RW Rooble oo la kulmay Gudoomiye Aadam Madoobe iyo Dhabancad
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho iyo hambalyo ugu tagay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo guddoomiyihii KMG ahaa ee Golaha Mudane Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad.
Ra’iisul Wasaaraha oo la afuray labada mas’uul ayaa guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ugu hambalyeeyay mas’uuliyadda Qaran ee loo doortay una rajeeyay guul.
Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddoomiyihii KMG ahaa ee Golaha Shacabka uga mahadceliyay howshii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay isagoo ku amnaanay sidii uu hoggaamiyay howshii doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo si guul ah ku soo idlaatay.


Short URL: https://kalshaale.ca/?p=55730
Kalshaale,sxb maad naga daysan ninkan warkiisa,bilaa caleek.
Wuu na wareersha muddo salad ah ayuu ummadda wareeriyay Waab guul in ninkaasi sidaa nagu dhaafay.
Waa ja nefisnaykkk
Adeerna ku soo biiray Mooryaanismka
Doorashadaan rooble kuma faani karo waana kudaayay mustaqbalkiisa siyaasadeed alaha u gargargaaro
Umalayn maayo inuu soomaaliya xildanbe kaqabanaayo
Waxaa bilowday olalihii madaxweyne
Hawshii waa soo dhamaatay
Hadaa sifiican loo kala yaacay nin walboow naftaa nabiyoow umadaa
Waxaa isu soo haray laba nin oo daarood ah iyo laba nin oo mudulood ah
Deni iyo xasan shiikh isku dhinac
Shariif iyo farmaajo isku dhinac
Guushu farmaajo iyo shariif
Farmaajo wuxuu balanqaaday wareega labaad hadii uu hari rabo inuu xildhibaanada nabad iyo nolol uwareejiyo shariif deni iyo xasan shiikh waa adag yihiin labuduba
16 may ama shariif iyo farmaajo midkood
Ama deni xasan shiikh midkood
Maasha Allah Raysal Wasaare Rooble iyo Mudane Ambassador Dhabancad iyo Dhamaan Musharaxiinta Madasha Qaranka oo ay ku jiraan Deni iyo Axmed Madoobe Team…….. Waxaa lawada qabtay hawl wanaagsan oo ku saabsanayd Sidii Farmaajo iyo Maafiyadiisa Dalka looga Badbaadin lahaa.
Intaa kadib hawshu wali way socotaa Washamsidii lagu Qaadayey Ina Farmaajo Ma Dhamaanin ilaa inta Maska Villada dhex jiifo madaxa laga goynayo.
Sadex (3) buu mid noqon Ina Farmaajo
1– Inuu Dhuunto sidii Mursal ku dhacday oo kale
2– In loo diido in uu u tartamo xilka Madaxweynaha
3– iyo in aad loo bahdilo oo Washamsi lagu qaado
Halkaana waxaa kusoo xirmaya Rajadii Qaswade Qaainul wadan Dictator Ina
Farmaajo.
After all Somali people are better and more mature than I thought.
Si fiican ayey wax u kaka socdaan.
Farmaajo iyo Rooble midna meel ma xukumo ee waa xafiiskaaga sii joog inta xilka lagaa tirsanayo waaye.
Sheik Adan Madoobe iyo Sacdia Salad ayaa qof legitimate ka jooga maanra Somali leaders.
Sharaf ku taga Rooble iyo Farmaajo oo berri siyaasadda Somalia ka dhexmuuqda sida Sheik Shariif, Xasan Sheik etc. Oo waa talinayey.
Khayr Maryooley, Ciid Mubarak☝
Land of punt
Hadalkii aan kuusheegay 3bil kahor yaa muuqata walaalkayoow ila tasho cidkale hawaydiin
Waa afartaa nin waxay kala helaan yay leeyihiin
Ar maad aragtaa siciid deni oo dagaalamaya waliba security feeraayaa sababtoo ah tacabaa kaqasaaray laakiin inuu guulaystana waa 80% maxaa yeelay lacag buu haystaa war ninkaan waa cismaan maxamuud wuxuuba isu haystaa inuu kursiga leeyahay ee dawladii Maxamed siyaad kaboobtay kkkkkkk walaahi waa nin hami leh laakiin hawiye afar sano oo kale qaylindoonaa iimuuqata
Dabshid
Caagane bal igawaran xaalada xamar iyo xamar daye sanduuqii batuule xujaale
Gedo land
Miyaadan wali quusan? Shalay markii aqalka sare lagaala wareegay waxaad Halkaan kusoo qortay oo aad tiri …” Aqalka Sare anagu maba danayno laakiin Waxaa balan inoo ah Aqalka Hoose Golaha Shacabka “!
Kadib waxaa lagaaga raayey Golihii Shacabka Gudoomiyii iyo ku xigeenadiisa Ok
Waad aragtaa wixii idinka raacay marka wali maadan quusanin ilaa afka ciida laguu Galsho…!!
War Runta ka hadal waad aragtaa Duufaanta Washamsiga socotee.
Farmaajo waa Dameer dhibtay iska iloow, Waxaa kuu soo haray Deni asna wuxuu Nasiib leeyahay hadii uu wareega hore dhaafo.
Mr bahal
Farmajo is last defender of Somali state kiina waa lagu guusey ,kuwan haku daalin sxb Somali is dinousers
Hogaamiye Rooble waa Mulkiilaha
Banaadir State of USC
Rasalwasaare C/llaahi Ciise
Ayaa adeerkiis ah oo qabtey
Doorashadii 1960
Nuur Cadde ayaa adeerkiis ah
Oo qabtey Doorashadii 2010
Rooble Doorashadii 2022
Car Jabertoow is aruursada oo showra
Oo halkaan keena, ama noo sheega
Nin Jaberti ah oo masuul ka ahaa
Caasimadaha Irir Samale
OO DOORASHO QABTEY AMA KURSI KU WAREEJOYEY
MASUUL KALE.
– Nasabnimo kolba dal la sheegto waxaa idiin wehliso
Taariikh xumo aad moodaan waxkasto
DABINTII kugu kaligiin aheyd
* Rag waxaa ugu liito Nin wali Villa Xoriyo joogo
Oo Xilkii laga xayuubiyey
Hobyo godan
Guul iyo guuldaro anigu afar sano kahor baan udiyaargaroobay laakiin reerka aad kadhalatay ee sacad anigu magaranayo cuqdada ay mareexaan uqabaan oo waliba deegaan kadhaxayn marka wagardhac laga reebo ok
Anigu jabkayga waa qirtay laakiin adinkuna hadagdagina
Lama oga waxa soo socda hotel decale ayaan isugu tagaynaa musharax farmaajo markaas qiyaas xildhibaanada yimaada adeer baarlamaanka iyo madaxweynuhu waa laba waji aniga ma kalsame oo dhuuntay baad imooday war waa mintidayaa ilaa layiraahdo hebel baa madaxweyne noqday yaa hada guusha wata waacidna
Ogoow wixii dhacay gudoomiye kuxigeenka
Caana nuug iyo sacdiyo inay dhici doonto maalintaas
Nabad iyo nolol jambal baan tuurnay
Laakiin Ogoow walaahi hadii aan farmaajo waayo
Wa ii shiikh shariif xafidulaah
Aniga deni maba arki karo
Rag kalaa jira xuseen caydiid geedi cabdikariin
Alaahu aclam
Hobyo godan
Mid xun oo cumar maxamuud ah oo aan social media isku halaynaynay oo daahir calasoow naga difaaci jiray
Yaaba heestii samatar noo qaaday
Waxaa igu dhacay wacdaro
Waxaa igu dhacay wacdaro
Bal munaafaq nimada sacad iyo cumar maxamuud ladhex taagan yihiin baraha bulshada kasheekee
Nabadeey sxb waa inoo 16 may
GEDO LAND
Ramadaan Jaalle…
Ma dhuuman… Ta kale intii oran lahaaba adigaa ii yiri…
War ninyow 2 qof baad tahay, maanta Mrexaannimadii oo qof ah baad tahay.. kkkk Aad baan kuu salaamayaa, wixii xagatimo ina kala gaaray Jaalle cafis…
Kalsame
Cafis walaalkay aduunyadu waaba imtixaan
Qof subixii inoo sootoosayo kufakarayaa waa xayawaan imisaa maalin walba dad deris ila ah oo aan siyaasad kadoodaynay hurdo kasoo kici waayay
Walaale Ramadan kariim and ciid mubaarak
Kalsame
Walaaloow kaqayb qaado goraanka balanbal in sha alaah waa gabagabo
Kalsame
Kkkkk
Hadduu MIIRKII iyo FAHAMKII
kugu soo laabtey markaad ogaatey
in Macangag Farmaajo RAWAXEY
– Indhaha Wangu Cirka ma arkaan ilaa
La Gowraco
–
Hadduu leeyahey
Gedo Land waa Mareexan
Hobyo Godan waa Habar-Gidir
Awal wuxuu dhihijirey
Dhamaan waa Somaliland
* Inan Layaal nin la
DUDAA KA LIITO
Warning. Warning warning
Gudoomiye aadan madoobe ka digtoonoow musuqa rooble haku fududaan xildhibaanada Gedo ee muranku ka taaganyihin rooble yuusan dhiiqo lugaha kuu galin riooble nin aan waxba xeeerin ayuu noqday yuusan ku galaafan. Xildhibaano. La boobo ku quuso caano nuug ilinta ka qubanaysa waa lay dhabarjaniyay balantii layga baxay. .
1. Hobyo godan
Ma maqashay erayga “ar waa dhuusee kabdaha qoysdha” kkkkkkkkkk.
Habargidir weligeed midi mahee xabad arag ayuu Cali Yusuf lasoo degay, modern shoot gun, wuxuu ka dhistay Hobyo daar dheer oo 6 biyaano ah, weli ku taal Hobyo manta oo burbursan, hoos ka daawo sida maanta u egtahay.
Markii murmeen Habargidir oo yiradeen adoonsi yeeli mayno ee naga guura ayuu laayey kuwii la murmayey sida odaygaan clipka ku jira sheegay
Weerar ayey kusoo qaadeen sartii Cali Yusuf oo daaqad walba qori Dhoobir ah kasoo jeedo oo ridayaan Matorous Jareer Zansibari ah………kkkkkkk
Markii safkii hore dhinteen ayey dib isugu noqdeen Habargidir; waxay kusoo heshiiyeen in waxaan dhuuso tahay oo kabdaha loo qoysto ” Odaygii ugu aqli badnaa wuxuu u sheegay ” Ar waxaan dhuusee in Kabdaha u qoystaan………kkkkkkkkkkk
Hawiyihii ayagoo Kabdo qoyan oo qaadi karin isku soo raray ayey sartii Cali Yusuf soo weerareen..kkkkkkkkkk, dee ma xabad ayaa Kabad taqaan, macal kabadiisii ayey dhulka dhigeen jareertii Cali Yusuf……..kkkkkkkkkkkkk.
80 sano in Cali Yusuf xukumo Hobyo ilaa Beledweyne ayey ku dambaysay.
Kabad= Calalo la isku tolo si ratiga la dhaansado looga xijiyo haamaha iyo rarka si dhabarka uga murxin…
Ar waa dhuusee, Kabdaha qoysdha…kkkkkkkkkkkkk
To Hobyo Godan adaa Habargidir dhalad ahe..Dabshid waa Bundhabow ama Moobleen gafuur Culus-Cusmaan, Abgaal Cusmaan walaalood..kkkkk
Hobyo godan
Ma maqashay erayga “ar waa dhuusee kabdaha qoysdha” kkkkkkkkkk.
Habargidir weligeed midi mahee xabad arag ayuu Cali Yusuf lasoo degay, modern shoot gun, wuxuu ka dhistay Hobyo daar dheer oo 6 biyaano ah, weli ku taal Hobyo manta oo burbursan, hoos ka daawo sida maanta u egtahay.
Markii murmeen Habargidir oo yiradeen adoonsi yeeli mayno ee naga guura ayuu laayey kuwii la murmayey sida odaygaan clipka ku jira sheegay
Weerar ayey kusoo qaadeen sartii Cali Yusuf oo daaqad walba qori Dhoobir ah kasoo jeedo oo ridayaan Matorous Jareer Zansibari ah………kkkkkkk
Markii safkii hore dhinteen ayey dib isugu noqdeen Habargidir; waxay kusoo heshiiyeen in waxaan dhuuso tahay oo kabdaha loo qoysto ” Odaygii ugu aqli badnaa wuxuu u sheegay ” Ar waxaan dhuusee in Kabdaha u qoystaan………kkkkkkkkkkk
Hawiyihii ayagoo Kabdo qoyan oo qaadi karin isku soo raray ayey sartii Cali Yusuf soo weerareen..kkkkkkkkkk, dee ma xabad ayaa Kabad taqaan, macal kabadiisii ayey dhulka dhigeen jareertii Cali Yusuf……..kkkkkkkkkkkkk.
80 sano in Cali Yusuf xukumo Hobyo ilaa Beledweyne ayey ku dambaysay.
Kabad= Calalo la isku tolo si ratiga la dhaansado looga xijiyo haamaha iyo rarka si dhabarka uga murxin…
Ar waa dhuusee, Kabdaha qoysdha…kkkkkkkkkkkkk
To Hobyo Godan adaa Habargidir dhalad ahe..Dabshid waa Bundhabow ama Moobleen gafuur Culus-Cusmaan, Abgaal Cusmaan walaalood..kkkkk
😫🙄🤣
Daarood waa u Gar iney XERYAHA Dhadhaab
Ku soo alifaan GRANDMOTHER MYTH
ileen General Ceydiid ayaa ka dhigey DHADIG
waxaa naloo soo Alifey CALI YUUSUF ayaa Hobyo la joogey
Sacad( yacni General Ceydiid wuxuu ahaa sacad).
Kow
Marka tii ayuu naga darsadey, haye
Oo General Ceydiid wuxuu qabsadey ilaa Kenya
ZANZIBAR Talyaanigu ku dabaal barijirey Bari
Ayaa qabsadey Habar-Gidir
Oo maxaa u diidey inuu Saxaraha ka soo raro
Daarood
Mayee
Boqor Cismaan ayaa Xamar nacey oo ka iibiyey
Portaques
Haye
Asaguna wuxuu jeclaadey Saxaraha Garowe oo
Muusan Jeclaysan Xamar
– Dhibka waxaa keenay Irir oo ninkii hore
Takoorey.
Marka Gar waaye inuu socdo
GRANDMOTHER MYTH
* Ragga haddii laga qabtey Gacmaha
Haloo daayo, Afka
– Maamo waan seexan ee ha iigu yeerin General Ceydiid
Nin ku qaangaarey iga dheh
Caawa waa weekend miyaa
Labo labo u soo daa
Indhahaa na cawirane
ASC dhamaantiin qaasatan iimaam Dabshid.
Land of punt, xataa sheekadaas hadii aan kuugu raaco, sow markii dambe Cali Yuusuf laad dabadda loogama dhuffan, oo laga adkaaday oo laga raacdeeyay Hobyo? Midda kale, qoryaha aad leedahay Talyaani ayuu kasoo qaatay uyo Ambani, sow kuma tusineeyso dabadhilif in uu ahaa, fuoay ahaa, gaaladanna dabadda ka dhunkan jirray si uu dad kale iskaga dhiciyo! Taasi sow daanyeernimo weeyn maahan?
Dalmida
God bless Somalia
Cadaado
Salaan sare Ugaas
Kkkk
Ugaas waxaad adigu ka faano, sida
Kabo qaadnimo iyo Mahbarnimo
Daaroodku waxay u arkaan ilbaxnimo iyo Gaal dhunkasho
Soo maahan raggii looga reebay Talyaaniga
Canshuurta Eedo Batuulo ayaa lagaa siin
Wuxuu ku siin jirey Talyaani
– Rag DABAAQ u raadin Dharbaaxadii
General Ceydiid iga dheh
Arinta soomaaliya laba asbuuc waa lagu kala bixi dadku way heshiin waa soomaali
Adigu waligaa ma qabiil baad sii caayi hadii xitaa madaxweyne aad noqoto
Alla maxaa website kaan karaahiyo kubaranay
Qof subixii kusoo toosa nacayb qabiil
Ilaahaan kaa magan galay
Sadexda aan alle fiirin qiyaamaha
1.qofka umada alle kabaxsan weydo waliba carabkiisa
2.munaafaqa
3 shirki ama bidca
War yaan loo jawaabin ninkaan walaalaha kalshaalenews
Kalsame
Sanad kahor ayaan kuu sheegay in Gedo land yahay reer Siyaad Ugaas, Yamyam, Idaajaa, Nuur Bidaar iyo Ilmo Isaaq Biixi ka ag fiiri.
Sidaada oo kale oo Farmaajo ilma adeernimo keliya ku qanciso oo fiirin sida Jubbland iyo Puntland u burburiyey.
Maalinti yimid ayuu cunaqabarayn ku bilaabay wax uu ka rabo magaranayo.
Somalia god ku dhacday oo in dictator lagu noqon iyo federalism lagu heshiiyey kulli haraati ku dhuftay.
Villada uu jiifo ma oga in wiilal reer Puntland ku aasan yihiin oo dhiig u huray kursiga ku raaxaysano, maalintii Cabdulahi Yusuf dalka nidaam kusoo celiyey oo Mooryaantii ka qabanayey.
Farmaajo taas ayaa kursiga ka kixinaysa.
Gedo in chance leeyahay u malayn maayo.
Aniga Sheik Sharif Tuke ayaa rajaynataa ama Ina Geele Yusuf iyo Ina Cabdishakuur.
Daarood baska kursiga dambe ha fariisteen, buuqoodaa batay.
Cadaado
Ileen clipkii soo dhigay oo oday Habargidir ah oo hadlayey ma daawan.
Wuxuu sheegay inta odayaal Habargidir ah baxeen oo Talyaniga u tageen hub soo siiyey Cali Yusuf kula dagaalaan.
Meel qabuuro ayey ku duugteen hubkii intay ciidan u qaybiyaan helin.
Kuwi isla Habargidir ah u sheegay Cali Yusuf, hubkii sidaas loosoo faagay, Cali Yusuf wuxuu caan ku ahaa inuu diiday inuu Talyaani la heshiiyo oo Sayid Maxamed heshiis ahaayeen.
Waa boqor Cusman ninka in isweerarin Talyani ku heshiiyeen.
Habargidir annagaa Cali Yusuf la dagaalayna ayey Talyani hub uga soo qaadan jireen qaarkood.
90% raaciyo Suldaanka ahaayeen sida Cabulaahi Ciise iyo raggii SYL aasaasay.
Cali Yusuf Cumaan oo power ahayd ilaa Easy Africa u talinayey iyo Carab Masar etc. ayuu ku xirnaa, hub waa haystay aakhirkiina Talyani iyo Somali u shawaynaysa ayaa jabiyey Cali Yusuf inkasta oo Xamar uga aarsaday Talyani iyo kuwii u shaqeynayey.