooraha badda waxaa dilkiisa fuliyey nin ay saaxiibo dhow ahaayeen oo lagu magacaabo Shucayb leeleefow, waxaana la sheegay inay ka dambaysay kadib markii uu ku qabsaday lacago uu dad masaakiin ah ku caawinayey.
Arinta la yaabka leh ayaa ahayd in markii shucayb uu dilka gaystay uu wacay ciidanka una sheegay in lasoo weeraray isaga iyo saaxiibkii, isaguna uu dhaawac yahay.
Booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay xogta dilka iyo siday wax u dhaceen, waxayna sheegeen inuu dilka fuliyey saaxiibkii lee-leefow oo qirtay, hadana ku jira gacanta ciidamada dawladda.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=55735
Walaahi waa ka xumahayragga sida ninkaan geesi u ahaa in dikeen Alshaydaan.
Alshabaab still is a power in Mogadishu
Hadda ayaan fahmay sheekada, waa Mooryaan lacag qurbaha dad Somaliyeed usoo direen isku dilay, lacag bulsho baahan loosoo diray.
Toogta doofaarka kale ee dilay saaxiibkiis lacagta la isku dilayna haloo qaybiyo dadkii awalba loogu talo galay.
Daanyeer Mooryaan ah.
Daanyeer xaaraan iska dhaafi karrin, hadanna muslim sheeganaya ayeey u badanyahiin Daanyeerta Somalida. Qof u sheegana majirro! Xataa kuwa qurbaha jooga sidaas ayeey wax walba u xaddaan, isku dillaan, iskugu qabsaddaan, iskugu dacweeyaan. Waa dad iimaanka laga qaaday.
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴
War hawiye ayagaa isdhamaynaya
Siciid deni qurux na waa usoo socdaa
Waxaa la ii sheegay deni inuu farmaajo baryaayo oo uu leeyahay iidaa Nimankaan
Ninkaan deni ciil 1991 buu qabaa iska dhacsha
Daarood oo idil waa ciilanayaal oo yey ciil u qabaan Hawiye !
War hade saan Dawlad kuma wada dhisan karnee maxaa xal ah? Daarood wuxuu Rabaa in uu Dhul iyo Deegaan Hawiye ku noolaado oo hadana cuno lagu biilo Canshuurta Hawiye laga soo aruuriyo !
Daaroodoow maxaad Hawiye jeeb kiisa uga maarmi la’dihiin? Miyeydaan noolaan Karin Hawiye la’aan tii?
Beesha Isaaq waa kuwaa ka maarmay Soomaalida Koofureed mana doonayaan in Ay wax ku darsadaan mar kale. Ma Isaaq baad ka liidataan? Isku daya in aad Noolaan kartaan Hawiye la’aan tii.
Xisaabo badan ayaa is badalay hada kadibna Business will not be as usual ! Hawiye Qabyaaladii bay barteen sidaa hore waxbaa iska badalay ee taa Daaroodoow xisaabta ku dara.
Dawlada dhalan doonta waa mid ka duwan kuwii hore…. Waa la xisaabtami nin Kastana wuxuu nagu darsan lahaa waa inuu miiska soo saaro .
Lop
Aduu maad dishaan Saciid Deni iyo xertiisa dad Reer Bari ku xidhay qolka madoow ee la yidhaa dawlada Puntland.
Waa Mooryaan aduunka kaga dawarsada baahiyaha shacabka,deedna lacagtaasi danahooda ku fushada.
Haday Mooryaanta waawayni dikada airportska iyo dhulka xaraashtaan,Mooryaanta yaryari sidan oo kale ayay isku dilayaan.Wax waliba wuxuu leeyahay Aabbo iyo hooyo.
Dhaqan kasta oo ka xagga Bulshadu waa mid ka daadegay kuwa hogaanka u sheegta ee Bulshada hor socda:Wadaad aaqil,Oday-dhaqameed iyo waxa Bulshada hor booda oo dhan.
Sidaa darted maaha in dad hogaan fiican waayay,wax barbaariya waayay Manhaj edaabbeed iyo school oo qayrkood ka hadhay lagu sheego Mooryaan marka ay isdilaaan.Xasan sheekh iyo Deni lagu sheego Madaxwaynetaal.Suudi Yalaxow,Faroole iyo Xertaasna lagu sheego xubno Gole shacab.
Dalmida
Mr Bahal
Dhibka aad sheegtay waxaa looga bixi karaa, dowlad wanaag iyo democracy, loogana bixi karo qabyaalad iyo dictorship.
Sida aniga u arko Somalia wado fiican ayey ku socotaa.
Nidaamka ayaa muhiim ah ee shaqsi xun waxba kuu dhimi maayo wuu bixin mar ay noqotaba.
Laakiin nidaam ayaa dal burburiya..federalism waxaa laga faaiiday in hal nin dal dhan burburin kara lasoo afjaray.
Federalism is strong pillar of permanent local rule. Tuulooyin wada quruxsan oo lagu noolaan karo ayaa soo socda..nin dambe oo 4 sano ka dib kursiga Madaxweyne miiska soo dhigin lama aqbalidoono.
Tuuladaada dhiso dalkana waa loo siman yahay.
Lama ogaaldoono inta tuulada laga soo qaxo in caasumad Somaliyeed sida xanjada la isku dhajiyo, anaa leh iyo anaa u talin.
I see bright future for Maryooley.🇸🇴👍
Lop
Federalkan aad sheegtaa,xaguu joogaa?
Wax kasta oo kala maqan iyo Tulooyin is diidan maaha Federal.Dhibka waxad u aragtaa inuu qofku qabiil kale yahay,laakiin kan kula qabiilka ah inuu dadkiisa laayo,xoog u sheegto oo lacagta iska gurto,waad ogoshahay.
Yaab.com.
Deni ogoshahay oo Formaajo waa dictator kk.
Qabiil iyo dano isku xidhan ayaa ka jira Somaliya,tulo ilaa Banadir.Dano dhaqaale ayaa loo xidhaa shaatiyo qabiil iyo maamul Reer lagu sheego.
Tulaadada dhiso – waa hadal dadka lagu jeediyo si dawladnimo looga maarmo.Dawlad ayaa wax dhista e shacab waxba ma dhisikaraan..
Suldaankii Gaalkacayo ee Deni toogtay – waataa Turki loo qaaday,maxaad u gayn wayday dhakhtar uu Reer dhisay?
Dee maad gaysid tulo uu dhakhtar heer sare ah uu Reer u dhisay?..
Dalmida
Mr Bahal.
Sxb Walaahi last Ramadan Day ayaan ku jirnaa ” in laylatul qadar ku jiro dhici karto.
Iga rumayso makala Jecli Farmasjo iyo Deni shaqsi ahaan iyo qabiil ahaan.
Waxaan rabaa in Somalia Magadishu, Hargeysa, Boorama iyo Raascasayr ilaa Raaskamboni Somaliga degen isku xaquuq helaan iyo xornimo muwaadin, waxaan rabaa in ka ilbaxno wixii Africa laharay oo ah nin jeclaysi.
Ma rabtaa in Somalia dal nin sida Affewerke, Musafeni, Alcasisi of Egypt xoog ku haysto mise Deni in Ahmed Karaash farta dhexe u taago?🖕
In Farmaajo Xamar lagu bahdilo waa wax fiican..Marbaa jirtay in Kacaankii xitaa la fiirin karin adoo muwaadin ah.
War aniga Deni iyo Farmaajo midna ma rabo, waxaan rabaa Free, Federal and democratic Somalia.
Qofkii taas ogol ayaan la jiraa xitaa Eedo Maana Iisha oo Shaanshi ah haddii la doorto.
Waxaan aaminsanahay in Somalia wado fiican ku socoto..
Waa dhamaatay waagii Somalida kala biqi jirtay.
Somali democracy is on the corner.
Vivo Somalia and Somali people.
Walaahi Somali waxaan leenahay quality nalagu qadariyo adduunka iyo dalalka deriska nahay.
👍😎