Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya Dil Caawa ka dhacay Laascaanood
Laascaanood ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dhacdo xanuun badan oo Caawa ka dhacday magaalada Laascaanood, Kadib markii dablay hubaysan ay goordhawayd dil ugu gaysteen lamaane is qaba xaafada farxaskule xili ay kusii socdeen gurigooda.
Lama oga cida dilka gaysatay balse waa markii labaad bil gudaheed oo dil noocan oo kale ah oo aan la garanayn cidii gaysatay uu ka dhacay magaalada Laascaanood.
Wararka ayaa sheegaya in qoyskan ay aqal gali lahaayeen maalmaha soo socda, Alle ha unaxariisto qoyska ay gacanta ka xaqdaran ay dishay.
Wixii kusoo kordha dib ayaanu idiinka soo gudbin doonaa inshaa allah.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=52974
WAR SHEEKADII INA KAAHIN IYO KOOX DII SNM UUN BAA WAKHTIGOODII SII SOCDAA WAAYO MAALINBA QOYS NABAD KU WAA BARIISTAY MQDAXA HALOO SOO DUUBTO REER LAASCAANOOD WALAAHAY BILAAHAY INAY ISKA KOR QAADAAN DULMIGA DAD LAXASUQAYO OO AAN AMNIGOODA SUGAN KARIN OO HADANA CASHUUR LAGA DAL DASHO OO BOOLSHIID KUNOOL
Innaalilaahay wa innaa ilayhi raajicuun.
Ilaahay hawna xariisto lamaanahaa.
Waa yaab.
Asc ilaahay ha unaxariisto lamaanahaas Somali meel nbd ah majirto waana qabika nakala fogeeyay ee 10kaan nin ee jeebabkoodu u muuqdaan ay nakala dhex dhigeen dadka naaxaye laga masculine waayay siyaasiin Tuugaa Ayan dartood udhimanaaðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜
Asc ilaahay ha unaxariisto lamaanahaas Somali meel nbd ah majirto waana qabika nakala fogeeyay ee 10kaan nin ee jeebabkoodu u muuqdaan ay nakala dhex dhigeen dadka naaxaye laga naaxi waayay siyaasiin Tuugaa Ayan dartood udhimanaaðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜
War nabada
Eglan
aa ku buufa noh